Eng. Abiikar - Wareysi 2/2- Shidaalka waxaa nooga fiican macdanta I London 27.05.2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 май 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 141

  • @abdulkassim6740
    @abdulkassim6740 Месяц назад +16

    Thank you very much Engineer Abdulkadir for your valuable insight and Information.

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 Месяц назад +2

      Thanks engineer for the valuable insights.The govt shd liase with such experts

    • @CiiloowMacow
      @CiiloowMacow Месяц назад

    • @CiiloowMacow
      @CiiloowMacow Месяц назад

  • @Gorsey121
    @Gorsey121 Месяц назад +8

    Thank you Eng Abdulkadir for your insight information
    Such a Wise man & Patriotic may allah bless you

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад +5

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 😭🇸🇴🙏illaah Hanaga Qabto Kuwa nalugooynaayo Waa Imaaraatka lacag ayey Ku Bixisaa Si Aan Loo Qodin Waayo Bisniskiisa. Ayaa Hoos U Dhacaaya 🙏🇸🇴

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Месяц назад +1

    What the endless exploration in Somalia. Let us try to produce other minerals we have !
    All what the Eng Abikar has mentioned are true, May God bless you
    Thank you

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Месяц назад +5

    Inta hanoolaato aad asaastay waa wareysigii ugu faa'adada badnaa.
    Wareeysigaaga wuxuu ahaan jiray iska horskeen lankse maanta This equal to all your videos even it is more important than all.
    Thnx a million for sharing this helpful information about oil exploration in Somalia 🇸🇴

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Месяц назад

      Kadib markuu afwayne u calaacalay ninkii sidan ku yidhi kumuu ahaa please==Sabab alla sabab Aanu kuu maal gallinno afwaynoow garan maynee noola kaalay please wax kale !!!!!! Kumuu ahaa madaxwaynihii afwayne sidaa ku yidhi.???wbtawfiiq

    • @nabadoonka6649
      @nabadoonka6649 Месяц назад

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 cuqdada iyo ciilka Aad qabto darteed waxaad dhaafi la dahy inaad mayd caydid kawrn, waad ciillan tahy, Qof ruuxdiisu jiran tahy baad tahee ilaaahy caafimaad waydiiso 🤨.

    • @nabadoonka6649
      @nabadoonka6649 Месяц назад

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 inaaad qof ciillan ah tahy oo cuqdad qaba qof marxuum ah oo waa hore dunida ka tagy baad caayaysaa uun, Qof ruux diisu jiran tahy baad tahee ilaaahy caafimaad waydiiiso 🤨

  • @qarxismedia6953
    @qarxismedia6953 Месяц назад +2

    I studied Petroleum and I commend the patriotic vision of the engineer. As Somalians are not ready for oil drilling and production. No stable government, corruption free, national vision , environmental protection expertise/institution. Until Somalia overcomes with insecurity, regional fragmentation, we should stop the oil obsession .

    • @2plus2equals59
      @2plus2equals59 28 дней назад

      Somalians😂 you mean somalis

    • @juanway
      @juanway 2 дня назад

      ​@2plus2equals59 no somalians because this belongs to somalia not other somali folks from neighbourhood

  • @MrSamadoon1
    @MrSamadoon1 Месяц назад +3

    Hanoolato aad baad u mahadsantahay , khibiirku waa realistic Darren sax ah buunala wadaagay.

  • @shaaficimohamed2198
    @shaaficimohamed2198 Месяц назад +1

    Engr Abikar thanks ustd

  • @MahadCaad
    @MahadCaad Месяц назад +1

    Thank you so much enger abdul kadir All information petroleum

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 Месяц назад +12

    Enjineerku aad buu u mahadsanyaha. Wixii aan dareemeynay ayuu ka dhawaajiyey, "risk"iga iyo waqtiga dheer. Somalia ha u soo jeesato: beeraha, kallunka, xanaanada xoolaha, milixda, dahabka, uranium, birta iyo macdanaha kale.

  • @grdaudabdi2506
    @grdaudabdi2506 23 дня назад +1

    Thnks engineer suaal badan 30 sano is waydiinayay cawa iga jawabtay waliba aan ku qancay hanolato dadka aqonta leh sida enginerka noso badi qabqablaha siyasada inaga yaree

  • @zolaseven5364
    @zolaseven5364 Месяц назад +4

    If it takes 8 years of Somali oil production isn’t that far so somali gov’t should put in hand oil production and other side utilizing minerals .

  • @fnw8688
    @fnw8688 Месяц назад +3

    Hanoolaato ❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Месяц назад

    Su’alo iyo jawaabo qiimabadan ❤❤❤❤❤

  • @oliverdeclan7384
    @oliverdeclan7384 Месяц назад

    Thank you so much for information

  • @WaradOfficial
    @WaradOfficial 23 дня назад

    Qof run badan Aya tahay eng masha Allah somaliya nabad Allah kadhigo

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 Месяц назад

    السلام عليكم ورحمة الله
    Mr Ayaanle waad ku mahadsantahay IFINTA KHAYRAADKA DALKA RABBI INAKU ABUURAY,WAXAANA MUHIIM AH INAAN KA FAAIDEYSANO,KUNA SHUKRINO ALLIHII INAKU ABUURAY Dhulka Nicmada..Hodonka ah,ولله الحمد والمنة

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 Месяц назад +2

    Fossil fuel will continue another hundred or so years therefore the exploration must continue

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 Месяц назад +1

    waan soo dhawaynayaa aqoonyahankan runtii in patrool laga soo saaro indian ocian sea salaha maaha palatformka laga dhisayo wuxuu u bahanyahay waqti dheer iyo more safety sistem wasiirka somalida u hadlay dadbaa been u sheegay isna waa aaminey

  • @abdullahihussein5159
    @abdullahihussein5159 Месяц назад

    Interesting interview on Somali Petroleum History and challenges for production. Tnx Eng. Abiikar.
    Let, s now switch to mining exploration. Ok?

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali7421 Месяц назад +1

    Chapter 7 Qabiir yaqaano falan qeyn karo Barnaamij kasoo diyaari

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 Месяц назад +1

    Engineer ku wuu mahadsanyahay lkn wuxuu qaldka saaray USSR iyo kacankii …. Libya o inaga shucisanaa ayaa waxay aheyd Reer Bari saliida ugu badan way so saaran

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Месяц назад +1

    Well Educated mashallah

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Месяц назад +3

    Xoolaha ha la dhaqdo, baatrool ma jiree.

    • @countcryptonite
      @countcryptonite Месяц назад +1

      xoolaha lacag ma ku jirto. Wadamada kale iphones iyo electric cars iyo waxyaabahaas beey ka ganacsadaan adigana xoolo baa ka hadleysaa. Xoolaha ma xuma oo cuntada waa loo baahanyahay laakiin waxaa naga la rabaa inaan meelal kale ka ganacsano oo ka lacag iyo aqoon badan

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 Месяц назад +1

    Great analys....somali Oil....

  • @alfarhanalfarxan5735
    @alfarhanalfarxan5735 Месяц назад

    Very honest advice by engineer

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Месяц назад +2

    السيف أصدق أنباء من الكتب.....في حده الحد بين الجد واللعب

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 Месяц назад

      Ninkaan 2diisa wareeysi waa dhageystay:
      Uma arko in ow uqalmo mowduucaan weyn waayo waa nin aaminsan yaan shidaalba lasoosaarin.

  • @cdullahihilowle3391
    @cdullahihilowle3391 Месяц назад +1

    Wax badan ka faa,iidnay waad mahadsantihiin ayaanle & engineer-ka. Dib ugu laabo engineer abiikar wareysi kale ka soo diyaare.

  • @FardaQarris
    @FardaQarris Месяц назад +1

    Waxan ka cabsi qabaa in aan noqono wadanka kaliya aan ka faideysan shiidaalkiisa ilaa aduunyada ka guurto isticmaalka shidaal

  • @migo2444
    @migo2444 Месяц назад +1

    Ninkan calaaniga ah ee muxuu gumaystaha NATO/UN/ATMIS nooga faaninayaa

  • @user-mw1ne3ru5u
    @user-mw1ne3ru5u Месяц назад

    Hadiba la qoode 14 celaal oo 12 ka mid ah la waye marka maxay tahay heeshiski ay kaa baxeen companiga wax qodaya ileen awal wax meesha ma olin
    heeshiski asaago qoran maa la heleeya iyo qodobo kusabsan xagga percentage? barels per ceel?iyo wax mid ah.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Месяц назад +2

    Ninkaan was runtii wax badan OG laakiin yaa dhegeysanaya bal xoolaha beeraha iyo kaluunka maa laga shaqeeyo dawlad aanba xitaa muqdisho xukumin yaa wax u soo saaraya shidaal shidaal bey umada ku jaahwareerinayaan

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn Месяц назад

      Kaluunka,dalaga beeraha iyo waxa kale e la cuno in suuq lo helo aya kahoraysa in laso Saro wayo qudarti Ethiopia o jaban aya suqyadeni berihi curyamiyay kalunkana dadkeni cunan Hadi lays dhaho dibada u dhofiyana wadamada shisheye waxay dhahayan dalkinu wu burbursan yahy o hayadi fayadhowrka iyo badqabka cuntada so xaqijinysy malaha marka layskuma halayn karo cunistoda xataa xoolaha inaynu wadama kale u dhofino lama ogola kaliya carabta aya lacag jaban inaga siisata markay donana way inaguso celiyan kibir awoged ilen suuq aan iyaga ahayn ma haysane

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h Месяц назад

    Maasha Allaah #Engineerka waa sidaan ku talin lahaa in aan hada shidaalka somalia la taaban

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 Месяц назад +1

    2da mabda’ waxey kala yihiin dowlad dalka & dadkaba iska leh , iyo dad dalka & dowladaba leh .

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Месяц назад +1

    70 sano laba cid ayaa xukunka isku dhiibo inta kale waa second citizen classes 😢😢😢
    USA

  • @Haashimhassanhh
    @Haashimhassanhh Месяц назад +1

    ayaanle malin walba wuxuu soo raadiya qof nacebaa siyaad bare anago dhan baa og in siyaad bare wax qabtey waxna haleeyaay qaladad badan dhacay waqtigi xukunkisa asag iyo inta ka mid ahed mamulkisa ayaanle oo wareysanaya qof ka hadlaya dhibki ey geysteen kuwii ka danbeeya arki meysid

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Месяц назад +1

    waxa ka mid ah ADNOC, Abu Dhabi National Oil Company

  • @addesom
    @addesom 24 дня назад

    Haddii qeybsigii qeyraadka shidaalka lagu heshiin waayay ma waxaa lagu heshiin doonaa qeybsiga qeyraadka macdanta kale? Suaasha kale waxay tahay beriga ammaan ma yahay? waayo waxaan la soconaa in qadista macdanta kaliya laga qodi karo beriga kaliya.

  • @yarka4574
    @yarka4574 Месяц назад +1

    Mansha Alaah Mr Abiiker, nin Aqoon leh... ilbaxna ah. Aniga waan ogaa Somalia fursadeedii Kacaankii Dictator ayaa kucayaray. Oil in layskadaayo Macdanta loolexdo. ✌️

  • @mustg4891
    @mustg4891 Месяц назад

    African oil ama Canmex Minerals hadba saa utaqaan shabeel 1 iyo 2 baareysey maba qasaatin sucuudiga gatey company share kiisii stock giisiiina cirkuu galey double earrings bey sameeyeen weyna kabaxeen, oilkii oo soosaarid kudhow, shidaalka somalia in la soo saaro maba aha right now because anaga is heysana advantage ka lagaa qaadanaa hadaadan aqoonteeda lahayn simple. 1960s kiina somalia waxba looma ogaleyn superpowers bay dhexda ugashey, engineerka aqoontiisa geology,shidaalka unbuu wax ku fasirey,, markaa kahadleyso waxsoo saar specially oil🛢 exploration waxey ubaahan tahay political consideration, inA dhinac walba wax ka fiiriso baa fiican lama fiiriyo keliya waxey engineerada yiraahdaan, engineerada waxey hoostagaan company owners, special interest group and government, engineerka cadaanka ah oo shaqada haayo sidey wax ujiraan kuuma sheegaayo kumana dhahaayo shidaalka waala heley ama wala diidey inaan soo saarno

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Месяц назад +2

    Reer waligood daacad uma eheen soosaarida africa ee shidaalka siiba somaliya hada kahor maqaal aan aqristay turkida inteesan aqoon shidaalka baran in ingiriiska iyo mareekanka la hisheeyen oo shidaal kabaaraan xeebaha turkida ee 30 sano baarayen bee lacag balaayin dollar kaga qaaten turkida kadib ee yiraahdeen wax shidaal kuma jiro laakin turkida markuu erdogan xilka qabtay oo cilmiga iyo dhaqaalaha yeesheen ayeey baareen xeebahooda bee waxee ku arkeen shidaal bdan oo kudhow 40 billion dollar marka inshs allah turkida 2 sano kusoo saarayo reer yurub carabta baa tiri lacago badan baa idin siineena somalia shidaal ha uqodina haku daalina 😢

  • @caliyuusuf8278
    @caliyuusuf8278 Месяц назад +3

    wa ur xaasid midkan

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 Месяц назад

      💯 perfect 👌
      Shaqadii aya laga eryay aniga warkiisa so helay 😂😂😂

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Месяц назад

    Ayanle you asked a good question; why did the Middle East become successful in oil exploration viza vi Somalia. He answered as LUCK….
    He should have said CORRUPTION! Many Somali leaders prefer to get handouts from the middle east countries to undermine their prospects.

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Месяц назад

    Asc hanoolaato waa wareysi fiican ninkan warbixintiisa dadbaa qabiil uga soo uraya yeelkadood anigu hadaad ii ogolaato laba meelood ayaan sixi lahaa oo xaggii siyaasadii dawladii xiligaa jirtay 1980meeyadii xaga dawlada iyo reer galbeedka oo aan goobjoog u ahaa sida 1986 hadaad ii ogolaato waan soo qori isla halkan mahadsanid

    • @abdulwarsame4420
      @abdulwarsame4420 Месяц назад

      Wadanka Kuma xirno democrats inuu yahay wadanka Libya waxaa laga soo saaray shidaal asaga oo qadafi oo dictator ah haysto kana kacaan iyo qabiilo gooni ah nacayb ayaa ka soo uraya hanoolaato waa qabiilayste.

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Месяц назад +1

    Genel kama bixin waxay heshiis la gasha taiwan, ma bixin ee waa joogta waa been warkiinnu, gal websitka genel oo fiiri waxa ku qoran.

  • @aweyshaji8656
    @aweyshaji8656 Месяц назад

    Shidaal waa loo baahan yahay 200 sano ee soo socota
    Waa soo saaraynaa Inshaa Allah.

  • @abbasmahmuud5519
    @abbasmahmuud5519 Месяц назад

    Asc

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 Месяц назад +2

    ASC SOOMAALIYEEY TALADAAS HA LA QAATO

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 Месяц назад +1

    Wax ladaafayo maleh adeer waa laso saara inshallah

  • @YunisAbdullahi-kr1vi
    @YunisAbdullahi-kr1vi Месяц назад

    THE GUY LOOK LIKE Ralf Raknic

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 Месяц назад

    Doctor ma loo odhanqara 70ki merayqanku marqu argey macmulad inu Somali shidal heysi si qaldan wax uku sheyqey o dakal soqeye qaliye

  • @axmedciise1907
    @axmedciise1907 Месяц назад

    Mahadsanid Eng ceelasha wax laga waayey ee la ooday qabiila aaminsan in gaalku u ooday inuu shidaal ka heley una soo noqonayo kkkk subxanallah.

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Месяц назад

    Shugran,
    Ilaahow u naxariiso Soomaaliya ❤

  • @TRYME301
    @TRYME301 Месяц назад +1

    Waa laso dahday

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Месяц назад +3

    Wax kaste macquul balse waxaaa macquul ah in dowladaha carabta eey ka danbeeyaan in Soomaaliya patrol laga soo saarin.

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog 23 дня назад

    Engineerka waa runtis Maxa loqoda adunka intan isdileynay ayuu sii dhamaanaya bisinka Allah xaqa Hana tuso

  • @nuurhersi6578
    @nuurhersi6578 Месяц назад

    Sxb 1980 ki shirkadaha amerikanska shidaalka somalia waa baaraayeen sufietna waxaa noogu danbeysay 77ki

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 Месяц назад +1

    Waa siyaasad ameerikaan ee soomaaliya batroolkeedu waa buuxaa

  • @anwarcali7002
    @anwarcali7002 Месяц назад

    Hadan soomali nahay maxay dadkena ugu badan "negative" uwada yihin?

  • @kaafikaahiye3780
    @kaafikaahiye3780 Месяц назад

    Im❤

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Месяц назад +1

    Kacaanka wuu inkaarnaa Somaliya ilaa maanta dhibta haysata waa tii Kacaanka u gaystay

  • @abdiwalimohamed43
    @abdiwalimohamed43 Месяц назад

    Waxa aan is lee yahay Eng. aad buu u yahay qof la dhihi Karo wax badan buu Kala socdaa hananka patrol barista dhulkeena waana Ku mahadsan yahay sida oo u soo koobay xogta wax soo saarka shidaal EE wadankeena.

  • @maan8746
    @maan8746 Месяц назад

    Onjineerka inu khabiir yahay waxa lagu fahmaa qaabka hadalkiisa waa mahadsanyahay

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn Месяц назад

    Kaluunka,dalaga beeraha iyo waxa kale e la cuno in suuq lo helo aya kahoraysa in laso Saro wayo qudarti Ethiopia o jaban aya suqyadeni berihi curyamiyay kalunkana dadkeni cunan Hadi lays dhaho dibada u dhofiyana wadamada shisheye waxay dhahayan dalkinu wu burbursan yahy o hayadi fayadhowrka iyo badqabka cuntada so xaqijinysy malaha marka layskuma halayn karo cunistoda xataa xoolaha inaynu wadama kale u dhofino lama ogola kaliya carabta aya lacag jaban inaga siisata markay donana way inaguso celiyan kibir awoged ilen suuq aan iyaga ahayn ma haysane

  • @mohamudroble2827
    @mohamudroble2827 Месяц назад

    Shidaalka hala joojiyo yaan labaarin waa qalad. Injinyeerka arintiisa waxay u egtahay cadyahoow ama cuni ama ku ciideey. Waxaan dhihi lahaa injinyeerka halaga qeybgeliyo howsha.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Месяц назад

    Soomaaliyeey hal wax aan ka waan toowno oo ah dad baa isku kaayo dirayo ,wadamaa noo tashtay , ilaahay dadka markuu abuuray wuxuu siiyeey caqli ,qaasatan soomaalidu waa dad muslima oo diin leh , marka ilaahay halaga baqo waxa noo tashtay waa qabyaalada iyo qawaarijta iyo musuq maaduqa intaas hadii lala dagaalamo waan guuleysanaynaa , haloo kaashado ,diinta iyo caqliga

  • @axmedciise1907
    @axmedciise1907 Месяц назад

    Lithium Soomaaliya malaga helaa?

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 Месяц назад

    anigu waxaan is leeyaha inan soomaaliya waxba kuniina ayan umaleyna

  • @aliasser4163
    @aliasser4163 Месяц назад

    Meeqa sano ayaa u dhiman isticmaalka petrolka aduunka.

    • @Somali100
      @Somali100 Месяц назад +1

      50 sano kadip walaga gudba shidalka lkn still dalkenu waxa ka buuxo saliida cayriinka ah , somali islamnimo afke ka shegtan waa dadka kaliya ee noloshoda iyaga iska hortagan ,

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Месяц назад

    Engineere hadii ay labadan shirkadood aqontooda ay sababtay in ay shidaalka la Soo saarin Soo lama badali karo.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Месяц назад

    Kan weriyaha sheeganayaa aduunku siduu ushaqeeyo warba ummahayi wuxuu la yaabanyahay isbedelka iyo mabaadiida siyaasadeed ee dhaca.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Месяц назад +1

    2024 ayaa shidaal ladhoofinaa arman la dhihin ee aad sikale ufahamtahay.

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Месяц назад +1

    Hadii an Shaqo wayo san an Xasid unoqonaya Somali Aqonyahan keeda iyo Jahilkeeda wa isku mid wa wada xasid,
    Aniga Aniga Aya ku badan Somalida

  • @FarhanAlly
    @FarhanAlly 29 дней назад

    kkk hada somalia wakhtigaan iska dhamayney manadhadeen shidaalkii waa qasaariney

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Месяц назад

    Shacabka soomaaliyed walaalayaal su'aalahaan haliga jawaabo hadaba Lawadasi mabdaba maxeey ku kala duwan yihiin waa isku mid mar hadii diinta islaamka lagu xukumeynin dalka somalia iyo shacabka soomaaliyed hadaba hadiii diinta islaamka laga soo tago dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed waxaa u fiican in hal meeyl loogu taliyo oo dowlada somalia ay maamusho dalka iyo shacabka soomaaliyed iyo dhaqaalaaha iyo waxbarashada lkn nidaamka reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA iyo yurub aniga aad iyo aad baad u necbahay waa gumeysi dadban weeye bal maanta fiiri dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed dalka somalia waa democracy weeye ayaa lagu leeyahay hadana 10 calan iyo diktaateer ayaa gowal kasta xukuma gowalkasta oo dalka somalia ah iyo cadaalad daro ayaa ka jirta gowalkasta dalka somalia ka jira maanta hormar iyo awood midna ma lahan dalka somalia iyo ummada soomaaliyedba hadaba kuwa democracy reer galbeeydka ay leeyihiin iyo gumeeysi dadban hadaba anaga hadeeynu nahay ummada soomaaliyed ma qaadi karno mana dooneeyno ee waxaanu dooneeynaa kitaabka ilaahey in lagu xukumo dalka somalia iyo ummada soomaaliyedba macsalama

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 Месяц назад

    Wadankaaan Somalia 🇸🇴 wuxuu ubaahan yahy dad cusub oo ku noolaada oo khayraad kiisa ka faa iidaysta, dalkaan dad cusub hala sooo dajiyo oo hala soomaaliyeeyo , dadka hadda ku nool waa dad sun Ah oo nolosha ku khasaary 🤨

  • @user-cd9wj3fp3u
    @user-cd9wj3fp3u Месяц назад

    GOORMAY GANEL KA BAXDAY HESHIISKA HALKAA INAGA HUBSO ENG

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Месяц назад

    soonaaliya oo shidaal laga qodaa waa calaacasha oo timo ka soo baxaan 100 kalana waa sii raadineynaa saan unbaa ahaan donaa

  • @joemac8787
    @joemac8787 Месяц назад

    Shaqo ii sii buy dhahaya 😂😂😂

  • @singular123er
    @singular123er Месяц назад +6

    Mujrim siyaad barre dhibkuu 50 sano kahor gaystay ayaan wali xalinteedii kujirnaa ayax tag eelna reeb!

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 Месяц назад

    Markaad waraysigan qaybtii 1aad sii daysay ayaan kuu sheegay halkaad u socoto..
    Ayaanloow sidaad ugu riixaysay waxaad kaga yeedhsiisay haddii uusan Kacaanku dhalanin shidaal baan ka dhergi lahayn...shame on you

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 Месяц назад

    Asc ayaanle iyo injineerka nasiiyey warbixinta xaalada shiidaalkeena marwalba tvyo kaleba oo looyeero injineero kale dhegta ayaan u taagaa murugo iyo qalbi jab ayaan kaqaada dhegaysigooda magaranaayo wadankeena habaarkan baas ee ina heesta meeshii layiraahdo saadaal shiidaal ayaa kujira jahligan baas ee odayaasha damaca badan ee diidaya in wax uun laga qabto qodaalka maxay kadheefeen waatan marwalba eryaaya sharikadaha 1970 ilaa hada 2024 aan joogno ayaan hadii shiidaalkii la inoo soo saari waayey rajo danbe majirtee sidaas ayuu wadanka faqri u ahaanayaa oo aan dowladaha inaga faqiirsanaa hada qani noqday ayaan ubaryo dagaynaa oo caawinaad qamadi kabaryeynaa qamadi nasiibdarada iyo jahliga inahaysta aawgeed.

  • @abshir1974
    @abshir1974 Месяц назад

    Odayga sheekadiisa waxbaa ka qasan

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu Месяц назад

    wuxu yiri nasiibki waa naga dhacay xili hore bay ahayd in laso saro shidalka waa runti

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Месяц назад +1

    Hala soosaaro hadii uu yiraahdo ee bal aan aragno. Maxaa kahalaabaya. Soomalida maskaxdooda qeybta xumaanta iyo diidmada ayaa shaqeysa. Ama aqoonyahan ha ahaado ama jaahil.

  • @nournani3627
    @nournani3627 Месяц назад

    CEELKI BAARDHEERE 1 oo ahaa ceelka kaliya ee100% ahaa muxuu u sheegi wayy

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад

    Injineerkaan la waraystay kuma kalsoona dadaalka iyo kartida looga baahanyahay umad dunida mustaqbal ka rabta
    Qiyaastiisuna waa hooseysaa 100%
    Sababtoo ah horta cilmiga uu wax ku cabirayaa waa cilmi hore oo laga guuray oo casri maaha
    Sababtoo ah waxaa la gaarey casri
    Waxaa la arkaa wixii lagu qaban jirey 5 sano in hada lagu qabto 6 bilood
    Tankale injineerku wuxuu niyada ka dilayaa dhainyarada oo himiladooda mugdi gelinaayaa
    Tankale wuxuu leeyahay 10 sano ayey qaadaneysaaye hala iska daayo hhhhh
    10sano ma waqti badanbaa
    Tankale oo injineerku shaki ka muujiyey in qabiil loo kala badsan doono iyo shaki wax kala bursi
    Waxaa ka daran wax la aan
    Oo dalku haduu shidaal lasoo baxo
    Maxaa ka macno ah hadii qolo ubadato hogaamintiisa ama dakhligiisa
    Sucuudigaba boqortooyaa haysatee fakhrina kama jiree
    Dee iminkana cidii doontaa haka atoorayso laakiin waa in lasoo saaraa oo gaajada laga baxaa
    30 sano ha qaato haduu rabo
    Waa in aan horumarka caajis la hor dhigin laguna cabirin dadka gaboobey oo kubada carabtu ka soo badisay cimrigooda hhh
    Laakiin waa in orodka hada la bilaabaa dhalinyarada wax baratayna loo fasaxaa iney asaagood la tartamaan oo waxkasta qabsadaan lagana dheeraynmaayo inshaa allaah
    Laakiin stop inuu noo tartamo injineer daalan oo quus taagan

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 Месяц назад

    2035 ilaa 2040 Electric ayaa loo wareegayaa SHIDAL hadalkiisa ZERO waaye ...... AA QABYAALADEENA IYO QURUNKEENA ISKA JIRNO....... ANAA LEEN DHEEEERE AH, ANAA KAA XOOG BADAN ....... SOMALI HURUDOW II SEEXDA

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 Месяц назад +1

    Carab. Bay. Ku. Waalataa. Soomaalidu. Markay. Waxba. Qaban. Kari. Waayaan

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon Месяц назад

    Ayaanle, you should’ve interviewed Abiikar longtime ago. I disagree with the engineer on one thing; Exxon and Shell paid tuition for graduate school in Petroleum Law and Petroleum Engineering at Aberdeen in Scotland. They tried to train quality professionals. Let’s give them credit.

    • @dgl7347
      @dgl7347 Месяц назад

      The petroleum company that he mentioned located in Australia was captured trying to export stolen uranium rocks at the basaso. The Canadian news team covered the story, and they never came back to Somalia puntland. Google it . Both petrol and uranium they have located, but they made terrible mistake by trying to steal rather than purchase what is for sale and belongings to our country . Story is long

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 Месяц назад

    Waraysiga waad badh jartay maxaad waqtiga u koobtay !

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад

    Somalidu waa qoymiyada kaliya ka gaajeysan kheyradkoda 😢

  • @xaamjilibey
    @xaamjilibey Месяц назад

    🥲

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Месяц назад

    Isku soo wada duuboo Xaqiiqatan soomaaliyi inay dhanna u dhaqaaqi waydo waxa ka danbeeyay afwayne iyo jaahilnimadii dul hoganaysay iyo dadkii aqoonta u lahaa oo wadanka uga cararay bariga dhexana ka wada hawl galay,,, wbtawfiiq

    • @Haashimhassanhh
      @Haashimhassanhh Месяц назад

      Dalka in qilaab buu ku qabsaday waxna waa saxay waxna wuu qalday dalki markay rideen waan ka sii darnay ilaa hadana Sagan ku marmar siiyooneen

  • @liibaandhoonkir4612
    @liibaandhoonkir4612 Месяц назад

    Soomaalia inta kale shidaal waa ku jiraa baan u fahmey punland kuma jiro,baan u fahmey.
    Waayahay.Federalka ogalaada

    • @cheyyene
      @cheyyene Месяц назад

      Ceelka ENI oo Shell u qotey 1974-75, Gaas Badan laga helay Dharoor, Bari. Ninkii wax ka qoday sanadkii 2000 kula kulmey Ceel Shidaal loo qodayey Shell Groningen, NL.

    • @cheyyene
      @cheyyene Месяц назад

      Tan kale Engineer Abiikar wey ka qaldantahey Ceelka 2aad ee Shabeel2 ee 2014 la qodey Dharoor wax waa laga helay ee Shirkadaas oo yar iyo Ujeedadadeyda ayey u u Horumarin weyday.

  • @abdulwarsame4420
    @abdulwarsame4420 Месяц назад

    Ninkani inuu beenloow yahay waxaa ka dareemaysaa wadanka Libya Democrat government kama jirin oo qadaafi ayaa 42 sano xukumayay waana laga soo saaray laakiin anaga waxaa na curyaaminayay wadamada carabta ah iyo dawladaha nagu xeeran ee dhulka iyo dadka naga haysto.

  • @HassanFanihello
    @HassanFanihello Месяц назад

    Aniga ceel odan ayaan arkay

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 Месяц назад +2

    Ninkaan aqoonyahanka sheegaayo oo kuleh shidaalka 10sano aa lagu soo saaraa, Talibaan waxee shidaal ku soo saartay wax ka yar 1sano.

  • @ikacasenin7063
    @ikacasenin7063 Месяц назад

    Ayaanle.waxaad lameed tahay.kuwa qabreyada qoda.

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Месяц назад

    Waligay markaan dhalinta kagtamayno baan dhihi jiray soomaliya shidaalkeeda iyadoon lasoo saarin baa adduunyadu shidaalka kabixi doontaa .
    Maanta inaan hadalkaas ka maqlo professor cilmigaan soo bartay waxay igu noqotay la yaab

    • @user-eo9dj6dt9y
      @user-eo9dj6dt9y Месяц назад

      Walaal shidaal laga bixi maayo ilaa yowmal qiyaamahana shidaal wuu jiri
      Mana jiro cilmi aadanuhu uhayo inuu shidaalka ku bedelo
      Waana laga quustay in lahelo wax lagu bedelo
      Tankale dawladaha aduunka ugu xooga weyn ayaa dhaqaalohoodu ku xiranyahay shidaalkaas
      Oo dawladaha lasoo bixi lahaa ku bahdila waaba laga baxayaa shidaalka

    • @Khulasatul-alkulaasah
      @Khulasatul-alkulaasah Месяц назад

      @@user-eo9dj6dt9y
      Waan ogahay laakiin waxaa hubaal ah in aan loogu tiirsanaan doonin sida maanta loogu tiirsanyahy .
      Oo tamarta la isticmaalo qayb yar buu ka noqonayaa .