Waxkabaro luuqadda TURKISH (Farax & ArimaHeena)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Waa bilow haduu hirgalo wuu sii soconaa haddii uu hirgali waayana meeshiisu ku salaaman yahay turkish kkkk

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 года назад +20

    I watched this video in 2018 in Somalia 🇸🇴 without a plan to go Turkey 🇹🇷. But just 2020 i came Turkey and living in Istambul this video became necessary after my journey 🙏 Thanks Arimaheena & Farax 💯🤟

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 6 лет назад +9

    Waan jacelahay inaan barto luuqada Turkishka. Thanks Arimaheena we love u bro keep going up man 👨

  • @ahmedlucky1170
    @ahmedlucky1170 6 лет назад +219

    gacmihiina abuteetka halo furo
    inta u xiistey farax iyo arihameena like👍

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 лет назад +28

    Ereyga (W) bedelkiisa wexey u isticmalahan (v)
    Tusaale wallahi 🇸🇴 markan dhoho iyagana wexey dhahaan vallahi 🇹🇷

    • @queenhayaat2883
      @queenhayaat2883 5 лет назад

      Never give up Alla maa ibartit😍

    • @Hismail88
      @Hismail88 5 лет назад +1

      Queen Hayaat soo dyr garow baayoh

    • @queenhayaat2883
      @queenhayaat2883 5 лет назад +1

      Never give up diyaar ahay😍

    • @TamaamAcademy
      @TamaamAcademy 5 лет назад +1

      @@queenhayaat2883 whatsapp iga la so xiriir aniga ku baraya insha allah +252612728158

    • @liibaansahardiid8918
      @liibaansahardiid8918 5 лет назад

      +Baro Luqada Turkiga ustaad fariinta whtup eeg insha alla mclin

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 лет назад +34

    No siiwada afturkiga aan xogaa niga faaidnee😍farax and arimahena keep going😍👈

    • @hamzabaasto6289
      @hamzabaasto6289 5 лет назад

      Marka hore dadaalkina wad ku mahadsantihin hal wax an ku darsana si la idinka faa'ideysto kaftana dheeradka ha daaya barnaamijka asaaba xiiso leh marka xiiso saa'id ah kale uma baahna wa hadad rabtan in qof walbo u daadawo oo laso dagsado balse hadad 10dqo aad maala yacni iyo baashal ku dhameysan muqaalka mida mada daalo loo daawado ayu isku badala ee mid wax laga barto ma noqonaayo... mahadsanidin wax xuman iyo qaldan yan lo fahmin mar labadna wan idin ku dhiira galina inad sii wadaan...!!!

    • @mariaxilwaonline6653
      @mariaxilwaonline6653 5 лет назад

      Hore usocsaaaaaa

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 года назад

      Netflix ka baro musasalada

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 9 дней назад +1

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤❤

  • @nimcoqurux7006
    @nimcoqurux7006 2 года назад +3

    I watched this video in 2022 may 2 🥰I like to learn Turkish language and I hope to learn as soon as possible insha allah❤

  • @sadiyahassen9802
    @sadiyahassen9802 5 лет назад +4

    si fiican u sharaxa ha ciyaarinee hadaa rabtaan inaa wax soo gudbisaan marka hore xarfaha iyo dhawaaqooda ka bilaaba marka xigta kalimado fudud iyo dhawaaqooda sabuurad aad ku qortaana soo qaata kala aamusana hal mid ha sharaxo ok
    qofkii igu raacsan like ha saaro👍
    İçeriğiniz güzel ancak başvurma yöntemi çok teşekkürler

  • @bileali8846
    @bileali8846 6 лет назад +29

    Maanta 31 qof lee ika soo horeysay waan kuu xiisny arimaheyna sx

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid9446 6 лет назад +43

    Inta arimaheena Taageerta
    Liketa yaanan leyla akmarin
    Mahasanidiin

  • @anabwarsame3463
    @anabwarsame3463 6 лет назад +58

    First ahay inta tageerto #arrimahenna plz like

  • @hindi3522
    @hindi3522 6 лет назад +8

    herkesi selamlıyorum o zaman
    Bütün arkadaşlarıma iyi geceler😘❤👏

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 6 лет назад +57

    I❤Turkish

    • @bileali8846
      @bileali8846 6 лет назад +1

      Saabiriin Colow meel walb ma iika horeysa

    • @sheikhabdalla5362
      @sheikhabdalla5362 6 лет назад

      Saabiriin colow youtubeka ma daarta baan uuga taga meel walba waad dhex joogta kaftan camal

    • @vanismachannel2335
      @vanismachannel2335 6 лет назад +4

      @@sheikhabdalla5362 maya dartey ha uuga tagin ee meel walbo markaa igu aragtid emoji kaan iisoo dir👉😕👈

    • @TamaamAcademy
      @TamaamAcademy 5 лет назад

      Güzel :)

    • @semsemmohamed8245
      @semsemmohamed8245 5 лет назад

      9u

  • @naruuramohiadin
    @naruuramohiadin 5 лет назад +2

    arimahena io farax wxan jeclahey luuqada turkiga inaad noo sii wadaan 🤗🇹🇷🇹🇷❤❤

  • @ikraaniitabashbashita7961
    @ikraaniitabashbashita7961 6 лет назад +8

    4daqiqo le iga horeeya kly izka arg😍😍arimahena tageero dcd ku ahye

  • @mohamedhusseinelcadaali7837
    @mohamedhusseinelcadaali7837 6 лет назад +25

    OnlY Inta Mowduucan Ka heshY☝☝

  • @cayduruusmadey2819
    @cayduruusmadey2819 6 лет назад +81

    Qofkee 3 ahy like egu qabta intee jecel wanaga zxbyaal

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 6 лет назад +3

    ❤ar Maalin dhawyd baaan isku dayay language turkish waaa fudayd
    Inyar baaan ka fahmy intaasan dherahy ciyaaal like😂😂😀
    Keep going armiheena and farax💋

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 6 лет назад +54

    ☝ Daagerayash *Al fanaan mursal faladagan* aawy farta daaga wxaan idin wda ... arimo xzzi ah Ga'gan gan dunidoo dhan 🎤😄

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 6 лет назад +2

    Waan jeclahay luuqada Turkish Ka waxyarna waan kA aqaan inaan Sii barto ayaan urajeenayaa Insha'Allah aad baad mahadsantihiin 👍

    • @TamaamAcademy
      @TamaamAcademy 5 лет назад

      Wll Channelkeyga kuso biir. Teşekkürler.

  • @Abdirahman_Askar
    @Abdirahman_Askar 6 лет назад +16

    First wallahi

  • @queenaniita8554
    @queenaniita8554 6 лет назад +9

    Arimheen ku jeclaahye keep going ita samh jecl like isaara

  • @hennaqueen8030
    @hennaqueen8030 6 лет назад +14

    Inta arimehena jcl like ha ii saran plz😢😢

  • @waxkafaid
    @waxkafaid 5 лет назад +1

    Maashaa allaah allaah idiin barakeeyee noosoo wada wey sah lantahaya

  • @imandhol408
    @imandhol408 6 лет назад +13

    Arimahena wll wn ubahanahay sababto ah somalida badidoda turkiyey jecelyihin inay waxkabartan hadana waxa dhiba markay tagan waqtiyey qata barashadeda xita kuwa filimanta firsada
    Takale ani hada RUclips kan kabarta lakin waxa ifudud sida walashay plzz

  • @adoontiialle1485
    @adoontiialle1485 5 лет назад +1

    Waan ubaahanahay barashada luuqada turkiga waliba sisaaida
    Arimaheena mahadsanid aboowe

  • @axmedshire3235
    @axmedshire3235 6 лет назад +3

    Wlhi ARIMAHEENA iyo FARAX adaad u mhdsn tihin wan dareemi karnaa juhdiga aad nosomarteen kun iyo koow jeer adad u mhdsn tihin teda wlhi FARAX wax badana ka fa'idnay sababtasna ARIMAHEENA adaa iskale waxan dhihi karaa wax badana ka fa'idnay inaad nosi wadana wan ku hami weynahay qaasatan aniga mhdsnidin

  • @rinesaofficial4412
    @rinesaofficial4412 5 лет назад +2

    Turki luqad lafudud waligey ma arkin aniga waan aqanaa waxana kubartay musalsaladooda aa fiirsado turki dili çok güzel ❤❤❤❤

  • @Oshia-rt5fm
    @Oshia-rt5fm 6 лет назад +36

    Manta ANIGA ayaa mesha Kow Ka ah

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 3 года назад +1

    2021 INTA DAAWENEYSA IS MUUJIYA🤗🤣

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 года назад +1

    Netflix la soo deg filimanta Turkiş kufiieso adigaba baranaya 5 musalsal oo midkiiba 8 season yahay hadaad fiiesato sisa ,Teen wolf, Anne , Twiligth , vampire iyo qarkaloo badan

  • @hanitaavlogsandfilms733
    @hanitaavlogsandfilms733 4 года назад +4

    Asxaabta Arimahena pls subscribe iisaara Alle dartiis pls waa jimce dambigiina iyo kan walidkiina inuu Alle dhaaafo

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 5 лет назад +2

    Afturki jecelahay xataa turkiga jeclahay wll noosii wad 😘😍farax Waa Inaan farxad MiidhaNah

    • @rahmacabdi6208
      @rahmacabdi6208 4 года назад

      Arimaheena pro wxn ku waydiyy imiza luqadood ayd taqana ama aad ku hadadha

  • @kingdaadaoffacial2550
    @kingdaadaoffacial2550 6 лет назад +14

    Arimaheen sxb shot out ii same

  • @bintudahabo8504
    @bintudahabo8504 5 лет назад +2

    Benim adim hibo ben somaliliyim mogadişo'da yaşiyorum hada dhaw ayan bilabay barashada luqada turkiga

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 лет назад +14

    Waan QoslaY Wllhi
    😂

  • @hawartaabutac8216
    @hawartaabutac8216 6 лет назад +1

    Tanrı seni korusun kardeşlerim⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩⁦🇹🇷⁩❤❤❤❤❤❤❤

  • @idirizmire3191
    @idirizmire3191 6 лет назад +10

    Legand Arimaheena back again

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 лет назад +2

    Arimaheena and farax we love you both of

  • @sweatysalma4208
    @sweatysalma4208 6 лет назад +5

    wax bdn idin ka faidny ❤❤ mhdsanidin arimaheena iyo farax❤❤❤❤👏👏😍😘😘😘🙋🙋🙋🙋🙋❤😗😗😍😘😘😘

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 5 лет назад +4

    Arimahena zxp waan ku taagera macalimadana waan salaama .lkn codsi aan wadana halkaa nooga siiwada luqada idinkoo mahadsan..

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 6 лет назад +9

    Arimaheena adne afka maleesiyaanka lagaa rabaa

  • @Ghille889
    @Ghille889 4 года назад +1

    Çok teşşekur edrim farah and arimahena

  • @mohamedhassanofficial945
    @mohamedhassanofficial945 6 лет назад +18

    Hore zhp

  • @carapyare8862
    @carapyare8862 4 года назад +1

    Ben türkçe biliyorum türkçe çok kolay en iyi dil🇹🇷🔥

  • @ikkymohameth886
    @ikkymohameth886 6 лет назад +6

    Lee mgacy ma Tiro Turkish ahaNa
    iki😱
    KuLaha wa 2 😂😂

  • @hs-wp5jt
    @hs-wp5jt 6 лет назад +1

    Horay noogu wada barnaamijkàn inaa waxbadan ka faid naa rajeyneynaa insha alaaah Arimaheena keep going

  • @yaniitaabdi9423
    @yaniitaabdi9423 6 лет назад +5

    ha wll no siwad luqada turkiya farax nd arimahena keep going

    • @TamaamAcademy
      @TamaamAcademy 5 лет назад

      Wll Channelkeyga kuso biir. Teşekkürler.

  • @halemanuh4898
    @halemanuh4898 5 лет назад +1

    Musalsalka turkiga ee magiciisu yahay الطائر المبكر yaa la socda..........

  • @qoryoloyahmet1241
    @qoryoloyahmet1241 6 лет назад +10

    Abi benim türkçe biliyorum ama dili türkçe bazen zor
    Türkçe nekadar konuşursa okadar bilirsin
    Eğr sen çalşkansa türkçe çok konuşursun yoksa konuşmiyorsun

    • @aliyahasan8043
      @aliyahasan8043 5 лет назад +1

      aynen öyle.

    • @asmaaqaylo7319
      @asmaaqaylo7319 5 лет назад +1

      Even aynen oyleh😌

    • @Faysal_Mohamed
      @Faysal_Mohamed 5 лет назад

      Aynen helal sana knk

    • @qoryoloyahmet1241
      @qoryoloyahmet1241 5 лет назад +1

      Faysal Mohamed sande knk

    • @littleangel5605
      @littleangel5605 5 лет назад +1

      Evet aynen ama benim o kadar zor olmadı ki çünkü ben dızilardan oğrandim onlar konuşyorlar ya ben de oylesina oğrandim

  • @Vision.2
    @Vision.2 6 лет назад +3

    #arimeheena
    Ma is dhahdeen xoga odayga indhahisa wlx wlx dreema inta ila aragtay 👍

  • @shakarmha4886
    @shakarmha4886 6 лет назад +4

    Hadad tagero u tahay arimahena zidaydo kle 👍like ii zar

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 6 лет назад

    Turkish language inta waxka taqaan ismuuji👍

  • @AliAhmed-bb8zi
    @AliAhmed-bb8zi 6 лет назад +22

    ArimaHeena wan kusoo socdaa I love you

  • @keanyoha4649
    @keanyoha4649 4 года назад +1

    Mahadsanid A/rimahena & farax

  • @naciima6215
    @naciima6215 6 лет назад +5

    Teşekkür ederim sevgili öğretmenim

    • @scoreplayermedia2976
      @scoreplayermedia2976 5 лет назад

      O kadar yorum okudum hatasız yazan tek sensin. Tebrik ederim:)

  • @Malapey
    @Malapey 6 лет назад

    Aad Ayan ugu baahna wlhi films turkiga dirqi ugu aha hada lkn wax badanban fahmay thnx

  • @shariinabduqaadir4745
    @shariinabduqaadir4745 6 лет назад +6

    Bisinka dadka intee k Soo baxeen ma seexaten

  • @khaledjr9140
    @khaledjr9140 6 лет назад +1

    Bir erkekle konuşuyorum ve bu dili biliyorum.
    #ARIMAHEENA #TURKEY #SIDAN #MA #UTAAQANA

  • @riyanomar9117
    @riyanomar9117 5 лет назад +5

    Fiiri xppti manoo wadeysid miyaa waan jeclahe luuqada turkia adoo mudan noo wad xppti macalimadeyna kutageersanahe

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 4 года назад

    Turk dil çok kolay cunko 3 ay önçe hiç turkçe bilmiyordum şuan öğrendim

  • @ahmeddaud5725
    @ahmeddaud5725 6 лет назад +4

    Kız bayada iyimiş helal olsun 😉

  • @khalidalishmohamed897
    @khalidalishmohamed897 5 лет назад

    Anaa turki joofge qeybta kle noo soo daaye cml..hal bil iyo bar baan jooga inaan barto aan rabaa hada wax yar aa ka aqaaana. Somali oo turkish lagu sharaxaayo ayaanba waayey noo soo daaya

  • @abdisalamabdi1910
    @abdisalamabdi1910 6 лет назад +9

    Farax iyo arimaheen

  • @dhagasolbahja3804
    @dhagasolbahja3804 5 лет назад +2

    😂😂 haana arimaheena turkish baroow maa nookentay alow ba ayeey 😂🚶‍♀️🚶‍♀️

  • @nastehodagan7163
    @nastehodagan7163 6 лет назад +3

    Tesekkür ederim arimaheena and farax❤️✨💕😊😊😊

  • @mariammary4713
    @mariammary4713 6 лет назад

    Ani musalsalada turkiga ayaan daawadaa luqada turkigana waa xiiseyaa waa jecelhy luqadaas 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘

  • @darwiishdarwiish392
    @darwiishdarwiish392 6 лет назад +3

    Cok Teşekkür ederim

  • @ayseelmia4676
    @ayseelmia4676 5 лет назад +1

    waaan sooo qaatay o wan garanaya waana dhaafay waaa chapter one(ünıte bir) si fcn ba u so jeedisen Teşekkür ederim farax hanım ve Arimaheena bey

  • @suadahassansharif3130
    @suadahassansharif3130 6 лет назад +12

    Farax ma bixin miya maxa mise way so noqotay

  • @foziaabdalla1035
    @foziaabdalla1035 6 лет назад

    Aadbaan idin jecelahay anigana madaxa korkiisa ayad iisaran tihiin thnkz farax iyo arimahena

  • @laylaqaali1120
    @laylaqaali1120 6 лет назад +4

    arimaheena xiis u blhi ilaah ha idin dhawro farxadeeda aya tihiin

  • @Father_of__5
    @Father_of__5 6 лет назад +1

    Masha allah hore usocda arimaheena iyo farax guul

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 6 лет назад +7

    Arimahena IYO Farax
    Maxaa ka dhaxeeyo
    Walaal?.
    Saaxibnimo?
    Jacl?
    Halii shego ⌚⌚

    • @munamohamed4436
      @munamohamed4436 6 лет назад +2

      Dream BöY hadaad iska daawatid ma nafta aya ka baxaysa?🤔 soomali iyo mashquul maxaa kala haysta

    • @kassimpi9246
      @kassimpi9246 6 лет назад +1

      Muna
      WarKa wUU CaDYHY

    • @DreamBoY-rp6kn
      @DreamBoY-rp6kn 6 лет назад +1

      @@munamohamed4436 mya wlshy mashqul ma ahan mids inaa ogado lee rabay bcz waa dad walaalahey ah sax so ogaansho lee ka rby thanks 👏👏👏

  • @rayaanrashiid5067
    @rayaanrashiid5067 6 лет назад

    Masha allh wa wadankan ugu jeclahy dunida markii laga reebo somalia

  • @aziizproduction9181
    @aziizproduction9181 6 лет назад +8

    Gabadhan funny m.ah😂inta kaheshay like

  • @mohamedaden4836
    @mohamedaden4836 6 лет назад

    Sxp Arimeheena waan ku salaamay qoftan faraxa waad isku nuureeysaan ee arinta ha labalaariyo

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 6 лет назад +7

    Noosoo badiya turkiga

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 5 лет назад

    Wr Farax waan u xiizey zidaaz daraadeed videoga uugu zoo cezhtey

  • @reymaz8
    @reymaz8 6 лет назад +4

    Waw sonoqod wcn arrimahena

  • @iskufilanmohamed2913
    @iskufilanmohamed2913 6 лет назад

    Aniga waa luqada turkiga ad baa ujecle waa barankara maxa yelay swedish oo kadag baa baray Thanks adiga iyo Farah

  • @maxmudahmed3700
    @maxmudahmed3700 6 лет назад +7

    Asc

  • @ikkymohameth886
    @ikkymohameth886 6 лет назад +1

    WaN jeclahy Ina barTo luqadaz wana uzocda TurkyGa
    Farax ma izo dhoweNe
    Apayo
    Nozii wada Ada umahdzantihin
    Wlalhy Farax iyo ArimaHeena Xaax

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 6 лет назад +3

    Magaceygah tusaale aa ku soo qadateen mhdsndiin yaaqayoow farah and arimahena love you guys 😍😍😍😍😍

  • @sabaamohammed6914
    @sabaamohammed6914 6 лет назад +1

    waxban ka faidey wlhi dhawan ban usocdaa turkiga inashallah thanks abayo iyo arimaheena

  • @drbella7237
    @drbella7237 6 лет назад +15

    Aryada sbscribe ta iku caawiya hdi kle xabad ban idin laqsiinaya 😂😂

  • @kantiahmedmayow4941
    @kantiahmedmayow4941 5 лет назад

    Waan ku salamay farax iyo arimaheena waan rabaa turkish

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 6 лет назад +4

    1,Bir
    2,iki
    3,üç
    4,DÕrt
    5,Be
    6,AltI
    7Yedi
    8,Sexkiz
    9,Dokus
    10,On
    Intaas wan xafiday Ustad Ifrah Shukran @Arimaheena Sido kale جزاك الله خيرا اليحطكم

  • @waxarin3428
    @waxarin3428 6 лет назад

    Haa waan u baahanahay walaal key waan idinka mahad celineynaa intaan aa wax badan ka faaido waalaal noo soo badi waa codsi thank you arimaheena

  • @abdisalamabdi1910
    @abdisalamabdi1910 6 лет назад +10

    Wan idin salamy

  • @malaasyareofficial2275
    @malaasyareofficial2275 3 года назад

    Waaw masha allah wan xiseyaa Iman barto luqada turkish

  • @whizz_kaafiofficiall71
    @whizz_kaafiofficiall71 6 лет назад +3

    Siiwad pro

  • @abdirahmaanalimaamaan3286
    @abdirahmaanalimaamaan3286 6 лет назад

    Arimaheno bro turkey darad aya imaday marka adeg ayan so gatay waxan dukanka ka arki wayay cusbo marka gabdha iweydii waxa lagu dhaho cusbo luqada turkish mhdsanid

  • @hanaanxuseen7657
    @hanaanxuseen7657 5 лет назад

    Çok iyi türkçe konuşuyorsun. Helal olsun sana. Bir sorum var, türkçe nerede öğrendin?? Ben somaliliyilim.

  • @maaanuqalanjo7065
    @maaanuqalanjo7065 5 лет назад

    Abaayo iyo aboowe Ani turkiga imi dhawan lkn ma aqaano luuqada ee sidee KU baran karaa si fudud inaa ubarto rabaa

  • @fabianojoseph3219
    @fabianojoseph3219 6 лет назад +2

    Noo sii wada luuqada turkiga....thnkz

  • @Juilletv
    @Juilletv 5 лет назад

    Okadar da biliyoruz canım teşekkürler

  • @abdiqanimahdi2331
    @abdiqanimahdi2331 6 лет назад

    Çok teşekkürler arkadaşlar ...

  • @mohamedsharif1612
    @mohamedsharif1612 5 лет назад

    Arimaheeena wall qaaali waxn kaa codsanayaa inad wrbixin iga siisid wax barashada maleesiya ad ban ugu bahnaaaa broh

  • @diomondabdi1759
    @diomondabdi1759 5 лет назад

    Msha allh wlhi afturkiga aad ayn u jecelahy alha inga jasaai siiyo 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏