XARAF QABSO - (Farax vs ArimaHeena) Somali Language

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Waxkabaro Afka Soomaaliga

Комментарии • 814

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  6 лет назад +521

    Adigaan hadda daawanaya Xaraf Qabso :) one love guys :)

  • @cismaansiyaad9281
    @cismaansiyaad9281 6 лет назад +296

    Inta quraanka jacel likta igu qabta

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 5 лет назад +3

      Quranka wax naceyb ma jiraani illaahey ka baQa quranka like ha ku raadinina

  • @idiriskaiitaabo659
    @idiriskaiitaabo659 6 лет назад +186

    Waxa igu walahi ah oo igu bilahi oo igu talahi ah hadii qoralkan an aqriyo in an like sarayo
    Waryaa dhaarta yeysan ku qaban

  • @aliyaismail81
    @aliyaismail81 6 лет назад +142

    Mlint igu horesy comment ka bxyo like haila dhafin iso dhaweya wllyal😩❤❤

    • @khuuriye
      @khuuriye 6 лет назад

      Aliya Ismail f you

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas 6 лет назад +159

    Hadii Adigoo Jiiftid 🛌 Aad Dawanaysid📱
    Barnaamijkaan Xiizaha Badan Sidii Ani Cml #Like Ii Saar MahadsaniD Wll 👍

  • @xilibaanmunakhaliifshekhab3011
    @xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 лет назад +176

    Naag foolxun Malaysia kuma noolo miyaa❤😭
    Mida kale inta dareentay inoo jecelyahay arimaheena farax subscribe 😂😂igu qabo

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 лет назад +156

    Geesinimo👊👊👊Hoygeedu ama Gurigeedu waa Soomaaliya. 💚💛💜💝💘💟💖💗💓💔💕☝👆☝👆☝👍✌like maxa igu dideeysa soo uma Qalmo👆

  • @AMKDREAM-lq9wd
    @AMKDREAM-lq9wd 5 лет назад

    Wlhi ad ayan u jaclan Laheen in ad nooqabatiit bar mamishkan oo kale oo af Turkey eh thanks bro ArimaHeena

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 лет назад +63

    Mnsha alaah Farax
    Inan Qurux padan Oo Asturan ❤️
    Quruxda la sheego Waa Asturnan
    Gabdhehenena surwaal paan Ka Ka karin lanhy😂😂😂

    • @najaxmuhumedelmi1121
      @najaxmuhumedelmi1121 6 лет назад

      King Mj Vlogz And Reaction. Subscribe isar wll

    • @Haraareofficial
      @Haraareofficial 6 лет назад +1

      +maahir tube bro subscribe isii ana wanku siina cml

    • @caseofficial1
      @caseofficial1 6 лет назад +1

      inashaa allah way isk a hagagysa

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад

      @@Haraareofficial
      Subscribe ii sar wll

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад

      @@caseofficial1
      Subscribe isar bro

  • @thebosslady8000
    @thebosslady8000 6 лет назад +49

    Legends 😗,, game kaan qof aan ad somali isku fiicneen waxba kama keenaayo

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 лет назад +1

      Subscribe wll mcnToH💋

    • @lampard8eto9
      @lampard8eto9 5 лет назад

      act show hahaha waa runtaa. I dare these qurbo joog to try it 😈😈

    • @nasromohamed5886
      @nasromohamed5886 4 года назад

      Qoiioqiakialwaa2w21128808999q8ioo999 909w900p9p9099o999O9998. U0617098677

  • @ibradgproduction5650
    @ibradgproduction5650 6 лет назад +26

    #Arimaheena Pro si caadi ahayn ku tageraa xataa kugu qarwaa 😂
    Pro Horay usoco lph aan tageroh😂

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 лет назад +59

    somali🇸🇴Mohmed like isaar pls😢😢😢😢

    • @maryamnuur6639
      @maryamnuur6639 6 лет назад

      Tashaa Alpi abaayo xaasidiin waaye soomalida like meey iska kaa siiyan

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 6 лет назад +5

    Luqada turkiya jclhy wllhi inoo kena sidan oo kle bro adiga iyo farax
    Farax wa bashashlay masha allaah

  • @hodangarash5085
    @hodangarash5085 5 лет назад

    Maashaa allaah af soomaaliga gabadha waad kabadisaa

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 6 лет назад +12

    Waw yasalam farax and arimaheena keep going barnaamij shidan waaye

  • @nuurxusein1829
    @nuurxusein1829 6 лет назад +1

    Waxaan kaloo jeclahay inaa ku darsado figrad yar oo ah in dhibcaha lagu soo qoro shaashada qofkii dhameytira xarafka si loogu xisaabo tiro ahaan barnaamijka usiiyeeshay mahadsanid arimaheena

  • @fadumomohamed952
    @fadumomohamed952 6 лет назад

    Www nice wa fikir fcn hore u socoda

  • @anizaboojo1646
    @anizaboojo1646 6 лет назад +15

    Flim dagaalki ahy away 27 waa ladhaafy arimaheena?

  • @caanogeel6484
    @caanogeel6484 6 лет назад

    yuu tuber oo an raacsanahay adiga ayaaka jira sxb horay usoco

  • @cayuushqurux5644
    @cayuushqurux5644 6 лет назад +21

    Amiira inti uxisty like

  • @farahmohamed1249
    @farahmohamed1249 6 лет назад +5

    Masha allah waanba ka halay see u hadashay luqada turkiga hori usii soco macaaneey♥♥

  • @mustafgab423
    @mustafgab423 6 лет назад

    Mnsha allah waan ka helay walaalkeeyga horay u soco

  • @bilanmustafe1521
    @bilanmustafe1521 2 года назад +1

    Keep going brother and sister

  • @shantasomaliya2057
    @shantasomaliya2057 6 лет назад +12

    Ila sacan adile ku sugaye arumahena gor ahaw pro nin wyn 😍😍😍

  • @sbrasiman8065
    @sbrasiman8065 6 лет назад +3

    Wwww gabrta kuhesta dabecd mcn ledahy abyo qali Mashlh

  • @elmimohamud2364
    @elmimohamud2364 6 лет назад +27

    Wxn yaree nazabka awadeed vedio ga u dhameeyzna 😍
    Illhaw ha naga qaadin #Haplahena sharafta leH idinka la'aantiin wa nuur la'aan 😢

  • @mohamedyusuf7370
    @mohamedyusuf7370 6 лет назад +64

    Inta arimaheena ku faraxsan liketa ha ila dhaafina❤

  • @updatetimestv8528
    @updatetimestv8528 6 лет назад

    Qosolkeydha iska jcylahy Mansha Allah

  • @mareaomar2201
    @mareaomar2201 6 лет назад

    Af somalia iyo af turkishka waan raba noo soo giliya mahad sanid arimaheena hormar balaran ayaan idinrajeyna inshaa allh

  • @saabiriinsiman6333
    @saabiriinsiman6333 6 лет назад +8

    Amiira iyo Farax tolow xaa isku galay 😂😂😂 maasha allh

    • @salmahbakari6285
      @salmahbakari6285 6 лет назад

      wa ilmo habreyd micnaha hoyoyinkoda isla dhasheen

    • @queennn4901
      @queennn4901 4 года назад

      Salmah Bakari mataano armey yihiin

  • @MMT252
    @MMT252 6 лет назад +9

    Duni waxaa joognaa af soomaligee english la is ku fahmsiinayo😂😂

  • @m.neej1232
    @m.neej1232 6 лет назад +1

    Manshallh beautiful wllo inanta naa igu salan gabadh somaliyeed oo asturaan wan jecelahay 💖❣️💖❣️😘😘😘👏👏👏

  • @amiiraadam4906
    @amiiraadam4906 6 лет назад

    Masha Allah noo samey barashada afka turkiga waa AF fiican aniga wan kasa lkn dadka kle ufaaidey xppti

  • @ashaabdimuse7772
    @ashaabdimuse7772 6 лет назад

    Kkkk eexey cadi maha hore u soco bro

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 6 лет назад +1

    Arimaheeena keep going halkaa kasii wad Kolay anigu waaan ka helay Barnamijkan❤👍👍👍

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 5 лет назад +1

    29 /september /2019 baa kuzoo cezhtey videogaan waayo farax baa u xiizey 💜💜💜💜💜🙏

  • @Seey667
    @Seey667 6 лет назад

    Meesheedi ayaa dhigteen dad aan aqoonin xarfaha ayaa ka faa ideysanayo wlhi thank you guys

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 6 лет назад +3

    Masha allaH bro Adiga iyo Farax waxan idin leyhy nolada ❤❤❤

  • @c.diraxmaanyooniscali1477
    @c.diraxmaanyooniscali1477 6 лет назад

    Saxib hore usocoda waa idiin tager sanahy

  • @CMCyare
    @CMCyare 6 лет назад +22

    Qofke todawad like I Sarah asxbey

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 6 лет назад +2

    Maaasha Allah wlshy farax iyo walaalky arimahena frxd wcn keep going aa idiin leeyhy

  • @naftababyzankaabdulle8817
    @naftababyzankaabdulle8817 6 лет назад +1

    Mashallah www i liked gemakan wwwe 💔💓💓💓💓💔💕💖💖💕 keep going BROTHER and sister I'm so happy inabartu af somaliga

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 6 лет назад +2

    Masha Allaah Habeenka waad ii Qurxiseen Farax vs ArimaHeena One❤

  • @kaabestudio375
    @kaabestudio375 6 лет назад

    Zxb way fiicantahay barnaamijkeena hore usoco

  • @nalkacadey5012
    @nalkacadey5012 6 лет назад

    Aniga ugu horeyo tagera turki nosoo samey af turki somali lagu fasirayo sis and bro

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 6 лет назад +2

    Masha alaah abayadey farax waad ka baxsatay (farax )hadii gadaal gadaal loo aqriyo waa( xaraf )😉

  • @nahaaldiamond7786
    @nahaaldiamond7786 4 года назад +1

    Wlhi isku nuresan 💋💋so couple❣💯🥰🙏🙏

  • @abdirahmanismail5900
    @abdirahmanismail5900 6 лет назад +1

    azhpta igulasaliya rasuulka scw

  • @apdulnasir4423
    @apdulnasir4423 6 лет назад +45

    Arimahena vlog ma iska deyzay ader waxan naga daayo vloG ka wanagsan
    Wixii igu raacsan like me

  • @hafsahassan959
    @hafsahassan959 6 лет назад +4

    Aniga Arimaheena ayaan qabsaday asxabey ila qabta magacan 😍😍😍arimaheena😍😍😍😍

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 лет назад +8

    King Arimaheena and farax keep the going Arimaheena love you proh

  • @mohaabdi4036
    @mohaabdi4036 6 лет назад

    Yes wan ubahanahy nosoosame yaqey.

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 6 лет назад

    arimaheena sxb horay u soco wan kugu heeysanaa kaptan

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 6 лет назад +4

    Nabiga ku saliya scw

  • @فرحمحمد-د7ش
    @فرحمحمد-د7ش 6 лет назад +1

    Ar noo soo gali af turki ga sxbeey isku magac ne waan nahaye Farax quruxeey i love you guys😍

  • @sheekomedia8129
    @sheekomedia8129 6 лет назад +8

    masuuk #vlogyadaadii u xiisaye labadaan beri barnaamijyo kale gashay ee vlogyada noo soo daaa yaaqeey

  • @umusabaax9696
    @umusabaax9696 6 лет назад +3

    Waaaw farax turkiga kuhadalkisa ku nureysa Mashaallah abayo👍

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 лет назад

    Hore mar wacan wallo

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 4 года назад

    Abowe arimaheen farax aaway waan u xiisnee live xataa nosoogali adoo mhdsnd

  • @timacade2509
    @timacade2509 6 лет назад +1

    ArimaHeena
    Waxaa noo sheektaa Filmki BASKAL mesha ka heli karno sawabto aH
    27 September ayuu soo baxayey wuuna soo baxay Xagee ka heli karnaa adoo Mahadsan

  • @kamalhassan5014
    @kamalhassan5014 6 лет назад +1

    Maasha Allaah cok harika olmus. hic bu kadar guzel bi vidyo izlememisim.
    Farahcigim beni cok guldurdun.woo kugaadey lkn waa iska celisey.
    hemde cok guzelsin Allah seni nazardan saklasin. lutfen bu kadar guzel olma.

    • @fightergirl42
      @fightergirl42 6 лет назад

      Kamal Hassan Allahumma Amin 👏
      yaa kemal sen nasıl bir adamsın!😭😅😂 inan ben bile kendime çok güldüm 😁😌 aldığım en güzel yorum yazdiğindir .Daha güzeli olmazdı.
      içten gelen bu güzel yorumun için binlerçe teşekkür ederim. lütfen var ol 👏👏👏

    • @kamalhassan5014
      @kamalhassan5014 6 лет назад +1

      @@fightergirl42 hak ettin 😍😍😍👍. Rica ederim

  • @ibraahimisaak2123
    @ibraahimisaak2123 6 лет назад +3

    Igula saliya nabigeni scw

  • @mavioboy3995
    @mavioboy3995 6 лет назад

    sxb horizon usoco waankahelay waamaalinta iguhoreeso aan comment aan kasoodhiib tay 😃

  • @hodanhani6436
    @hodanhani6436 6 лет назад

    Anig aya jacela inan barto af Turkey plz igu caweya

  • @riyaahassan2945
    @riyaahassan2945 6 лет назад

    Msh ah vlogs qurx bdn hory usocda

  • @Blacks-77
    @Blacks-77 6 лет назад +4

    Arimahena ☝️☝️ ayaan ahay pin isii
    Horayna usoco wan ku gaaree

  • @mareaomar2201
    @mareaomar2201 6 лет назад

    Asc arimaheena wllhi waan ka helay inaa ani kula tar tamaa kasii jcln lahaa abayadey aad ayeen uga helay igu sln

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 лет назад +2

    maan sha allah arima heena iyo farax salan allah haidiin dayoo amin

  • @neeyruuscadeey9327
    @neeyruuscadeey9327 6 лет назад +1

    Coment inaan akhriyo dhan waxan unacey dadkan meel kasto ku cabadayo like isaar like hala ila dhaafin war maxad ka heshaan noshega bal yaab anaga aragney

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 6 лет назад +1

    Inta gabdhaas asturan isha ku heesay like 👍 iisaara

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 6 лет назад

    Arimaheenna iyo Farax nuureysaan ma shaa Allah

  • @alimohamed9960
    @alimohamed9960 6 лет назад

    sxb araheena marka hore waan ku salaamay tan lawaad maxaa noo bari weyday gawadha yacnii inaan ogaano waa buhiim

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 6 лет назад +19

    Wan kan ninka kulaha kan naagtana mxa la dhaha 😂😂

  • @shuushuuofficial3097
    @shuushuuofficial3097 6 лет назад

    Wow msha allh tihiin wle

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 6 лет назад

    Masha Allah fikrad fiican ayaa la timid sxb waana kuugu dhiiri-gelinayaa

  • @abdiwahabhusseinaj3131
    @abdiwahabhusseinaj3131 6 лет назад

    w
    maskaxdeyda ayay ku jirty Isla markii waad dhahday waana ku farxay run ayaantiii

  • @mariamanka2841
    @mariamanka2841 6 лет назад

    Afturki nosoo galiya waan kahelay sidaa ugu hadlesid ?

  • @hackerboysomali4136
    @hackerboysomali4136 6 лет назад

    Qofkii xiiseeyo program android channel keyga habooqdo.

  • @cabdiraxmanyusuf799
    @cabdiraxmanyusuf799 6 лет назад +4

    arimaheena xax aaway flim kii baskal aaan kaa su geeynay waxaa lu ku balan sanaay 27 september aa way heeee bro

  • @queenilisha5398
    @queenilisha5398 6 лет назад +2

    Abayo jalajikalesosamed wlhi wankahelay arima heena horumara wacan

  • @samaaraa225
    @samaaraa225 6 лет назад

    Hhhh masha allaah hory usii saco

  • @cabdinasir1650
    @cabdinasir1650 4 года назад

    Mashaalaah arimaheena qaabkaan aad ayuu u wanaagsan yahay ee sobadiya waan kahelay walahi

  • @xamdamuhumed802
    @xamdamuhumed802 5 лет назад

    wllken arimaheena waxaa waayo qof taalanti leh waana kugu xiranahay wll horay u soco

  • @ismailupdykarim
    @ismailupdykarim 6 лет назад

    Haa abayo aniga ereyada turkiga aad ayaan ujeclahay lkn majecli inaa imaado lkn hadaladoo waan xiiseya aad ayaan ku salama abayo arimaheena wan ku salamay

  • @caaishocali8432
    @caaishocali8432 6 лет назад

    Masha allah horay usoco

  • @ruwaydamohamed3474
    @ruwaydamohamed3474 6 лет назад +3

    Hore usocda king and qune inshll guul♥♡♡♡♡

  • @abdullahiali6815
    @abdullahiali6815 6 лет назад +3

    first ahy like isaara

  • @abdallaabdukarin9193
    @abdallaabdukarin9193 6 лет назад +2

    Noo sameeya A/rahman inoo kafaaido uu rabaa

  • @ayuopbaasha2039
    @ayuopbaasha2039 5 лет назад

    xarfihii somaliga kab ayaaa ladhacdeen mclin

  • @mukhtarhajjihassan3178
    @mukhtarhajjihassan3178 5 лет назад

    Allaha idin xafido

  • @Nico.Robin7
    @Nico.Robin7 6 лет назад +1

    Wallahi this game seems soo fun.

  • @cajamiboy
    @cajamiboy 6 лет назад +10

    1aad yessssss

  • @nimcomaxamed8832
    @nimcomaxamed8832 6 лет назад

    Masha allah wad isku nuuraysan

  • @mariza4806
    @mariza4806 6 лет назад

    arimahrna iyi gabadha walashan ah waan u bahanay af turkiga ee nanga so garsiya

  • @daryeelinstituteforcompute5205
    @daryeelinstituteforcompute5205 5 лет назад

    fardan cudsi ayaan wataa oo ah gawadha turkishta inaad ila so xiriiriso si,aan ugu faa,ideysto lukhada turkishta

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 лет назад

    Vay güler adamlar siniz

  • @sacdia-vlogs
    @sacdia-vlogs 6 лет назад

    www cadi ma ahn baranamijkan ku tageera arimaheena tankal jin waxa ladhah wax jina ah aya lo adegsada sida labo qofos o jin ah am isla fac ah

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 6 лет назад

    Asc saxibkey arimahena silsilada iska bixi oo qoorta kuugu xiran diintada ma ogolo illaheyna raali kama ahan igana raali noqo walalkey

  • @mahameddaahir7952
    @mahameddaahir7952 5 лет назад +1

    Yaqe 💖Arimaheena iyo Farax❤ weey isku fiican yihiin Yaa ila Arke m.a Quruxda iyo shacnigooda baxaayo Markeey isku imaadaan cml 💏💏💑

  • @asiaandmaryanhassan3278
    @asiaandmaryanhassan3278 6 лет назад

    wan u bahanahy farax af turkey noso gali salim