DEG-DEG Jubbaland Iyo Dowladda Federaalka oo Maanta Doolow Isku Fara saaray Iyo Wararkii U Dambeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии •

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 18 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤

  • @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb
    @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb 19 дней назад +2

    Hambalyo 500000

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 19 дней назад +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁👑👑💪💪💪🥰🥰♥️♥️♥️🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @gowsawayne8398
      @gowsawayne8398 19 дней назад +1

      Ethiopia u niiki ayagaa wasmada ku baraye ✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✔️✔️✔️✔️✔️

  • @jaamaccabdi-u1q
    @jaamaccabdi-u1q 19 дней назад

    ASC .WALAALAYAAL SIDAAS RUNTA NOOGU SOO TEBIYA.JL GUUL

  • @Raho339
    @Raho339 19 дней назад

    Alloow Kadulqaad Dhibka JubaLand❤️🫡

  • @gowsawayne8398
    @gowsawayne8398 19 дней назад +1

    Jaamacow wasmada Ethiopia ha'iloobin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂✅️✅️✅️✅️✅️✔️✔️✔️✔️✔️✅️✅️✅️

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 19 дней назад +1

    Itoobiya ayaa haysatay doolow waa in Laga saaraa dalka

  • @AbdirahimAhmed-p4f
    @AbdirahimAhmed-p4f 19 дней назад +2

    Itoobiyaanka ilaa intee dabada kuwadan doontaan toloow?

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 19 дней назад

    Ninyahaw kuwanina faan badanaa. Cagdheer markastaba iyadaa guulaysatay uun hakasheekeyso.

  • @sahrafarah4674
    @sahrafarah4674 19 дней назад +1

    Guuleysta ciidamada jubaland cabaad badanaa oo carari ogaa wuxu jilicsanaa 😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 дней назад

    xasan sheekhoow boqortooyo abagaal socon maa ee wa calamadaha lagu gardow khafiifka iyo waaladi

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 19 дней назад +1

    Guul jubaland fadlan maxadweyne aaway ciidankii jubaland oo fadhiyay dhoobley iyo cellwaaq war hada ku daabul baardheere maxaad sugeysaa war walahi dolow iyo baardheere hadad xasan dhiiqo ooga adkaato waad guleysata

  • @sahrafarah4674
    @sahrafarah4674 19 дней назад +1

    Markasto oo laga adkaado villa xashiish waxay ku marmar sheegtaan alshabaab iyo Ethiopia war ileen ceeb looma dhinto 😂😂

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 19 дней назад

    Inagu itoobiya ayaan ka tirsanahay 1977 soomaalidu way na soo dhawaysay idinku ninkan dowlad diidka ah maxaad u danbiga ula qaybsanaysaan

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 19 дней назад

    Dowlada soomaaliya waa inay joojisaa inay diyaaradaheedu ka howadal galaan hawada soomaalia