NIMCAAN HILAAC { ANAA XAMAREEY KU JECEL } 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac #new_song_2024 #copyright
    #new_song_2024
    Heesta: Anaa Xamareey ku jecel
    Ereyada: Abwaan Shiilaale
    Laxanka iyo Musiga ; Samiir Saami
    ‪@Hillaacmusic‬
    CAMERA & EDIT Mali world
    VOCAL RECORDING Samiir saam
    @Hillaacmusic #copyright #Hillaac_Music #Nimcaanhilaac
    / nimcanhilac1
    / nimcanhillaac
    / official_nimcaan_hilaac_1
    +For More Information Booking Nimcaan Hilaac
    Contact: N.Hilaacmedia@gmail.com
    ©2024 Hillaac Music All Rights Reserved.
    @Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac @Hilaac

Комментарии • 7 тыс.

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 месяца назад +1224

    Haday Kugu Wayn Tahay Soomalinimadu Like👍 Allow Midee Soomaali Wayn oo Quluubta Soomaaliyeed Qabiil Ka Taatir😢❤🇸🇴🙏

    • @SaalimMohamed-rz5yc
      @SaalimMohamed-rz5yc 3 месяца назад +8

    • @fartunwasuge8322
      @fartunwasuge8322 3 месяца назад +6

      Masha Allah xifdullah Thanks Wall qaali Thanks ❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️👋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 месяца назад +2

      AAMIIIN

    • @AmiinmohamudIbrahim
      @AmiinmohamudIbrahim 3 месяца назад +1

      Hilaac hirgalay ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Apdalla_Rasta
      @Apdalla_Rasta 3 месяца назад +2

      🇸🇴❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 3 месяца назад +877

    Heesaha waxa ka mcn Qur'aan ka Aleh Yaa igu raacsan ❤❤❤❤

    • @abdiwahabonelove
      @abdiwahabonelove 3 месяца назад +3

      Benta ma ficna ogow

    • @ZiidRoble
      @ZiidRoble 3 месяца назад +13

      Halkan xaa ku keenay marka

    • @ogfilly9246
      @ogfilly9246 3 месяца назад +2

      Wasiiiir happy 1july

    • @c58pro50
      @c58pro50 3 месяца назад +7

      Tuugnimada waxaa ka fiican in aad shaqeesato dadka la hortimaado waxaad leedahay

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI 3 месяца назад +2

      Igu raacsan aaaa subxanalah qur anka waa noolasheenna aduun io tan akhiro ❤❤❤❤❤❤ heees ilaahow qalbigeeenna haka buuxin

  • @marwaanaguero10
    @marwaanaguero10 3 месяца назад +613

    Imisa qof oo somali ah Ayaa love isaar doonta 🇸🇴🇸🇴❤😊

  • @fowsiyaMohamoud
    @fowsiyaMohamoud 3 месяца назад +33

    Legend Nimcaan Hilaac we love 💕 you from SSC💪🏾🇸🇴💪🏾🇸🇴💪🏾🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴💪🏾

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 3 месяца назад +707

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤

    • @MaidaGs
      @MaidaGs 3 месяца назад +4

      Ani aya kugu racsan❤

    • @Somalimix-p3r
      @Somalimix-p3r 3 месяца назад +5

      Wanakana team 27 one love 😘😘

    • @suadsalaad1418
      @suadsalaad1418 3 месяца назад +2

      Waaw ishcalaa hees wadani ah ❤❤❤

    • @UpdalleXaaji
      @UpdalleXaaji 3 месяца назад

      Qof kasta oo muslima ah ayaa ku gu raacsan

    • @borowbaydhabo6201
      @borowbaydhabo6201 3 месяца назад +1

      Asadow guraanka maxa hees ula barabardhigee sxb

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 3 месяца назад +236

    Bal maanta somalinimo hadey jirto like dhac kusiiya ❤ 🇸🇴 🇸🇴 one love somali weyn❤❤❤

  • @kalshaalechannel
    @kalshaalechannel 3 месяца назад +433

    Anaa xamareey ku jecel ❤ Boorame anigaa xurmeeya
    Anaa ku xasila jabuuti ❤ Anaa marka iyo warsheekh
    Xaafuun iyo baydhabiyo ❤ Jigjiga ku xisaabtamaaya
    ❤❤ Nimcaankii hirgalay Soomaalinimo ❤❤

    • @qaasimmohamed7891
      @qaasimmohamed7891 3 месяца назад +4

      Meesha marka ku qorteen waxay ahayd xidda iyo warsheekh
      Xidda waa deegaan hoostagga degmada waaciye gobolka karkaar ex Barri puntland somalia
      Qaladkas saxxa channel wayn baa tihiiine 🙏

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 3 месяца назад

      ​​@@qaasimmohamed7891
      Marka labaad ayuu leeyahay Marka iyo warshiiq Kowda hore lkn Xidda iyo warshiikh ayuu leeyahay.

    • @hodansalebaan1882
      @hodansalebaan1882 3 месяца назад +1

      Anaa xamareey ku jecel ❤😍🥰

    • @FaizaCumar-y2v
      @FaizaCumar-y2v 2 месяца назад

      @@hodansalebaan1882iskeygakuwey❤

    • @abdiazizmuktar2641
      @abdiazizmuktar2641 2 месяца назад

      WAJEER maxad ugu saartay marka😢

  • @MonaHAhmed-zm5wl
    @MonaHAhmed-zm5wl 3 месяца назад +54

    Anaa xamareey ku jecel from Borama Awdal🇸🇴❤️

  • @Kadarzaami
    @Kadarzaami 3 месяца назад +210

    Inta heestan ku bogsatay anaa kaw ka ah inta ila midka ah like isku muujiya from awdal

  • @LuluaAbdusabur
    @LuluaAbdusabur 3 месяца назад +103

    Please heestan ha noqoto heesti uugu daawashada badneeyd taarkhida fanka somaliyeed 😢😢😢😢
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 3 месяца назад +94

    From baydhabo kama kafatamo caasimada umada somaaliyeed ee xamar caday❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FadumoAbdirizak-g9x
    @FadumoAbdirizak-g9x 2 месяца назад +19

    Ninkii raba ha u xishoo
    Ha caashaqo xabashide
    Anaa Xamarey ku taba
    Anaa ku xamdiya Wajeer
    Anaa xoolaha Wardheer
    Kismaayo u Xiisa qaba
    Anaa Xudun iyo Sanaag
    Xaqiiq Baladweyne jecel
    Xaqiiq Galmudugna Jecel😘🇸🇴
    Fanaan Qaran Nimcaan Hilaac

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 3 месяца назад +123

    Anaaa Xamarey ku jecel from Borama😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 месяца назад +3

      Magaladii aqoonta ❤

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 3 месяца назад +2

      Borama l❤

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 месяца назад

      Tag Dee Yaa kuheysto......doqomo aa tihiin booramo sideey udisantahay fiiri iyo amniga...anaga oo Reer xamar Ayaa meeshan wax Ku heesanin...isaaq nebeeka magaladada ha u duminin....

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 месяца назад

      Hidii dowlada wuqooyi ladumiyo xitaa xamar isaaq lee wax ka noqonayo 😂😂😂😂godob buurse iyo ciiso iyo dulmahante Waa iska 0.5😂😂😂😂😂halkeena jooga meeshan anaga ayee wax nagu filneen

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 месяца назад +3

      @@nusumkate123 Isaaq lama diidana iney xil ama somalia 🇸🇴 u taliyaan lkn waxa la diidan yahy maangaabnimada qabyalad iyo naceybka aad somali u qabtaan

  • @mfarah07
    @mfarah07 3 месяца назад +306

    From Hargeysa Somalia🇸🇴
    Dagaalka xabashida aan u midowna o aan iska dhaafno qabiilka iyo kala qobqobka soomaliyey.🇸🇴✊️❤❤

    • @Cabdulaahi70
      @Cabdulaahi70 3 месяца назад +25

      Waa run wll amba waxaan ka soo jedaa somaliland balse anigu xabashi ma nihin somlalia

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI 3 месяца назад +4

      Diyaar ❤❤❤❤❤

    • @fawziya1997
      @fawziya1997 3 месяца назад +13

      From Galmudug somalia 🇸🇴
      Dullkayga amxaro uma ogolin dhiigayga u shubin

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 3 месяца назад +11

      Reer shiikh Isxaaqa xalaal ah

    • @NimcaSheikh
      @NimcaSheikh 3 месяца назад

      Maasha allaah nimcaan hilaac​@@Cabdulaahi70

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 3 месяца назад +296

    Somalinimo hada u taagerto nimcan hilac Like saar ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 3 месяца назад

      Good job my brother i wish all Somali like you thanks 🙏 one love Somalia 🇸🇴 ❤☝️❤️

  • @bulshawiofficial3230
    @bulshawiofficial3230 3 месяца назад +4

    Form awdal ha sarayso soomalinimdadu meel walbo adunka ka joogtan walalahyga soomaliyed farxd igu nolaada 😢❤

  • @AraksanDjama-xl8ht
    @AraksanDjama-xl8ht 3 месяца назад +95

    Ana xamarey ku jecel ❤
    From djibouti no qabil
    Somalinimo naga badan🇩🇯🇸🇴

    • @hiboabdi9392
      @hiboabdi9392 2 месяца назад +2

      wa sidaa soomali nimo naga badan no qabil❤❤❤❤❤

    • @qani2012
      @qani2012 2 месяца назад

      Absolutely

  • @ibrahimcabdirashid9766
    @ibrahimcabdirashid9766 3 месяца назад +229

    Reer muqdisho Bartasay ku salmanyihiin From AwdaL Dhiiga🇸🇴❤️

    • @omarkuupe7290
      @omarkuupe7290 3 месяца назад +3

      waanka qadnay pro

    • @Rayaan12-sj9oc
      @Rayaan12-sj9oc 3 месяца назад +1

      wanka qadnay gobti awdal

    • @falisa576
      @falisa576 3 месяца назад

      Reer awdal wallo dhab ah
      Somalinimo ku wayntahay ba tihin

    • @ruhiiHussein
      @ruhiiHussein 3 месяца назад

      Waan kqaadny bro 🫡🇸🇴🇸🇴

    • @shugrishire8745
      @shugrishire8745 3 месяца назад

      Dhiiga wan kaa qadny❤

  • @Anfac1222
    @Anfac1222 3 месяца назад +70

    Wey tan heees wey dhaaftay hadaad ka heshay like❤😂

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Месяц назад +3

    Heesta muuse biixi miyaa codka kaxiray kkk hada usoo laabty wxba lama maqlo

  • @Usaama-sk3wh
    @Usaama-sk3wh 3 месяца назад +66

    Reer muqdisho wan idin salamay from awdal state ❤❤❤❤❤

  • @abokoribrahim5201
    @abokoribrahim5201 3 месяца назад +115

    Ana xamaraay ku jecel 🇸🇴from Hargeisa ❤dadku iskuma jiraan waan idin jecelnay walaalayaal❤

    • @dmyma459
      @dmyma459 3 месяца назад

      Masha allaah

    • @Zusan15
      @Zusan15 3 месяца назад +2

      Kula miida iskuma jiiran walhi xamar dadka isku dhiiga nahay ❤

    • @HaniFarhan-i8z
      @HaniFarhan-i8z 3 месяца назад +1

      Mahsanid walal❤❤❤❤

    • @ifraahahmed8323
      @ifraahahmed8323 3 месяца назад +1

      Noolow nimcaan intay nololi jirto 😍

    • @misterokay1370
      @misterokay1370 3 месяца назад

      😊😊

  • @fouadradwan
    @fouadradwan 3 месяца назад +140

    Fanaanka kaliya ee ku dhafiyay asagisa xubiga soomaalinimo from Jabuuti 🇩🇯 Nimcanow thanks

    • @AkmAde-mo2th
      @AkmAde-mo2th 3 месяца назад +3

      Rar jabuuti I love ❤

  • @AhmadDiini
    @AhmadDiini 2 месяца назад +4

    Geesi somaliyeed oo somalinimadu kuwayntahay nimcan Abdirahman hilarious thanks ❤🎉

  • @KhayreAden
    @KhayreAden 3 месяца назад +76

    Annaa xamareey ku jecel from Awdal state🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SomaliLiteratures
    @SomaliLiteratures 3 месяца назад +105

    From Awdal Somalia 🇸🇴
    Marna xabashi Somali oo nool xagta soo dhigi mayo Gayigayga ❤
    SOMALIA ALLE HA DAAYO

    • @amiirhanad8440
      @amiirhanad8440 3 месяца назад

      Sooka ku ilaliya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Allahaw Amxaar daa waa eheladaydee Aduunkaan u jecelee cadawgood Allow jebi Amiin Amiin Amiin

    • @missabdi2194
      @missabdi2194 3 месяца назад +1

      Awdal is somaliland maxa ka badali karta kalay wa ka see ka tag calankaga😮😅

    • @ziao.1359
      @ziao.1359 3 месяца назад

      @@missabdi2194ma xiligi aad xaarka burqanaysen ba la gaadhay marka ad so qayishaan? Ma dhulkaygad khasab ku qaadan karta? Aniga hadi an kugu daro bad ku xisaabtami karta Bullshit bad tahe. Sakhramiin internet ka fadhleeya.

  • @Abdulaahi-lj4kp
    @Abdulaahi-lj4kp 3 месяца назад +241

    Aaway dadkii nabiga jeclaa❤ love saar❤

    • @ruqiyoxyusuf6531
      @ruqiyoxyusuf6531 3 месяца назад +1

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @adannur4755
      @adannur4755 3 месяца назад

    • @XamdaabdiXamdaabdi
      @XamdaabdiXamdaabdi 3 месяца назад

      Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @joonman7867
    @joonman7867 3 месяца назад +1

    Reer somliland hoos somlia weeyan up💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴calan dhilo🇪🇹

  • @XASAN_CK
    @XASAN_CK 3 месяца назад +142

    Heestan macan waxay soo baxdey 2024 kuley hadad iga dambeyso like isar comment xasoos ahan ayan uso quraya 2030 reply iso gala somaliyey😂❤😂

    • @Naciimabintmoha
      @Naciimabintmoha 3 месяца назад

      😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 3 месяца назад +2

      Sxb xagee ku dambeeysay ma nooshahay 6 sano kahor comment aad soo qortay arkaye😂

    • @Mb00099
      @Mb00099 3 месяца назад +1

      Hhh xasanoow waa ku salaamay waxaan dhagaysanayaa 2030 bishii 7aad malinteedii 1aad 😂😂😂😂

    • @Ayaanrahiim-kp8eb
      @Ayaanrahiim-kp8eb 3 месяца назад +1

      Ala waa iga qoslisayy wlhi😂😂 2030 i.n wakusoo galaa hadaa iweysona waa dhintee isoo ducee wlkeyy hadaa noshahayy 😢😢

    • @jabersaid4595
      @jabersaid4595 3 месяца назад +2

      2030 iska daaye xataa 2040 Waa daawan doonaa hadaa noolahay waliba maalinkasto 1 luulya ah 🥰🇸🇴🇸🇴

  • @Jamaalbashiir
    @Jamaalbashiir 3 месяца назад +155

    From burco 🙌🙌🙌🙌muqdishay anaa ku jeceL somaLia wa dalkeygii dadkuna wa dadkeyGiiii cidaNa kuma dorsanYo inta adunka qof somali ah jogaNa cidkle ma so dhaweysNyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cawale

    • @dmyma459
      @dmyma459 3 месяца назад +7

      Masha allaah burco dadkeedu waa dad aad u dunwanaagsan waan idin jecelnahay walaalayaal

    • @maqdisali7791
      @maqdisali7791 3 месяца назад +4

      Boqrtooyo reer burca❤

    • @RidwanCqani
      @RidwanCqani 3 месяца назад +2

      M.a gobi dhahy sinjigeenu waa soomli

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 3 месяца назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤ from bari,bosaaso

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад +1

      @@dmyma459 Waar waa shegato qadh muun buraawigii waynaa waakan ,, Anaa muqdishooy ku neceb Aduun kaan kuu necbahay waxaad tahay xaasidin jacal layskuma qasbee Amxaarkaan kaa jeclahay

  • @zakizk1698
    @zakizk1698 3 месяца назад +176

    Anaa jaabuuti, jigjiga, wajeer, boorama, hargeysa, burco, laascaanood, garowe, boosaaso, gaalkacyo, cadaado, baladweyn jowhar, muqdisho, marka beydhabo, iyo kismaayo dhaamn somaliba jecel
    Somalia🇸🇴 ha midowdo
    One ❤ dadkeyga

    • @NashadTigerofficial
      @NashadTigerofficial 3 месяца назад +1

      🇸🇴🩸🩸🩸🩸

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 3 месяца назад +1

      Amiin allaaha. mideyo soomaali weyn❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 3 месяца назад

      🩸🩸🩸🩸 dhiiga ciyaar ma ahan ALLOW noo naxariiso.

    • @FartuunXareed-o6p
      @FartuunXareed-o6p 3 месяца назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @MaaidoCumar-b5c
      @MaaidoCumar-b5c 3 месяца назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KeyfoCumar
    @KeyfoCumar 2 месяца назад +6

    wlhi fanankan fanan wow dhafy m.a abowe isha xasidka alle ha ka dhowro❤❤

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 месяца назад +61

    Wiilkeenii from awdal Borama ❤️🇸🇴👋

    • @KaltuuunAhmed
      @KaltuuunAhmed 3 месяца назад +1

      Ku dayda oo muuse juudan iska cesha

  • @AbduraxmansaidAwale
    @AbduraxmansaidAwale 3 месяца назад +40

    Isaaqa aan tusno awoodan social media ha ku leenahay liketa

  • @MoktarAsad
    @MoktarAsad 3 месяца назад +156

    Anaa xamarey ku jecel😢❤ From Saylac Awdal State

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 месяца назад +6

      Reer owdal waan imaan maray noqoto ❤

    • @falisa576
      @falisa576 3 месяца назад +3

      Ilaahay ha I tuso reer awladal
      O xor ah. Ka madax banan isaaqland

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 месяца назад

      @@falisa576 Amiin allow somali oo mid ah na tus allow Cawaale na wada deeqsi 🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @Zapriiiina
      @Zapriiiina 3 месяца назад

      Dadka somali ugu gobsan ❤❤❤

    • @MoktarAsad
      @MoktarAsad 3 месяца назад +2

      @@falisa576 wllo xor wan nahay Ree sheekh isxaaqna waa ilmaderaday. Ee dheh ilahow Somaliya oo israacda oo mid ah i tus

  • @SHANDHALIYE
    @SHANDHALIYE 3 месяца назад +4

    Hilaaca Qaranka ❤

  • @Suldaanmohan
    @Suldaanmohan 3 месяца назад +120

    Dadku ma wada sinnee,
    Anaa Xamareey ku jecel,
    From Hargeisa Somaliland.❤🇸🇴

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 3 месяца назад +65

    Ana kala xigin Dadkeygaa😢
    Dareen somalinimo❤❤
    From Awdal borama

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 3 месяца назад +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤ from bari,bosaso

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 3 месяца назад +2

      ♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️from mogdisho

    • @samsamqaasin6318
      @samsamqaasin6318 3 месяца назад

      Dad dadnimda somali jecel❤

    • @RaxmaDaahircabdilaahi
      @RaxmaDaahircabdilaahi 3 месяца назад

      From xariirad inder❤

    • @ZamsamMmmhooyo
      @ZamsamMmmhooyo 3 месяца назад

      Form lughaya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deqoharuun1559
    @deqoharuun1559 3 месяца назад +74

    Nimcaaaaan waxa tahy nimco ilaheey na siiye cadawgaga u noloow hooyo mcna aqlal bey kugu so korise ayadana ilaheey waxan oga barya cimri dheer iyo cibaado suban allahuma amiin nimcaan hilaac noloosha kuma xumeyso walalkey ila dhashe cimri dheer iyo cibaado suban allahuma amiin ❤❤❤❤

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 2 месяца назад +1

    ilaa Iyo Hada 500k views ma Gaadhin😂
    [ ❤️🤍💚✊ ]

  • @loukmanabdillahi7381
    @loukmanabdillahi7381 3 месяца назад +118

    Anaa xamarey ku jecel, anaa Hargeysaay ku jecel. Anaa kala xigin Dalkeyga iyo Dadkeyga from jabuuti.🇩🇯❤️🇸🇴

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 3 месяца назад +36

    Boorama ana xurmeeya❤😭😭Allahayaw fanaankayaga noo daaa oo ishooda nooga ilaaali 🫶🏽🫶🏽🥹wanku jecelnhy inader doobi oo sanka taag

  • @Dire022Dayip
    @Dire022Dayip 3 месяца назад +46

    Anaa xamarey Ku jecel from awdal state of Somalia 🇸🇴

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 3 месяца назад +5

    Ninkii raba ka xuubsiibte
    Cid kle ha u xeer dhigyee
    Ana xamareey ku jecely🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎

  • @MaryanDayib-t7j
    @MaryanDayib-t7j 3 месяца назад +86

    Boorama anaa xurmeeya
    Anaa ku xasila Jabuuti
    Anaa marka iyo warshiekh
    Xafuun iyo Baydhabiyo jigjiga ku xisaabtamaya.
    intaas ayan wax la siisto laheyn.🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 3 месяца назад +43

    Borama anigaa xurmeeya
    Anaa ku xasila Jabuuti
    Anaa Xidda iyo Warsheekh
    Xafuun iyo Baydhabiyo
    Jigjiga ku xisaabtamaya.
    On 🔥 song... 🎶👏#Soomaalinimadu ha sarreyso. 🇸🇴✊️

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Anaa xamarey ku neceb aduun kaan kuu necbahay waxaad tahay xaasidiin Axaarkaan kaa jeclahay jacayl lays kuma qasbee Amxaar kaan kaa jeclahay walaal kaygii rumaad

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 3 месяца назад +22

    Borama aniga xurmeya jah Samaronimo + Somalinimo 🇸🇴❤

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 месяца назад +1

    Heestaan waa hees adkeeysay oo sugtay midnimadii Somaaliyeed ee lasoo weeraray

  • @bahjacabdirashiid
    @bahjacabdirashiid 3 месяца назад +35

    Anaa xamareey ku jecel❤ from laascanod Anan kala xigin dadkayga🥲

  • @maryamamohamoud2470
    @maryamamohamoud2470 3 месяца назад +71

    Alla aniguna ku jecliyaa daacadbimo naxariis kàrti dadnimo.iyo dun wanaagsan samaroon siciid baad u thy sharafi korkaaga ha ahaato nolow intey nolol jirto hbo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @ayaanidiris5155
    @ayaanidiris5155 3 месяца назад +52

    Big legend Nimcaan hilaac kama kaftano from Borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @_inafathy
      @_inafathy 3 месяца назад +1

      horta samaroonka dadki la laayeyy kumay jirin miyaa waxy bilaa damiirnimadani subxnllh

  • @aliissack7370
    @aliissack7370 3 месяца назад +4

    From 🇰🇪 I love Mogadishu

  • @NimcoNimco-d9p
    @NimcoNimco-d9p 3 месяца назад +42

    Nimcaan noolow fanaan soomaaliyeed from samaron
    💙

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 3 месяца назад +36

    My dhiiga somalinimo inaga badan from borama waan idin salaamay ciyaal xamar 🎉🎉

  • @MimilakiHussain-th2km
    @MimilakiHussain-th2km 3 месяца назад +46

    Aniga ku jecel😢xamarey from Djibouti 🇩🇯

    • @sabiriinhaajickaadir
      @sabiriinhaajickaadir 3 месяца назад +1

      Thnks wllnimo❤🇸🇴🇩🇯❤️

    • @MimilakiHussain-th2km
      @MimilakiHussain-th2km 3 месяца назад

      @@sabiriinhaajickaadir adiga mudan qli🇸🇴🥰🥺🥹💋💋💋💋❤️

    • @KNOWKeynan
      @KNOWKeynan 3 месяца назад +1

      Thinkz yaqey❤🫡

    • @MimilakiHussain-th2km
      @MimilakiHussain-th2km 3 месяца назад

      @@KNOWKeynan 🥰🥰🥰

    • @amazing1w
      @amazing1w 3 месяца назад +1

      Dhiiga biyo Maha walal jira reer Djibouti 🇩🇯 ❤🇸🇴

  • @calooshabosscaloosha1432
    @calooshabosscaloosha1432 3 месяца назад +6

    Guulayso nimcaan hilaac dhashii adel❤❤❤

  • @ridwancayaash7132
    @ridwancayaash7132 3 месяца назад +38

    Wallaahi dhiiga soomaalinimo ayaa cirka imaraya maanta 🎉
    Qabiil waxba iima tarin wadankiina uu iga burburiyay oo wakaa xamashi qadhmuunii iboobaya
    Nimcaanoow waad na hogaamisaa hadaanu nahay dhalinta somaliyed ee ku abtirsada Muqdisho , Hargeysa , Jabuuuti , Jigjiga iyo Wajeer.

  • @najaxqurux4920
    @najaxqurux4920 3 месяца назад +78

    Heesha waxaa ka macan quraanka Allah yaa igu raacsan❤❤

    • @iftiinocabdulhi
      @iftiinocabdulhi 3 месяца назад

      Aniga wll

    • @MohaMahad-g2l
      @MohaMahad-g2l 3 месяца назад

      Taa mawaxaan cidi ogaynpa jirta mise caruur yar yar cashar siin😂qawlki ale ayaa agdhigaysa hees sewax uwada adi

  • @MohamedAbdulahi-gn2mh
    @MohamedAbdulahi-gn2mh 3 месяца назад +26

    Anaa xamarey ku jcl ❤
    From jigjiga DDS

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 месяца назад +5

    Xamar waaa Xiskiii dadka iyo Xaruntii Qaranka somaliyeed 🇸🇴 ❤ haddey hesho Xukun Fiican.
    HOGAAANKII kacaanka Awdal state of Somalia Nimcaan Hilaaac 🎉Geesigiii Qaranka JFS fanka iyo Suugaanta

  • @hassanbilaal2179
    @hassanbilaal2179 3 месяца назад +26

    Inta og in ay million gaareyso heestaan like ta hala dhaafina🙏😢🙏

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 месяца назад +27

    Salaan GOBANIMO ❤🇸🇴🌹
    From Lasannod ❤

  • @AbdiazizabdullahiYoyo
    @AbdiazizabdullahiYoyo 3 месяца назад +35

    First comment from Garissa
    Inta igadanbeso like isaara

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 месяца назад +3

    From 🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪✍✍✍

  • @MohamedZiyad-go6nx
    @MohamedZiyad-go6nx 3 месяца назад +29

    Qur aankaa ugu macaan wax la dhagaysta

  • @abdihanad
    @abdihanad 3 месяца назад +31

    Wooow 🔥Anaa xamareey ku jecel somalinimadu ha waarto🇸🇴✊

  • @fasalkashanaad3571
    @fasalkashanaad3571 3 месяца назад +27

    War inta iga danbeeso like ha ila dhaafina 2070😂❤

  • @FatmaBintisahal
    @FatmaBintisahal 2 месяца назад +3

    Xamar🇸🇴 my second country from 🇩🇯 ❤

  • @abdirahmanali8939
    @abdirahmanali8939 3 месяца назад +28

    Ninkii raba ha u xishee
    Ha caashaqa xabashidee
    Anaa xamaray ku jecel❤️❤️❤️

  • @mohsin3095
    @mohsin3095 3 месяца назад +32

    Born and raised in Kenya but somalinimo kama kaftaamo ayada wax walbo igala wen Wlhi ......one love somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 .... Nimcan hilac fanan qaraan 🇸🇴

  • @Mahdihassan-hw2fr
    @Mahdihassan-hw2fr 3 месяца назад +300

    Let’s make one billion views this song, comment if you are throughly, ciyaal xamar

    • @hooyosoamliyed4596
      @hooyosoamliyed4596 3 месяца назад +19

      lkn walaal sooomalida dhanba 30 million dhameyn

    • @Mahdihassan-hw2fr
      @Mahdihassan-hw2fr 3 месяца назад +6

      @@hooyosoamliyed4596 we can make brother, shout out to all Somali weyn from jigjiga garissa hargeysa garawe xamar Kismaayo baydhabo, lascaanod

    • @CanabSiman
      @CanabSiman 3 месяца назад

      Isaq markii laga reebo kadaran​@@hooyosoamliyed4596

    • @saraa470
      @saraa470 3 месяца назад +4

      Iam not reef xamar but I was born xamar xuduntayda ku aasan ❤

    • @akramcabdi5686
      @akramcabdi5686 3 месяца назад +3

      Somalidu maba gadho billion lipax kala yaree muraqada
      Lkn hestu sibay u jilicsantee

  • @UbaxFarxaan-cc7so
    @UbaxFarxaan-cc7so 2 месяца назад +2

    Ana xamareyyy kujecel ❤

  • @Umamahamed2014
    @Umamahamed2014 3 месяца назад +21

    Ninkii cuqdad qabo ha caashaqo xabasho anaa Kala xigin dadkeeyga ❤❤❤❤❤❤ qofkii wadani ah like saar

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 3 месяца назад +17

    Haddii Soomaalinomo iyo calankan 🇸🇴 kugu wayn yahay is muuji oo live saar.❤ From Burco Somalia 🇸🇴.

  • @marianhassan1160
    @marianhassan1160 3 месяца назад +34

    Anaaa xmrey 😢😢😢 fanaaanka qaranka nimcaaan hilaaaac

  • @Som-efootball
    @Som-efootball 2 месяца назад +1

    Ana xamarey ku jecel
    Hda Joga: Mogadishu 🇸🇴❤
    Kaso jeda: Jigjiga❤
    Kuso koray: Djibouti 🇩🇯

  • @ibrahimmohammed4409
    @ibrahimmohammed4409 3 месяца назад +20

    Somalia waa mid from Awdal state
    Gadabuursi wayne Samaroon Siciid🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🩸♥️

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 3 месяца назад +55

    Anaa xamarey ku jacel From Baydhabo janaay ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Oontira123
    @Oontira123 3 месяца назад +25

    Xamareey Weligaa Nabad Ahoow🇸🇴😭💪🏻❤️❤️

  • @LibanAbdijalil
    @LibanAbdijalil 2 месяца назад +3

    100 sana hada kdib Dhamaanteen ciida ayaan ka hooseynaaa, dadkuna wey na ilaawi doonaan ee qur’aanka dhageysta badalka heesaha

  • @charmakemoussa8380
    @charmakemoussa8380 3 месяца назад +27

    2da fanaaniin ee xurmeeya SOOMAALI oo dhan Wa N.Hilaac iyo AWALEH ADEN from Djibouti 🇩🇯

    • @sacad.naasir
      @sacad.naasir 3 месяца назад

      War nimcaan hillaac somaliland wuu necebyahay 😄

  • @hassanmoussa88
    @hassanmoussa88 3 месяца назад +85

    Xamar 🇸🇴 my second country, from Djibouti 🇩🇯 ❤

    • @Yuusufcabdi-wv5fz
      @Yuusufcabdi-wv5fz 2 месяца назад +1

      Xamar is the largest city in somali

    • @kiddoiskailowali3432
      @kiddoiskailowali3432 2 месяца назад

      Xamar is not a country be educated please Somalia 🇸🇴 is a country 😂😂😂😂 S/O reer muqadisho♥️♥️♥️♥️

    • @mohamedallaleh-v9h
      @mohamedallaleh-v9h 2 месяца назад

      Thanks bro from Djibouti ❤5 somali

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 3 месяца назад +18

    M.a al faanan Nimcaan hilaac wa wadani kulisa Gataalaha Nacabka iyo Amxaarada ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @QueenHariyat
    @QueenHariyat 3 месяца назад +1

    Alla idaweeysayeey ... Balse gesiyoow garissa maxaa uhilmaante

  • @mahadoali8598
    @mahadoali8598 3 месяца назад +65

    Anaa xamarey ku jecel ❤❤😊from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @BAROENGLISH2
    @BAROENGLISH2 3 месяца назад +29

    Comintigan xasuus ahan ba u qorayaa 2024 keydka🎉❤Allow cafimaad Nagugaarsi 2025
    Djibouti 🇩🇯
    Jigjiga
    Nfd
    Mogadishu
    Somaliland 🎉🎉5 somaliyeed Allow mideey❤

    • @zabadseed546
      @zabadseed546 3 месяца назад

      Aamiin aamiin ❤

    • @loukmanabdillahi7381
      @loukmanabdillahi7381 3 месяца назад

      Amiine ya rab.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️

  • @WLL-HASSAN
    @WLL-HASSAN 3 месяца назад +13

    Ana xamareey ku jecel from hargeisa somali diid dooni mayno 🇸🇴🇸🇴🤍✔️

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 2 месяца назад +5

    Horey u soco Legende NH. From Djibouti

  • @ayuupnapoli582
    @ayuupnapoli582 3 месяца назад +16

    Anaa sool iyo sanaag xaqiiq Galmudug na jecel❤
    Anaa xamarey jecel😢🇸🇴💙

  • @ubahorey22
    @ubahorey22 3 месяца назад +22

    Pls 1day 1m views 🙏

  • @mohamedweli
    @mohamedweli 3 месяца назад +35

    Anaa xamareey ku jcl wlhi waa heees xili fiicn uu kenay legend somaliyeed Nimcan cabdiraxan xasan nimcan hilaac daacadii waligay hees comment kama bixin blse qalpigyga idhahay waa qasab inaad bixisa Guul somali oo idilkeeda nacabkeedana waligeed ma ciil baxo💪🏽🙏✅️

    • @RidwanCqani
      @RidwanCqani 3 месяца назад

      Nimcaan fanan qarn weye wlhi an qabil io cuqdada aqoon

  • @SamiaAhmed-q2e
    @SamiaAhmed-q2e 3 месяца назад +36

    We love you guys from Djibouti 🇩🇯 ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel 3 месяца назад +21

    From Djibouti Mogadishay Anaa ku tawayoo ku jecel🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶❤❤❤

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤ from bari,bosaaso

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 3 месяца назад

      From Mogdisho Djiboutay. anaa ku tabaayo oo. ku jecel🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🫶❤️❤️❤️

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 3 месяца назад +20

    Wah wah tan baa hees lagaa dhahaa fanaan qaran 1M baa mudan tahay xaqiiqdii, waa heestii ugu horeysay aan like la dhaafi waayo balse tan wey iga muteysatay.🫡
    Kabax anaa Xamarey kujecel ❤️🇸🇴

  • @cabdisamadgalbeedi
    @cabdisamadgalbeedi 3 месяца назад +23

    Anaa xamareey ku jecel from awdal ❤ one love dhamaan somali wayn

    • @sheymaa77
      @sheymaa77 3 месяца назад

      Thanks wll qaali❤ reer owdal wa jeclahy lkn qofna ma aqaani guul io gobonimo from.xamar❤

  • @FaizaMalikah
    @FaizaMalikah 2 месяца назад +1

    This is not real somalinimo, shanta somali aan jeclahay hargaysa iyo burcana wa ka tagaa is not it😢😢 hadi somalinimo dhan kaa tahay burco ama hargaysa ba ku so dari lahed heesta this sounds like somalinimo kala maqan. Love you shanta somali o hargaysa kow ka tahay from Mogadishu/galmudug. Waxa leysku hayo waxa le isku yahaa ka weyn viva somalinimo

  • @ilyasmohamed5899
    @ilyasmohamed5899 3 месяца назад +15

    Reer awdal Waan idin Wataa❤❤ From Xamar🇸🇴✊️

  • @fuaadqaasimhassan2965
    @fuaadqaasimhassan2965 3 месяца назад +20

    Wd nashaafisay nimcaanow cadowgaaga cagta kahoos ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 3 месяца назад +16

    Woow anaa xamareey ku jecel from boorma keep going inader hilaac sunta xabashida 😂

  • @AsiyaCige
    @AsiyaCige 2 месяца назад +1

    Heesaha alow gargaar kuwii noo guntaday Kooxda Dayax band.