Nuxurka Heshiiska Itoopiya iyo Somaliya iyo cida la khiyameeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 23

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 25 дней назад +1

    Maanta qifka ku tilmaama XASAN GURGUURTE oo shalay marku Axmed Dhuxule maroorsada Awooda ee u ka diiday MDW FARMAJO Allaha uma u soo celiye
    Saw kii XASAN GURGUURTE u tagay ee CALEEMASAARAY😮
    MAANTA Ciidankii u u dhisay MDW FARMAJO IN dalka ay ka xoreeyaan SHAWAADIIta Maanta waka DHIIGA CIIDAMO Somaliyeed isku dilayaan 😢
    Ma kaasad ka sugaysaan in u sinaba u keen Guul Somalia waa MAYA

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 25 дней назад +2

    Waxan reer koonfuredka yaa Somali ka dhigay. Faqash nacdal idinku dhacday

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 25 дней назад +2

    Turkey wa qaayin ka faaiidayta wadamada burburay

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 25 дней назад +1

    Hawiye haaweyda dhulka iyo badda xaraashta xasan qabuur xasan xaraash

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 25 дней назад +2

    Mou woow aqbalay xasan sh. Shaki ku majiro taas wax walibo woow katanasulay li anahu dahalka axmad madoobe

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 25 дней назад +1

    Jubaland iyo Somalia aya siman maanta 😂😂😂

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 25 дней назад

    Kulay waxad ka hadashaan ma yaalo
    Turkigu isagu faa'dadiisa oo danta Somalido maaha mida KOOBAAD lkn waa danta DALKIISA

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 13 дней назад

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Xassan diirato iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Xassan diirato Waa No vision No strategy no dignity

  • @mussali3427
    @mussali3427 23 дня назад

    Berigii hore waxa la dhihi jirey midnimada iyo jirtaanka dhuleed ee somalia. Hadda heshiiskan waxa ku qoran midnimada iyo jiritaank dhuleed ee jamhuuriyadda fedraalka ee somalia. wax weynbaa u dhexeeya. dowladda fedraalka waxa lagusoo dhisay Road map aanay somaliland ka qayb gelin. Moqdisho accord. growe 1. grow 2 agreements, galkacyo declaration iyo haddana muqdisho declaration. intaa midna qayb kama ahayn somaliland. iminkana dowladda feraalku waxa caalamaku u aqoonsanyaha 5tii maamul goboleed ee ka samaysay habraacii road map-ka iyagaa shira, isu yimaadaa , hadday rabaan isqabta, deeq bixyaash caalmka sidaa ula dhaqmaan. Heshiiska ankara waxa ku qoran midnimad dhuleed ee dawladda fedraalka, Xasan Seekh waa ogaa markuu saxeexay in laga reebabay soomaliland.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 24 дня назад

    Darood somali maha axmarada dabda u lefaa

  • @dhoolecade89
    @dhoolecade89 25 дней назад

    aqiyaarta aniga waxay ilatahay wadanka wuxuu u baahan yahay strong centeral government. Hala falanqeeya arintaas. Hashiis aan sixiixi karno majiri doonto inta dawlad Goboladeede iyo faderalka ay is bar bar yaacayaan.

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 8 дней назад

    Xasan shiiq itoobiya asaawata yuu u adeegsaa daarood iyo Raxaman weyn mana baxaayan itoobiya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 25 дней назад

    REER KOONFUREED CAQLIGOODU WAA DAM!!!!!!.REER GALBEED WAXAY SOMALIYA KU YIDHAAHDEEN, ETHOIPIA LAGAMA MAARMAYO INEY KU JIRTO CIIDAMADA SOMALIYA LOO SOO WADO!!!!!.MOU LAMABA SOO HADAL QAADIN!!!!!.TIRKINADANIHIISA AYUU KA FUSHANAYAA!!!!!.
    SOMALIYA WAA FASHIL!!!!!

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 25 дней назад

    Hessan wa laga gulaysty 😂miskin siyasadi wa ku dhacay

  • @dhoolecade89
    @dhoolecade89 25 дней назад

    yaan la is xuurteen

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 25 дней назад

    Shame of Somalialy politicians
    Because you guys Solde Somalia 🇸🇴 by Turkey 🇹🇷 President Erdoge
    So five Somalialy states united
    And we're against what Turkey 🇹🇷 President Erdoge and Somalia 🇸🇴 President Hassan done December 10,2024 the black day for Somalialy peoples !!!!

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 25 дней назад

    Tu luus kudhawaaqid xumàa