WAA MAXAY SABABTA JABUUTI CAALAMKA AY OGA YAABSATAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии •

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai День назад

    Asc Abdihafid mahadsanid reer jabuuti hadaan nahay wan ku xidhanahay Channelkaga . Guulayso

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 День назад +4

    Masha Allah djibouti guul iyo gobanimo

  • @alijama6723
    @alijama6723 День назад +3

    SHACABKA REER JABUUJI UUN BAA OG XOGTA DHAB TA AH HADAY NIMCO HAYSTAANA ALLE HAW SIYAAD SHO HADAY DHIBI HAY SATANA ALLA HAKA KOR QAADO

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb День назад +1

    Masha Allah Horumar Wacaan oo Wanaagsane Dalkeygow Hore u Soocoo.

  • @ismaeldoualeh-f8m
    @ismaeldoualeh-f8m День назад

    ❤❤❤❤ Masha Allah Réer Djibouti

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 День назад +2

    Masha Allaah guuuul guuuul hiyo hooromar inch Allaah

  • @AnisaMhomad
    @AnisaMhomad День назад +2

    Waa run anagu hadaanu nahay reer jabuuti nimco iyo nabad baanu haysanaa allaah hanoo siyaadiyo

  • @OsmanAden-zi7cd
    @OsmanAden-zi7cd День назад +1

    Walahi waxba maa aragno gaswalka nagadhi laa 😢

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День назад

    Waayo Djabuuti qabyaalad madulaysan sida anaga illaahoow Gaza na masiibada yahuudaa kadul qaad smlina masiibada qabyaalada iyo qawaarij kadul qaad Aamiin Aamiin

  • @nasrot2604
    @nasrot2604 День назад

    Masha allah

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid День назад +1

    Anuu reer Djibouti ahay. Wax qabad waa jiraa dekedo iyo laamay iyo treenkii. Laa kiin sxb meeshu dadku faqriga ayay ka hooseeyan. Sxb last year waan joogay

  • @Sharmarke611
    @Sharmarke611 День назад

    Cabdixafiid, Saaxiib ka joog yaanan been laguu isticmaalin, jabuuti Gaajada iyo Dhaqtar la'aanta taala dadka reer jabuuti Ka wareeyso,

  • @nugaal012
    @nugaal012 День назад +1

    Clearly it is an AI generated report. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilyaschirwa
    @ilyaschirwa День назад

    Waa Beenta Djibouti waaba ma jireen jibouti.waa haqal Geele iyo caruurtisa aye leyiine iyo mammasatou .Réer jibouti Nasri Allah souqad mar hoore bay noqodoto hoo cisman

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 День назад +1

    Waxa kiliya oo uu bahanahy wa gorontay iyo biyo jogto noku socda

  • @edirisgeljire1756
    @edirisgeljire1756 День назад +1

    CABDIXAAFID KNOWS 😂(KUSHABASHO-PREPAID)😂😂😂

  • @AdenOsman-nx9bh
    @AdenOsman-nx9bh День назад

    Asc abdixafidow sidaad mudey maha

  • @barkadlehawalehsaid6299
    @barkadlehawalehsaid6299 День назад

    Salam sare akhii waa mahadsantey imisa ayu aha xarashkagu 😅😅😅xafad uunba gadeysee jaarku uu biisaredsanyahay nassib daro ee yamka wax iga sii macalin abdixafid six back ina liibax sanka tabeyte

  • @FatouDjibouti-n3m
    @FatouDjibouti-n3m День назад

    Subxanallah 😭😭😭🤔🤔🤔🤔❓😡djibouti est en otage Abdulhafid subxanallah subxanallah tu mens Abdulhafid 😏😏😏🤔🤔🤔😡😡😡

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 День назад +1

    Jabuuti sirdonka Mareekan iyo France aya xukumo Geele ayeena kushaqestan. Wexena kamid tahay wadamada Somalia lagu dumiye ayaada iyo wadamada galbeedka

  • @AliYare-h2z
    @AliYare-h2z День назад

    Asc abdihafid

  • @rodahassan2678
    @rodahassan2678 День назад

    Hadu dhaqale sogalo dakada maykahadhan idhe miya

  • @Maan-q4w
    @Maan-q4w День назад

    Asc

  • @HamdaHikmo
    @HamdaHikmo День назад +1

    Somaliland wad Ka xuntahy horumarkeege lkn magaadhid

  • @CabdulahiIbrahim-c7n
    @CabdulahiIbrahim-c7n День назад

    Nutur Jun afgaledka

  • @edirisgeljire1756
    @edirisgeljire1756 День назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta День назад

    Kkkk gurika gumestaha 😅😅😂😂mafia to mafia ikaa daa fankaaa