Quwadaha Somalia isku heesta maanta,Turkiga Qatar &Iiran. Uk Imaradka Fransis &Sraiil. Masar & USA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 121

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 25 дней назад +6

    IMARAAD, WA IN DALKA LAGA CEYRIYO, WA CADOW YUHUUDDA KA XUN, WUXU GUBAY, YEMEN, LIBIYA, SUDAAN, ANNAGUNA SIDII KUWAS AYU NALA DOONAYA.

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 25 дней назад +5

    Itobiya waan ka adagnatay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 25 дней назад +3

    Xasan waxaa laga rabaa in uu xiriir wanaagsan la sameeyo turkiga, qatar, usa inta kale hana dhaafaan.

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 25 дней назад +4

    Wararkaaga oo qoraal halkee ka heli karaa
    Mahadsanid

  • @ironboy436
    @ironboy436 25 дней назад +2

    SOOMALİYAY itobya. imaaraadka. İsraail.faransııs.ingiriis.somaliland. waxay uheshiiyeen SOOMALİYA

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 25 дней назад +12

    Turkey qatar somalia guul ❤❤❤❤❤

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 25 дней назад +3

    anigoo a hooyo somaaliyeed waxaan rabnaa turki qadar wax kale ma rabno iyo turkiga

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 25 дней назад +12

    walaal jabuutii hana dhafo

    • @SuldaanC.casiis
      @SuldaanC.casiis 25 дней назад

      Wlaal Aduunka Oo DHAN jabuuti keliya Ayaa Si Dacad Ah Somaliya Ugu Hiilinaysa Oo Run Ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ZElmi-sv5wh
      @ZElmi-sv5wh 25 дней назад +1

      @@SuldaanC.casiis Maya, burburka Somaliya ayuu ka shaqeeya Ismaciil Cumar Geele laakiin xaq darro ragi ku heshiiya ee ku saabsan Xasan Sheikh, Muuse Biixi iyo Ismacil Cumar Geele hadhowda ayeey is qabsanayaan. Kulankii ka dhacaayi Djibouti ee sadexdaas isku raaceen lama soo casumin qof shakhsi ah ee matalo Darood, Dir ama Rahanweyn ee laga tashanaayo arimahha Somalia.

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 25 дней назад +2

    Quwadahaan is riixaayo waa in laga wada tagaa Ethobiya , ugaandho , Emeraadka , Turkiga , Masar , oo la soo dhaweeyaa Dalka shiinaha oo leh Vito , loona dhiiba Dalka abnigiisa Bad & Beri & Jawiga
    loona dhiiba wax soo saarka Kheyraadka Dalka Somaali nooc kasta ha ahaado , dhismaha Dalka , Tababarka Ciidamada ayi nooc .

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x 25 дней назад +2

    Turki.iyo.qadar.hub.haseeyeen.somaalia

  • @HersiAbdi-q1d
    @HersiAbdi-q1d 25 дней назад +4

    Somalia need today a very powerful leader

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 25 дней назад

    Jabuuti Waa Runteed Turkigi Dacad kama Aha Dhexdhexaadinta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gs1oq5eb5m
    @user-gs1oq5eb5m 25 дней назад +1

    Dhibko dhan waa jabuuti Jabuuti wa cadow wa wadanka somaliya halaga saaro waxan awalba reer galbeed iyo tuugo aya watay

  • @user-fd1ff9fl3q
    @user-fd1ff9fl3q 25 дней назад

    Suldaanka khalad hagalin somalia & somaliland ha odhanin waa khalad dhulka iyo dadkuba waa soomaali uun

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 23 дня назад

    Culumad Somaaliyeed Quraan ha aqriyaano in Ilaahey naga xureeyo cid in aan caawin uga baahanin yaaa Yaa Rabbi qawiyu Somaaliya

  • @XuseenSaalax-h4m
    @XuseenSaalax-h4m 2 дня назад

    Walaal jabuutii Hana dhafo😮😮😮

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 25 дней назад +1

    Asc warar Run ah ayaa sheegaysaa ilaahay ha ku xafido Wariyaasha inta badan way baan.
    Mahadsanid

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 25 дней назад +5

    WAXA INOO DAACAD AH, AAN QAYAANO LAHEYN, WAA TURKI IYO QATAR , WIAXA KALE WAA BURCAD.

  • @Faaisamaxamedcali
    @Faaisamaxamedcali 7 дней назад

    Somaliya guuuuul israaca

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 25 дней назад +1

    Turkiska iyo qatar maahee waxa kale waxtar maaha

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 25 дней назад

    Soomaaliya illaahay Qiiillha ubiyo Hadal way beeshey way na falantahay halagaro sixirka😊😊😊

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 12 дней назад

    ❤❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻ABIY AHMED WALAHI
    HADAANU NAHAY
    ISAAQ ETHIOPIAIYO SOMALILAND 1 HAL CADOW AYAAN LENAHAY WAA SOMALIYA

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 25 дней назад

    Masar mawaxay rabaah inay kadhexdagaalanto gudaha Somalia

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 25 дней назад +4

    Good news come for Somalia Ogden and we getting good news
    Because Turkey 🇹🇷 and Egypt 🇪🇬
    Help us then we're Somalia Ogden peoples must read for freedom independence from Ethiopia 🇪🇹
    Now we get great chances

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 20 дней назад +1

    Aniga waxan ka shaki sanahay tuurki imaradka 15:21 iyo jabuti, masar iyo Pakistan eraan waa in waafdi lodiira iyo yaaman saxiibada calamka hala badiiyo Afriko halagu sodaro maroko ugandha

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 25 дней назад +1

    Waxaas oo dhan waxaa guul ka ah ogaanshaha wadamada cadawga nagu ah turkigu wuxuu ahaa saaxiibka runta ah ee somaaliya laakiin waa ineey itoobiya badeena banaanka ka mariso

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 25 дней назад

    Turkiet iyo Qatar bas baanu uogolnahay inay nacawiyan absolutely ❤❤❤❤❤❤

  • @dahirmohamed7116
    @dahirmohamed7116 25 дней назад

    Ingiriis iyo Maraykan xagee ukala wadaa waa iskumid

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 25 дней назад

    Suldaan caawa qeybtaan aad ayaan uga helay wlh waayoo wax badan oo qarsoonaa ayaad soo bandhigtay Garabyadaan is riixaya waa in fiira gaar ah loo yeeshaa waayooo somalia waa loo tashahay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 25 дней назад

    Alloore turkigu wuxuu dib ujalleecay daneeeyayaasha soomaaliya culeeyska ku haaya

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 25 дней назад

    Somalia qofba dan uma aha dowlada turkiga waa hunguri

  • @raaxomaxamuud1981
    @raaxomaxamuud1981 3 дня назад

    Marabño,abudabay,waxNrabnasacudi,iyomasar

  • @MohamedAbdi-p5c
    @MohamedAbdi-p5c 25 дней назад

    Xasan shekh hogaamiya dawladeed

  • @ironboy436
    @ironboy436 25 дней назад

    MAGACA İMAARADKA (SHİYDAN ALCARAB) AYAALAYİRAAH DUMİSKA İSLAMKA AYAY KA SHAQYNAYAAN 😮😮😮😮😮

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Turkey 🇹🇷 iyo Qatar 🇶🇦 ma futada qadaadweyn iyo faqash dufaacayan ilma niiko AMISOM

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
    @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 2 дня назад

    Xasan sh waashikhsi dalka soomali baa leh maanta dalkiina dhac sada

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 25 дней назад +1

    Aadiyo aad fikir kaa wasoodhaweeyay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Ahmed madoobe alshabaab ee jubbaland waxa taageera kenya 🇰🇪 . Israel 🇮🇱

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 25 дней назад

    Xasan shiiq waa laga rabaa inuu difaaci dalka hadii kale ha iscaliso

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 12 дней назад

    Saxan shiiq waa inuu ka fiirsado imaaraati waa cadowga soomaaliya xasanow imaaraati waa inaad ka fiisato waa cadow ay leedahay umada soomaaliya

  • @YahyeomarYusuf-rx4sd
    @YahyeomarYusuf-rx4sd 12 дней назад

    Intaba Dan uma. AH.SOOMALIYA.maxayelay.danahoda.ayaay.kashqeynayan

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 25 дней назад

    Somali heshiis ah dunidana la heshiis ah xasan halkay ku danbeysay waar iska aqoondo sland mou ga halaga noqdee ummadana dabo qabo

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 25 дней назад

    INTABA UMA BAAHNIN WAAN ISKU FILANAHEY SOMALI IYADA AQLI LAHEY

  • @warsamaibrahimahmed4406
    @warsamaibrahimahmed4406 25 дней назад

    Hogaamiya dhaba aya laga suugaya xassan cheikh

  • @ironboy436
    @ironboy436 25 дней назад

    İMAARAA WAA CADOWGA BAAD EE SOO MALİYA 😮

  • @SaleebanIbraahim
    @SaleebanIbraahim 25 дней назад

    Hadaannahy s/land waa noowacan ta itoobiy waan codsanay waxaan leeyahay cadaawadda joojiya

  • @SalalMire
    @SalalMire 21 час назад

    Ogaamiye Dhab ah

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 25 дней назад

    asc soomaaliya waxaa Dan u ah tuurkiya

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Riyo faqash qaxootigii daarood kurdi jabarti

  • @YahyeomarYusuf-rx4sd
    @YahyeomarYusuf-rx4sd 12 дней назад

    Tankale.imaaraadk.eraan..yahuuda.qadar..hadiiy.aay.soomaali.aay..wax..uqabanayaan.walaalahod..falatiin.ayaay.wax.uqabanilahaayen

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 12 дней назад

    Jabuuti ma dooneyso iney dakada laga sameeyo soomaali ay yeelato oo mideeda at soo xireyso dekada jabuuti oo cadow ku ah soomaaliya iney dakada laga sameeyo soomaaliy

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 25 дней назад

    iiraan waa rabnaa kor ilaahey haka dhigo

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 24 дня назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Cayayaanka daarood jabarti tigray fataash sinsibaar kuukuuyo

  • @SaleebanIbraahim
    @SaleebanIbraahim 25 дней назад

    Baga

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 25 дней назад

    Soomaali waydhamaan amadhulkeedaafarahaloogaqaadi labadaaxaalowaxudhaxeeyaamajiro

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 25 дней назад

    Ha ka yaabin in Turkiga kaaga hiiliyo xabishida. Turkiga Xabashida buu la jiraa. Hadda ka hor beey Turkiga, Yahuuda, Iran iyo Xabashido eey mucaahaddo saxiixdeen in eey boobaan mid kasto dhulalka u dhaw dhaw. Marka dhul boobka 4 taas dawladoodi heshiis beey ku yahiin. 4 tooda Kheyr ha ka suginna ee isku tashadda ee cadawga iska celiyo.

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 25 дней назад

    Jabuuti waxay naguhaysah hoosaasin marka please hanadhaafto

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 25 дней назад

    Waxa Laga rabaa in u tanasulo Sland ICTIRAAFO,Itopia meshay baxdo Somali 2walalo ah,xidhidh leh isu hiliya

  • @MustafeShiikhxuseen
    @MustafeShiikhxuseen 25 дней назад

    Liidarshiib baasaxan lagarabaa

  • @hassanmohamoudabdulle2191
    @hassanmohamoudabdulle2191 25 дней назад

    Waxaa looga baahan yahay hogaamiye Soomaaliyeed oo go'aan qaata waxtar u leh dal, diinta iyo danta guud ee dalka

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 25 дней назад

    Israel umaa bahno somaliland waayo waxay joogtaa eritrea....

  • @SheeqAadam
    @SheeqAadam 24 дня назад

    Turki oiyo doxa ayaa noo dan ah

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 25 дней назад

    Soomaaliya waxay leedahay in lagumaysto

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 25 дней назад

    Xasan Sheikh haduu caqliyey Mareykan na soo jiito

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 25 дней назад

    Ninkaani waa in sifiican loo eegaa, maadama uu yahay Etoobiyaan. Sidaa darteed wuxuu Lidi ku yahay dalka soomaaliya. Kolley ninkaani waa in la xiraa maadaama uu yahay cadowga soomaali

  • @DaahirNuureWeheliye
    @DaahirNuureWeheliye 13 дней назад

    Waxan taager sanahay Turkiga iyo masaryk iyo qadar

  • @mohamedosmanali8110
    @mohamedosmanali8110 25 дней назад

    Odey somaliyeed

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 25 дней назад

    Itoobiya miyaa bad leh maxaa lagala hadlayaa sideedaba ?

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 25 дней назад

    Waa. Been. Turkigu. Turkigu. Masaalaxiisuu. Wataa.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Guul somaliland and ethiopia 🇪🇹

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 25 дней назад

    warnaka. amus. doqonyahow.gormoy. dalka. Soomaaliyo shirkaqontay afkaka. ilasho

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 12 дней назад

    Imaaraati waa cadow umada muslimiinta loo soo adeegsato iney burburiyaan umada soomaaliya waa cadow soomaaliya ay leedahay

  • @DjamaAhmed-ef3eb
    @DjamaAhmed-ef3eb 25 дней назад

    Waxa lagaraba madxweyina dhaba aha🎉

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 25 дней назад

    Anagu waxaanu ku leenahay. Djibouti Waxay Godobo Mudo Dheer ka Gelaysay Calankan Tawxiidku ku Yaallo. Wey Soo Afgoysaa Djibouti.. Albaabadda ayaa Jabuuti loo xidhaya. Somalia-na Maxmiyada Ethiopia ayay ahaan doonta.😂
    .

  • @calibare1641
    @calibare1641 14 дней назад

    Xasan sh waxbalagamaraboanahayniscasilaad qurunkiisaqayaaladiisa lamarabo xasansh

  • @SamsamMahamed-qj8vn
    @SamsamMahamed-qj8vn 25 дней назад

    Suldaan baldhagayso warkaagii hore ee adlahayd turkigu wuxuu lajiraa itoobiya oo xataa wuxuu dhisayaa irabootkaa fer feer bal isdhagayso

  • @user-kj3jr5nb9p
    @user-kj3jr5nb9p 25 дней назад

    Asc

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 25 дней назад

    waxaa fiicnaan lahayd somalida oo heshiisa haday rabaan laba dawladood oo walaala ah ha noqdaan lakin dadka aan caqliga lahayn ee shiyeeyaha xal karaadinaya yaa caqli siinaya

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 14 дней назад

    Baahane kuwan yuuna dhicin bro ka fiirso harar Ethiopia 45 kun oo soomali ah ayay ku dishay wuuna daawanayay

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 25 дней назад

    bismillah asc waxa iiroon turkiga iyo Qatar xataa iran ma waxan maqli karaa gumeeystihi ingariiska iyo faransiis oo kasiixun imarad maxa yuhudna iikeenay waxa iikeenay m biixi illahow ha iisoo dhaweyn illahow odayaashaan uhoreya xasan aboor iyo m bahal iyo inti lamida illahow wadanka nooga badbaadi

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 25 дней назад

    Hassan sheekh Maxaa lagu Canaanan waayo Xageebuu xukumaa..yaab

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 25 дней назад

    Marka mawaxaad rabtaa soomalya dhulkeeda inaysalimto. qabi war waa ladhintaa mise waa lanooladaa

  • @Bashiirmacalinxasan-k9y
    @Bashiirmacalinxasan-k9y 25 дней назад

    D&A

  • @ahmedogle5384
    @ahmedogle5384 25 дней назад

    Hassan is neither a leader nor an elder.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 25 дней назад

    war somaliyey koxdan qowleysatada o jawanka dalola wadata dalka wa in laga badbadiya hawiyow dalka ka babadiya koxda caloshod u shaqeysta yasha ????

  • @mohamedsuleban8831
    @mohamedsuleban8831 25 дней назад

    Dhamaan wadamadaasi midna dan somaliyeed kama shaqaynaayo . Waa xaqiiq dalju ma x xaraash baa. turkiga iyo masar midna dan idiinma wado ayuuu wataa. somaliayay msomaliland wax u ogalaada inta aad ismaalaysaan ee salkiina xarashaysaan xaqiraada iyo xaasid nimda ka daaya somaliland ilay waa dad iyo dal somaliyeed

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 25 дней назад

    Iran israaiil baa dhaanta ee sheekada yaan lagu darin war horta wixii soomaaliya la odhan jiray siyaad bare ayay ladhimatay dhulkii waa bililiqo ama israaiil ha lawareegto ama axmaaro ha lawareegto ma soomaalli baa hadhay taasi hawda ayaa laga saaray wixii soomaaliya la odhan jiray

    • @DaahirXuseenxasan-un4yf
      @DaahirXuseenxasan-un4yf 25 дней назад

      Adeer cawaan yow maxaad uranaysaa iran waxaa dhaata isail badawyow baro diinta nin islaama oo ashahaadanaya adku leeday yuhuudbaa dhaata waxaad tahay qofliita

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 25 дней назад

    In loo ogolado maaha inay itoopiya cagsoo dhigto

  • @shamsadiinali
    @shamsadiinali 24 дня назад

    oromo iyo somali wa walalo topiya magaraneyno

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 25 дней назад

    Waanlaogaaday inayuhuudukudabadhuumanayso.abiyuwaalafahmay

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 25 дней назад

    This map is a fake map 🚫❌❌❌❌❌❌❌🚫

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 25 дней назад

    Waryaa iran afka kajeedi magasho xinatada

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g 25 дней назад +3

    Suldan tv mahacdsamid 100%
    Wax badan oo muhiim ah ayaad kadashay oo dhaxal gal ah!!!

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Been weynaa kulahaa maraakiib turkey 🇹🇷 waxay joogaa jabuoti 😂😂😂

  • @abdullahijoolaal3086
    @abdullahijoolaal3086 25 дней назад

    Kuuma bilowna sxb, mareykan baa la dagaalamaya oo kasoo hor jeedaa ingiriis oo ah sxbka kowaade mareykanka miyaad noo keentay caawa

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs 25 дней назад

    Turki iyo israa iil miyaad Simon maanta wax arak

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 25 дней назад

    Waxaa dan u ah turkiga iyo qadar ingiriiskana kudar xaga turkiga

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 25 дней назад

    Maxaa kaagalay siilkii hoyadaabale nogobyow adigaba waxaa ku haysata ethiopia

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 дней назад

    Cagdheereey intii aad taqaaneen way dhaaftay ma marxuunkii ay majeedhen sheegeen baa idinku yidhi IRAN 🇮🇷 baan tagay 😂😂😂