Wax wanagsan bad u uso bandhigte dadka walal, waxse ku dhihi laha madama dadka ad la hadleyso ey Somali yihiin. Ereyada ad furfureyso u qeex dadka, ugu sheeg afsomali. Isla eraygi Iadaho oo sidisa eh on la qeexin hdi ad so qadato dadka mafahmayan. Mahadsanid.
Aaad baad U mahadsantahay Macalin Saciid (HR Specialist Wax badan oo Job Interview ga ku saabsan ayaan kaa faaiday Aadbaad u mahadsantahay Cilmiga dhaqaalaha Wax la xidhiidha hadad xog ka haysid plz nala wadaag mahadsanid

This video helped me a lot really. Thanks sir keep it up. We need more videos like this 🙂
Am glad inaan ku caawiyey
Masha Allaah, Ustaad Siciid Abshir aad baad u mahadsantahay.
Masha'allah waan ka fa'iidaysanay casharadan walaal,Allaha cilmiga ku ziyaadiyo,shukran alfa mara
MASHALLAH, big support, keep this brother said. its really usefull
Shukran ustaad waxbadan baan ka faaidaystay waxaa rajaynaa xogtaan inay i caawiso
Maashaa Allahu teacher keep going aan kuleenahay
waa wax aad u faaida badan insh Allaah waynu dabakhaynaa
Aaad baad U mahadsantahay Macalin Saciid (HR Specialist Wax badan oo Job Interview ga ku saabsan ayaan kaa faaiday Aadbaad u mahadsantahay Cilmiga dhaqaalaha Wax la xidhiidha hadad xog ka haysid plz nala wadaag mahadsanid
Msha alah ilahy haku xafido
Wll excusive summary maxy ku noqonaysaa af soomali
macalin waxaan kugu baraarujin lahaa in aad casharadan noo sii wadid
Thanks sir
Thank you so much sir
Shukran xagaan Kala so xidhiidh
Waa mhsanthy sxb
wll halkee lagaala soo xiriiri garaa
Su'aal haddii aad qabtid jaamac comments-ka soo dhig, haddii kalese waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkeyga wirigaro@gmail.com
Mahad sanid ustaad
mhdsnd saciid
Qatar waye
siid waxaan doonaya hawl yar ilaa qabatid whatsapp isoo sheeg