Prank been been ayaan qabdaha wijigayda ku tusisay wlhi saan qalad waye Casho happy intaad Amira u daqdaqey ayaa wax badan kaa halaabi donaa😊😊Saas 1 million kuma garaysid sxby eey dantaa fiirso 😮😊
Muuqaalkani wuxuu i xasuusinayaa sannadkii hore 2024 Jan 20 Sabtida 9-ka saac ee 😭😭 Nairobi waa ay adag tahay inaad guriga iga saarto Waan ka xumahay😭😭
Iyadu markasta prank oo dadku si xun uga falcelinayaan un maxay usamaysaa maxaa ka qaldan social media intaasay ku jirtaa hadana waxba mafahanto uf prank normal ah oo lagu qoslo ama macquulo wad kayabsatay ladhaho keeni mayso wax aad kaxumaato say u dhaqmayso mooyee 😒
Uma maleyn maayo indhahan sidan uqurxon io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw
Scw scw
Scw Scw Scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiiro ceeb waaye waxa qaar kaftan ma galan siiba gabdhaha barnkiga ka daa gabdho waaye qalad ayey ku fahmi karaan tii sundus waad oged wiilasha lee ku samey barngi oky abyo dadka qalbigoda kuma jirtid wexey raban ayey iska dhadhicin karan hadana waad isku cusubtihiin gabdhaha marka bilis iska daa gabdhaha barnkiga ku sameyneysid ❤ oky ayu gabar oo dhan haku samen wax yaro iska caadiya lee moye waxan dadka qalbigoda ayow badeli kara waa iga talo wllshey ❤❤
Wlhi run waye midas❤
Whi been mah qofta waa qof weyn ciyal ismoodaya 40 ciyal isgu haysta whi😒
Qaas Markiii Qurbaha La Joogo❤ Run Ayey U Qaaden Karaan ❤ Daqiiqadahaas Yar Ayey Ku Waallan Karaan❤ Waxa Qarkiis Kaftan Ma Gallo Waa Run❤❤❤👍👍👍
@@NasraAhmed-r5rmaxa kaa kalay bal naa 50jir aan camal laheena tahy ooyinta meesha kala tag 😏
@@NasraAhmed-r5rwaa dawata waa caysa naa mesheda kabax waxey doonto aye sameysa waxaba kama galin
Wow asho cuud wa gabar dhigleh isn't easy cuudka qalad maqadaneso 😢 sorry prank amiira nigu samesay casho happy kulaha inyow 😂😂
Waxay dhiig leedahay maleh may baxdo intay gabadha kle caayayso
waxani prank waye waana la isla og yahay
Casha cuud nag nol weye casha happy miskin wye 😂
Aan ku wada salino xabiibkena Muhammad scw ❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
scw scw
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
❤Scw
Amiiro maskiinwaaye caasho weykanoxoosaa qof fiican waaye walaahi ah calooshee ihurisay srii caasho😮🥺😊horay usoco abaayo😊😊❤❤❤😂😂
Kusale nabegen muxamed scw🎉🎉❤❤❤❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
❤Scw
Amiiro plz abaayo caasho Happy wey ku jeceshahay ee si gaar u ilaasho plz waa miskiin 😢
Waxas ma jecala ah
Team amiiro hadaa nahay caasha happy waan jecelnahay amiiro caasha happy maskiin waaye wlhi markle prankigaan caml haku sameynin🥺😅
Wlhi casha cuud waa naag nag nool dhiig badana wuxu manaa dhalay wllhi ani xata sasa ahy😂😂😂
Naag og iyo abgaal iska dhaleen waxas ma qaadato😂😂😂😂
Wlhi ila mid waye aishada kle ciil bey igu dishey anoo og iney prank thy 😂😂
@@faadumomohamed-kx5bb haa wllhi caishada kle miskiin wye😂
Caasho cuud waa geber Abgaal ah ha ka sha kin
@@AsliMclnwaa prank la isla og yahay waxaan wax fahma
Caisha cuud waa anoo kale bahdilad
Ma qaato xitaa hadaan meel aqoon qofku haduu idhaho idhaaf wnka tagaa 😊
maxa waye bahdilka sheegosid waxan waa prank ay isla og yihiin
Omg amiiradeena San ku sugayey lee 15 sec ku arkay vedio gaaga ano refresh dhahaya iso dhacay thanks ilahay hano ka caafiyo abayo 😢❤
😢😢😢😢😢😢
Amira ceeb waaye waxyabaha qaarkood gabdhaha sharaftooda haku ciyaarin prank haku sameen mardambe ❤❤❤
Caasho cuud haka shakin waa naag rer Karan ah dhiiga waligaa haka shakin qof Karan ku ka soo jedo wadankaas😂😮🎉
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Amiiro aisho yar no dhaaf nagahan kale kusamey hada rabtid lakin aisho waa miskin weyna kujecshy mar danbe haku sameyn🥺
Sundus ayaanle queen of youtube inta igu raacsan❤❤❤🎉
❤❤❤❤❤🎉
Mesha ma sundus baa iskala orad meshed ku dhe😏
😏🤫
meeshan boqorada youtube ka ayaa joogta sundus meesheda aad
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Csisho cuud isn't easy ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Amiira qurux iyo ceyda isn't easy 💞💖🥰
Ku sali Nebigan maxamed scw scw ❤❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caasho cuud walahi waagabarkartileh nonlow abaayo amiiro adne gabdhah mardanbe saas hayeelin waa maskiin caasho hppiy sooraaligaligabdhah amiiro😢😢
Allow sanadkan ka dhig mid somali dhan mideeyo oo qiiblka la isku dilaa
Amiin
Aaisha happy dhig rer barawe makujiro wxy dabalnimadan ani kuma dhaline iga bax lagu dhahy iska baxdi prank laisla ogyahy wa qaraabo goos 😂😂😂😂
Aisha cuud naag adag Abgaaal ah waaye dheedhel ma qadeyso tankale Aisha happy maskiin waaye Abahey adigu igu ka so amanestay kullahaa
Ogaadeen weye
Caasho hppy qabiil ke waye
Kulmes qabyalad jojini hdii 2025 la gari hta wx baro o nolashan hormar ka gar acha mambo ya qabyalad
@@Zeytunosman-hu1mq af somaliga iska sax plz dib iskugu laabo
@@cabdallaxidig-uf3ds wlh ma aqan dadka cad cadka inee tahay uunba ujedaa
Casha cuud wa gabadh dhigleh lakin casha buro wa maran balyo laoya 😂😂😂😂😂
Ma arakty ciil igo dishay waa isku tul
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Caasho cuud wlhi ma ahaan qof dheedheel qaadaneyo Naag nool 😂 lkn Caasho happy maskiin waye waa lagu dul tumaan karaa 😢
wax dheel dheel ahba ma jiraan waa prank la isla og yahay
Hadaa lasoo wada cabaadidonaa tiktok ka arkeesiin xumanta ka dhici doono😂😂 lkn dad iswato isfahamsan ha dhaxgalima
Waa hesaaa😂😂
Haaaa ❤❤❤❤❤❤
Qaar badan baa meesha ka cabaadaya 7+7 reer baadiye waaye dad iska jecel bay u kala hiiliyan 😂
Kuwiii amiira ku naxsana hadey so wada cawadayaan😂
Hada imaada bee comenta gudah ugal😂😂😂😂
Naag hawiye jiljilac ha ula iman caisha cud naag abgaal isman ❤
Og wye😂
Qabiil miyaa wax walba ka dhigaysaan xishooda
Amiiray walshey saan ceeb waye mardanbe hasameynin please❤❤ adi prank shaqada maba ahan waxyaalaha kale lee noso samey😂gabdhahan xumaaan kufahmeen ceeb caleyk guri iiga bax KAFTAN magasho
Prank lays la og yahay waye ceeb maxa ka dhigay
Gebe dheyna. Caasho cuud. Waaa legend. Bil eeg. Geesi ni ma deeda. 🆎️🆎️💯💯💪💪 geesi ni mada. La shee ga ba. Waaaa. Adow ka dha shay. 🆎️💯💯💯💯👑
Hadii prank la samaynaayo xataa qabiil miyaa ka dhigaysaan alla soomalidaan waligood ma ilbaxayaan
7:52 ayadoo la burinaayo ay xanuunkeeda ka sii fakaraysaa😢
8:57 Wanaag badanaa😢
Amira isn't easy 😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
Amiiro isn't easy aa leeska soo qoraa war prank leesla og yahay waaye qof camerada irida eey hor fadhaan lahor istaagsan oo leeska indho tiraayo maxaa waaye somalidan waxba maba fahmaan horto
Maxa kagalay marka dhaqan xumida amiiro is not easy😏
😂😂😂😂😂
@@abdirahmannuh9430hadii Amiira is not easy lasoo qoro maxa jira wah
Prank been been ayaan qabdaha wijigayda ku tusisay wlhi saan qalad waye Casho happy intaad Amira u daqdaqey ayaa wax badan kaa halaabi donaa😊😊Saas 1 million kuma garaysid sxby eey dantaa fiirso 😮😊
naa gabdho iska kaa jecel waye iskuma diri kartid Amiira wajigeeda dhabta ah waa midka aan kuwada naqaano waana gob aad bayna u qalbi wanagsan tahay waxana inuu prank yahay waad u jeeda
Team amiira hadanu nahney Aasho happy Waa jecelnahyy😂❤
Omg Aisha cuud naag dhiig leh o damiir nool prank ma qorto wku wtaaa 😂😂😂❤
Caisha Cuud dhiig bdna jah❤😂
Amiira waxan khalad waaye bismilaahi😢😢😢😢
Amiiro waad ceebowday,ash,iiga baxa Guri aa😮😮😮.
Aduu badahaa ka bax iyagaa isku ahaadee
Prank inuu yahay uma jeedid run baa u qaadatay 😂😂😂😂
Aisha happy walasoo jiidi kari waayayba😂😭😭
Fuleynimo ufadhido😂
Caasho daarood miyaa dulqaad yaraa oo xanaaq dhawaa waaba naar naar naagtee😂😂😂😂
Haa
waa wax ey isla ogyihiin markaas beey rabaan in ay anaga nawaalaan😂😂😂
😂😂😂😂😂 ma aragti
Haa waa wax layla ogyay
Ilahyow caisha happy cml walal noga dhig meshay ka fikiiree m.a❤❤dulqad dad jacyl sharag🎉🎉🎉sharaf
Kusaliya nabiga scw
Aaisha cud dhig h.g maku jiro wa anigo biyo is mariyeyy 😂😂😂😂
Dhiig og waaye
Yaaa ila misa xaley waxan seexday iyadoo tahay 2024 waxan soo kacey iyado tahay 2025😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Meeqa jiraa thy 😂 aad sookacdide
Amiiro abyo maxa sas uyeshy wllhi wan la oyay ilinta ceshan wyi wllhi lawo casho maskin ❤
Caasho Cuud Wllhi dhiig ledahay waan kuwataa taliso
2025 brank gii ugu horeye ona xanun ah sorry 2 casho😭😂
Amiira Qurux❤4M🎉😢😅😅
Caasho raali galileo amiira ❤❤
Aisha cuud naag nool iga dhex asha happy ciil bey igu dishey ano og prank inu yhy😂😂 sorry 2 asha❤
Wanku salamey habo macn😊❤🎉🎉🎉
Amiira qurux 1.4 soon I.a❤❤🎉
"Hadiin baxo waxa ladhaha gabarta xanunsan maxa ugu tagti" caasha happy😅😅😅😅😅
Iyo amiiro akhwantey waaye kkkkk
Kkkkk
Casha cuud naag dhiigleh weye wlhi waxasoo kale kaftan io prnk toona magalo wa bahdil lkn yeelkeed idinka iska kaya yaqana wanu idin dawanaynaa uun 😂😂😂
prank waaye waana dad asxaab ah bahdil see ku yahay
Amira qurux wankujecllahay xabibti mxad gabdha h sas ogugashay❤❤❤❤❤❤❤
Caasha cuud wllhi is not easy😂
Team amiira ila qosla😂😂😢
Casho😢sorry 😢abayo 😢😢😢😢😢😢😢
San Ma Ficna Akhwantey 😢 2Casho Sorry😢🙂
Amiira iney boqorad thy cid shaki uguma jiiro my queen ❤nolasheyda iska bashay way kugartay isha xun Allha kaqabto🎉
Asha happy maskiin sorry 😢
Caasho dhan aaba sas eh m.a😂
Amira umadena ma tihid😂😂
Ayy what a prank😂😂real prank million Quruxx ugu imaw😂asho happy igu daraan😂 sorry abayo
Amira qurux is not easy 💀 wlhi ❤
Sorry caisha😢😢😢😢
Amiira ma waalantahay horta dadku runrun ayay u qaadan karaan soo ma ogid guriga iiga bax ceeb weeye caqliga mad kaashatid prank xun un maxad usamaysaa horta uf
Uf qofgarab karabo see ugudheeldheelee😢😢😢
Dheel dheel maahe waa kaftan
Waxas miya kaftan ah sharaf dhacwaye@@MaanoJirde
waa prank adi
Tan kale booto haysa may baxdo maxay gabadha kle ugu meeraysane 😂Caasha ka caqli badan yaa dabaalo duurka loo dira
Waxan prank magalan amira mcnto waxan cml ha unoqon😢😭😭😭
Balayo weynin badan bal mey kacdo oo dhiig malahan miya curi cml waa ayada ufadhide😂😂😂sorry caasho happy cil aa iga ka qabtd nh icafi😂
Waa iga qoslisy wllhi😂😂😂
kir waraa gabarta ka leexo 😂😂
Amiira dadka ha dhibin Aqwan ka daa prank khasatan Aisha cuud mataqanto kaftan hala kaftamin😂 Aisha Happy miskin waye wlh😢
Egriris makaasayi hee Intee Aadaa😂😂😂😭
Farst comnt😂❤🎉😢
😂😂😂😢😅
Amiiira gbdhaha si umaad galin caydaa ina brank kusameyse ahyd ana coz isgaa brank xun sameye 😂
waa loo soo socdaa kaas mala hilmaamin 😂
Amira umadedna maah😂
Qof kii ugu horeyey ❤🎉
Amiira waxs caml waa doqonimo wlhi bilhye sidaan ku difacuny waan daalny 😮qofk xitaa hadii aad isl ogtihiin xitaa dadkaag kugu diryaan wah
is daji waxan wax ka daran baa la sameeya
Team amiira qurux one like 🎉😂❤
Aalah tan cashada waa doqon ciyala casiira ilaahayow mesha mn tagnadoo wan jar jarilaa malaha😂😂
inuu prank yahay bay og tahay
Amir abayo ka dhaafnoo😅😅😅
Asha wlhi caloosheey i hurisay amiira asho raali gali please 🙏 🎉
Amiira gurux masha allaha ❤❤❤
Midna waa dadkii safka hore schoolka fadhisan jiray midna waa dadkii safka danbe fadhisan jiray😂😂❤
Amiira caasha ilaalsho way kujeceshahy ee s
anago ah team amiira 2ba caasho raali noqda
😂😂😂😂amiro abaayo gabdhaha sixun ugashay caasho hbay 😢wan la ooyay cashada kale masha allaah naag nol dheh
Kkk amiiro hadda aragtaan so sorry inay dhibley tahay mama caliwiyo ayaa sheegtay qofkast dabacadiis wuu la soo bixi isma qarin karo waxay jacashahay guurigood waxay kula joogto inay Bulshada ku xukunto so sorry iska badal dabacada aniga kkk Ilaah haa kaa leexiyo ishooda amiin Yaa Alaah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Kaftan iyo kala saar run
Xaqiiqatan vedio inaad qof ku qiimeysid aad baan uga xumahay
is daji waxan waa prank
Kkkkk Dad qaarkiis No Answer kkkkk
Queen 👸 👑 Amiira ❤
Itinku waxd ila eegtaan kuwii amiira jaaniska ku raadin jiray waxy soo dhihi donan😂😂😂
jaanis gaad yaal badan baa cabaadaya yaa u sheega inaan og nahay u jeedkooda 😂😂
Muuqaalkani wuxuu i xasuusinayaa sannadkii hore 2024 Jan 20 Sabtida 9-ka saac ee 😭😭 Nairobi waa ay adag tahay inaad guriga iga saarto
Waan ka xumahay😭😭
Prank waye maxa uma jeedid
Planned prank waaye 😂
Acuudu billah war dadkan reerbadiyah ah intee ka imadan just pranki waaye serious uwada qaadateen 😂macanaha point yar amiira kuraadineyn iska dhah noh wtf weligeed pranki lasameen jiry 😂😂
Iyadu markasta prank oo dadku si xun uga falcelinayaan un maxay usamaysaa maxaa ka qaldan social media intaasay ku jirtaa hadana waxba mafahanto uf prank normal ah oo lagu qoslo ama macquulo wad kayabsatay ladhaho keeni mayso wax aad kaxumaato say u dhaqmayso mooyee 😒
waaba reer baadiye run ah fiiri meesha inuu prank ku qoran yahay ma u jeedan miyaa calaacal badanaa run eyba u qaateen 😂😂😂
@@nasraabdi1107reer baadiye naa wuxuba haduu prank yahay qaabkii la rabaa loo sameeya reer baadiyenimada meesha kala taga
Amira, that's never good 😢😢😢😢
Ala aisha xanaaqa markii la qaybinayey horaa tagneen wuu nagu dhacada😂😂
Aisha happy maxaa waaye zaid isku bahdishey Aisha’klaa dhiig leh wlhi ben ben lagu bahdiloyaa 😮
Sorry😢😢😢😢😢😢
Amiira qurux abayo gabadhena casho Happy amano kuku tahay maxa san u yeshay ws maskin 😥😥😥casho Happy ad urali kali wa maskin wlhi
Ssc
Ooma adaa dhalay😅
sxbted waaye way jeceshahay waxana prank waye