inaan ku dhimanaya koley kama dhadhacde dhibatada meesha taal nafteyda ayanku furay runti wa erey qiiro ku jirto koley qofkasta oo jaceyl somaray wa danqeysa
Axyaa dareen 3/13/2021 @2:43am 🤔6/6/2021 @1:19am😇 21/6/2021 @8:30pm🤔🤔9/17/2021 @11:22 pm and 10/3/2021 @2:40 pm until now 🤭🤔 ima soo marin sanadkan sanad iiga xumaa
Inaan kuu dhimanayaa Kolley kaama dhaadhacdee Dhibaatada meeshaa taal Dhabtayda ayaa Ku furay😢 2:42 Maalmo aan lahay qofkii aan jeclaaa 10/12/2023😢😢😢😢😢
Waxaan dhagaysanayaa 10:57 sun-19_02-2023.
Waxaa ahay hadda doob laakiin dhakhso ayaan rajaynaya inaan guursanayo👫.
Heestan muxibbo gaara ayey isii galisay wallahi💏.
Hadda ma oga qoftaydii🥰 laakiin waxaan tusayaa qoraalkan markaan aqal galno insh allah❤❤.
Mid ka mid heesaha Cabdi hani heesihiisa midan ugu jecelahay xasuus gar ahna iigu leh aniiga iyo xaaska mustaqbalka
Inan ku dhimanayo kolay kaama dhaadhacayse dhibataada meesha taala naftayda aniiga ku furay
Axsan fanaan Abdi hani Hashi abdilaahi 🙏💯💯🌹🌹
Guleed yoolac 🌹
Inaan kuu dhimanayaa,
Kolley kaama dhaadhacdee 😭
Heeskan dareen gooniya iyo xasuuso madaw bay igu leedahay, qof aad dartii u bukto oo kugu dheellay 💔
Zekariye🙈🥺❤
Hora loo soconaya saaxiib
Kani iimaamkii masaajidkayaga miyaanu ahayn.
Sorry whi dhibteeday leedhay
@@omerabdi3351 hg
inaan ku dhimanaya koley kama dhadhacde dhibatada meesha taal nafteyda ayanku furay runti wa erey qiiro ku jirto koley qofkasta oo jaceyl somaray wa danqeysa
Nuura jaamac Xaashi hhhh inder xasuuso oo xus ax ax ax 😍😍😂😍
Allha ku daaayo
Kuu dhaartaye dhayahaygay
Dhegahan maqalkodiyey
Dhaban kuu jecelahay❤
Happy Dhaban kuu jecelahay ❤
Ku dhaartaye
Dhaayahaygiyeeey
Dhagahan maqalkoodiyey
Dhab baan kuu jecelaheee
❤❤❤❤❤
Wow lgend abdi hani xaashi🎉❤
I am still watched 2023😢😢
RUUNTII heestan xasuus igu leedayi ❤😢
So zweet ader abdi hani xashi Abdullah nice song
Hestani wa heesaha markan dhagaysanayo darreen ahaaan Aad i damqa 🙄 💔
Kuu dhaartaye olol dab iyo wey 😥
Cishqigu wa dhinbiilo kulul 😥
Anoo ku dhololaya😥
Dhagaha ka furaysataa 😥
Koly maba dhaadanide 😥
Hadii aan ahay dhigaa 😥
Miyaad igu dheeli lahayd 😥
Ano aawada dhanqalan 😥
Miyaad igu dheeli lahayd 😥
Maxaaaa dhawac ruuxi qabay 😥
Midki dhay dhayi lahaa 😥
Hadana uga dhiijiya 😥
Ku dhiibe naftayda hoo 😥
Dhirbaaxada hawga tudhin 😥
( 💔 #Heartbroken 😭💔😭)
still listening 2023 😥🙄🙏💔
💔💔💔💔💔💔
Alla maxay wakhti xus iyo xusuus keh ahaayeen
Heestan waxa i bartay marwadayda aan aadka u jecelahay marwo mushtaaq
Inaan ku dhimanayaa kolay kama dhaadhacde😥
22/12/23 malin jimca haben sapti so galayso🩸
Maxa dhawac ruxii qabay
Midkii dhayhi lahaa
Hadana uga dhiijiyaa 😭
2024❤
Inan kuu dhimanaya kulley kaama dhaac dhacdee intaan Aya igu filan dareen beni aadam
Inan ku dhimanaya kolay kama dhadhacde dhibatan mesha taal dhab tayda ayaa ku furay💔🥺
Ax ax hees macaan badan runtii micno weyna xambaarsan ❤️❤️
Still watching💔 17/12/2021 malin jimca 10:40---barqanimo
Hees dareen lh
Safar dheer itoobiya iyo hargeysa 26 12 2020 sabti 🙏🙏
Still watching 3 march 2023
waxaan aan dhawac tuition qabey midkii dhaydhayi lahaa hadana ugu dhiijiyaa kuu,dhiibe nafteyda hoo dhurbaxada ha ugu tudhin ku dheel dabeetana markas talow malagu dheela qof ku jecel
Nuura jaamac Xaashi zideed ugu dhacdaaba zxp6@
May
2024 sep Old is Gold😢
Still m watching march 14 2023
Waxn heestan ku QiimYo Waan Garn Wayay laxnka Music codka ErYda
Abdi Hani Xashi Heestan Waxn DhagYsn jiraY wakhti Aan iloobi KarYn Lkn wakhtigaas jacyl ima HaYn Lkn hada Qoftii Aan JecldaY waY igu dheeshY
Kuudhibe NaftaYda Hoo dharbaxda Hawga tudhin kudheel Dabeetdana Markaa
Sanad ka dib weeye, maka soo kabatey dhibtii
Cabdi hani good song i like it😑👌👈👈
21/12/2021
Malin duhur 2:50
Malin xasus mudan
Kudhibe naftaydan hoo
Dhirbaxada hawga tudhin
Kudhel dabintana marka mcn 🥰
Ala Maxay Hees Tahay!
C Hani Fanku Wuu ku Tabi Doona.
Gudaha xerada carbiska shaqa qaran baan ku daawanayaa Talaada, 10, may, 2022.
Waxaan kasoo baxay fakhle oo waxaanu diyaar garow ugu jirnaa 18 may oo ku beegan arbacada asbuuca soo socda
NABAD AHAADA
Happy 18may somaliland 😍😍🥰🥰
Tob.sxb
Hadii an ahay dhiga anoo awda dhanqalan miyad igu dheeli leyd axla fanan abdihani cute song
2022 wali waa heestayda😭❤
Adanku dhimanaya kolay kama dhaadhacde 2020/December 7
10:03Am 😔💔
😪🥳
Axyaa dareen 3/13/2021 @2:43am 🤔6/6/2021 @1:19am😇 21/6/2021 @8:30pm🤔🤔9/17/2021 @11:22 pm and 10/3/2021 @2:40 pm until now 🤭🤔 ima soo marin sanadkan sanad iiga xumaa
Ku dhibee naftaydan hoo ❣❣❣
Ubah inaan kuu dhimanyaa
Kama dhaadhacso
My bbe faatin ila dhagayso kuu dhiibee naftaydan hoo😍❤️
Stil I am watching 17 may this song 🎵
Cabdi hano ❤❤❤❤
inaan kudhimanaya koley kama dhaadhacdee best fanaan 😍
nice
love
2020 Nov 06
11: 30
Kudharataye dhayahaygay dhegaha maqalkodiyay dhabanku jclhy halkanan kasalamaya boqoradayda mustaqbalka waxan dawanaya time 8:07 date 9/7/2024❤
Who listening still 14 december 2021
Heestan waxaan ku xasuustaa habeen qaali oo aan kucawaynaynay new-hargaysa gaar ahaan hotel Xamdi.
Xasuus kugu Qaaaliya Weeye Haddaa sxp
Qaarba xamdi aan garanaynoo AMAL GRAND HOSPITAL u garanaya uun hhhhhh
Kuu dhiibee naftaydan hoo
Dhirbaxada hawga tudhin💔
Inaan kuu dhimanayaa
Kolley kaama dhaadhacdee
Dhibaatada meeshaa taal
Dhabtayda ayaa Ku furay😢 2:42
Maalmo aan lahay qofkii aan jeclaaa 10/12/2023😢😢😢😢😢
❤heestan waxaan ku xusayaa ex. Jacaylkaygi ugu horeeyey
❤ku dhaartaye dhayahaygay❤
❤Dhagahan maqalkodiyey ❤
❤dhaban ku jecelahe ❤
❤inan kudhimanaya kolay kama❤ ❤dhadhacde dhibatada mesha taal ❤
❤dhabtayda ayaan ku furayey❤
❤waxaaa dhawaq ruuxi qabay❤
❤ midkii dhaydhayi lahaa ❤
❤hadaba uga dhiijiyaye ❤
❤kudhiibe naftaydan hoo ❤
❤dhirbaaxa ha ugatudhin❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤kudheel rabitala marka ❤
❤macan kudheel rabitala marka❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ku dhaartaye olol dab iyo way
❤cishiqigu waa dhinbiilo kulul
❤anoo ku ololayaa
❤dhagaha kafurayso taa
❤kolay kama dhaadanee
❤hadii aan ahay dhigaa miyaad igu
❤dheeli layd ano awada dhanqalan
❤miyaad igu dheelilayd
❤wxaa dhawac ruuxii qabay
❤ midkii dhay dhayi lahaa
❤hadana uga dhiijiyaye
❤aaaaaaaaax kuu dhibe
❤naftaydan hoo dhirbaxaa ha uga ❤tudhin kuleel rabitalamarkaa
❤macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤
20/12/2021 maalin isnina wh0 is watching 🙄
best song
Axyaa Hees.❤🥰
Steal am watching this song 2022 who is like me know
Still I am watching 31 may 2022 this song 🎵is another level wlhi
Waaw xaaskiisa
Inaan kuu dhimnyaa
Koley kama dhaadhcdee
HearT broken
fankii cagaha lahaa cabdi hani
Cabdi hani heesihiisa mida aan ugu jecelahy maalintey soo baxdey ilaa hada kama xiiso dhaco
❤❤❤❤❤❤❤
😊
18/12/2021 🥺
Subax hore maalin sabti ah🥺
From dhagax buur cadeey 💋
Heestan walhi waxaa sameeyay walaakay dhaba maxamed xaaji cabdi ismaaciil
Best songs
Dhibatada mesh taaal dhabteyd ayaan ku furay😭
Dhagahaaaad kafuraysataaa 😢
C/ hani
1.15M big channel
Kuu dhiibe nafteydan hoo
Dhibaatada hawga tudhin
🙈😭
Waxaan aad uga xumay heestan qofkii sameeyey kumuu sheegin heestan wax iska leh ninkii piyaanadii ugu horeeyay ee uu ju heeso isagon la aqoon cabdi hani utumay ee baray sida muusiga loogu heeso waa nin abwaana heestana ku dhaatay isagaa leh magiciisa waxaa la yidhaa [maxamed xaaji cabdi ismaaciil] heeso kaluu qaado cabdi hanibuu leeyay walahi waa muxuqir cabdi hani mid qudhana Kuma sheegin heesaha kale waxa kamida loofah oo marka hore isagu qaado marka danbana xamda queen waxa erayadeeda kamida anigoo lilaahiyo oo jecel lamaniyo inan gaadhno liiban adigaa ku loofah heesta sedexad waxa weeye adon Doon racing wali badwayn dalai lama idhaa hadoon doonana cashaqa ka joog walhi labadoodaba aadban u aqaana heeso Kala jira oo uu ninja aan shegy leeyay oo maxa walashii suusan ku shegay inad macalinkagii koobad ereyadii dhowr iyo toman Sano kahor uu qoray intad qbtay markad fanan buuxa noqoty aad qadidbee ku shegii wayday caarun wa cabin calak cabdoo
Hees murti leh ❤️💕💓✋🏾👌
24/8/2023
3:50 habeen aan iga go.enin 💔💔😭😭
❤❤❤❤❤ 6:25
Maalin qamiisa 1/8/2024😢🙈
Hani❤
❤❤❤❤❤❤❤
hees wacan boqor halkaa kahay
waa hees macno ku fadhida
2023 is watching 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Hees shidan
caasha caasha
insy balwadi i waashey koley kama dhadhaceyso inan ahaymana dhiman mana noll oon seexan ogoow hah
haye haye
2022
2021/16/ Dec Still Is Watching .
waaw
War heestan shidan mabaan arage
Wwwww. M. A. Cabdi. Hani xaashi. Alhku xfdo. Legendz. ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
qiimo badna hestan asra
2018 who is watching 💔
2021🙋🏽♀️
2022 ayaa la isla marayaa 2018 waalaga tgy wxaa 😄🤣😂😆
@@abdirahmannourabdirahman4306 I’m still here alhmdullh cfmd igu grsiisyy 2022
@@mariajamac9948 ♥️😭
Hees qiimo badn runtii
QalBi Jabkii iGu xuMaa aBid
30/06/2022🥺💔
wlhi QalBi jabkii igu xamaa manta 23 / 07 / 2022 😢💔🥺😭😭😭
weeey rijaal sare
Maalin salaasa 22/3/2022
Fiidnimo 6:05
Jawi rooban alx
Jawi degan lugtaa ii laaban
nice song boqorka codka
Cabdi hani iyo xaskiisa amal waan idin salmay
واو حبت اغنية
روعه
wooow
heez zhidan
ku dhaartey dhaayaheygay waxen xusuustey intad hurdo ssega tahay hhhhh hala nasto cajuuso balwadi dishei
eshcala hes c hani wahes cajiba runti
❤you can play with me
27/7/2024🥹❤️🫶
waaaw nice song