Ahmiyada Ay Leedahay Wax Soo Saarka Wadanku Full HD Sh.Mustafe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

Комментарии • 20

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 года назад +1

    Ma joogtaa qurbaha mana jeceshahay inaad muddo kooban ku baratid qur'aanka iyo culuumtiisa. Kuso biir groupkan barashada👉chat.whatsapp.com/DTzz0E2xcPn0YJ5e3fSO9a

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 2 года назад

    Masha allaha Barakeeyo sheikh Mustafe Xaaji ismaaciil

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Год назад

    Masha Allah, aqoonyahanka dhabta ihi waa shekh Mustafe, ilaahaw caafimaad ka iyo cimrigaba u barakee

  • @MaxamuudshuuriyeJeyte-cw4ke
    @MaxamuudshuuriyeJeyte-cw4ke 6 месяцев назад

    Mowduuc muhiin ah oo la xariira dhaqaalaha, sheikh mustafa

  • @mohamedabdi6399
    @mohamedabdi6399 3 года назад +1

    Allaah sw cilmigaaga iyo cimrigaaga ha ku barakeeyo

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 года назад +8

    Anoon cid gaara beegsanayn afxumana iga ahayn , badiyaaba wadaadada soomaaliyeed waxay ka hadlaan cinwaano aan waqtiga lagu jiro xidhiidh la lahayn _ mar baa waxaa ii soo dhaca 5 notification oo diini ah oo shan sheekh oo kala duwan ah oo shantoodu ba wax dumar la xidhiidha ka hadlayaa _ laakiin ilaahay mahadii sheekh Mustafa isagu wuu ka gedisan yahay.
    Ilaahay ha barakeeyo.

  • @capalemahamed5870
    @capalemahamed5870 3 года назад

    Maasha allah sheekh mustafa xaji ismaacil Alle xafid

  • @muhamudhassan1259
    @muhamudhassan1259 3 года назад

    Barakallah caqli & cilmi haday ishelaan # sh Mustafe ba ka dhasha

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 года назад +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @Tayochannel333
    @Tayochannel333 3 года назад

    Wacalaykuma Salaam Waraxmatullahi Wabarakaatu.
    صلى الله عليه واله وسلم.

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 3 года назад

    Man sha Allaah

  • @hasanjama2688
    @hasanjama2688 3 года назад

    Mashaaa alaaaah

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 3 года назад

    Jasakalah

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +2

    Masha Allah👍. Fadlan hadii ad rabto su'aalo dinii ah halkan ku dhufo
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    ruclips.net/video/x6auv-LWCik/видео.html

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 3 года назад

    DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY ku baro qur'aanka kariimka ah. Ku soo biir groupka barashada 👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd