WAR DEG DEG AH NIN OROMA AH OO LA SO QABTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 61

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад +1

    Masha Allah

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 месяца назад +3

    Guul wilasheynii somaliyed❤❤

  • @liibarwaqoleylashire3514
    @liibarwaqoleylashire3514 2 месяца назад +3

    dalka anagaa iskaleh madaxduna ma odhanayaan dalkiina ha illaashanina❤❤🎉

  • @AbdullahiArab-x3w
    @AbdullahiArab-x3w 2 месяца назад +10

    Shrmake iyo wilkan dhalanaro an garab istaaagno

  • @MaryanMuuse-l7m
    @MaryanMuuse-l7m 2 месяца назад +1

    Waa qatar yorta

  • @sarifusdtcrypto
    @sarifusdtcrypto 2 месяца назад +3

    Aad iyo aad diyaar ayaan unahay waan iska celineynaa itoobiyaanka iyo madaxda tuugada ah ee nagu habsatey

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 месяца назад +4

    .walaahi.waa.runtiis.dadka.soomaali.yeed.waxaa.larabaa.iney.isbaaba.shaan.kadibna.dhulaka.laga qaato.alle.hanaga.qabto.kac.doonka.bilaaba.wan.idin.karab.istaagi.doonaa.inshallah

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 месяца назад +4

    U kaca dhulkiina dhalin yaro adinkaa dhulka u haridoona

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 2 месяца назад

    Ilahayoow kuguilee muqafaqana nasii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbdullahiArab-x3w
    @AbdullahiArab-x3w 2 месяца назад +4

    War dhalanyaro kaco oo dalkina difac

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 месяца назад +2

    .dadka.reer.luuq.iyo.soomaali.oo.dhan.waa.duli.waayo.siyaasi.yiin.munaafaqiin.ah.ayey.tager.yaal.uyahiin.bal.arga.askariga.xabashigaa.siduu.ubah.dilayo.alle.hanaga.soogaaro

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 месяца назад

    MaashaAlLaah we’re ready for that WalLaahi 💪🏽 let’s go to start!!!!

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 2 месяца назад +1

    Waa sharci daro

  • @abassdahir
    @abassdahir 2 месяца назад +2

    War dhalanyaro an kacno

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Maashaalaah nin aqli badan marka ugu horeeyso gudaha nadiifi

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 месяца назад +3

    Sharmarke wacdi gali si ay dhalinyarada qabiil ha Iska ilooban iyo qorigaan siyaasiintu kursiga Ku ilaashanayaan fiirsada mustaqbalkiina iyo Kan dalkiina midooba qabiilka god odaga rods.

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 месяца назад

    Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 месяца назад +1

    War dhalan yarada diyar waye iso qawo adig kbe ok

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb 2 месяца назад

    Benale.toug.wadankaga.idika.bourbouriye.bedeyew👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @cj3561
    @cj3561 2 месяца назад +3

    Asc aniga waan ku raacsanahay in aan madaxda ugu horayn iska saxno ee meesha laga saarodhamaan siyaasiyiinta maanta na hor taagan,GUULAYSTA DHALINYARO

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb 2 месяца назад

    allahou.akoubar.allah.markakaabsotin.somaliya.wayhagagi..allah.wadaydi..nabi.mohamed.wadaydin.lailaha.hailala.mahamdou.rasoul.allah.🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cj3561
    @cj3561 2 месяца назад +2

    Qabiilaysigana ka xorooba,
    ALLAAH HA IDINKU GUULEEYO, WADAJIRKANA KU DA'DAALA,

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад +1

    Askari ajnabi ah ooweliba itopiyan ah unu ku xaragodo dhulkaga waa nasiib xumo

  • @abdurahmanmahamad8649
    @abdurahmanmahamad8649 2 месяца назад

    Waa itoobiyaan.

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 месяца назад

    Walaal jacel channel ❤❤

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Raggii wadanka lahaa ayuu gudey

  • @faysalciise-g8u
    @faysalciise-g8u 2 месяца назад +1

    Waaaadiyaaaaar eebilaaba

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 месяца назад +2

    Dalku away Dowladiisi
    Askarigu mar hadii uu Dalkii uu joogo maxaa u diidayo Inuu dhex Maro
    Soo ma dhaamo
    Ugandhayskii Dadka Ku jiiri jiray Xamar.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Soomaaliya hadiiba xasan dhiiqo ladooro waa guriga itopiyanka iyo oronada😉

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 2 месяца назад +1

    Adeer dhaliyarada soomaaliyeed weey mideeysanyihiin mida kale gobol walba qabiilkiisa dagan askartaan ethiopiaka ah bal ha tagaan oo haku dhaxsocdaan magaalo hawiye

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 месяца назад +1

    Soomali ayada leys tusay ee Cadawgooda ma arkaan waxan nahay Dadlagu maqan yahay Anagana waa isku maqanahay Anagana Cadaw isku ah Ilahey hanoo gargaro Aamin
    Dal Dadkiisa aya ka naxo dhiig haleysu yeelo

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 2 месяца назад +1

    DHAQAAJIYA DHIIGA DHALINYARADAY DHULKIINA DHURWAAGA KA SOO DHICIYA!!!!!.

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 2 месяца назад +1

    Wuu khaldan yahay xeradiisa ma soo dhaafen

  • @AbdirahmanYussuf-pz3li
    @AbdirahmanYussuf-pz3li 2 месяца назад +1

    Oromada wad araktan in ay nala wareegtay markaa maxan sugna in gabdhaheena horteena lugu kufsado

  • @AbdirahmanYussuf-pz3li
    @AbdirahmanYussuf-pz3li 2 месяца назад +1

    War an kacno dhalanyaro wadanka waa la qaatay i a haduu an isku duubnana wax kasto wan qabsan karna

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 2 месяца назад

    Dhalinyaro wadankiina u tashada oo badbaadiya madaxda ina wareerisayna hilfaha u qaada dad yar oon 1% dhamayn baa wadankii u tashaday halayska qabto tuugta iyo tuug kalkaalka

  • @Sahal-001
    @Sahal-001 2 месяца назад +1

    Haduu hawiye haduu halka daganan laha mesha sidaa ethopia ma mari lahen sorry darood

  • @ShamsadinAhmed-d4u
    @ShamsadinAhmed-d4u 2 месяца назад

    Waxaa ila quman inaan lalamacaamulin waxkasta oo itoobiyaan ah kolkaas iyagaa katagaaya markay wax lahadla waayaanba

  • @axmedgamara1490
    @axmedgamara1490 2 месяца назад

    Dhalin yarada somliyed waxan idiin shegaya manta madhawa waqtiga ay ithopia wadanka so gashay ujeedka ay utimidna wa in ay ku fafaan mar Hadii bananka iyo gudahaba lagula jogo waxad Qabo karto malaha ee fo jignaada waligiin

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh 2 месяца назад +1

    Sax

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 2 месяца назад

    Runtii ethiopian waa idin ça kumaa habern iyo macalin...kuwa idin matala marba hadery ka heebeeyszan Amxaarka adinku maxaad tihiin..Gadhiina ayuu hortiin ku faraxumeeynayaa. Yuu uga cabsanayaa inaad cabsataan .

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад +1

    War dhalinyarda somliyed waxan ka codsanaya xalane ha laga bilabo qarax a hooyonkin iyo walalayashen dagal

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 2 месяца назад

    Somaliland kusoor biira

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 2 месяца назад

    Group walaan bad tihiin. Same little “studio” all in black 😂 telling lies. War raggan wa buuq kiciyayaal. Oromo this Oromo that, paid shills

    • @Hakam_10
      @Hakam_10 2 месяца назад

      Abaha is oromo that really needs

    • @qomayoxildiid
      @qomayoxildiid 2 месяца назад

      @@Hakam_10 worrying about the wrong thing, fools. I cee y’all new to the game 😂 it’s soo visible tho🙊🙈🙉

    • @Hakam_10
      @Hakam_10 2 месяца назад

      @@qomayoxildiid Somali 🇸🇴 adi okle wey ka tshatay cjuzoh 🔐🖤

    • @qomayoxildiid
      @qomayoxildiid 2 месяца назад

      @@Hakam_10 says the guy who has a horny xalimo on his account😂😂🤡🤡 orod isga sigeyso saxib, dhaqan xumo to the 💯 percent.

  • @MeryemMeryem-u1t
    @MeryemMeryem-u1t 2 месяца назад

    Oromo Haa ilawine, ya hamrawi ya muqdisho, oromo ya leynena ya kutachateen war iska hay, Addis abbeba ha ilawine inad kuu dhistine chateau Haa ilawine, kuwinaa ethiopia jogo maxa ugu taliseen, masakinta yad uu tashateen, kuwina naa dhah jogo Haa ilawina, malqabeynekina Haa ilawina, wad buuktine , wlhi ,muqdisho down Baan leynahay

  • @Borama1960
    @Borama1960 2 месяца назад

    Warya, stop getting our youth with your problems. Somaliland is not Somalia. Please stop starting chaos, destruction, and divisions in Somaliland. Fisrt, fix your divisions. your 4 5 nonsense. I promise you Somaliland will not involve ourselves with your agenda. Somaliland is not Somalia.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 месяца назад

      Somaliland is a part of Somalia wll east and west home is the best what can you change

    • @Borama1960
      @Borama1960 2 месяца назад

      ​@Cadnanyare36 As long as your thinking is Somaliland is Somalia, you will get nowhere with us. Somaliland gained independence and recognition before you, and we united with you, but after the genocide we took our independence back. For 34 years, we were a part. We built ourselves from the ashes u put us in. Ur government is doing all they can to divide Somaliland like ur r divided(4.5) style. Bruh, our youth can be your allies only after you show respect and acknowledge that we are Somaliland, a nation that is peaceful and secure with democracy and prosperity. Like the other guy said, fix ur government, defeat al shabaab, get AMISOM out of your country, and demand democracy for Somalia. Tell your government the youth of Somalia wants Somalia back to Somalis. If ur agenda is midnemo when u r divided yourselves, it will be a failed mission. Get ur house in order, guys. It is embarrassing to try us to get involved in your agenda.
      Don't disrespect our intelligence 😤
      Somaliland is not Somalia, and you will not use our youth for short sided missions like midnemo nonsense.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 месяца назад

      @@Borama1960 so what else are you looking for

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  2 месяца назад

      @@Borama1960 get my point clear bro we want bright future to our youth so what happened yesterday should be a lesson to us since it was past if we reunite we can have bright future nd also great nation

    • @Borama1960
      @Borama1960 2 месяца назад

      ​​bruh, u r not listening to me. I made clear to you, fix yourselves first. A man that can even control his house can't tell another man how to fix his house. Somaliland is not part of Somalia and u seem not get it.
      Start with fixing Somalia first brother. Go and erase 4.5.
      We already have a great future in Somaliland. Bruh ur government is gravedigger, ur country is controlled by AMISOM. Forgwt the midnemo and save your country first like we did. U don't need us to fight ur agenda.
      If u r sincere you will start with protesting your government with their corruption. Leave Somaliland out of it. U won't use our youth for Somalia's problems anymore. Our fathers, uncles and grandgathers died to free us from Saide Bare Era and not in million years we will unite with Somalia. We see how you are divided, we see how u guys can't even defeat Al shabaab, we see how your government is treating his own citizens. What do you think is in it for us to unite with a failed state that cannot even control parts of Muqdisho. Look in the mirror and be honest with yourselves.
      Somaliland is not part of Somalia with or without recognition. Look in the mirror guys and fix yourselves from within before you bother with anyone else with all respect to you walaal. 💯