Anigu waxan ka bartay in aan lala sii jogin loona sii shaqayn qof isku dayaya in uu gacan ku qaado hadii uu ku qadayna kaba sii daran, ama haku qabo ama u shaqee, ama hakula dhasho qof gacan qad yaqan halaga fogado. Fardo haloga cararo.😭
Mashallaha malmahan qisada wey isdaba socota ala ma niyadeyda ayad ugtahay sidan ujeclahay qisoyinkaga subaxdi markn carurta scholka ukala diro ayan utashta qisadada si an udhageysto kaligey i love u habo mcn or walal mcn 💕💋🫂
Anigu waxaan la yaabey naagtu hadey gabdha wax ku dhufatay ninku muxuu talaagada kala dooney muu isbitaal geeyo waxa laga yaaba iney gabdhu roonate labada qof isma dhaamin aad beyna u naxriis daraayeen illaahow na xifdi oo naga xijaab shar oo dhan 🤲🤲🤲
Anigu waxan ka bartay in aan lala sii jogin loona sii shaqayn qof isku dayaya in uu gacan ku qaado hadii uu ku qadayna kaba sii daran, ama haku qabo ama u shaqee, ama hakula dhasho qof gacan qad yaqan halaga fogado.
Fardo haloga cararo.😭
Subxanallaah 😢allow😢 shararka dhacayaa naga nabadgali 😢Subxanallaah
Waa dhaqanka naagaha siriyanka nimanka ayaay kabaqan ee ilahay kamabaqan naagahasi
Subxanallaah xaasidnimada sacudiga kaliya moodayay lakin waa guud ahan carabta ilaahey naguma imtixano carabtana ilaahey noma baahiyo
Subxaanallah cadow sanaa dad qaar kood ninku waaba doqon balmuu dhakhtar geeyo maskiinta 💔
Subxanallah gabadhu talow Ma muslim bay ahayd
Mashallaha malmahan qisada wey isdaba socota ala ma niyadeyda ayad ugtahay sidan ujeclahay qisoyinkaga subaxdi markn carurta scholka ukala diro ayan utashta qisadada si an udhageysto kaligey i love u habo mcn or walal mcn 💕💋🫂
Masha allh same ayn nahey wll
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
Walashen.faduma.munah.waxan
Ku.salaamay.salantah.islaamkah
Asalamah.calaykum.waraxmatulah
Wabarakatin
Markah.xabby.waban.kuwayey.ee.xabad.khabatay.//markah.walashan
Nosobadih.shakeyinkah.qiskah.
Waa.shakoyin.fican.oo.qibrad.iyo
Kudhayashoh.mudan.ee.nosobadih.qiskah.asxabtih.rasulkanah
Maxamed.CSW.iyo.asxabtisibah
Markah.hadad.sonokhotay.hanagah.tagin.ee.subadih.xiskah.dinigah
Ah.
Markah.rabigan.hasiyo.ciimrih.
Dheer.oo.cibadoh.lah.iyo.cafimad
Wanagsan.hakusiyo.adigah.iyo
Carurtadabah.amiin.yah.alaaaaaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Gabdha ii shaqaysa dadku waxay i dhahaan horta miyaad ka baqataa ana waa iga naxariis 😢
Isku mid nahay saas lii dhaha
Subxanallah ilahyoow dhagar hana galin😢
🎉🎉🎉🎉🎉Asc abayo qesaskaga wa muhim se ad ula socotet aduunka maxakajera mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
SUBXAANA LAAH
ALOOW NAFLE KUSO BIDAY MICIIN AYNAAN LIIDIN
WALHY ILAHAY IMAQLAYA IN ANAN KU FAKARIN QOF KANIXI
ISHIISA KUGU DHACAYSANBA ISKA DHA DHICIYAY
WAA WAX LAGU WANO QAATO SIIBA DADKA BILA SAMIRKA AH
MHADSANID XPPT
Soubhanallah innallillah waa inna ileyhi rajioun
إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم لاتصلدمن لايرحمنا ولا يجافك
Subxaanalah 😭💔
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna adna sidookale walaashey
. . . Scw scw scw
asc fatima mouna
لا حول ولاقوة الي بألله😢😢
Alla maxan gartay inaay syriantahay naagta dhaqankasleh .masibo kugu dhacday naagtasay.
😭😭
انا لله وانا اليه راجعون
Lkn qof wen ayey ahed markay gacan qad aragtay in ay katagto ayey ahed naag xun weye
Subxanallaah
Sharci Adakaa’ Wadankaasi !!!
Acuudu bilaah ninka ka daran muu dhakhtar geeyo
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax walbo oo dambi ah inaadan ku raacin xaaskaaga @@@
Csw❤❤❤❤csw❤❤❤❤❤csw❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW SCW
Cuqubo idinku dhacdey labo qof oo aan is dh