abaayo fadumo nagan so diraya han ku jawabin wax ku radinesy shakiro qof xanusany dhimirka ka xanusay wax ku radinesa han ku jawabi wax an a qon Allaaha anda isimathin walka arkay magacan fadomo❤❤❤❤ malgamqlihen sakiro
TO SHAAKIRA 1)kitab bay kugu dhaartay amin hade kutiri xita. 2) caruur muslim ah gaalo qaadatay haku Farxin o inkaartu wa danbiye. 3) Is cafiya dad ceesh wadaagay batihiin. 4) 2 diinaba imtixaan baad kujirtaane isku duceeya. 5) Hadi aadan cafin karin magaceda udaa oo 3xeeye yuusan idinka faaideysan.
Xatii hadey hadalkaas dhahdey run yahey gabadha iimaan maleh miyaa awlaada Ilaahey baa bixiya faadumo buraanbur ilma kuma siin karto kuumana diidi karto marka gabadhaan kafuq Ilaahey awlaad weydiiso hadaad rabto dad baa ku waalayo oo ku isticmaalayo caqli malihid shaqa yeelo
Ilaahay swt awlaada ha kuu soo celiyo, waa isla ceeshteene kala dambi yaraysta walaala yaalow, aakharo iyo adduun kala badan. Adigu hadaad ishubto in aan eragaas kaaa soo bixin adoo xanaaqsan iyadaa og meesha ay gayn doonto, waxan lee yahay Ilaahay swt kacabso walaashay, hadaadan is hubin walaashaa raalli gali, Ilaahay swt ka cabsada dhamaantiin layrtaan waa laga tagaa walaalahay
Allaha ka qabto Habo waxey diidan yahiin Nuurka ka muqdo Allow kuso celi carurtada qiimo badan Aa tahay iman leh aya tahay sharaf badan dheman ❤habo mcn❤
Naagtas wa naag uqdad heysa o ilahegi aburtay ku qanacsanen Acudubilah mey ilahey bariso owlada ilahey ba bixiye ma faduma heysa ilma nagtas wa xasidad ha u jawabin fadumoy
@@halimajeylani9243 iney ku ceysay caden ma u heysa teda kale 3 sano kahor bey kutabka ilahey ku dharatay Fadumo qufka dhartay ban amina Aniga teda kale nagta shakiro laleyahay wa xasidad quf xasid ehne waligi wax ma helayo ilahey ba owlada bixiyo mey ku kalsonata ilahey inow sinayo owlad subxanalah
Naagta ku haysa caruur muslim ah oo gaalo qaadatay anaa habaaray ku haysa oo ku faraxsan waa naag habaaran oo xaasid ah yaa huu taas illaahay ilmo kama rabto waayo caruur islaam ah ayay ku faraxsantahay illaahow caruurtaas xaasidka ka qabo illaahow sooceli
Weey lee dahy youtup lkn abayo aniga sidaan u fahamay dad baa ka walooyo. Mida quraanka la aqriyayne iyada baa xanuun saty oo sidaa oo hadalka fadumo itiri baan ku xanubsaday kadib hooyo baa quraan ii soo aqriso si aan ugu cafimaad qalbiyan beey ka waday . Abayo 2 badiinabo gambdho somaliyeed oo qurux badan baa tihiin ee dad baa idunku dhax jira ee is cafiya oo isku calool fiyowaado
Saxiibnimada dumarka soomaliyeed cawaaqib xumaa Dumar waawayn baa tihiin walaalo yaal ee iska hara ilmo la aan wax la isku caayo maha dad ayaban rabin inay dhalaan oo choice garaystay kuna qanacsan qofkii raba oo Rabbi siina maaha in lagu caayo sidoo kale caruur yaryar oo waalidkood laga fogeeyay wax lagu farxo maha sideedaba soomalida qofka boogta ku taal bay ka damqaan siiba dumarka waa caadadood habaar na cidna meel daloosha kama galo wax walba qadar iyo sabab ayay ku dhacaan qof habaarkii Kuma dhacaan
Hadalkaan maahmaahda aad bey diin ahaan u qaldantahay illahay wax xun nalama jeclo oo sheydaanka bey ka imaataa mida kale illahay waa dulqaad badane marwalbo wan gafnaa wuuse noo kaadiyaa si aan u toobad keenno please ha isticmaalin Markale.
Sharafta kuu taal maxey tahey waa adiga tiktok ka niikinayo sida gabdhahii yaryaraye. Hadii ey waxay ka sheegtey been tahey ood is hubto waxba kuma yelaayo hadal ee isaga har
Qofka Muslimka ah wuxuu Ku dhaarta Allaah kaliya.
Quraanka waa kalaamu laah in aan barano oo aan Ku dhaqano ayuu Allaah na faray.
abaayo fadumo nagan so diraya han ku jawabin wax ku radinesy shakiro qof xanusany dhimirka ka xanusay wax ku radinesa han ku jawabi wax an a qon Allaaha anda isimathin walka arkay magacan fadomo❤❤❤❤ malgamqlihen sakiro
Aallhuma aamiin yaarabi 🤲
TO SHAAKIRA
1)kitab bay kugu dhaartay amin hade kutiri xita.
2) caruur muslim ah gaalo qaadatay haku Farxin o inkaartu wa danbiye.
3) Is cafiya dad ceesh wadaagay batihiin.
4) 2 diinaba imtixaan baad kujirtaane isku duceeya.
5) Hadi aadan cafin karin magaceda udaa oo 3xeeye yuusan idinka faaideysan.
Xatii hadey hadalkaas dhahdey run yahey gabadha iimaan maleh miyaa awlaada Ilaahey baa bixiya faadumo buraanbur ilma kuma siin karto kuumana diidi karto marka gabadhaan kafuq Ilaahey awlaad weydiiso hadaad rabto dad baa ku waalayo oo ku isticmaalayo caqli malihid shaqa yeelo
Faduma ilaahey ha kuso celiyo carurta iyo farxad iyo cafimd kunolow❤❤❤❤❤❤
madluumka ducadiisu waa maqbuul
rasuulkaa sheegay scw
Ilah ilmahaga haku xiifdo hakuso celiyo abayo
illaageey ilmahaaga hakuu soo celiyo
Abaayooy ILmahaaga Allha Kuu Soo Nabaf Celsho oo Cadowga Gacantooda Allaah Kaaga Soo Baxsho insha Alllaaaah
Wallaahi Markaan ku Arko Waan Kuu Duceeyaa Abaayooy ee Sabar
Kurbada Allaaha Kaa Qaaaado
Aamiin Aamiiiin Yaaa Allaaah
Maalinta Arbacada Ducada waa
La Aqbalaa Dhuhurka iyo Casarka
Ee Duceeyso abaaayooy insha allh
Faaduma adigu ka roonow gabadha waa laga fiican yahay buuqa iyo dhibka 2017 wa waqti fog hore uga soco
Adina illahay ilmahaga hakuusoo cesho ayadana illaahay kuwo ay ku indho qobowsato hasiiyo
Ilaahay swt awlaada ha kuu soo celiyo, waa isla ceeshteene kala dambi yaraysta walaala yaalow, aakharo iyo adduun kala badan. Adigu hadaad ishubto in aan eragaas kaaa soo bixin adoo xanaaqsan iyadaa og meesha ay gayn doonto, waxan lee yahay Ilaahay swt kacabso walaashay, hadaadan is hubin walaashaa raalli gali, Ilaahay swt ka cabsada dhamaantiin layrtaan waa laga tagaa walaalahay
ASC ❤❤❤
Wllo alah ka baq ha u gaftay walasha isamax dheh dulmiga iska daa
Allaah ha ku hiliyo aamiin caruurtad haku sooceliyo aamiin❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah sharafey
allla weyni kugalsonow naag xuni waxba kaqaadi meyso 💪
Allaha ka qabto Habo waxey diidan yahiin Nuurka ka muqdo Allow kuso celi carurtada qiimo badan Aa tahay iman leh aya tahay sharaf badan dheman ❤habo mcn❤
Labada dhinac in la dhageysto ayaa fiican balse hadii la dhaho kalmada madhalays Waa qalad in la isticmaalo xaqa alaha fahamsiiyo
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido ❤❤❤
Insha Allah Rabbi ha kaaga soo qaado isagaa qalbiyada rogrogee
Iimaankaaga Rabbi ha ku sugo
Bisinka maxaad gabadha saas ugu caysey. Cayda saas ah ma fiicno😢😢
Taas sax abaayo hore u soco
Faaduma.walaal.halaha.kuuhiliyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fadumo ilahay kabaq hadalkas hadad tiri waad gaftay gafwayn waliba dhasha ilahayba baxsha ciladna mahan hadadan dhalin
Illaahay haku sooceliyo caruurta aamiin aamiin yaa rabi xaasidka illaahay hanaga qabto
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
Gabadhaan waaan iska jeclahay oo waaan tageeeraaaa ilaaah amarkiis . Waa gabar ilaaah imaaaan siiyay manshalah 🙏🙏
Faadumo abyo illaah baa xaqiiqda og mid ogow aduunka raaxo loomajoogo waa imtixaan gabadhaas uducee hana kasoohadlin nuunka yar alaha kuusiyaadiyo carruurtada allaha kuusooceliyo ❤
Nayaa shakiiri waa naag landheera hadal kuma gadhiid kartiina kuma gadhiid amaiin sii
Toban wajilla lay soadigii lahad qabiilkaga sagashankii banwaku dhignay cidada waxay dilaan xagee laguduga
Abayo fadumo allah kulajiro inshallah
Sax walaashey qurux Ilaah kuqanaca ❤❤
Ilahey caruurta haku xifdiyo
Asc abaayo weey dhashy oowaa usaqiiray
Faanka iyo isala wee nanak ayaba caro ilaahey kasuga nataa inatan ibanu aadam lagaarin mama dane aad ayee isula ween tahay mana fiicana isala weenaku waa aqiida xumo mamad diinata isakuma fiicana
🤔 wadhi
dua dii aan kuu ducayn jirnay markii caruurta lagaa qaaday inaad u qalanto duadaa question mark baa iga saaran 🤔🤔🤔 dhaqamada kaa soo shiirshiiraaya!!
Shakiiro waa xaasid yaahuu
Wey aamin la adahay in aad saxiibtinimada u jartay
❤❤❤❤ilaahey haku xafido abaayo
Masha Allah allaha Ku xifdiyo
Naagtas wa naag uqdad heysa o ilahegi aburtay ku qanacsanen Acudubilah mey ilahey bariso owlada ilahey ba bixiye ma faduma heysa ilma nagtas wa xasidad ha u jawabin fadumoy
Nahoy xaaq u hdl qof allah wax usinin in kucayso ubadka allah kusiye ij wof ku cayso mafcno
@@halimajeylani9243 iney ku ceysay caden ma u heysa teda kale 3 sano kahor bey kutabka ilahey ku dharatay Fadumo qufka dhartay ban amina Aniga teda kale nagta shakiro laleyahay wa xasidad quf xasid ehne waligi wax ma helayo ilahey ba owlada bixiyo mey ku kalsonata ilahey inow sinayo owlad subxanalah
Naagta ku haysa caruur muslim ah oo gaalo qaadatay anaa habaaray ku haysa oo ku faraxsan waa naag habaaran oo xaasid ah yaa huu taas illaahay ilmo kama rabto waayo caruur islaam ah ayay ku faraxsantahay illaahow caruurtaas xaasidka ka qabo illaahow sooceli
Weey lee dahy youtup lkn abayo aniga sidaan u fahamay dad baa ka walooyo. Mida quraanka la aqriyayne iyada baa xanuun saty oo sidaa oo hadalka fadumo itiri baan ku xanubsaday kadib hooyo baa quraan ii soo aqriso si aan ugu cafimaad qalbiyan beey ka waday . Abayo 2 badiinabo gambdho somaliyeed oo qurux badan baa tihiin ee dad baa idunku dhax jira ee is cafiya oo isku calool fiyowaado
Naa orad camal yeelo oo cilmi baro jaahilad yahey Waa ku aqaanaa qofka tahay naagtaan Allah ka taxadaray nuurkaas ka muuqdo
Faduma walaley illahay ka baq shakiro adiga ayaa dulmiyay mana ku hesato gabartas faraha ka qaad Maxaa ku hestaa labadina labo gabdhood Somaliyed ayaa kala tohin maxey tahay waxa adiga shakiiro dheer tahay. War isku xishoow wll
❤❤❤❤❤
Walhi si fican baad u hadashay fadumooy wll
Allaha kusoceliyo Caruurta Allaha kusaqiro arimahada gabadhaas hadi qilaf idin dhexmaray is cafiya Alle darti
Walaalsheey mcnt ilaah ha ku xifdiyo hooyo mcnt ayaada tahay
Subxanallah
😢😢😢😢😢
Mida kale faado soo harty faadumo waa duceysan 2walid iyo muminiinta ducadooda garab iyo gashaan u ah munafuqiiinta habaar iyo hadal waxba ugama qadeysaan 😏😏
💔💔💔🥲🥲🥲🤲🤲🤲
Sax waaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illhy awlaada Haku so.celiyo
Is cafiya oo is dhaafa maxaa jira isu duceeya walaalo ayaad tihiin
Illahow owlaadeeda usoo celi
Cadoegaaga waa badan yahee beerka ka ogow fatima
Asc abaayo ilaahay ha kulajiro qof qiiimo badan ayaad tahay waxbo lagaamo qaadaayo farxad ku noo low
Saxiibnimada dumarka soomaliyeed cawaaqib xumaa
Dumar waawayn baa tihiin walaalo yaal ee iska hara ilmo la aan wax la isku caayo maha dad ayaban rabin inay dhalaan oo choice garaystay kuna qanacsan qofkii raba oo Rabbi siina maaha in lagu caayo sidoo kale caruur yaryar oo waalidkood laga fogeeyay wax lagu farxo maha sideedaba soomalida qofka boogta ku taal bay ka damqaan siiba dumarka waa caadadood habaar na cidna meel daloosha kama galo wax walba qadar iyo sabab ayay ku dhacaan qof habaarkii Kuma dhacaan
Dadka hadii ay iskudhaac waa ineey isiobaanoo qof walba waa laga helast amaan
Xataa haday tidhi iyadu ilma kuuma haysee inay kaa hadhay ahayd shakiira
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Horta waxa idin dhexyal ma aqaan lakin in aad kala hartan aya wanagsan
Aniga argtida waxay ila tahay in is cafidan labadinu ba wixii dhacay way dhaceen 😢
Sorry fadumo soomali lama qanci karo ee kasoco xanuun owladada ka weyn oo kuso mari lahaa majiro ee ka soco
Dadkan lama dhagysto iyagoon waxba hubsan bay dadka dulmiyaan alle ayaa og wixii idinka dhaxeya
Ilahey gaf waa kaa yeriyaa balse kaagama tago Tusaale Hau noqoto naagaha jaahiliinta ah 😢
Hadalkaan maahmaahda aad bey diin ahaan u qaldantahay illahay wax xun nalama jeclo oo sheydaanka bey ka imaataa mida kale illahay waa dulqaad badane marwalbo wan gafnaa wuuse noo kaadiyaa si aan u toobad keenno please ha isticmaalin Markale.
Queen codka Naga hagaaji
Qaran xanbaarsan AA, markii qof dir ah.social media wax lagu sameeyana dhiikarkaa arkaa isku ridaa.
😂😂😂 ma qarxine marka taas somali ayey kala mitahe daya
Habar walan baa tahay orod ilmaahaga raadso doqonimo baa meel la fadhisaayee
Sharafta kuu taal maxey tahey waa adiga tiktok ka niikinayo sida gabdhahii yaryaraye. Hadii ey waxay ka sheegtey been tahey ood is hubto waxba kuma yelaayo hadal ee isaga har
❤❤❤❤