Somaliland Burbur Aad u Xoogan ayaa ku socda" Prot Axmed Ismacil Samatar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 июл 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 98

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 дня назад +4

    Mansha Allaah runbaad sheegtay professor ❤❤

  • @ismailsougueh840
    @ismailsougueh840 2 дня назад +1

    J'ai beaucoup apprécié les discussions de ce professeur qui a globalement soulevé de façon admirable les grands axes du développement
    Jr vous encourage d'écouter et de méditer les discussions de ce genre au lieu d'écouter des conneries autour des clans et tribus.
    Shoukran de suivre cette boie

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 3 дня назад +1

    Mashaallah .. guul somaliland .. ❤️💚❤️💚

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 дней назад +4

    Maasha ALLAH 100% correct ❤❤❤

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 5 дней назад +2

    Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤❤

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 5 дней назад +11

    Waa maxee caaydaan isaaq waa dad gub ah dad tashtay ooy ama dhimo somaliland wee jiri from muqdisho wiil hawiye

    • @rajoo532
      @rajoo532 4 дня назад

      😌🫂 thanks, bro.

    • @realityreality8301
      @realityreality8301 4 дня назад +1

      Qoraalkaaga aqoon darro ayaa ka muuqata! Meel uu u jeedo iyo meel uu ka jeedo lama fahmi karo, balse inyar waxaa laga Fahmayaa in caadifadi kugu jirto!

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 4 дня назад

      @@realityreality8301 inaa I fahanto ma anaa kala jecel danyeer yaheey mida kale sabab ee kuu dhibeeysaa isaaq waa gob hadaa ku leeyahay isaaq waa nasab dhimo ama is gub 🔥 🔥 🔥 yeelkaa ku dhimo naceeybkaa u qabto isaaq

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 3 дня назад +2

      Wll hanala yaabin inaga aya isaaq ah waanad saxsantahy inaga odhan aya iska wada sidas ah macal hawiye iyo reraha kaleba waxana sababaya dadkeni o juhalo wada ah inyar moyane in dhinta jirta la shego waxay ka jecel yihin iny qarsadaan o faanan waxana kenaysa tayo xumadi dowlada o dhashay in wax walo kale Sido kale bilaa Tayo noqden tusale in cunto sun ah o bila Tayo ah dadki cunaya taso kenty in dadki jidh ahan iyo maskax ahanba anay u korin In wax barashadi bila Tayo tahy taso kentay in aqonyahano fake ahi so baxan o diploma kaliya SITA

    • @MARKAATIGA
      @MARKAATIGA 3 дня назад

      Sow may dhaamin dowladii kacaanka 1969 ka ee waxbarashada caafimaadka bilaash ahyd oo misna tayo lahyd oo muuse biixi ku soo wax bartay iyo ciro , cigaal ,siilaanyo hadana ay caasiyeen maxay idin tareen reer marqaan land.

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 4 дня назад +2

    Somaliland xaqiiqdii way burbureysaa waayo cidina diyaar uma aha in saxdo wixii qaldan

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 3 дня назад +1

    Adigaa number 1ka ah

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 4 дня назад +1

    ilaahay Proffesor Samatar ha xifdiyo waaa shaqsiyad garasho dheer oo xariir ah..
    Waxa uu kulansaday, Aqoon, aftahanino, indheergadnimo... Hooy Soomaalay dhugto oo dhaga uyeesha haddii kale ha idinku dunto goor aan Waxba laga qaban karin...
    proff Samatar and proff Galaydh was a canary in the coal mine for our Somaliland people...

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 3 дня назад

    Reer hebel aya nalagu dawakhiyey go heard❤❤❤

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 4 дня назад +1

    Adigu ha ka qaybqaadan. Ilaahayna burburin maayo.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 3 дня назад +1

    Professor hadaad caqli Leedahay waqtiga yar noloshaada ka Dhiman Ha ku lumin Waxaan Dunida la soconeyn you Need go to Back Soomaalia and Blue Flag.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 5 дней назад +3

    Burburka adigaa kow ka ah ina Samatarow colow

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 7 часов назад +1

    🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi 4 дня назад +1

    Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 4 дня назад +1

    Reerkan citiraaf laga raac odaygu citiraaf kii buu u egyahay❤😂🎉😢😮😮😊

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 2 дня назад

    Campaign is a campaign 🎉

  • @sadaamdaacad618
    @sadaamdaacad618 3 дня назад

    Injasto doidaadu dahab iyo xariirtahay mar u dooday dhaqanka hadana dux malaho waxa dilay deel qalaadeed e

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 дня назад

    Warninkan Dhegihiisa Iyo Afkiisu Miyeyna Ismaqlayd . Sheeko Dhinac kararan Walle😮

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 4 дня назад

    Inaadeerkay iidoorka maaweeli waa ilmaabtiyadaa ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm 5 дней назад +1

    Indeed waad asiibtay

  • @Pringels.
    @Pringels. 5 дней назад +1

    Somali, ilaahay baa u maqan.

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 3 дня назад

    Ilaahaybaa yidhi kaxayaqaan iyo ka jaahilka ahi ma sina

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 3 часа назад

    He aint wrong his speaking facts

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 3 дня назад

    Profesar good job

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA 3 дня назад +1

    Xayawaan garaadkii baa kaa maqan sidaa sheegtay meel aan lagaa Rabin ayaa dhex cabaadaysaa adigoo helaya somaalinimo ayaa ka dooratay isaaqland .

    • @MuxsinMarket
      @MuxsinMarket День назад

      Miyaad doorataan , soomalia matii waxaad ogaydeen kudhigtay , miyaad doorataan haday wax u yaalaan , ninkii ladhashee prof cabdi ismaciil baa warkadaayada idin hayee miyaad maqashaan .
      Waarniyoow somalinimadu dhab ha idinka ahaato ama hala isnabad galiyo

  • @basrahassan3942
    @basrahassan3942 День назад

    Odaygan miyaanu xishon saylada wax kasta ayaa yaal suuliyo wey leeday hadhna wey leeday waar nagatag dheh wax kaluu lawareegayaa

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 дня назад

    There is no the entity known as Somalilland..

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 дня назад

    ADIGA MAXAAD U DHISI WAYDAY HARKA IYO SUULIYADA INTAAD HADALKA ISKA DAYSO. 70 jir baa tahay oo awooda inaad waxaas iyo wax la mid ah aad samayso. Hadalka jooji oo ficil biloow. Maamulka wax walba ma dhisi karo

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 4 дня назад

    Ilaahay baa wax na dhisa wax na dumiya. Ina Nebi Aadam waa awood laawe.

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 3 дня назад

    Good speech samatar

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 дня назад

    in laynasoo hawaystoo karash nin noqdo issaq ayaa noogu wacan Cise wayneh iyo samaroon iyagaa kaligood darood oo dhan u jilib dhigay xitaa issaq ayaa sirtayada bixinayay oo huwanta lasoo saftay oo calankani tawxidka dhulka u quudhay .. from saylac city besha cise wayneh somaliland

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 3 дня назад

    Somaliyey hanala yaabin aniga aya isaaq ah o layaban dadkan professorka xagxaganaya inaga odhan aya iska wada sidas ah macal hawiye iyo reraha kaleba waxana sababaya dadkeni o juhalo wada ah inyar moyane in dhinta jirta la shego waxay ka jecel yihin iny qarsadaan o faanan waxana kenaysa tayo xumadi dowlada o dhashay in wax walo kale Sido kale bilaa Tayo noqden tusale in cunto sun ah o bila Tayo ah dadki cunaya taso kenty in dadki jidh ahan iyo maskax ahanba anay u korin In wax barashadi bila Tayo tahy taso kentay in aqonyahano fake ahi so baxan o diploma kaliya SITA

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 5 дней назад

    Sidaad u hadlayso meel gaadhi mayside iska qoraxayso oo maskaxda ka naso qurbaad ku daashaye,meel aad ku neefsataad heshaye hayska dhooqaynin.

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 3 дня назад

    Adigu maxad dalka kuso kordhisy aan dhaliil faan iyo cay ahayn

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 Час назад

    this guy is the classic example of educated without wisdom.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 дней назад +2

    Ninkan dayro badanaa reerkii naxdin buu ku dilay 😂😂😂😂😂😂

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 5 дней назад

      Inaba caadi mahan wllhi ayantan waxbaa kasoo baxaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 5 дней назад

      NInkani xil buu u waashay waa madax wayne mar idhaha shalayba soomaali yuu caayaayay

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 дня назад

    Muse Bixi rejected to nominate insane samater as foreign minister.

  • @daganismail
    @daganismail 3 дня назад

    Umadani maxay cayda ku falaan miyaanay ogayn in lagula xisaabtamayo maalinta uu illahay hor joogo

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 4 дня назад

    Runtii wax badan oo xaqiiqo ah ayuu ka hadlay odaygu.

  • @abdiahm9184
    @abdiahm9184 5 дней назад +1

    Adaa kamidah garaad majiro

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 3 дня назад

    Ismoog!

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 дней назад

    Kkk wu riyoonayaa wuxu kusocdaa sidii Faratoon ree SSC ugu gooyeenSomaliland.
    Isagana Awdal state ayaa ka dhaqaajin

  • @user-oz1xd9ix6y
    @user-oz1xd9ix6y 4 дня назад +1

    Waaar. Bal cayda ka daaya brofeserka. oo dhagaysta miyaydaad qabyaalad ka waynaanayn waayo kuwiina aan aqoon lahayn waad amaanaysaan umda kalena burush xaar leh ayaad la daba socotaan waa faqash ledhiin. A yaa idinla noolaankara ma waxaad tihiin geedkii kaligii noolaha ahaa cidkasta waxa aad leedhiin waa faqash hada idina waxaad thii Qudhmis ogaada taa af caytamaa amaan maleh.

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail3371 2 дня назад

    Homeboy is a complainer. He needs to be an example and built something rather than pointing finger. What has he done for Somaliland or Somalilanders. He just like talking. He can make a difference if he wants but he wont.

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 4 дня назад

    ILa iyo wax Diin iyo Aakhiro ku saabsan professor ka afkisa kama hayo.

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 4 дня назад

    Awoowgaa oo qudha muu odhane dadka qof waliba sidaa wuu u garanayaa

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 2 дня назад

    Why is this guy always criticizing every Somali who tries to do better for themselves? If he thinks he is better than other Somalilanders, He should show the people his action. Talking is cheap.

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 5 дней назад

    Kulmiye adaa buuga uqoree mayqabteen mise way iska tageen

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 дней назад +1

    Waar odeygaan assasakhay ee qolnaa xamar caayaya qolnaa somaliland ee iskadhigayaa akhonyahaan shaley kulmiyo amaanayey mantaa meel u jogoo ayu iswaydinaya

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 5 дней назад +1

      waar gurbaa waxa ka buuxa oo ka yimi in badan oo caadi ahayn mana waala sideenana maaha

  • @liibaanabshir1725
    @liibaanabshir1725 4 дня назад +4

    Odaygu ma foreign people uu la hadlaa mise soomaali waa iga su.aal

  • @user-hy5tj9hz3u
    @user-hy5tj9hz3u 5 дней назад

    Ninkan mucu xaarka iyo Maryaha ka hadlaya yaa yidhi waa professor cilmigad baratay wa ki AHUN Abwan hadrawi ee aha danyerba kaso jeeda

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 5 дней назад

    Subxaana laah.adigaa ka mid ah kuwa leh reer hebel
    Haday reero shiraan dhib ma laha lkn maxay ka shirayaan ??? Ayaa muhiim ah

  • @gemstar416
    @gemstar416 День назад

    Minister of kormeerka qaranka

  • @bilana289
    @bilana289 5 дней назад

    Isku bax habaar hoostiisa ma dhaafo

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 3 дня назад

    brofesor axmed waxaanad kubadaalin isaaq salfudaydbaa halkaa dhigay runta sidewdaba loogumataag helo beenta aadbay ulahaystaan qofka usheega uunbayna raàcaan adna runbaad wadaa dee weykulayaabidoonaan kolkaad hadashaba wakhtibadan haysaga lumin meelay usocdaan majirto ishooduna waa halis iska jir runta weyka maxaan kadaa hadaad rabto inayku doortaan

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 2 дня назад

    Lasanod afka ka qaad ina gumood yahay..

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 3 дня назад

    Kuwa aad sheegsyso eed leedahay awowday ayaa sidaa adigaa number 1ka ah Ismoo!

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 дня назад

    Samater is insane

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 День назад

    Cinwaanka waa in la report gareeyo😊 Somaliland ba burburayso video kuma jirto ninkaana ma usan oran. Waa waxa uu ka hadlayo beenta wa xaaraan warbaahina kuma jirto diintana kaba sii daran ninka odayga been bad ka sheegteen ee Ilaahay ka baqa si xun wax haku raadinina

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 5 дней назад +3

    Waxaa ma lihn waxaa ma jiraan isagu Muxuu u qabatay 30 sano ayuu cay iyo aflagasdo dibada kaga soo hayay hadana gudeheedii ayuu waxaa ka dhex leeyahay hadii lagaa amuso ha u
    qaadan knay dadku doqomo ma aha

    • @fathaibrahim7079
      @fathaibrahim7079 5 дней назад

      Maxaad ka qaban kartaa waxaas oo dhan???.qof kasta oo siyaasi ahi beentaasuu akhriyayaa horaa loo ogaaday, ina wax kama jiraan

    • @sagalwarsame7342
      @sagalwarsame7342 4 дня назад

      Run buu ku sheegay wllo runta hadan laysu sheegin waxba ma hagaagimayaan

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 4 дня назад

    Soomalidu adero wry ku wareeren nin mutacima wuxuh jira wa ainuu aqkigiisa ku cabiro marka idinkuna dad jahila loo badnyahey so in uusad caayeye moodayan wuu in saxanayaba hadii laga faaideysanayo

  • @user-jn6ih7fu5e
    @user-jn6ih7fu5e 5 дней назад

    Weriye axmadow iska naso

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 5 дней назад +1

    Ninkani was faqash

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 дней назад

    Kkk ma enjlishkuu dadka baraaa

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 5 дней назад +1

    Wa fataal ninkani.. uujeedooyin kale ayu wata.. wa fataal foqal fataal

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 дня назад

    Qabyaaladu runta nexebaa!! Wanaagiina guud ayuu professorku raadinayaa, idinkuna been iyo QABYAALAD ayaa idiinka weyn noloshiina runta ah, caadifad la’aan

  • @abdielmi355
    @abdielmi355 5 дней назад +1

    “Dad degree waaweyn wata oo aan garatay laheyn” Wallee isagaa is tilmaamay!

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 5 дней назад

    Mr Dayro, waxaan dayro ahayn soomaad kordhin. Hadal haamo ma buuxshee, wax xal ah ma haysaa

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 5 дней назад +1

    Muuse Biixi needs to start a high school, it is never too late, i am not joking, i am serious.

  • @warsamePress
    @warsamePress 3 дня назад

    BEENAALE, NIN WAALAN, OO MADHAN

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 дня назад

    BEENAALE CADOWGA SOMALILAND

  • @Badahda
    @Badahda 4 дня назад +1

    Kani waaa asaasaq

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 дня назад

    SUBHAANALLAH ILAAHAY BANU KA MAGAN GAL NAY WAR ODAY GANI WA MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 5 дней назад

    Madaxweyne muuse niinkan haqaabto intuusan baaxsan howl kale bilaaabiin reerkan ayan aqaana xasiidniimo ayay somaliland laa dhax joogaane

  • @chainedenadiaquali625
    @chainedenadiaquali625 4 дня назад

    Aderkay landhereysana waxan idoor ma fahmi karan