FARMAAJO DENI XASAN SHEEKH (5255)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 36

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 21 час назад +1

    Mahamed siyaad allayarxama laakiin mj wuu laaye laakiinwaa nin fiican siyaad

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 2 дня назад +1

    A.s.c Mr aden . Xasan dhiiqo tolmaleh iyo team iyo talo waa kadaab ilaahow umadda soomaaliyeed kaqabto aamiin aamiin

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 2 дня назад +1

    Waligaa cuqdad iyo waa la idilay waa sababta aad horumarka lagaariwayday.

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 День назад

      Hawiye habasha dhanto hawiye gadashis barwaqo ayaa jirta

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 2 дня назад

    Soomaaliyay iska daaya qabyaalada hadii kale waxaan ku shaceynaa dad bilaa dhul ah i

  • @sedson02
    @sedson02 2 дня назад +2

    Cabdisalan wa niin xanuusan waa iin quarantine lageliyo sidii Covid , guri lagu dhex xidho .
    mj reer bahal ma gaadhayan Mareexaan .
    Waana xasidiin ka xun inay Somalia yeelatay ama soo martay labo madaxweyno Mareexaana .

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 2 дня назад +2

    Ninka majeerteen cuqdad ba dishes, been badanaa

  • @CaamirWarfa
    @CaamirWarfa 2 дня назад +1

    Kamtan aaden labadaan non warkooda kabax doodiii waxey ka dhigeeen dood qabiiil iyo far far ku taaaag😅😅😅😅😅

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 21 час назад

    Farmaajo ❤❤❤

  • @abdulkadirsamatar5412
    @abdulkadirsamatar5412 День назад

    Adam, kan waa nin jiran.

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 2 дня назад

    30sano la soo dhaafay majeerteen ayaa dawladnimo iyo isku xirka bulshada soomaaliyeed sababay

  • @HassanCaliXoosh
    @HassanCaliXoosh 2 дня назад +1

    Hawiye ayad marexan ka dhigaysa war jarerow xishod oo hadad cid waraysanay sid xaqiqda ka hadal

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 День назад

      Jarer waa sharaf leh oo waliba Ka fican hawiye waa xalal qudato ah hawiye habasha dhanto hawiye gadashis barwaqo ayaa jirta ninki an ogeynow ogow hada

  • @fartuunkhalif6006
    @fartuunkhalif6006 2 дня назад +1

    Your seeg man sherpa

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 2 дня назад

    Ciribtirka Al-Shabaab oo ku howlgala qeyb aan ka helin taageerada ciidamada Mareykanka taasi oo kor u qaadeysa aragtida ballaaran ee ah in dowladdu ay lacag siiso ciidamada si ay ula dagaallamaan Al-Shabaab waxaan la soo baxay istaraatiijiyad qumman oo dadkeenna si wadajir ah u mideyn doonta haddii Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibtay dowladda, waxay diiwaan geliyaan dadka ku deeqa dhiigga si ay ula shaqeeyaan dowladda, waxayna abuurtaa jawi hawadeed marka qurba-joogta ay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo aan loo hanjabin.

    • @KamalAbukar
      @KamalAbukar 2 дня назад

      Bab-el Mandeb waxay ku soo beegantay halka ay Soomaaliya ka taliso badweynta isku xidha laba dal Yemen sidoo kale Xuutiyiinta Jabuuti waa koox lacag lagu maalgeliyay si ay isula dagaallamaan haddii aan badda u gacan galno Puntland oo leh awood xoog leh oo ay ku soo degto. gudaha doon xeebeed sidaa darteed ilaalinta baddu waxay helaysaa tayo wanaagsan waxaynu kaga guulaysanay badweynta dalal kasta oo ay dalbadaan in xoog lagu qabsado lama xidhiidho xaqiiqadu maaha mid anshax xumo ah laakiin inay noqoto Waxoogaa mooraal ah oo ku saabsan inaan xallino dhibaatooyinkayaga gebi ahaanba haddii Soomaalidu aysan weli ku xirneyn Xasan Sheekh sidoo kale waxay la socdaan wararkayagii aan ka hadlaynay.

  • @FartunK
    @FartunK 2 дня назад +3

    ninkaas dhabayeeco ee cabdisalan la dhaho laangaabka ah waa geed uqdad badan

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 2 дня назад

    Qabriyada sababta hasanku kaliftay ayaa ah in mustaqbalka dhulka laga qaado somali magaca iyo taariikhda soomalia la aaso.

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun День назад

    Good job

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 День назад

    Armajo waa qaain

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 21 час назад

    Nabsi ku dhacay ka daa ha ku luxluxin

  • @abdinourelmi6108
    @abdinourelmi6108 2 дня назад

    Farmaajo amaantiisa meesha uma joogno

    • @FartunK
      @FartunK 2 дня назад +1

      farmaajo wuu istahilaa in la amaano because wax badan buu qabtay inaad ka xumaatid ma aha

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 День назад

      Armajo waa munafuq waa madaxwyne mareexan tabar le reebtey Moye wuxu rabey sidi aderkis in U umada gumeyo waayo waa kii Mel walibo Ku duuley oo mareexan xubki qaranka siyey

  • @saedking
    @saedking 2 дня назад +1

    Cabdisalaan ani xata walayby benta o farmajo kashegayo wadad wanagsan marexan frm mj

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 День назад

      Daarood bontis waa mareexan
      Waa qabiilka ugu xun dares xita ma Yaqanan

  • @shukrishire5286
    @shukrishire5286 День назад

    Ka Gudub dheh

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 2 дня назад

    Nin Somali xaga caqliga ayuu ka aradanyahay. Balninkaa wuxuu ku hadlayo. Kuyeh Majeerteen naa wadanka dumiyay. Horrible!

  • @sedson02
    @sedson02 2 дня назад +1

    Dekeda Boosaaso wa iin laguso wereejiyo federaalka oo laga qaado cashuurta federaalka .

  • @saidhassan8544
    @saidhassan8544 День назад

    Ninkan muxuu ka hadlayaa. Ciil ba ku hayo

  • @sedson02
    @sedson02 2 дня назад

    Puntland looma joojinayo .