Waa dad aan wali lasoo qaban oo lagudaba jiro iyo kuwo kale oo larabo in ay shakiyaan oo ay argagaxaan si,ay isugu maleeyaan in uu saaxiibkood sheegay xogtooda iyo waxaayabo kale oon la,ogoleen in public laga sheego
Nin Waa nin tumitanka tacdiibka laga. badiyey waaye sey dhiigisa ku baneystan Bay rabaan mujriminta alshaab umada somaliyed allaha ka qabto Waa nin naftisa benkashegayo gacantoda ala halaga gargaro
Shaki badan ayaa ina galay kaas oo ah ninka arrinta ka qayb qaatay ee uu sheegaayo inuu yahay sarkaal katirsan ciidanka maxaa magaciisa marka sheegaayo loo qarinaayaa oo codka loo jaraayaa Mise meesha howla kale ayaaba kasocdaan
MA HABAR HIDIR AYAAD AMINAUSAA AYAGA AYAA SIXIROLAYAAL AH ILAA HADANA UMADA KAHARDAN WAYEEN EE HARUMAY SANINA WAA RUUX AYDILEEN AY KUYIRAAH DEEN SIDAAN DHEH, HADII KALALE WAA LAGU CUNAA, WAA UMAD JA IFEEN, DIIN WAXBA MA KARANAYAAN,
beenaale war ilaahey kacabsada dadka masaakiinta laga tiro badan yahay iska daaya ee nin waalan uu u eg yahay nin waalan lama wariisto indhihiisa waxaan u maleey naa in uu waalan yahay maskaxda halaga baaro marka hore
Sababta codka aad uga qarineyso kuwakalena loosheegayo waamaxay? Kuwaas Qabiilka waaye miyaa ileyn Somalida Qabiilka ayeey aaminsanyihiine.!
Waa dad aan wali lasoo qaban oo lagudaba jiro iyo kuwo kale oo larabo in ay shakiyaan oo ay argagaxaan si,ay isugu maleeyaan in uu saaxiibkood sheegay xogtooda iyo waxaayabo kale oon la,ogoleen in public laga sheego
Wali waan la qaban ama dangaar ah ayaa lagaleeyahay.
Hhhhhh
Wafahantay runti xaqiqda laqarinoyo waxba kujira
lol waaa sir waa dad daan laga leeyahey oo u shaqeeya kuwaan ama qolo kale oon la rabin in ogaadaaan in al shaabab ogatahye
Subxanallah beelo ku sixirtey yaahuuu. Xasbunallah Wanmcal wakil..😢
Queen
Al shabaab baad tahay maxaad codkiisa u xir yaa huuu 💔💔😡😡😡😡🤔🤔🤔🤠🤠
Cajiib ninka hadalkiisa maxaa loojarjarayaa ma xilibaano iyo wasiiro ayaa magacyadooda laqarinayaa somaali cajiib ilaa goorma aya laqarinayaa danbiilaha oo danbigiisa ladaboolaya
Maxaa u qarinee u xuu dhahayo
Subhanalllah ilahYow adN ka magan galayaa shar oo dhan
Yaahuudaa shartaada Allah Ayaan ka magan galney
Acuudu billaahi minashaydaani rajiim
Subxaan allaah sheeydaan illaahey ha ju qabto
Nin Waa nin tumitanka tacdiibka laga. badiyey waaye sey dhiigisa ku baneystan Bay rabaan mujriminta alshaab umada somaliyed allaha ka qabto Waa nin naftisa benkashegayo gacantoda ala halaga gargaro
Weey badan yihiin MA Yara ( reerka LA yidha yibir ama yibra waa reerka buugaagtaa heeysta👆👆👆
Shaki badan ayaa ina galay kaas oo ah ninka arrinta ka qayb qaatay ee uu sheegaayo inuu yahay sarkaal katirsan ciidanka maxaa magaciisa marka sheegaayo loo qarinaayaa oo codka loo jaraayaa
Mise meesha howla kale ayaaba kasocdaan
Fahad yaasiin
Sababta aha abyo qaar lasoqabanin aya dhacikarto ino sheegay ama in ninkaan laso qasbay qaar qalday ayaga dhahayeen saan dheh
Waa qof dowlada kujira saas aan ufahmayy ani
Hadi gabr adkar bdn ahen run badnaa adkaarta waa xijaab
Subxana Allah
MASAAKIINTA MASKIXIYAN U XANUUSAN KA QARAABTA DHIBKIINA UMADA ALLAAH KA QABTO
Ninkan waxaan uu tirinayo in uu Shaqo Kulahen Adhici karto oo lagu qasbay Labada Dhinac waxaa ku halagsamen Shacabka allow adaa wax kaa qarsonen Allow U gargaar umadan
Meel oo ka aqrinooyaa waa la dareemaa 😅
Jaajuus xukunkisu wa dil sixirolena xukunkisu waa dil
Dadka magacyadoda la qarinayo maxa wayo
Kkkkkkkkkkkkkk
Subxaana laah Illaahow nabad baadi
Subxaanalaah adunka waa laysla jogaa
Sixirka aa bisinka 🇸🇴👈🗯👆🤳🗣🛖🛖🛖🛖🎤🎧📻📩📤📥📦📮📭
Run miyane
Acuudu bilaah
Adinka Al shabab ah qabilista war waxan waresanayan waa qabilistayal uuuf war mesha iskaga taag yahuuu
Sababta aha abyo qaar lasoqabanin aya dhacikarto ino sheegay ama in ninkaan laso qasbay qaar qalday ayaga dhahayeen saan dheh
Ma fahmin ninkaan saxiroolaha iyo naagtuba ma doowladeey la shaqeeynayaan mise Qolooyinka duurka ?
Diyaarada yaa u keenay ?
Subxaanallah
Xasbuna Allahu wanicmal wakiil
sumxaanalaah
Subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah 🥶🤮🤢😔😱Allah anoo naxristo
Subhanalah
Allaha caziizkaa hanaga kaa qato
Waaw
Acuudu bilaahi
MA HABAR HIDIR AYAAD AMINAUSAA AYAGA AYAA SIXIROLAYAAL AH ILAA HADANA UMADA KAHARDAN WAYEEN EE HARUMAY SANINA WAA RUUX AYDILEEN AY KUYIRAAH DEEN SIDAAN DHEH, HADII KALALE WAA LAGU CUNAA, WAA UMAD JA IFEEN, DIIN WAXBA MA KARANAYAAN,
Subxana Allah subxana Allah
Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah
HASBUNAALLAH WANICMAL WAKIIL.
Xasbiyallah wanimca wakiil
Dadka diinta hala baro cawaantaa lashaqalaysiiya haduu diin yaqaan dhiiga muslimiinta madadsheen
Illaahay amarkii guri buuxo dolar hadii laiibalan qaado jaajuuz manoqdeen waayo alle waatu yiri walaa tujazazuu
Walaa dowlad walaa kuwo kaloo nabad diid waayo waa dil hadii laguugu qabto dolar miyaadnaftaada kuhalaagi
Alloow soomaali midkadhig wey isku halaagsameene
Aanis shuluq
Ninkan yaan lagu danbaabin wuxuu U egyahay Nin la Khasbay waayo waxa uu Ka hadlayo wuxuu Ka akhrinayaa meel I think in loosoo qooray
Ummadan Dadka DameYneYsaa Malin baa malinkan KadambeYo Xaqa aYee ka xadlaYaan Qatuumada illahaY hano Wanajiyo
Sheydaan ayaa adeegsaday,
MAXAA KUU DHIMAN OOD SAMEEYN RABATAA INAA LILAAAHI WAINAA ILEEYHI RAJACUUUUN 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
Waxbo Kama fahmin codka waaba jarjartene
Wax aan kafahmay male ninkaan ila hada🤭🤭
kkkk waaa rahaan wayn baan filyaa
Hadalkiba qarba qarisen ar naga taga waxba la kala gadhaysane
Kan waa in daladilaa sax
Subxanala
cod la jarjaro tuug yahay maffiyada ah idinka iyo alshabaab waxaad tahiin isku mid
Midka waraysanayo hadalka qar ayuu qarinaya asaga laftisa Ayan ficnen
Subxanalah
Deegaanada somalida halaga saaro meesha .ay dagaan halagu ururiyo naartii allah ku gee sixiroole iyo .al shabaab miyaa .irsaaqadoodu
Shaydaan nacal kugu dhacy
Ragga magacooda pousta aaad aaarausaan maxaa loo qarinayaa
Xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil
Inkarakuku dhacdaye
Saaxirnimo iyo jaajusnimo ayuu isku darsaday, Abaalkiisu muxuu noqon doonaa ????
Ninkan nin waalaan in uu yahaa dhici kara ee lagu danbabay sidii loo cadibayeyey ayuu door bidah
F
Inkaar kugu dhacday
Dislike hala saaro codka qaar why loo qarinaya
beenaale war ilaahey kacabsada dadka masaakiinta laga tiro badan yahay iska daaya ee nin waalan uu u eg yahay nin waalan lama wariisto indhihiisa waxaan u maleey naa in uu waalan yahay maskaxda halaga baaro marka hore
Mxd ujoojinaysin de wxbad so bandhihteenbe mise idinka ku jiraba wxn hhhh
Why u joojinaysaa🫢🫢🫢💩💩💔💔💔
Dadka is qaraxyo miyaa sirijitay
beenaale walasha sixirkusamee halawasii
Subxanalaha