War dowladi away kuwan diinta iyo dhaqanka muslinimo Ku dheelayo mee Naga qabtan duqan waye duliga balayo Allah kugu rido nacalada hakugu dhacdo weeba kugu dhacdehe war ilhy maad Ka baqdid maxa ilmaha u fasahadine yab waye wlhi illhy Aya ka amal Mari dono dulihayow cirada Allah Ku cadabe adun iyo aqiiro
Mmsha allh. Kooxda haadi mustaqiim
Allaha unaxariisto shiikh cabdiwali Shiikh cali cilmi yare Shiikhul kuli Shiikhul caalam ilaaheey janadii fardowso ha geeyo Shiikhul kuli Shiikhu caalam masha allah Shaafici Shiikhul kuli waa kan Lawaad 2 ee qaadahaya QASIIDADII ALLAHU MASALI CALLA MUXAMED WAANA SALLIGA NABBIGA S.C.W
Allaha sharfee shaafici shiikhul kuli
Geeridii aabihiis kadib waxa ay sooqaadeen alle ha Sharfee shaafi shiikhul kuli iyo axmad saacid shiikhul kuli
DHUUXII NABIGA
WAA QASAA` ID LAGU AMAANAYO
HOOYO FADUMASAHRA
IN YAR AAN QAADO AMAANTII HOOYO FAADUMASAHRA INTA UGU DANBEYSA EE UU QAADAY ALLAHA SHARFEE SHAAFICI SHIIKH KILI WAANA SIDA TAN
DHABADAAN MARAAN KAA DHOWRAYAA DHOOLEEY DHABADAAN MARAAN KAA DHOWRAYAA DHOOLEEY
KUGU DHAARTAYEE DHIIGAAGI BAAN AHAYEE KUGU DHAARTAYEE DHIIGAAGI BAAN AHAYEE
GACAL KEYGIYEEY GURI GAAGA II GOGOLOO GACAL KEYGIYEEY GURI GAAGA II GOGOLOO WAXAAD II GURTAA MIRO GEED JANNOO KAALEE WAXAAD II GURTAA MIRO GEED JANNOO KAALEE
SALI IYO SALAAN SADRIGAAN KA SOODIRAYEEY SALI IYO SALAAN SADRIGAAN KA SOO DIRAYEEYY SEYDII ALLOW SUUBANOOW GUDOON NABIYOOW SAYDII ALLOW SUUBANOOW GUDOON NABIYOOW
MASHA ALLAH SHAAFICI SHIIKH KULI ILAAHEEY HA KU SHARFO ADUUN IYO AAQIROBA SALAAN SARE SAAXIIB SHAAFICI SHIIKHUL KULI IGA GU DOON SAAXIIB SARE
GUUL HAADDI MUSTAQIIM
Adna naarta allaha kugaliyo munaafaq wey ayad tahay
Mash Allah waa qasiido nabi aman shikhane allha unaxriisto
Murtad abdiwali naarta ilaahey ayuu ku jiraa xiligaan alx
الصلاة والسلام عليك يا سيّدي و رسول الله
.j,
masha Allah shiikhayga iyo xertisaba ilahay ha i xifdiyo
Alle ma xifdin waa halaagay oday Cabdiweli; laxameyste iyo halabuur buu ahaa shiikh waa dhalay lkn usagu shiikhnimo kuma sifoobin intaan ka fiirsaday isagoo xataa leh Ilaahoe shirkigaas baad nagu og tahay xataa waad arki kartaa. Tiisii baa dhammaataye marar badan waa looga nasteexeyeey inuu ka baxo hawshuu ku jiro maaha mid soomaalodu aqbali kartee lknse waxaa Ilaahay rabay isagoo faraha kula jira waxaas inuu ku geeriyoood
Allah Ku xfdo kulaha sheydan kale Aya thy shayatin yehey maad ilhy Ka baqdin Nabi muxamed scw iyo music laku qada nacala niiku tale
Masha allah
Kuwaani waa shuhada nabiga kula kulmidoona janatul firdows
Faasuqaas aya caruurta lumiye. Saas ay tahay qaatumo xumo aye kudhinteen. Wixii ayaga cml ah Dunida masi joogayan
Ninyohow yaad Somali katahy
Run baad sheegtay ustaad.
Ha isku danbaabin abu jahal ee ku boos yihin
Asc
waxan waxa lamidka ah ragbaa heegan ugu jira jeclna iney dhiigoda allaha kagaga iibsadaan allaha quweeyo mujahidiinta al shabaab
F u
WAA QASIIDADA ALLAA MASSALI CALLAA MUXAMED S.C.W ALLOOW DARIIQA XABIIBKA NAGU TOOSI AAMIIN AAMIIN AAMIIN
HAADDI MUSTAQIIM mansha Allah axbabey kor allaha inyela
ilaaaaaaaaaaaaaaaaaaahay ha idin hanuuuniyo aaamin
HAADDI MUSTAQIIM shayadhin ba tihiin
Way dhamaadeen hada walaqarxiyay mac😂😂😂
Habar gidir , markaay siyaasada ku fashilantay waxaay la timid diin cusub.
Muusiga intaaaa u wadaaan
*waxaaan idinka codsanaa inaaad in yar ila fahan taan waxa weeye waxkastoo soo biira oo soo baxa waa in loo celiyaa kitaabka iyo sunada bal waxay kaqabaan laaakin hadiii wixii layska taageero waaa lunsanaa iyo indhalaan hadaba waxaan kula talinayaa xerta shiikhan raacday ee haadimustaqim labaxaday inay hubiyaan ciday raacsanyihiin inay khaldantahay iyo inkele kuna ogaaada waxa ninkani wadao una celiya kitaabka quraanka iyo sunada rasuulka oo aaad caqli fayoooow kufahantaaan wlaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaahay waaaaan idinla talinayaaye ha igu diiiiiiiiiiiidina ninkani* wuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu khaldanyahay sida iimuuqata bal adba 7:30
aniga aya kugu raacsan inuu qaltanyahay
umad badan ayuu maskaxda ka xaday yaa rabi
@@macalinabdinaasir1544 allah yacizak wll 2 bilood iyo dheeraadbaa kasoo wareegay markaan comontigan qoray laaaakin laguma cimro qaadan qoladii lahayd youtubekan dhamaantoodna waxay kudhinteen werarkii
CaliSharmdea'arkE
Bal waxaan layaabay ninka sawirkiisa nabiga lagu sheegayo oo iska aamusan subxaana laah ala maxuu aduun fasahadiyay iyo dad caamo ah
Saqiirkn dambi malhn duqaas b lumiyey saqiirj allh u naxriist asgn abalkiis ilah b yaqana wxu Ku abalmarinyo
Wacalow
Oo sawirkuna muxuu ah sabxanllaah
Waa rasuul
masha allah adban uku faraxsanahy ina arko csw csw
Ayan osman gal Paad thy subxnaLh naa xushoo
*?????????????????????????????? uun lunsan ?????????????????????????????*
Hehehehe
War waxan duliga ah carurta cilmiga an lahayn ayu wadada kadumiyay dofarka fosha xun ilahow umada camada ah kaqabo
Moulid Bin Kheir ma arktaa dadka comintiga bixinaayo illaaw na bad baadi
Duli
Dadkaan maasha allhda ku haayo jaahil sanaa ninkaan duliga ah oo kufaarka ah jahanamo allh ku fogeeyo isaga iyo intii raacdayba
kll
@@iqrocaddey7895 naa qofyahay sheydaantaa wax ka aad qaadimeysid allaha unaxariistee shiikhul kuli shiikhul caalam kuwii dilay iyo kuwa raacsanba naarta Allaha geeyo
Mxa farisey hrhege mu kaco ruxi
Alshabab masiibo idinku dhacday waxaso ubaxa oo la marin habibyey ayey layeen
War dowladi away kuwan diinta iyo dhaqanka muslinimo Ku dheelayo mee Naga qabtan duqan waye duliga balayo Allah kugu rido nacalada hakugu dhacdo weeba kugu dhacdehe war ilhy maad Ka baqdid maxa ilmaha u fasahadine yab waye wlhi illhy Aya ka amal Mari dono dulihayow cirada Allah Ku cadabe adun iyo aqiiro
Tolbeelay sacadow shaydaanka nin xira ma la waaya
Baadillayaal waakuwan beenaalayal