Heesihii Riwayaddii Biyo Sare Tagey Waa La Sugayaa | Curintii Abwaan Maxamed Aadan Dacar
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Riwaayadii Biyo sara tagay waalla sugayaa,1980 erayadii abwaan Maxamed Adan Dacar,laxankii Saalax Qaasim iyo Axmed Cali Cigaal,tiyaatarkii Hargeysa ayaan ku daawaday.
Ma hubtaa 1980. Koley ma xasuusto riwaydan inaan galey iyo inkale. Tiyaatarka aad baan u gali jirey iyo meelihii ka horeeyey sida geerishkii carabka, beerta xoriyada, cinema national iyo cinema October iyo hanuunitii xaada 26 June iyo xaafada gacan libaax iyo hanuuntii dhexe ee ku soo horjeeday banka
Waayo waayihii wacanaa
1980 ayey ahayd tiyaatarka hargaysa
Lagu dhigay biyo Sara tagay waa la sugayaa
Heeso qiimo badan laxanno aan kala dhicin music 🎶 dhagaha u raaxaynaya codad cajiiba. Fan❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Caweys Dalmar thanks wall ❤❤❤ ruwayadan aad ayan j jeclaa waana daawaday. Cigaal, khadro, saalax. Waxana ku xasuustaa marka khadro shilka gasho oo heesta dhaqtarka ay ku qadayan cigaal iyo khadro. BIYO SARE TAGEY WALA SUGAYAA NIN LA SUGAYOW MAXAD SUGAYSAA.
Waanba joogey 1981 Hargeysa laakin ma xasuusto inaan galey, barigo waxaan ahaa ciyaal Disco iyo Reggae ama Bob Marley, mahasanid taarikhda.
War yaaya hee 😂 intaas oo hees ah oo khadra ah ma dacar baa iska leh Riwaayadda ma khadra daahir baa loo qabtay ban dhig heeseedkeeda cajiib alle ha u naxariisto mom khadra daahir.
Aamin
Of.riwaayadan.adban.ujecla.laakiin.heestan.saalax.qaasim.wacaneey.waanla.aa.inbadan.abwaanka.sameeyey.mahdsanid
Adiga muddan
Dawadii naftaydaay dareenkii kalgacalkaay sida ubaxa doogaleh aan daawanaayaay waan dibad galoobay
ASC Dhamaantiin Aniga oo ku hadlaya afka IDAACADA BCFM BRISTO UK WAA WERIYE MAHDI XAWAADLE Riwaayadan biyo sare Tagay Waxaa Lahaa ABWAAN MOHAMED AADEN DACAR OO NOOL Markaa waxaan soo jeedin lahaa in aad ka badasho magaca ABWAANKA Isaga oo khadka Tephoonka idaacada Si TOOS AH UGU JIRA MAGAALADA HARGAYSA RIWAAYADA WAXAY SOO BAXDAY 1981 kii horaantiisii
Walaal mahadsan waan saxay waxaa isku qaldamay shaqado oo badatay, reer Bristol dhowr jeer baan magalaada sii marey aniga ku socda Cardiff from Heathrow Airport. Asxaab hore baa laygu sheegay magaalada Thanks
Eraydii abwaan maxamed aadan dacar
Thank you so much for these songs ❤❤❤
You welcome bro
Dadna waa dadkii hore
Hadalna waa intuu yidhi
wacaneey dacarmale
mustafe shiikh cilmi ayaa iskale
Ruwaayada badi heesahadeeda idaacadaha lagama soo dayn jirin waayo in ay ant tahay baa loo maleyn jiray.
Dadkoo dhami ha wariyeena kuma jirin ruwaayadda sidaan filayo.
Memory lane top notch 😂
Caashaqa lurkiisiyo lubigan lubigan ka jecelahay laabta maysa saaraa
Cawayska dalmar fadlan curinta kuso dar maskaxdi erayada sameyey
Miyeyna ku qornay curintii Abwaan Dacar sawirkiisina saarnayn thumbnail
WAXA LA HAA ABWAAN MAXAMED AADAN DACAR
Walaal mahadsan waan saxay waxaa isku qaldamay shaqado oo badatay
Walaal iska sax Riwaayaddaan
Maxaa la saxayaa?
@@caweyskadalmarHeesahaan iyo Riwaayadda isma leh
ADIGAA LUUFKA DOONTAY 1980...NINKA GARANAAYA AYAAN AHAY
Qadiijo foodey buur fadlan
ruclips.net/p/PLZ1Qa5M-LLQV69DxgqgUbLsUSvlDo21_z
❤❤❤
Riwaadii biyo saretay waalasugayaa waxalahaa abwaan dacar iska saxa nio
Walaal mahadsan waan saxay waxaa isku qaldamay shaqado oo badatay
@@caweyskadalmar haye wllo wadmahadsantihiin
Walaal adiga muddan
Saxib haday macquul tahay
Waxadsoogalisaa riyadii odhanjiray jacayl boob uma baana
Early 80s this was one of the coolest song played everwhere in the Horn.