Qiso Cajiib ah ninki Imaamka aha iyo xaaskiisi kibrtay🤔 😱💔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 41

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv 4 месяца назад +2

    جزاك الله خيرا
    اخي

  • @MaryanCwahab
    @MaryanCwahab 3 месяца назад +2

    Scw scw scw scw scw scw ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 месяцев назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 5 месяцев назад +1

    Aamin Aamin yarabi

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 месяцев назад +5

    ماشاءالله تبارك الله ❤
    هذا من فضل الله
    الله يرزق من يشاء بغير حساب 💕❤️

  • @MaryanCwahab
    @MaryanCwahab 3 месяца назад +2

    Asc wrx wbr waan ku salame mama qeer Allah ku siiyo ❤ waanku xeranahya qisaska 🎉❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 5 месяцев назад +1

    Subxaanalaah🤨 alow nimcada na siisid kuwii hanuun taqwa iyo jacaylkaga kuwoo u siyaadiyo naga dhig aamiin

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 5 месяцев назад +6

    Xaaskiisii kibirtey ciwaanku waa xaraabo 😂😂😂😂😂😂

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 5 месяцев назад +1

    Masha Allaha

  • @AskaAhmed313
    @AskaAhmed313 5 месяцев назад +1

    Allahayow cilmi anfac aduun iyo mid akhiro leh na sii❤❤❤❤

  • @Aishakulan
    @Aishakulan 5 месяцев назад +1

    masha alah gabar wanagsan ayaa tahy alle haku barakeyo abaayo

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 5 месяцев назад +1

    Amiin yaa Rabbi Mahadsanid abaayo Fatuma Muna.

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 5 месяцев назад +1

    Subxaana allah oo muxuu lakibri qof qabri laba mitr ahi uu sugaayo ❤

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 5 месяцев назад +6

    Naagtu ninki beyba kheerki dhaafisey illaahay baan solan siine inuu marki ugu horeysaba yiraah naa jamacadada ma aqaane igatag anigu gurigeyga io masajidkeyga illaahay ku sugiye lkn wax walba waa qadar illaahay wuxuu kula doono unbaad sameen illaahow noo gargaar 🤲

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 5 месяцев назад +1

    ❤ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم يارب ❤

  • @Khadracismaan-t6n
    @Khadracismaan-t6n 5 месяцев назад +1

    Soo badi wll

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 месяцев назад +3

    Qur’aanka ‘Alle Ee ‘Ay ka siibatay!
    Ayaa ‘Aakhiro xujo ku Noqon !
    Asagana ‘Allaah ma dayacayo !!
    Bi’idmi Allaah ,,

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 5 месяцев назад +2

    Subxanallah nimco walbo nusqantedey ledahay

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 5 месяцев назад +2

    Subxanallaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 месяцев назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalo faatima muna allaha kubarakeeyo

  • @Baaaaaar12
    @Baaaaaar12 5 месяцев назад +1

    Munoy plse abyo sida loqaso roodhigii qubus masri sogali plse olse plse ple

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 месяцев назад +3

    Subxanallah
    Walal ma furay marka gabadhii xagee ayeysa ku danbeysey asagiina reer kale ma yeeshay ilmihii ma ayadii ayaa haysta

  • @IfraaxIfraax-j8n
    @IfraaxIfraax-j8n 5 месяцев назад +3

    Muna qisoyinkagu waa cajiib sodhawoow qali

  • @AadamShariif
    @AadamShariif 5 месяцев назад +6

    Asc faatima muna wll qaali alla haku barakeeyo❤

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 5 месяцев назад +1

    Aduun iyo aakhiro isku meel magalaan😢

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 5 месяцев назад +1

    Naag waalan ayeyba eheeyn nimcooyinka illahey weey uga dartey

  • @AsiyaMohamed-bp5ko
    @AsiyaMohamed-bp5ko Месяц назад +1

    Wllo waxaan rabaa lambar kaaga wllo

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 5 месяцев назад +1

    Asc walshay faduma muna ❤❤❤,imamka,,muxu samayeydy,ninkii,cawayey,markisi hore mu,ulabtay,abayo qisada,intasmay,kueked,mise,qeybt,lawad,nosowada

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 5 месяцев назад

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤yaarabi inoo fududeey

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 5 месяцев назад

    Asc fatma muna allah yahfidak salam min djibouti

  • @nanogzan
    @nanogzan 5 месяцев назад +4

    nimka nagah iska daba socda sas a ku dhacaysa, ninka raag waa in xaaskisa wax walbo ku racin
    1-qaladki ugu horeyay waa marku ka tagay shaqdi masjidka

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm 5 месяцев назад +1

    Waal number kagaa hargisaa noso qoor fadlaan fadumo munaay

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 месяцев назад +1

    Asagaa sabab u ahaa yaa yiri naagta naago bar oo indhaha ufuroo mashquul aduunyo udir

  • @SaynabcabdilahiAxmed
    @SaynabcabdilahiAxmed 5 месяцев назад +2

    Asc Fatima muna

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 5 месяцев назад +1

    Nimcada ugu dartay

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 5 месяцев назад +1

    Maxay ku dambeese marka?

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 5 месяцев назад +2

    Subxanallaah cilmigaleba yeelkiise lkn qof usuulufiqhi bartay siduu femists ku raacay..waa yaab walhi.

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 5 месяцев назад +1

    Asagana in uu katago mey aheen masjitka

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 5 месяцев назад +1

    Wah naagta usuuli diin baratay mxa khaldan se wx u jiran o hadana wa xafidu quran e ilaahow cilmi bilaa manfac ah ka magan galnay micna ku jira dadka qar ina maal la siin sbbto ah sida tan ku kibrayaan

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 месяцев назад +1

    ibnu’aadamka nimcada ma xajiyo !
    Maxaa ka Fiican Qof baydkii ‘Alle -
    Ag dagan oo 5 ta Waqti ‘Aadaanka
    Maqlaya !! Nimcadii ‘Alle Ayey -
    Xajin wayday!!? Waana Daciifnimada , Dumarka Qaar !!!

  • @SeynabMohamud-pm3re
    @SeynabMohamud-pm3re 5 месяцев назад +1

    Sheekooyin n dhamad lahayn ayaad keentaa hada oon meelna