M a lkn aniga 2 bil waxan isku arkaa iney malinta ey I imaado kow ikama so coney sifican lkn wey iku dahdaa waqtikii anka qubeysan lahaay aa saaid ikubadaneey ilaa 14 13 cml kadib dahirsanaa markii horana 7 kadahirsanjiray
Ani 6 biri ama abar malmod Ayu iga maqnana hadane said modow io ino bishi dhan maba jogsanayo Ani said ayu iga qaldan yahy lkn wxa sameyo magaran Karo Dr WA utage lkn wax natiyo ah MA hayo 🥺 Malaga yaba ino isaxmo Malin un hada San waxan ahy sanad io haaaf
@@Shamhad-u5m maya irbad ma qadan gbdh ayn ahaa mudo afar bilood ah sidaas ayey iga tahay dr ban u tegay dawo ayu iqoray N-primolut la dhoho markan joojiyo sidedi bay ku noqonaysa intan cunayo wa cadi
Mashallah Naciimo wa dhaqtarad buuxda ❤
Jazaakallaah dr ani waxaan xisaabsadaa maalinkaa ka qubaysto wuuna igu yara dag dagaa waanba ku wareersanaa
M a lkn aniga 2 bil waxan isku arkaa iney malinta ey I imaado kow ikama so coney sifican lkn wey iku dahdaa waqtikii anka qubeysan lahaay aa saaid ikubadaneey ilaa 14 13 cml kadib dahirsanaa markii horana 7 kadahirsanjiray
30 jir ahay 18 bari kadib imana wana walaaloya 😢
Asc washy niciiima. Hooyo nuujinaysa mudada ay nuujinayso. Dhiiga arag madhibajirta mise waa caadi mahadsanid
ASC HN NIMCO JAZAKA ALLAH KHAIR HN WAAN KU SALAMAYA HN
shukran abaayo
Mashallah
Jzka-Allaahu khayran abaayo Ñaciima❤.
Asc wll nacima cawa walwal ba i heyo dhiki ba so dagdago 18 bari kadib bu imana qalqal miya marku so socdo xanun 😢
Wcs abyo mcnto ilaahay haku xifdiyo
Dr aniga 21ayuu ahaan lakin labo bilood ayuu iga maqnaa hada 11 bari ayuu iga socdaa kalar ahaana waa badalanyahay
Asc abaayo 18 lees iga maqnaada mar kasto sidaasa igu imaada wax dhib eh ma ihaasto mise waa caadi
Dr aani cada idhbtay ilasohadal
Masha allaah naciimo mahadsanid
Asc marka hore wlshay mcn inteen kaala soo xiriiraa wan kugu cusbahay aniga
Haye maxaa cunaa soqor abiyo nacimno khar alah kusiyo
Asc wr wb Macalima Naima mahadsanid walaal waa mowduuc bulshada muhiim u ah.
asc calykum maamo arintaas ani ihaysaa
Yeast infection kasohadal iyo sida loodaweeyo please
Asc
Wll miska ma ka xaya dhiig
Abayo mudo labo bil ku dhaw ma arag xanuun miyaa jiro marnah wuu iske dawa imadaa marnah wuu iga dahayaa isoo jawaab
Ugu danbeyn waa ka soo hadashay shukran xabibti
Anigu wllo 3 bilod man arag inan wna ahay
Abayo allha asigoo cafimd qabo haku keeno aniga 3 bilood bshana igu ah mahayo allha asigoo cadmd qabo ha keeno 6sano ayan garoob ahay waligey igam tagan hadaa igu horso walhi waba yabaya 😢😢😢😢
Maaasha alaah
Mashaallah
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah mahadsanid
Subscribe iisaar qli
Maaaasha Allh mcnto
Masha allah
Ani 6 biri ama abar malmod Ayu iga maqnana hadane said modow io ino bishi dhan maba jogsanayo Ani said ayu iga qaldan yahy lkn wxa sameyo magaran Karo Dr WA utage lkn wax natiyo ah MA hayo 🥺 Malaga yaba ino isaxmo Malin un hada San waxan ahy sanad io haaaf
Abayoo hatan makusahmay
Abyo illaahey haku caafiyo
Aniga saas ah abayo wax icawiya isheega wllyaal
@@fatimaqaali wlhi qur an Dr WA iskala Dale Mar WA jogsana Mar WA imana alxmdullih cir bad hada qadate WA ku keni karta
@@Shamhad-u5m maya irbad ma qadan gbdh ayn ahaa mudo afar bilood ah sidaas ayey iga tahay dr ban u tegay dawo ayu iqoray N-primolut la dhoho markan joojiyo sidedi bay ku noqonaysa intan cunayo wa cadi
❤❤❤❤❤❤❤
Asc
asc hn nimco jazaka allah khair unichaalah waan ku salama hn
🙂
NAMBARKAGA MAXA WAY
Xeel
2 bilood I'm imaan
cadad waaigamaqnataa markay iitimaado sifiican umasucudo
Waxas ma awoodno mama somali waxii caadiga lawaynaa marmar
Hooyo labott b
Naciima cadey xagen kala so xiriiri Kara
Sideen kugu so xiriira
Naciima sidee kula soxiriri karaa
Isojawab
Mashallaah 💕