Dameerihii Iyo Caruurtii Oo Dulayste Khaati Ka Jooga😭😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 179

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Год назад +11

    Subxanallah! Wuu bukaa qofku caruurta Allah haka qabto

  • @fartunmuse2177
    @fartunmuse2177 Год назад +8

    Soomaaliyo dhan Waa fisqi Waa is ma dhaanto iyo dhasheed subhanalaah

    • @fs292
      @fs292 Год назад

      Absolutely!

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 Год назад +4

    12 subxanalah iguma cusba ee carurta hala ilashado hoyoyinow hablahina ha ahadan, shandadiina garabka kuu sudhan ilaa intay iyagu waxbadan fahmayaan thank you fadxiya

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +12

    May Allah protect the other lady's heart, I can't imagine how she must be feeling to see her husband in another woman arm.💔

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Год назад +3

    Man shaa Allah tabaraka raxmaan fadxiyo dad badan ayaa waxay u malaynayaan in aad nimanka somaaliyeed cayaysid
    Laakiin waad waanisaa I hop in ay ku maqlaan
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan shukran xabibabti

  • @siradodowa1732
    @siradodowa1732 Год назад +3

    Aad iyo aad baan ooga xumahay waa dad ciil qabo nimanka somaaliyeed in ey wax ciilaanbey ubey iska raban 😢😢

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +12

    labiyo toban Abeeso ku Cuntay Dheh Gabr yar Oo 12 Sano jirta miyaadaba ku Xamilaysa Doqonkiiyow😂

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +5

    Somalida Waxa Waalay Habeenka jimcaha Kuligood Way Qaawan yihiin Oo Way Raaxaysanayaan Muslinkuna Habeenka Jimcaha Way Cibaadaystaan

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад

      😂😂😂😂

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 Год назад +1

      Waxaayi cunanan naago ay fuulaan unbayi yaqaanan awlaada hala tarbiyeeyo🙏🙏🙏🙏🙏😂😂😂

    • @a.k7513
      @a.k7513 Год назад

      😂😂😂🤣

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Год назад +3

    WLHI DULEYSTAHA AAY SHEEGTO INA CABSIYE MAANTAN CAADI U GAROW SADAY LAGA BILAABO TEAM CABSIYE BAAN KU JIRA

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل الحمد لله الذي عافانا مما ابتلى به وفضلنا كثير منمن خلق تفضيلا

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 Год назад +7

    Doqon dulleyste dhe 😡 💣 Waar waxan yaaa naga qabsada adduunkii baan ceeb uga baxnaye 🙈

  • @xafsamaxamed9648
    @xafsamaxamed9648 Год назад +1

    farxiya maxamed cabsiiye wanka helaa warkaaga waayo runbaadkahadashaa

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад

    Waxay yidhahden nabiga 9 jir guursaday subxanallaah nabigu wuxuu lahaa mucjisooyin ..... Isra Wal micraj ka mida ....nabigu dadka la ma mid aha .nabiga ka daaya danbiga ka galaysaan😢 subxanallaah allahu akbar

  • @ramsaysnow
    @ramsaysnow Год назад +4

    Hasbiyallahu Wa Nic'maal Wakiil😢😢

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Год назад +5

    Dulayste hates his own company scares him. Wasteman dulayse is in cafe chatting politics. That's the only place you will ever see him. Never spontaneous
    That's why he can never live by himself. He lives in a shared house with other dulayste and Abdi khasare

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Год назад +1

    Subxannallah belaayo kula oroday mahaduu caruur fuul lashir yimi waa kuwii caruuraha fuuli jiray Fathiayay kaas inaga gaadh waa podophyll😮😮😮

  • @MoShaafici
    @MoShaafici Год назад +3

    Ciiwanka aad iga qosliyay, Markaan notification ka arkay inta anaan furinba Videoga ayaa qmdhawr ii aag taagna ku idhi "Raagi Somalida xataa Dameerihiiba ka ba san la'a" Sidaan u qoslayeen beerkiiba cadaday.
    Hadaan u soo noqdo videoga laxdaan gabadh laba iyo toban jira raadinaysa waa nooca aan waxba is laheyn ee is yidhaah hadhawbaad ku kashifmi doontaan.

  • @rosemaryan6815
    @rosemaryan6815 Год назад

    Waa Saqiir Suujis sida Koonfur looga yeedho kanoo kale

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 Год назад

    Habbo fatxiya sharaf iigu nolow you are my hero 🙌 ❤ ♥ 👏 💙 💕 🙌 ❤ ♥ 👏 💙 💕 🙌 ❤ ♥ 👏 💙 💕 🙌 ❤ ♥ 👏 💙

  • @yasmindahir969
    @yasmindahir969 Год назад +2

    Mid adeer ah 50 jira mid yaroo ii imaado 13jir asagoo bursaayo arkay xaad ka rabta markaan dhahay ayado kale u mac kuye yasir aalle

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Год назад

    Fathia wall Hodan ninkeedii hore wuxuu lahaa xaas iyo ilmo waaweyn ilmihiisa waxey la egyihiin iyada so waxba uma naxdo 🆎✅✅✅

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Год назад +6

    Hadiba inta qofka lataba barto lagursanayo ama inta la korsado ilma yar lagursanayo anigane wiil 12 jir ah hale radiyo oo goorta uu 20 jirnoqdo aan guursado😂😂

    • @raysiyoxareed5553
      @raysiyoxareed5553 Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

    • @Uknownw
      @Uknownw Год назад +6

      Caruur la korsanayo hadhawna lafulaayo waa qiyaamehii toloow kuwaa raga noocana xagee aakiro lagu xisaabin yaab😳

    • @bilana289
      @bilana289 Год назад +1

      @@Uknownw wllo bukaan waa umad aan fayoobayn acuudu bilaah

  • @Angelsflwrss
    @Angelsflwrss Год назад +3

    Yaab badana duleste ma shekadan ayuu kenay 12 bisinka war caruurta ha naga fulun duliyohow foshaxun

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +2

    Allahu akbar sheekada mawaxay maraysaa 12jir iyo xoolo Alaahu maananeynaa

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +7

    Salaam beautiful soul 💕
    I pray that our land heals from the evil that it witnesses every day😢

    • @bilan-00
      @bilan-00 Год назад +2

      No hope for Somalia. We are only waiting for Akhira.

    • @She_knows
      @She_knows Год назад +3

      @@bilan-00 I accepted this long ago I had to after a long heartache. Anyone that still has this hope , I feel sorry for

  • @Hannilacky
    @Hannilacky Год назад

    Masiibo haku dhacdo Allahuma Amiin ya Allah ka badbadi Carurta iyo ma yedhanka Dadkan hosta ka washay xaran iyo xumaan uun raba

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Год назад +2

    Wax laba iyo toban waaba ilmo yaree oo najsada sida laydkaga dhaqo labaryee subxanalah wlhi waxba ma oga 12jir waa waxey ilmaha uxoigayeeen yaaahuuudin dheh

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Год назад +2

    Ma Caano ayuu siin Subxanallah

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Год назад

    Acuudu bilaahi waa tii ugu dareyd waa tanookale Wlhy waa tii ugu xumeyd ✅✅✅✅

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад +2

    Nin 6 jira iisoo raadiya 36 baan jiraa in aan tarbiyaystaan rabaa.

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 Год назад

    Istaqfuralah qofka saa u xun waa loo duceeeyaa ikaarta sunada Nabigeena SCWS

  • @anisaabdi4593
    @anisaabdi4593 Год назад +2

    12 yrs maba ey qangarine halkebu geyna yahuu

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Год назад +1

    Subxanallah ragan Somali da way jiran yihin intoda badani

  • @fathiaibrahim3155
    @fathiaibrahim3155 Год назад +1

    Cabdi qasaare iyo dulayste ayuu isku darsaday kani

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +2

    Belaayo iyo baas ayaa koonfur ka dhacaysa waa dad si kasta u baaba'ay. Dhaqan xumo midba miday ka darrantahay bey ummadda illahay la hor imanayyaan wax qabtana oo ceshtana lama hayyo.

  • @hodanmohamud8292
    @hodanmohamud8292 Год назад

    Waala yaabey heerkaas maan gaarney yaa carurtii Maa loo dhigtey .allow naxafid.

  • @fs292
    @fs292 Год назад +2

    By "tarbiyeysto" he means mentally and physically abuse her to submission!

    • @Myhalimaworld
      @Myhalimaworld Год назад

      I really agree with you. That's the only reason he said.

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Год назад +3

    kan madaxa hala garaco intusan kufsan carurta kuley qeyr maso wado kan

  • @safiahasan-wm1nl
    @safiahasan-wm1nl Год назад +1

    Farxiyay anba daaqda kijadaydaan ka duubay mid waan ku soo diraya inaad aragtay iyo inkale moye waal g mailka fariintaan ku soo diray eeg

  • @fartunabdulle6474
    @fartunabdulle6474 Год назад +1

    Lugaha kajab ilmaha yar xaguu gayn halaxidho kaas

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Год назад

    Wlhy markaan arkey gabadheyda raadiyey hooyo I u ok ✅

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 Год назад +1

    Mansha Allah always gorgeous I like your background❤

  • @raysiyoxareed5553
    @raysiyoxareed5553 Год назад +1

    Kaasi caadi buu ucadaystay inuj caruurta kufsado lkn hade yaa iska qabanaya Allah haqabtee,

  • @shamsanoor6107
    @shamsanoor6107 Год назад +1

    Ilahey kucadaab madameera kabaxsanwayay waxa damiir xuma

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 Год назад

    Caruurti cuna qabaad aya kudhacay dulayste😮😮

  • @hanajama7138
    @hanajama7138 Год назад +1

    Not lonely when am alone.

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +1

    Soomaalidii waa laisla waashay wax u fiyow maleh. Waxay noqdeen sidii dadkii waalaa ooy reer yurub zoo ku aruurin jiren hadana isuku dirijiren ooy daawan jiren

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Год назад +1

    Waxani wax kabadanee tolow maxay cunaa

  • @nasrahussein3787
    @nasrahussein3787 Год назад +1

    Ninka hada dameer fuulay ilmo yar miyuu deynayaa marka so sad😡

  • @NobleHomeHealthCarePortland
    @NobleHomeHealthCarePortland Год назад +3

    Duleste halkas miyay marayan? Allow noo gargar. Qoyan/Diracna maxa hesta qasatan Dibad joogta? Mid aya laiska furi kadib waxay gursanayan Duleste la soo ceyriyey. So who is the looser here Fatxiyay? Caadi maahan shekada

  • @Hannilacky
    @Hannilacky Год назад

    Inalilahi wa ina ilayhi rajicuun 😭😭😭 waar caruurta daa Masibayahaw

  • @fahmaahmedali7581
    @fahmaahmedali7581 Год назад +1

    Asc farxiyo abaayo kan oo kale waa in la soo xiraa ciilow way soomaaliya ayuu joogaa er muu dhiiradeen profile waa kuwa caruurta meelaha ku kufsada Balo ku hartay oo hore ha kicin kalsooni la,aan waxay Halkas dhigay mid wax la qaybsato ma rabyo mid uu siqiir suujiyo ayuu doonayaa

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +2

    scw Fadxiyo

  • @amalahmed8287
    @amalahmed8287 Год назад

    Fatxiyay sanad kii hore ee la soo dhaafey mid aan ehel nahey qurbuhuu joogey naagtiisii buu furey 17 jirbuu wadankii kuguursadey caruurtiisana kan ugu weyni waa 21 jir caruurteydan usheegey wey qaadan waayeen ninkaasi waa 50 Jir bal muxuu ula tegayaa ninkaasi ilmahaa yar

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤ Teloonkaaga keen

  • @nadiramohamed44
    @nadiramohamed44 Год назад +2

    Yiqyiqsi tabobaro ma aybaa la ish waxaan yaa soo dubaya ma xanuunsanayan

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi Год назад +2

    Innaalilah wainailahi eaajicuun😢

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Год назад

    Salaamad

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Год назад

    😂😂 Waxeey ku soo caan baxaan ayeey Raadinaayaaan dadkaaan

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 Год назад

    acuudu billaah ma 12 ayuu naag u haystaa belo ku degtay imaanlaawe naag weyn miyuu waayey 25 jirta ama 30

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Год назад

    Duluf akhas waa wax dhintay duleyste caqli ba‘ay ayaan aabahay ka maqli jiray

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Год назад +2

    Asagaba ubaahan in latarabiyeyo

  • @salahaddinoumalkhaire7741
    @salahaddinoumalkhaire7741 Год назад +2

    No way!??

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад +1

    12 jir aankorsado kulahaa balakukorsatay waxaw siqiirjujiyo buurabaa yaahuu 🤔

  • @nagimagh8396
    @nagimagh8396 Год назад

    yaa 12jir

  • @bilana289
    @bilana289 Год назад

    Waxan 12 jirka doonaya ma caafimaad qabo

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 Год назад

    Ilmaha dameertu dhashaa tolow ma abtirsan doonaa😂😂

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 Год назад

    Haboy duleyste midhaa kamad dashid anigu wan ka dalay hadal hayntiisa waxan ku qadan maye kuwo wanagsan ayaa jire inaga daa oo wax kale inoogu badal😂

  • @s0urbugz837
    @s0urbugz837 Год назад +2

    I can’t stand these men , I seriously can’t

  • @maryamayosof8163
    @maryamayosof8163 Год назад

    Adi maa dhalay marka tarbiyeyneysid war anga yaab aragnay

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Год назад

    Aamiin aamiin

  • @khadijahassan5066
    @khadijahassan5066 Год назад +2

    Ilaahay sharkiisaa haa qabto ,catuurtaa kaas iyo kuwaa laa mid ah ,disgusting

  • @lakiliibaan3167
    @lakiliibaan3167 Год назад +1

    Kkkk hhhh waa layabey war ciyaalka ha illaaliyo yaa islaama

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +1

    Tolow Ma Somali ba ka Dameerta Fuulaya

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 malcaamad budhigaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadiaabdullahi6988
    @nadiaabdullahi6988 Год назад

    OMG. He is sick

  • @ashalul565
    @ashalul565 Год назад +1

    Tukule egmawayday, waxa soosocda iyo wabiga keewayn.

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 Год назад +1

    Cajiib kkkkk

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 Год назад

    Hhhhh Alla manooli 12jir aaa

  • @khairhesho.m6056
    @khairhesho.m6056 Год назад

    Subxanallah😳🤭

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Год назад

    Subhanallah 😮😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Год назад +1

    Yaa bahalka ka jaro Sheydaanka bahalka ah😠12 jir kulaha Waa la xanuunsan yahay Acudubilaah.Hadalkaaba igu dhagay.Farxiya wa ba qosleysa Aniga xanaaqa matag i qabtey Bisinka.

  • @iqrayacquub
    @iqrayacquub Год назад

    Acudu bilah nimaki waxey noden horara😮😮 cabdi shaxid😂

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan Год назад

    Balaayo 12 years gabar jirta kusiisay dulayste caqli xun

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад

    Ninka Ana afkhanistaan ha aado

  • @fowsiyohassanhussein3890
    @fowsiyohassanhussein3890 Год назад

    Walee waa dawaashay

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Год назад +2

    😂😂😂😂😂 saqajaan

  • @nafisom1905
    @nafisom1905 Год назад

    aqas calag maisagaa dhalay 12 jir

  • @hassanhersi5066
    @hassanhersi5066 Год назад +1

    🤣😂😂🤣😂dameerad wasayaal waa wax socda hada, waa vidiogii labaad aan arkay.

  • @hodanabdi5258
    @hodanabdi5258 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilaahmed2515
    @bilaahmed2515 Год назад

    Waxan bila edabka bal wuxu ku hadlayo eega aqas

  • @shukrirodol9474
    @shukrirodol9474 Год назад

    Just like the story of laaxwase. Lool he got caught doing a laax, he wasn't jailed but named Laaxwaase. Allah Inna Laaxwaase ba dhintaye. Loool

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 Год назад

    Hot potato hot potato 😂😂😂no one is buying it duleystow get lost 😂

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 Год назад

    Hada qofkan qof cafimad qabo miya 😮

  • @fs292
    @fs292 Год назад

    Soomali will say "lug me" not watch me!😀😀😀😀

  • @hodanabdi5258
    @hodanabdi5258 Год назад +1

    Abdi khasaare 😂😂😂😂

  • @nasraali2484
    @nasraali2484 Год назад +2

    Discusting 😱😳🤮🤮🤮🤮🤮
    Hala xiro kan child abuse bu wadaa 🤮🤮

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Год назад

    Subxanallah

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 Год назад

    Subxanallah 😢😢😢

  • @fadhyaduale5357
    @fadhyaduale5357 Год назад

    Hi Fatxiya Amiin I think is not true 💔