Toos: Farmaajo waa Alshabaab Maxkamad hala keeno" Cismaan..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 41

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Месяц назад +2

    Inta fahamsan 😂in oday gaan ka xanaaqsan yahay xilkii uu ka qaaday Farmaajo xiligii uu ahaa gudoomiya ku xigeenka baarlamaanka Hirshabeela is muujiya like ta saara

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Месяц назад +2

    Mar hadduu Fahad qirtay inuu derejada AMIIR!waa cadahay ineey AS ahaayeen 5tii sano,ayeey AS xoogeysatay.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Месяц назад +2

    Gudoomiye hore u soco waa run in ay yhiin shabaab in leyska celiyana waa waajib.

    • @abuahmedhassan5499
      @abuahmedhassan5499 Месяц назад

      Xayawaa ayaa tahay aqoon laheen

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Месяц назад

      Adiga lax ah wa run farmajo waligisba qawariij aw aha ​@@abuahmedhassan5499

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 Месяц назад

      @@abuahmedhassan5499
      Caydu waa dhaqanka dadka aan caqli ku filan lahayn. In inaformaajo iyo kuwii la shaqeeyey shabaabyihiin qof dood ka qaba ma jiro waana in la maxkamadeeyo.

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Месяц назад

      Hawiye marka uu hadlo qof kamid ahaa kooxdii Farmaayo maxaay isugu dhex yaacaan?! War in aad dalka adinka madaxweyne ka tihiin aamina!

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Месяц назад

      @user-ex9qq4bs9i hawiye ku was wasaq koxdi farmajo maxey yihin dad an degan iyo dal lahet hano xayesin e ninki nagu so xad gudba dabkan sardegna

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад

    Nabar iyo naxdin waa wada shabaab

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад

    Nabar iyo naxdin kuligood waa argagixiso dowladii sharciga hor geeyn laheeyd ma jirto

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Месяц назад

    Horta koofiyada muxuu u xirtaa odagaani ileyn muu xishoonayee

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Месяц назад

    Saxiix

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h Месяц назад

    Hooyadaana hala keeno maxkamad duli yahow

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Месяц назад

    Ar yaa ila qoslo farmajo kadaa afkaaga qurunka ah ee dalkaan utaliya farmajo ma ahan madaexweyne adinkaa ah tuug yahyay😂😂😂

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Месяц назад

    Farmajo cv giisa ma haleyn karo nocaga oo kala farmajo wu so labanaa wana dooraneyna hadi ad qof iyo cod laga dhiga doorashada waxs ka bax adeer farmaho io as wee ku dhaman dalkada ayad lacag siisatay

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 Месяц назад

    Keni asaga tug ah amus abaha was mafiya hawiya

  • @CismaanBarre-ny2mb
    @CismaanBarre-ny2mb Месяц назад

    War dallkaan waa lagu soo duullay ee aan kudagaallano habar kastaba yay yuutoob soo fariine hadall waxba mataro

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад

    Waa ku raacsanahay alshabaab haloo dhiibo qabyaalada hatirtiraan iyo soms luud wada Lana hubka haka aruuruyaan qabaailka kibray 😅😅😅😅

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 Месяц назад

    Baltuugaan dhagaysta

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Месяц назад

    Qabuure qotayaal .....juni farmajo aa dinku dhacay....Horta in uu inin xasuusto ma kahoysoo😂😂😂😂

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Месяц назад

    Odaygaan waalida dhaqantay ee farmaajo ayaa heysee xarumaha waalida hala geeyo.

  • @abdiwaliibrahim1045
    @abdiwaliibrahim1045 Месяц назад

    Mooryaan nimo ayuu u hadlayaa iyo qabyaalada nacas ninyahow soomaali iska daaye reerkaaga wax uma sheegi kartid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад

    Gudoomiye hadalka aad sheegtay waa run laakin dowladan waa mid fadhiid ah oo ciyaal tiktok kaliya ka adag

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 Месяц назад

    Yaa soo kiraystay kani m jeebkaa xoogaa laguu soogeliyayoo is qarxi lagu yire yaa kaa dhagaysan ma dad aakhiro aa dad wax usheegee

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Месяц назад +1

      Runton shegey e ma runtad maxad u shelter ad ku heysata farmajo wa qawaariij

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Месяц назад

    Hasan munaafaq dadka noocaan ah ayuu ku shaqeystaa oo xanuunsan waxna qorin waxna akhrin except qabiil..😂😂

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Месяц назад

    Rer qabuure qotayaal ....farmajo madexweyne ma ahan waa shacab hada kakaca hurdada😅😅😅😅😅

  • @SuleymanabdiSuleyman
    @SuleymanabdiSuleyman Месяц назад

    Hadalka waxa ka keenay jeebka ayaa lagu buuxiyey.dulli yahoo. Away saraakishigi latoobaray dhalanyarta ahaayeen.shabaabku waxay dhaxfadhisaa madaxtooyada.duliyaho

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Месяц назад

      Qofki ruta sheega ma jebka lo buxiyey kkkk sarakishad ad sheegtey marki horaba qawariij Bay ahayen

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Месяц назад

    KU qarwa farmajo farmajo farmajo ...ar farmajo ma ahan madaxweyne ee masakiinta aa dhacaysiin iyo meytada iska daara....rer qabuuro faagte😂😂😂

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 Месяц назад

    Munasfuq

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 Месяц назад

    Shabaab soo soomali maahan jashilyshow

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan Месяц назад

      Somali maaha waa lagu shaqeytaa kuwa Somalida ah shabaab waa fikrad ajnabi

    • @daahirelmi9919
      @daahirelmi9919 Месяц назад

      @@WarsanOsmaan hadaa madaa soomali ah

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan Месяц назад

      @daahirelmi9919 yey yey I'm pure Somali

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle Месяц назад

    Beentaa ma ahn