NASTEEXO INDHO IYO DJ ZUBEER FARXADII IYO QOSOLKII MUQDISHO BY DEEYOO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 105

  • @abdirahmanmohamed4396
    @abdirahmanmohamed4396 7 лет назад +22

    Mansha allah muqdisho nolaada from hargaysa

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 7 лет назад +26

    from hargsa nabad ku warara walalahayo i wish u all da best 👏

  • @cajaeydontcayuumonaas8354
    @cajaeydontcayuumonaas8354 7 лет назад +6

    My mother land I miss u magaalo madax Deena mugdishaay waa muraayadii kadhax muuqanee

  • @najaahqueen1798
    @najaahqueen1798 5 лет назад +2

    Mansha allh muqdisho allow nabd ka dhig nolada
    Nastexo

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 лет назад +17

    from JiGJiGA love walaladen garabkayagii qurux kunoladaa

  • @weedhsametv6423
    @weedhsametv6423 7 лет назад +10

    Jecliya markay dhahdo ara baayo luqada wan jeclahay wlhi wax i bara iigu caawi reer bari noolada walahy baaye wacadale aa ku jeclahy

  • @xaadkr6044
    @xaadkr6044 7 лет назад +5

    Muqdisho magaalo so dhaweyn wacan
    Ku dalxiiis dhulkaaka huuno nasteexo quruxey

  • @superlula2674
    @superlula2674 7 лет назад +7

    alloow xamareey nabad waarta kaa dhig masha allah muqdisho cadeey maxaa alle nimco na siiyey lakin yaa og hee

  • @sahruja143sahruja4
    @sahruja143sahruja4 7 лет назад +6

    masha allah muqdisho wan u xiisay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘

  • @munaahmed5886
    @munaahmed5886 4 месяца назад

    I love how she treats people around her mashallah the real queen❤

  • @samiramohamed7401
    @samiramohamed7401 6 лет назад +2

    Masha Allah Xijaabka ku Qurux badanaa Nasteexa indho

  • @ichliebedichmama1380
    @ichliebedichmama1380 7 лет назад +11

    Allow noo siyaadi nabada qabiilka coqdada ka saar soomali

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 7 лет назад +5

    xamar qurux weeye Masha Allah allahayaw igusim ano nabada iyo xamaro nabada

  • @fatimaq8980
    @fatimaq8980 7 лет назад +9

    Fanada nasteexo indho fanad qaran enjoy

  • @HassanAli-wy7bu
    @HassanAli-wy7bu 7 лет назад +4

    this video is very entertaining for real thanks for sharing mate

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 7 лет назад +10

    Mansha allh muqdisho way qurux badanthy illahow cadowga kaqbo waligay ma arkin

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 лет назад +2

    MAASHA ALLAH Nasteexo ku baashaal dhulkaaga hooyo

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 7 лет назад +12

    Nasteexo quruxbadanaa masha allah

  • @fatimaq8980
    @fatimaq8980 7 лет назад +2

    Masha Allah moqdisha cadey wa so socda insha Allah soon nasteexo indho and muna

  • @simanmacalin3281
    @simanmacalin3281 7 лет назад +2

    masha allh muqdisho cadey allow nabad warta viva nasteexo indho

  • @yaasmiiinsiigaale5276
    @yaasmiiinsiigaale5276 7 лет назад +3

    Nasteeexo ku baashaaal dalkaaaga Hoooyo adiyo Dj subeeeer

  • @ilovesomalia9557
    @ilovesomalia9557 7 лет назад +2

    Masha Allah wali Mogadishu Somalia meejoogaan 🇸🇴

  • @kushikumaraa2609
    @kushikumaraa2609 7 лет назад +3

    masha allh my queen nasteexo. dj zubayr

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 7 лет назад +2

    masha allah hadad ku dalxiseyso magalo madaxda muqdisho 👌👌

  • @marwoxilojano6450
    @marwoxilojano6450 7 лет назад +4

    Allow nabada u soo celi somalia

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 5 лет назад +1

    Nastexo reer mudug caadi ah bay noqotay

  • @dvmboqoradxab_xabo4444
    @dvmboqoradxab_xabo4444 6 лет назад +1

    adaa qurux gobeediyo qaayo eebe kuu dhali fanaanada fanka nasteexo heego indho

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 7 лет назад +1

    seynab madia qabiiil hala imaaan plz nasteexo as fanaanad somaliyeed intaas kusoow koob

  • @updurawizzywazza1076
    @updurawizzywazza1076 6 лет назад +2

    man sha allah wadani yasha

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 лет назад +10

    Xansn xanan amiin rabi rer ayeyhay majerten ilxun haka hayo

  • @aminas4324
    @aminas4324 7 лет назад +2

    MaashaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍.

  • @farhiyoalimohamed3199
    @farhiyoalimohamed3199 7 лет назад +2

    nasteexo allaha kuxifdiyo 😘😘😘

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 6 лет назад +1

    ManshaAllah muqdisho qurux badanaa. Waligey matagiin Ilahayow dalka hoyo nabad nogadig.

  • @mohamedbuurfuule8371
    @mohamedbuurfuule8371 7 лет назад +3

    alla dawladnumada macaanaa ilaahow noo siyaadi

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhhh wax kale tollaahii Muqdisho illaahay haano daayo Maasha Allaah naa nasteexo indho bajaajka haaga dhicin bal hhhhhhhhh

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 6 лет назад +3

    Sorry. Boorama ayaan joogaa maan dhiman Intaanan arag caasimada umada soomaaliyeed
    Muqdisho cadey

  • @firdowsmohamed8220
    @firdowsmohamed8220 7 лет назад +3

    Qof jirto weyaan nastexo waaw

  • @marwoxilojano6450
    @marwoxilojano6450 7 лет назад +10

    Way quruxbadantay xamar alle ha u siyaadiyo

  • @jkokajk1514
    @jkokajk1514 6 лет назад +3

    mzhalaah reer muqdisho iyo reer Somaliland isku mid maaha muqdisho dad wacan baa kunool reer Somaliland so xun ULA dhaqmeen gabadha

  • @beaayanish3316
    @beaayanish3316 6 лет назад +2

    I love xamra cadey ilhyo ani nbd qabo igaya xamra

  • @abdikareemahmed8604
    @abdikareemahmed8604 7 лет назад +1

    Like iisar hadhi aad hindhisaha qofta camera-da ee hindisoneyso ad kasohorjedhid.
    Hindhisaha kor loqeylinayo ayan jeclhy.

  • @shukriabdullah8547
    @shukriabdullah8547 5 лет назад +1

    masha allah muqdisho magaladeydii

  • @queenabdala1385
    @queenabdala1385 6 лет назад +1

    Masha Allah noolada

  • @najmayusuf9999
    @najmayusuf9999 7 лет назад +1

    Mashallah
    Mashallah 👌👑

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 6 лет назад +2

    Xamar waxa lagu jecladay qabtaa Waa idinku haysaanaa hadaan rer galkacyo nahay ba aa hadaan soo guuraynaa meesha geedo badanaa oo hadana waaba Roob roob eh

  • @mehmetvurbeni4657
    @mehmetvurbeni4657 7 лет назад +1

    Nastexo viva

  • @geenyosomali8130
    @geenyosomali8130 6 лет назад +1

    Mnsha Allh wlhi dhulban haysana lkn dadki meye dhisan laha

  • @DheymanDheyman
    @DheymanDheyman 7 лет назад +19

    Qabiil ma naqaan ciyaal xamaraa nahay xamar cashar ka qata dadka qabyalada duleysay

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 7 лет назад +1

    Iskuul kaygii baa halkaa ka muuqda

  • @boqoradanugaal1796
    @boqoradanugaal1796 7 лет назад +1

    mansh allh tabaaraka

  • @axmedmaxamed5659
    @axmedmaxamed5659 7 лет назад +10

    hhhhh xaadhacay hee my dadkeyga ciyaal xamar faananadeena dhanaa bajaaj saarteenee eepow dagaalan ka xigaaa wacadale

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 лет назад

      Axmed Maxamed I love ❤️ Nasteexo

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 6 лет назад +1

    Nasteexo
    Wlhi
    Kusoo baxaysaa ganbada
    Sidaa kuwad

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 7 лет назад +1

    waxa aad ula yabaa qof qabiil lugu tageerayo

  • @abdiwadudjama761
    @abdiwadudjama761 7 лет назад +2

    reer muqdisho gob gaobi dhashay

  • @farhiyohaji2577
    @farhiyohaji2577 7 лет назад

    nasab kaamila nasteexo indho 👌

  • @ikrammaalim7253
    @ikrammaalim7253 7 лет назад +1

    msha Allah

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 лет назад

    Ilca dahir kuman oran ingiresay ku hadlesa waxa kamaqn somlida iydo somali ku hadlesain kala lahjad jihin

  • @najaahqueen1798
    @najaahqueen1798 5 лет назад

    Adika dheman iyo luul
    Fanaanitena mxn jacl nahy
    Mantn dareemay kulaha

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 6 лет назад

    beerta nabad abaayo waan u xiisay

  • @mohabashiir8754
    @mohabashiir8754 6 лет назад

    Somli ilho nad noga dhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 6 лет назад

    Jawigii xamar waan u xiisay

  • @keysemohamed4502
    @keysemohamed4502 6 лет назад

    that is amazing statement. nasteexo

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 лет назад

    Nastxo jiro joog

  • @sacdiafagaas6586
    @sacdiafagaas6586 7 лет назад +1

    😍😍😍😍

  • @sacdiyomxamed2092
    @sacdiyomxamed2092 7 лет назад

    hotelke waye kas halaishego rer muqdisho

  • @nasteexocumar111
    @nasteexocumar111 6 лет назад +3

    Xamaray noloda magalo iGu QaliYaay

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 7 лет назад +1

    😆😆😆👀👀👀👀👀👂👂👂👂👂👂

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 6 лет назад +1

    Moqdhisho😘😘😘😘😘😘nasteexo Mashallah looking beautiful as always

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 лет назад

    Nastexo nolow waxam jeclahy sad dadka luqdena oga gaday cawa iyo biranleyay ninki kaxunow xarig qado isdaldal

  • @rahmoali2148
    @rahmoali2148 7 лет назад

    Ulkacase kaqariyaa yuu maserine

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 7 лет назад

    Wooooooooooooooow

  • @rahmoali2148
    @rahmoali2148 7 лет назад

    Hhhh qof xayiya nasteexo

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 7 лет назад +2

    Aar ka qabtaaay lolz

  • @sahroyussuf1012
    @sahroyussuf1012 7 лет назад

    Nasteexo fanny

  • @bilaalalibaashimohamedwehl4758
    @bilaalalibaashimohamedwehl4758 6 лет назад

    Hhhhh ar qoftu maciyaal xaafadeed mee iska dhigeesay maxaa bajaajta

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 6 лет назад +1

    Fadlan magaca Alle an kabilawno capital letter. Midakale hijabka siduu qurax uyahay daaya. Nastexo indo quraxdedaa hadaa unbey sobaxday. Dumarka fananinta qawiska haiskadayaan.

  • @zeynabshire8269
    @zeynabshire8269 7 лет назад +1

    ❤❤❤❤

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 7 лет назад

    ala jalaatadaas gorma igu dambeysay wlhi waqti wlhi

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +3

    kkķkk k kkk

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 лет назад

    Nasir cali anigu qabil makenin maa luqda igu hesat

  • @qalnjolul1970
    @qalnjolul1970 7 лет назад

    kkkkkk

  • @kinghajiali5251
    @kinghajiali5251 7 лет назад +1

    Rajabeeto guduudan ayeey wadata Nasteexo indho 😂😂😂😂