Nimanyahoow gacan iskadaayee Lug baan iddiin taagay, haddiiba aad heestaan oo Music ah soo galo seen. Heesta kale ee ay labadaan fanaan wadaqaadaan ee ah “ Cashar Baa La ii Dhigay Aan Ku Cibro....” iyada oo musik ah ma soo gelin kartaan. Aad baan Maqsuud iddiinka noqday Mashaa’alaah
@@JugeQaaraamiMusic sxb Radio Muqdisho way yaalaan lkn Radio Hargaysa maadama uu ahaa Radio gii ugu Horeeyay Ee af Soomali ku hadla Hargaysina tahay Hoyga fanka Somalida Arimahaa Dartood Hargaysa ayaa Kaydka ugu badani Yaalaa Waliba 30 kii Sano ee Udambeeyay Muqdisho maadama ay dagaalo kasocdeen Muqdisho Nabad la aantuna way sii Wiiqday
Riwaayadaan waxa la dhigay 1980 ama 81kii ee waa Riwaayad ahaan tii ugu danbaysay oo ay isla dhig aan. Riwaayadaan iyo Dhedo Roob noqon weyday ama tii kale ee Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Masuul ah isku waqti bay ahaayeen ama Sanad baa u dhaxeeyey.

Saxiib waxaan ku hayaa hees ay khadro daahir qaado RUclips kuma jirto. Heesta waxaa la yidhaahda #aduunyada wareertaa . La waxyaystay samahee Foolxumada lagu wadhay
Nimanyahoow gacan iskadaayee Lug baan iddiin taagay, haddiiba aad heestaan oo Music ah soo galo seen. Heesta kale ee ay labadaan fanaan wadaqaadaan ee ah “ Cashar Baa La ii Dhigay Aan Ku Cibro....” iyada oo musik ah ma soo gelin kartaan. Aad baan Maqsuud iddiinka noqday Mashaa’alaah
Walahi xalay baan radio hargeysa ka dhagaysanyay
Waa heesta aan ugu jecelahay silsilada heesaha ahmed iyo khadra
Raraab waxan filayaa waa geedaha rer miyigu maydka kudhaqan adinkuna isaxa sxbyaal thanks waayo Waayo from galkacyo
Meydka ma ahee waxaa la saaraa qofka jaba weliba qofka meesha halistaa ka jaba
Mirihii m.a.dacar laxankii a.c.cigaal codka cigaal iyo khadra daahir
😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
SIDAAD I OGEYD BAN U SIDA JACEYLKE KAAMANA SAMRAYE QARANIMOY! WAN KUGU SIDKANAHE ALLAHYOW NO SAHAL AAMIN.😀😀😀👍👍👍
Wa runta 1979kii ayey ahayd xaadir baan ahaa
Kharda daahir 1972 bayba fanka bilowday
@@salahmohamed719 1974
Wa Aduunyo
Axmed Cali Cigaal & Khadro Daahir Cige Labo Hobol oo Aan kala Dhicin
Labo Hobol oo Qaaliya Allaha idin daayo
Sxb waad soo galisaa heesta hanuuniye ee tidhaa saw dunidu mahayn isir duul walaala kala durugsanaada
Riwaayadii Biyo Sare Tagey Waa La Sugayaa 1980,erayadii abwaan Maxamed Adan Dacar.sadex nin ayaa wada jeclaa Khadra waa Cigaal,Saalax Qaasim iyo Cismaan Gacanlow,heestan iyadoo dhaawac u geysteen oy garaaceen abwaan Singub iyo abwaan Yuusuf adan Allaaleh ayay heestan Cigaal oo soo booqday la qaadaysay.
Waa yaab
Ina adeer heestu miyey kala dhimantahay waayo waxaan dareemayaa in ay intaas ka dheereed👍ayadoo dhameystiran waanu kaa sugaynaa walaal 💐Mahadsanid
Bro heesaha so galeysid ka yaree juge qaraami, waayo heesta wey micno beeleysa.. Mahadsanid sxb
haa ana huba intani wa inyar
Wax ka dhiman ma jiraan sidaan filayo
@@khabiirqaraam7935 wax badan ayaa ka dhiman waliba 10 daqiiqo kor ayey u dhaafeysaa
@@JugeQaaraamiMusic sxb duubistaan Hada waa Orginalkii waa intaas sidaan filayo Balse Waa jirtaa Iyadoo Mar kale la duubay oo ilaa 10 daqiiqo meelahaas ah Anigu xitaa Waxaan horey u hayay heestan uu WWW. soo galiyay Waxaan is Oran jiray waa haaf balse Waan ogaaday Markuu isna soo galiyay inay duubistan sidaa ku dhan tahay
Khaatumo State Of Soomaaliya
Laxanka salaax qaasim 🎶
Waaaw cigaal iyo khdra
Sixid laba erey
1.Kaa saaray weynuhu weeyi, maaha kaa saaray waayuhu.
2. Raraab weeyaan ereygu, maaha raran
Thanks.
Raraab weeyaan sxb
Erayada aad qortay qalad ba Ku jira
"Raraab ban dul saarnahay" =sariir ban dul saaranahay .
raraan🚫 bad qortay adiguna
Isagaa kaa saxan rarab Baan dulsaarnahay weeyo rarab tu waa meesha meydka lagu dhaqo
Dirqi maaha jacaylku iyo biyo sare tagey waa lasugayaa
Teebaa horaysey ileen mid walba 1978 ayaa u qorane
Dirqi ma ahan Guurka ayaa horeysay oo Biyo Sare tagay waxa ay aheyd horaantii 80naadkii 82kii meelahaas.
Saxiib Ma Tv ga Qaranka Ee Hargaysa ayaad Joogta
Kaydkan Kolay meel kale lagama
Helayee
Kaydka heesaha Soomaali leedahay waxay kala yaalaan radio Hargeysa iyo Iyo radio Muqdisho
@@JugeQaaraamiMusic
sxb Radio Muqdisho way yaalaan lkn
Radio Hargaysa maadama uu ahaa Radio gii ugu Horeeyay Ee af Soomali ku hadla Hargaysina tahay Hoyga fanka Somalida Arimahaa Dartood Hargaysa ayaa Kaydka ugu badani Yaalaa
Waliba 30 kii Sano ee Udambeeyay
Muqdisho maadama ay dagaalo kasocdeen
Muqdisho Nabad la aantuna way sii Wiiqday
Waayo waayo .
Waayo waayo
Xasan
Hees xusuus mudan
Heestan ma ruwayad bay ku jirtey wax faahfaahin ah
Riwaayadii biya sare tegay waa la sugaya
@@salebanomar4603 beautiful
Niman sxb Shaun cishriin Sanaa
Isoo weydiiyey maalin dj dhawayd
Raraaf dheh sxb
Riwaayadii biya sare tegay waa la sugayaa
Laxanka waxaa leh saalax qaasim sida uu hada ii sheegey axmed cali cigaal Ruwaayadii Biyo sara tagay waa la sugayaa.
Thanks
Erayada kumuu kuu sheegay inuu leeyahay ma dacar mise qof kale
Erayada murun kama taagna
Maxamed Aadan Dacar.
Hadaan qaldaneen laxanka waa collaboration ayaan maqlay yacni Saalax iyo Cigaal ayaa wada sameeyay. Waaberi heeso badan oo ay dhawr laxamiiste isugu tagi jireen ayaa jirta sida heesta hooyo ee uu ku luuqeeyo Tubeec qaybta hore isla Tubeec ayaa bilaabay inta kalana waxaa dhamaystiray Xasan Gareet
Riwaayadaan waxa la dhigay 1980 ama 81kii ee waa Riwaayad ahaan tii ugu danbaysay oo ay isla dhig aan. Riwaayadaan iyo Dhedo Roob noqon weyday ama tii kale ee Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Masuul ah isku waqti bay ahaayeen ama Sanad baa u dhaxeeyey.
Shacabka Sscoow iyo Puntland i
Lamaaniyaashii loogu jeclaa hobolada waaberi
noolaadee
Sanadku waa 1978 ayaan filayaa waayo 1976 waxay ahayd dirqi maaha jacaylku
Riwaayadaan waxa la dhigay 1980 ama 81kii ee waa Riwaayad ahaan tii ugu danbaysay oo ay isla dhig aan. Riwaayadaan iyo Dhedo Roob noqon weyday ama tii kale ee Hagardaamada Guurka Haatan Yaa Ka Masuul ah isku waqti bay ahaayeen ama Sanad baa u dhaxeeyey.
Biya sara tegay waa la sugayaa ayaay ahayd
Saxiib waxaan ku hayaa hees ay khadro daahir qaado RUclips kuma jirto.
Heesta waxaa la yidhaahda #aduunyada wareertaa .
La waxyaystay samahee
Foolxumada lagu wadhay
By
Shacabka Sscoow Guulwacan Lkn ?Shacabka Sscoow?
Legend
Erayada heesta yaa iska leh?
Ibrahim Hassan.
Maxamed aadan dacar ayaa leh midhaha heesta waxaanay ku jirtay riwayaddii "Biyo sare tegey waala sugayaa"
@@khadarmohamed2676 Mahadsanid wll
@@ibrahimhassan1748 Adaa mudan walaal.
m.h
.