Dr Faysalow Gari Maku Gashaa. ??? Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi {حفظه الله}
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
شيخي حبيبي ❤❤❤
Maashaa allaah sheikh barbaraawi allaah haku xafido ka warkiisa iskaga hadh wuxuu rabaa inuu kugu Soo caan baxee
Waa jawaabtii hore oo badh ka mida la soo gooyay. Ma aha jawaab cusub. Sheekhu wuu joojiyay in uu ninkaa u jawaabo.
Maasha allaaah sheekhanaa barbaraawi
Mash allh ilhy Haku xafido sheesh barbarawi
Waa sax
War cusub maha waa jawaabti hore un
Shekh barbarawi Dr faysal ila merayso Ayu wadaaye iska daa
War waa daasheen
War ma ka aamusto adigu
Waryaara dr ku ma dooda ayuu Dr nimada ku qaatay yah muslim ama kala qabataan
Maaha jawaab cusub waa uun jawaabtii hore
Maasha Allah sheekhoow warkaaga wuuu cad yahay iskaga aamus ninkaaan feysal ladhaho Allah waxuu uuyadhi خذالعفووأمر بالعرف وأعرض عن الجاهلين
Muxuu warkiisa ku cadyahay waa dhaalim takfiiri ah.
Anigu waxan Soo jeedinaya in arintas si hoose oo dhexdhexaadin la idinka galo ku dhameeya insha Allah akhi muslim
Ku waan Salafi takfiiriinta ah waa yaqaanaan in aay hadalada culimada soo jar jaraan oo aay kadhigaan qofkii sual waydiiya in aay ka garleeyihiin.
Ninku waxba islama hayee waxan odhan laha sheekh barbaraawi iska daa
Kher alla idiinsiiye lkn waxan idinka codsaneyna dadka bage kan leh iney kadulqaadan undoawnlod ka saaran videoyada si aan u so dagsano waa kheer un muxu kaadhimi
Marka diintaba laga eegin qofkasta oo caqlileh taariikhda soomaali oo kaliya lasocda wuu ogyay urur diimeed meeshuu waxdhigay ee ilaahada xal iyo maaro loolayay hada waxa laysku hayaa waa urur diimeed diintu ma ogola iyo weyogoshay
Bilaamacniga aad ka hadlaysaan waa waxa dadka muslimka ah la hadhay.
Waxy ila tahy hadalkani was kii hore shiikhuna inuu ka aamusay
Umada u nasxeeya oo cilmiga bara idinku haysku meeraysanine
Sh barnaraawi sidigii lahaa mardanba kusoo jawaabi maayo! Waku sidee aduu libinta qaado ninkan iskaga aamu.
wa video hore kani horay uso dhigeen sago hal saac ah ..... intan walagaso gooyey
Jawaabtii hore oo lasoo jaray weeye, lana soo koobay
waayo arag waa jawaabtii hore😂😂😂
mansha alh sheekh barbarwi calim kamila
Waa jawaab hore
Dr. Feysal wuu amuuse Sheik barbarawi maxa uso goygoy nesin culamada Hala kala qabto ya lisku dirdirin bifadlikum cutabatha aqriyaa umada ufaitheya kher alh hanisiyo
sheekh alle haku xafido ninkan way iska cadahay inuu jahil dhago xidhan yahaye
Aniga kaliy Aya salafiyn halkeey Ku danbeeys 😂😂😂sh, barabarwi wle cabsii badan Aya hysat
Niman kaa waa in looga diga umada waa takfiiriyiin sunnada shaatigeedii kashan.. tuug waaye.
Bulshada haloo naxo wax aysan cilmi ulaheyn yaalagu wareerinin
Dee yaanay daawan cidii aan fahmaynin
ننكر تنظيما ونثبت تنظيما
السلفية على رؤوسنا
Hhhhhh wadaadku miyuu baqanayaa muxuu u diidi hadii lagala doodaayo masalo
Waxba kuma hayo meesha