Caadada Dumarka Maxaa Keena Inay Dhaqso Ka Godo ? Baraarujinta Cafimaadka ee SSF 2015

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 52

  • @ibrahimabdiwahid1979
    @ibrahimabdiwahid1979 7 лет назад +1

    MBChB student. Thank you Dr fatuma

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 7 лет назад +5

    Waa runta waa wax caadi ah.
    Shugran

  • @ikranmohamed4573
    @ikranmohamed4573 3 года назад

    Asc dr wanku salmay aniga wax qabaa dhiga cadaad waa igu badan yahay 5 bariy ayuu igaa sacdo isaago aaaad uu badan marka danbe wax igu dhacda dhiglan . Maxa kena maa ii sheegi karta plz

    • @samiradahir664
      @samiradahir664 2 года назад

      Abyo anikana wan isku arkay arintas wan warera markan ka qabeysdo cadada

  • @shucebali3309
    @shucebali3309 Год назад

    Asc wakusalamey waxaan ka cdsanaya nabmarkada xage kagala xariraya

  • @مريممحمد-خ5ق3ر
    @مريممحمد-خ5ق3ر 3 года назад

    Maa shaa aallah uqti illahay haku barakeeyo waa ku bahnay xagee kala sio xariraa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +2

    FAdumo xaaji maashallah

  • @mariaahmed9313
    @mariaahmed9313 4 года назад +1

    Masha allh

  • @sacdiyadaauud1966
    @sacdiyadaauud1966 3 года назад

    Mnsha allah hano

  • @asmvaabdilahi5780
    @asmvaabdilahi5780 6 лет назад

    Shukran Dr numberkaga ayaan ubaah nahy pl igu saacidah Dr miishan kala xidhiidhi lahaa mamo ayaa LA jiran xanuunkan Allah ha ka dulqade

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 6 лет назад +1

    Masha allah

  • @fardusmaxamed7167
    @fardusmaxamed7167 6 лет назад +1

    ManshallAh mom thanks

  • @THEMENACINGDUDE
    @THEMENACINGDUDE 8 лет назад

    Mashaalah Waa arin inla ogaado ay wanagsan tahy

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 года назад +1

    Waaaw

  • @quraandhagaydi1165
    @quraandhagaydi1165 6 лет назад

    mamo mahadsanid inan kula xidhidho ayaaan raba inte kalaso xidhi

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 6 лет назад +1

    Mmada shaqaalaha ayey rug caafimaad ku laheyd ayadoo wadankenasaanahaynallakubarakeeyowaankufarxey aragtideeda

  • @ugaasarkaani
    @ugaasarkaani 2 года назад

    Hadii eysan uimaanin weligeede

  • @shamsamahamud3626
    @shamsamahamud3626 7 лет назад

    masha allah wax badan ban ka faiday

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад

    Mahad sanid faduma xaaji jidka 30 xamar

  • @ayanabukar7435
    @ayanabukar7435 5 лет назад

    Maashaa allaah wax badan ayaa ka faa iidi lahayn ee maxaa qadan oo u go go

  • @amranahmed6196
    @amranahmed6196 8 лет назад +6

    mamada qer alah hasiiyo marka hore marka xigto xagee kala xiriiri karaa wan u bahanhy insha allah ila so xiririya shukran

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 5 лет назад

    30 yrs aya jira 7days u iheyn jiray lkn hada 4day we iga dhamaanesa 😢😢😢 😭😭

    • @umuayuubcade3177
      @umuayuubcade3177 5 лет назад

      Ilhaan Abdulahi da' da waaye aya maqlay abayo dr ma aadin wili hada 3bil oo ugu danbeyay aya isku arkay

    • @kordahab8026
      @kordahab8026 4 года назад +1

      @@umuayuubcade3177 hno macanto inaanay da'ahayn bn filya waxan jira 19 sanno 4 cisho ayuu iga socdaa lga yabe inay sababkle jirto mrka aan dhkhtr utagno.Inzha alaH

    • @zamzammaxamud4418
      @zamzammaxamud4418 3 года назад

      wax dhib ah malaha abaayo waa kolba sidey nafaqdaada tahay iyo degenaashaha naftaada iyo maskaxda

    • @fatimahmohamed6330
      @fatimahmohamed6330 3 года назад

      abyo da,da mha kula mid ayn ahy waxan jira 18 2labo cisho ayuna iga go,ay wan ybnhy hda youtupka so gly si an uga faido

    • @queenamo728
      @queenamo728 3 года назад

      @@zamzammaxamud4418 abayo lkn dhanka ilamaha haday cadada ka maqanato bilo mahelin marka dhanka ilmaha wa side

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 6 лет назад

    masha allaah kheyr allaha kusiiyo

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 7 лет назад +1

    Waxa badan ayaan kabarty shukran

  • @ahmednuuramiincabdi4113
    @ahmednuuramiincabdi4113 8 лет назад +1

    wa waa masha

    • @nasroibrahim6946
      @nasroibrahim6946 7 лет назад

      Edo numbarkada inte kahela Canada

    • @omarz8453
      @omarz8453 7 лет назад

      Ahmednuur Amiin cabdi farxiuypkabayare

  • @maryanilyas2776
    @maryanilyas2776 7 лет назад +1

    haa

  • @hajirocdey6130
    @hajirocdey6130 7 лет назад

    Edow aniga mana gaarin hili cadow igu tagto

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 года назад +1

    Maskin

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 5 лет назад

    😭😭

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 года назад +1

    Saax

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 4 года назад

    Xallkaan kala so xidhiidha su aal baan qaba

  • @liindiinliindiin1235
    @liindiinliindiin1235 9 лет назад +1

    sheikhow

  • @raaliyaninkeedajecel9707
    @raaliyaninkeedajecel9707 6 лет назад

    Masha Allah

  • @najmaabdulahi7435
    @najmaabdulahi7435 8 лет назад

    masha allh