Somaliland waxay isticmaashay dariiqa Nukliyeerka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 210

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 8 месяцев назад +1

    GUULE SOMALILAND FROM DJIBOUTI

  • @halac2532
    @halac2532 8 месяцев назад +18

    Congratulations Somalilanders 🎉

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад +1

      Dullinimo mid baa jirto Lagu Noqdo Waa Caasinimo ALLE iyo Diinkiisa iyo Qaraaba Gooynta iibinta Xaq aadna Lahayn.

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 8 месяцев назад

      @@garaadkanool duli idinka weyni ma jiro huwaney iyo faqashey adeerkaa C/laahi Yuusuf markuu boqolaalka kun ee ciidamada Ethiopian yaanka ah uu Xamar keenaayey ee uu Hawiyihii deganaana Ethiopia yaanka ku xasuuqaayey xagee jirteen maxaad uuga hadli weydeen? Maalintii dhaweyd ee uu Farmaajo afarta dekedood Ethiopia yaanka uu u balanqaadaayey xagee joogteen maxaad uuga hadli weydeen Afweyne markuu reer Soomaaliland diyaaradaha sidaas Falastiin Yuhuudu u rushayneyso uugu rushaynaayey maxaad uuga hadli weydeen. Markuu Axmed Madoobaha Ogaadeen iyo Ina Cabdirashiid Cali Sharmaake ay bada Kismaanyo Kenyaanka siinaayeen xagee joogteen maxaad uuga hadli weydeen. Ta kale reer Soomaaliland badahooda iyo dekedahooda iyagaa iska leh ciday rabaan ayey ka kireysanayaan amaba ka ijaaranayaan. Yaa ku haysta waxay rabaan ayeyna ku bedelanayaan. Meeshan ka carar buufis iyo isku buuq loogama baahna. Talo laydinka weydiinayaana ma jirto wadada ku qulqula waxaa qasi kareyseen waa qasteene sharcina idin ma qabtee ka buldheh garaad daraneey gu,na maad jirine

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 8 месяцев назад

      @@garaadkanool Somaliland ma iibin dhul teeeda kale xaq aaadanaha aad sheegeysa waa keee ader \\somaliland dhulkan yadaa leh waaaan iiibin waaaanu kireyn wxnu doooono kamsameyn ee nio tttiiinakumashquuula

  • @user-ye6jw4ne5s
    @user-ye6jw4ne5s 8 месяцев назад +2

    Guul Somaliland guul guul guul Somaliland country free quickly Somaliland country free quickly ❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉.

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 8 месяцев назад

      This is not the best solution wll. We don't want Ethiopian troops in Somaliland for the next 50 years. Let them build their own port but we should not give them 20km land. We don't want another Isreal and Palestine situation in the future

  • @ALIEN....151
    @ALIEN....151 8 месяцев назад +1

    INTERNATIONAL LAW PERIOD.

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 8 месяцев назад +17

    Congratulations to all Somalilanders and friends

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад +2

      Meesha Ma taalo Wax Hambalyo ah Ee Xaqq aad Leedahay Ayaad Eey Kalab ah Siisay baad Hambo Ka sugaysaa Dulli waaxid.

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 8 месяцев назад

      I don't want Ethiopian troops in Somaliland for the next 50 years. Absolutely not. Imagine Indian troops in Pakistan? This is how Israel took over Palestine. Wake up

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 8 месяцев назад +2

    Mm tv Aniga ku sheegaya oshanka uu vurana Somalia intan lagadhin 30 /JAN /2024 haka horaso itoobiya 👍🏼 citravka reer Somaliland 💚💛❤

  • @user-fv7gn9yo2z
    @user-fv7gn9yo2z 8 месяцев назад +5

    He is not talking like someone , who has a educational background . I was really shocked and disappointed by the lack of his political Knowledge .

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 8 месяцев назад +1

      Yah very unfortunate indeed their knowledge is only qabil

    • @door-hinge
      @door-hinge 8 месяцев назад

      @@abdullahiabdi1332 "their knowledge is only qabil", by "their" who do you mean? hypocrisy in the SAME FKIN Sentence bro! have some shame, or some intelligence.
      talk about the ideas, not the person cuz THAT is uneducated behavior.

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 8 месяцев назад

      ​@@door-hingewhat is Ur knowledge my brother??? Share with us...is there a better way of this Devorce? Coz u can't say no Devorce... enlightenment us please

  • @Caalamitv1
    @Caalamitv1 8 месяцев назад +3

    Wariye maxamed ilig wariyaha sanadka maasha Allah soo badi barmaamijyadan

  • @garaadkanool
    @garaadkanool 8 месяцев назад +1

    a, a aa, prof Dhintay wa paqtisor.

  • @maxamedrashiid4020
    @maxamedrashiid4020 8 месяцев назад +4

    Shalay hadii aduunyadu inagu qasbaysay somaliya la hadlay iyagay ku xidhan tahay aqoonsiga somaliland
    Aduunkuna ma taagna halkii shalay waana ta keentay in somaliland ay badashay halka ay taalo ectiraafka somaliland

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Somaliland Fasiro Macnaheeda Waa Dhulkii Soomaaliya Marka arag somalia 🇸🇴

    • @maxamedrashiid4020
      @maxamedrashiid4020 8 месяцев назад

      Sidaa aad jeceshahay ku noqon mayso dhul somliya asalku waa somalilander

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 8 месяцев назад +3

    Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 8 месяцев назад +3

    MM tv iyo ilig keep going ❤❤❤

  • @user-do9jv2zs7c
    @user-do9jv2zs7c 8 месяцев назад +1

    Gudoomiye maxamed cabdi sheekh ilig mmt.

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 8 месяцев назад

    He's professional

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 8 месяцев назад

    Rer isxaaq haday doolad rabaan waanu fasaxnay. rer ugu horeeyay ee Dowlad noqday ba caalamka ku soo birin

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 8 месяцев назад +2

    Cadowgii jab....jab ❤❤❤❤

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Cadow aana itoobiya ahayn Xabashi aad Leedahay miyaa jira!!!!????

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 8 месяцев назад

      @@garaadkanool haa uu jiraa adigaa kow ka ah. Ethiopia waa tii markii 1988 aad ixasuuqayseen imagangalisay ee isoo dhawaysay. Ethiopia waa saaxiibkayga koowaad

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад +3

    Waxba ha ku celcelin iligow wax suaal rejo ah oo ku saabsan wada-hadal iyo sheekoyin bilaash ah oo dhexmara Somaliland iyo Somalia

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Qiyaamihii Ayaa yimid Ee itoobiya Ku Qixi lahayd, Soomaalina Ku Midoowi Lahayd.

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 8 месяцев назад +1

      @@garaadkanool Somalia waa xaggee ? Ma meesha ay badhna ka taliyaan askarta Africa Amisom badhna argagaxisada A-Shabaab . Somaliland Rabbi cuduradaas dullinimadaas waa ka koriyey

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 8 месяцев назад

      @@garaadkanool Somalia waa xaggee ? Ma meesha ay badhna ka taliyaan askarta Africa Amisom badhna argagaxisada A-Shabaab. Somaliland Rabbi dullinimadaas waa ka koriyey

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      @@abdigah5364 Shabaabkaba Waa Muuse aad Sheegayso, Mustaqbalka Dhawna Gal Dacwadeed Ayuu La Kulmayaa Lagu Maxkamadeenayo Oo Fara Badan.
      > Tan Kale Adigu Oromo Soo Ma ahayn maxaa kaa Galay Arimo Soomaaliyeed Aamus.

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 8 месяцев назад

    Mmm tv hore u socda saxiibayaal

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 8 месяцев назад +2

    Somaliland way guulaysay 🎉❤

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Macno maleh Muuq aad leedahay iyo magace, Maalkaaga Miiska Hasaaran Mowdka Yuusan Kuu imane.

  • @Alxamdullilah1000
    @Alxamdullilah1000 8 месяцев назад

    Thanks Nasir

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 8 месяцев назад +6

    kkkk kkk kkkk ,,,,,24 Saacadood Gudahooda Marna Waxaynu saxeexnay Heshiis iyo Midnimo Somaliyeed markalena Ethiopia ayaa Ina Aqoonsatay oo aan lahayn Wax Cadaynaya....Ilaahayaw Gun Haynaga dhigin....

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 8 месяцев назад +4

      Somaliland waa wajib in Inay dal noqoto

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 8 месяцев назад

      Aamiin Aamiin Waa Ciirciiraynaa ee

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Soo Wada Bax Cirro Madaxeedna waan kaa arkaayee…… Soo Maaha Nin Weelkii Uu Wax Ku Cunayay Ku Saxarooday.

  • @mustafahussein9238
    @mustafahussein9238 8 месяцев назад +1

    Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 месяцев назад

    Cadawga guddaha from farmajo group by bye from 2024 guul somaliland

  • @daauudmahamuud2759
    @daauudmahamuud2759 8 месяцев назад +1

    Congratulations 🎊 👏

    • @ceelbuurone1
      @ceelbuurone1 8 месяцев назад

      Kan aqoonyahan ma'am ee waa hoolo

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 8 месяцев назад

    Guul insha allah

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 8 месяцев назад +2

    Heshiiskan uu biixi galay, waxay la mid tahay.
    Nin dabada saliid marsaday, qabiilkiina u mariyay, qaniisiina u foorarsaday.
    Falastiin hogaamiyaal baa sidaa sameeyey 2 qarni ka hor. Natiijada waa wada araknaa

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 8 месяцев назад

      DHILO INTAYE DHILO TAAHAYE BAAYE DHILO KUU TIIDHA WAADE TIHIN OO QAANISM´NIMO AH AYAAD NOO SHEGTAYE IDINKANA HIIDO IYO HARUUN UU LEE WAXAD SHEEGEYSA GURI DHILO INAADE KUU SOO KORTAYE EE EDEEB YEELO

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 месяцев назад

    From 2024 no more took somaliland and somalia

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 месяцев назад

    2024 0102 the last time somaliland and somalia took.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 месяца назад +1

    Waar jooji marinhabaaninta iyo shaki abuurka ! Heshiiskani wuu fulayaa, hadii Huwan iyo Huwan Kalkaal wsdnuhu istaagayo ! Huwan Kalkaal buuqoodo waxba ma dhaamo buuqii ay abuureen markii Imaaraatku heshiiska Dekeda Berbera la galeen Somalilaand
    Huwan waxay ay ku xanuunsato, dawo ayay Somalilaand u tahay. Waxay ku xanuunsadaan wixii horumar iyo guul Somalilaand u keenaya !

  • @Tour_Motivation
    @Tour_Motivation 8 месяцев назад

    There’s non SOMALILAND THERE IS SOMALIA , NO DREAM AT ALL

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL 8 месяцев назад

    Yes, waa falloir wacan ❤😊

  • @surejjamac8736
    @surejjamac8736 8 месяцев назад

    Labadan xaywan after 2 years ayan arki doona caqligiisa

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 месяцев назад

    Iljitimisi maha

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 8 месяцев назад +2

    guul jeceliya warka cadawgii somaliland ka cabaadiyag social media waban ku diirsada alx xaasidka badan wa waxan 33 years an nabad iyo dawladnimo ugu naaloonayo alx🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      Qasaarahaaga Guro Qiimo laawayay Waaxid.

    • @AliHasan-ii7sr
      @AliHasan-ii7sr 8 месяцев назад

      Cid cadow idin ku ah majirto waana ka shaleydontaan lkn cabaad kiina bari ayaa arkaa amxaaro lama soo dhaweysto kuwa ey hada heysato ku casuumo wareysiyada wali barakicin ayaa ku socoto

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 8 месяцев назад +2

      @@AliHasan-ii7srminafiq munafiq dhalay mada xabashi neceb shaky kii muqdisho keenay saw ma tihid kismaayo ya joga bedwayn baydhabo adu waad jeceshay leefleefka itobia tikre harti 😂muuse kugu maalay

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 8 месяцев назад +1

      @@King-lp1my wlhi waa runta muqdisho way joogan eripotka kismayo way jogan kofur galbeed iyagaba ka buxa oo lafta giriin ilaaliya hadana somaliland hal aakari ma dhex jogo mana so gali karo xuduudeda hadana wakas ma nasteex bad modayasa wa xaasid nimo ee iyaga rabay inay u saxeexan lkn somaliland ba waxba lo ogolayin nin ku yidhi sinaan mayno adna diid sarayiintiisa hadraawi baa run u sheegay

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 8 месяцев назад

      @@garaadkanool adiga idamiino kuma odhanayo iso gurmana ku odhan maye meshada ku eekow ana leh intane

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 8 месяцев назад

    Aqoon yahan aqoon dheer
    Caqliga allaah hakuu barakeeyo

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад +1

    Haddii ammaanka dekedda iyo jidkeeda ilaa xuduuda Police-ka Somaliland gacanta ku haynayaan waa caadi LAAKIIN Ethiopia waa lagu qanciyo iyako dekedda iyo maamulkeeda qaataan . Police and security matters should be the responsibility of Somaliland

  • @MHaashi
    @MHaashi 8 месяцев назад

    Geedi socodka wadahadalada maamulka Somaliland iyo Xukuumada dhexe ee Soomaaliya ayaa ah midka kaliya ee lagu gaari karo isfaham waara!

  • @WANAAG24
    @WANAAG24 8 месяцев назад +1

    AQOONTU MAAHA LUUQADA ENGLISH TA AH NINKAN DADKA UU LA HADLAYAA MA INGIRIISBAA ?

  • @door-hinge
    @door-hinge 8 месяцев назад

    Fadlan mudane wariye marka uu hadlayo martidu ha ka dhex galin, ha dhameeyo qodobkiisa, markaa su'aasha waydii.

  • @nimcanhilacchannel8364
    @nimcanhilacchannel8364 8 месяцев назад

    😭for somaliland, 50 years ethiopian will own somaliand port

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u 8 месяцев назад

    aqoonyahan ayaan ku tilmaami karaa macalinka

  • @sirkaal
    @sirkaal 8 месяцев назад

    These people have no common sense, Somaliland will be the next Gaza, we are going to spend the next 75-100 years fighting Ethiopia to free the Somaliland people #FreePalestine

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 8 месяцев назад +1

    Is he really prof. Or unoversity teacher. I Don't think so

  • @abdifarahali
    @abdifarahali 8 месяцев назад

    Aqoonsiga ma dhul reer leeyahay miyaa lagu gaaraa!!! Reer sheekh isxaaq dhulkooda xabashida hasiiyaan.

  • @bahsan9664
    @bahsan9664 8 месяцев назад +2

    Wixi dhacayba fariin ayu u arka ma sidasu aqonyahan kuyahay 😂

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 8 месяцев назад

      WAAXADE JECSHAY HAADI LAA SHEEGI WAAYO WAA INADE DHALIISHA YAAHU GUULE SOMALILAND🤣🤣💚🖤❤💯💯 GUUL. HOORA LOO SOCONAYA

  • @AbdlazezMBouni
    @AbdlazezMBouni 8 месяцев назад

    Macniha heshiiska Hadi aydn ogyn mxd noosheegysaan man sheekadiina?

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm 8 месяцев назад +1

    Ma waxa aad isagu hambalyeyneysaan qorshaha halista ah ee ismiidaaminta ah.

  • @hanadmohamodaden9715
    @hanadmohamodaden9715 8 месяцев назад

    Aqoonyahan kuyeeh aniga joga hargesa wana dimanena

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 8 месяцев назад

    Alleylehe waan laqabaa iney tahey nuclear taas adduunku ku baraarugey mar qofha GOONI ISU TAAGA SOMAALILAND🎉

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 8 месяцев назад +1

    Dadka seniorka ahna ban jeclaan lahaa inad arrinka kawaraysatana sida cabdiqaadir jirde .

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 8 месяцев назад +1

    iligoow is adke cadownimadaada qarso

  • @timowayne6993
    @timowayne6993 8 месяцев назад

    Ethiopian troops is neighboring country. Fastest growing economy in the world. Second biggest population in Africa. But historically they used to have ports and want this back.
    1. Today Ethiopia pays 2 billion dollars to Djibouti. Will Somaliland benefit at least close to that amount?
    2. 50 years of rent is a long time. Israel started to expand to more and more lands.
    3. Ethiopia first refused to be part of Berbera port because they wanted to have access to the sea.
    4. Absolutely not acceptable to Ethiopian troops in Somaliland. Imagine having German troops in France today? Or Russian troops in Germany? There is no way neighboring countries should accept a military base for their neighboring country. Especially in period of 50 years where there will be changes.

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 8 месяцев назад

    Is qaawiya si la idiin oqoonsado halkaas bay ka dhowdahay.

  • @abdibadal2764
    @abdibadal2764 8 месяцев назад

    Ninkan prophoserka sheeganaya hal eray kama fahmin marka laga reebo option badan bay somaliland leedahy,isaga oona hal mid ka sheegin

  • @saalaxy
    @saalaxy 8 месяцев назад

    Muuse oo 20km badda ah habeeyey...maxaa Laga yeelayaa???

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 8 месяцев назад

    Viva somliland ❤❤❤❤❤❤

  • @shaaficimohamoud4667
    @shaaficimohamoud4667 8 месяцев назад

    Nio ninkan Iliga degdeg badanaa, qofka markaad su'aasha weydiidisid waqti uu kaga jawaabo sii oo naga daa hor cararkan.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 7 месяцев назад

    S/ LAND QABIIL QURA BA TALIYA MANA MUQUN KARTO♦️👀👀👀

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 8 месяцев назад

    IN DHULKAGII IIBSO MUQDISHO WAXBA U DHIMI MAYSO EE
    MUSTAQBALKA SOMALI-LAND AYEY HELIS KU TAHAY.
    AQOONSIGA ETHIOPIA IMINKA NOO HAYSO KA BADAN
    KA HELI MAYNO. WAA BAAHANAHAYNA BAQTI LOOMA CUNO.
    CADHADA MUUSE BIIXI AYAANAY HELIS GELIN MUSTQBALKA SOMALI-LAND

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 8 месяцев назад

    Iligow sidaad u waraysaneyso wax aan filayaa in muuqaalo lagaa hayo ama afka laguu buxiyey ee cagaha dhigo

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 8 месяцев назад

    Ruunahnti waan kaxumahey in badena laqato aqonsi aqonsi mä rabnin hada badena laqadanayo.

  • @saalaxy
    @saalaxy 8 месяцев назад

    Nin muddo xileedkiisa dhamaadey heshiis qaranka keligiis ma geli karaa?

  • @osmanibrahim3844
    @osmanibrahim3844 8 месяцев назад

    Somalia shall ask president why he made decision with somaliland and fighting Ethiopia means Somalis killing one another.

  • @suadmohamud8635
    @suadmohamud8635 8 месяцев назад +2

    Aqonyahanka waxa ka codsan lahay inuu so ogado waddamda badan oo ictaraafka helay hadane wali la aqoonsan sida maroko wadanka ka goay oo 46wadan aqonsadeyn hadane sidii larabay wax u naqon mid kale somaaliland hadii xaq u ledahay ine hesho weyba heleysaye maxe baddeda u siineysa cadawgeda 😅

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 8 месяцев назад

      dalkas waa dal ay Morocco 90% ay hastyaan mana laha awood ay ku noqdan dal, Somaliland waa dal madax banaan, dawlad shaqaynaysa leh dhulkeedina gacanta ku haysa. Saxaraha Galbeed iyo Somaliland marna isku duruuf noqon maayaan.

    • @garaadkanool
      @garaadkanool 8 месяцев назад

      @@imbashiir1825 Dal iyo Dhul iska Daayee jirkaaga xubin ka mida ma bixin kartid.

  • @adama2578
    @adama2578 8 месяцев назад

    WAR SOMALILAND MA ISAAQ BAA⁉️DHULKA LA IIBINAYANA MA DHULKA AWDAL BAA ⁉️DHULKA CIISE IYO GADABUURSI‼️WAA AYO SOMALILAND ‼️‼️⁉️

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 8 месяцев назад

    MashaAllah inanka la warsysanaya si fican bu uu hadlay. Wa in heeshiska si daganasha ah oo lexejeclo ku jirto lo wada dhigo.

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 8 месяцев назад

    Somaliland iyada loobahanyahay hada hadagdagina tan ethiopia ka firsada

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 6 месяцев назад

    Qofka haduu iska jaahilmo hadlo waa musiiba wuxuu ku leeyahay Options badan baa u furan oo aan ahayn kan ay badeeda iyo dhulkeeda ku badalanayso maxay ugu talaabsan weyday Optionskaa u furan mid Ka mid ah 33 sano ay raadineeysay aqoonsi oo aan ka ahayn kan manata 33 sano ayay meel walba ordayeen sidii habar waalan aaway Optionska aad sheegayso war nagala tag khuragaadka aad ku hadlayso

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 месяцев назад

    Somaliland ma kilil 5 bey ka mid noqotay mase kilil cusub oo itoobiya ah ayey noqoneysaa?

  • @hassan-zn7zz
    @hassan-zn7zz 8 месяцев назад

    Waryahan waa xiranyahay muuse munafaq xirey

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k 8 месяцев назад

    Arigtida aqoon yahankeenu ma sidanaa ilaahaybaynu leenahay

    • @ceelbuurone1
      @ceelbuurone1 8 месяцев назад

      Somaliyoo dhan asiga iyo wax lamid ah ayaan aqoyan iyo siyaasi u ah

  • @AdamMaxamed-ib2nb
    @AdamMaxamed-ib2nb 8 месяцев назад +1

    Dadka Somaliland ku nol qarkod badan qalbiga ayaba tagan 😂😂😂

  • @yahyeyou
    @yahyeyou 8 месяцев назад

    Somaliland waxey halis ku tahay jiritaanka umada Somalia waa I gacanta lagu dhigaa qabiil qaran ma noqdo

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 8 месяцев назад

    Dhul mahantana socaye ma isaaq uunbaa la ictiraafayaa.

  • @advyser
    @advyser 8 месяцев назад

    Muse biixi master tactician
    No one knows how to play the cards like him in the somali politics

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 8 месяцев назад

    Nuclear man

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 8 месяцев назад

    Daku waxay kala garan layijiin siyasada iyo wada dhalashada somali land aqoonsigeeda duraad buu god kudhacay

  • @ahmedomar4582
    @ahmedomar4582 8 месяцев назад

    Waxaa la gaadhay isfaham. Wali hishiis lama kala saxeexan.
    Laakiin haddii itopiya ay ku dhawaaqdo maanta in ay aqoonsatay SL, dawlada Kalana ay ku daydaan oo ay aqoonsadaan SL; xaaladu Waji cusub ayay yeelan.
    Talaabadaa xooga leh in ay qaaday Xukuumada SL ee ay laagtay albaabka ictiraafka- fursado badan ay furtay. Waa in Si tafatiran ha looga faaiidaysto.

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 8 месяцев назад

    Afkii adeerkiin abiy axmed hanoogu sheekaynina.
    1977 game start again between Somalia Vs Ethiopia.
    Somalia we will never walk alone 😂😂😂

  • @mustafomarali5180
    @mustafomarali5180 8 месяцев назад

    Macalinka laba qodob aad buu u fahamsanyahay; mid waxa weeye nuxurka heshiiska iyo waxa la kala badalanayo sida aysan isugu dheelisaneen, qatarta ku dheehan in ciidan Ethiopian ah dhul balaaran laga siiyo gudaha Jamhuuriyadda kiro ama siin wixii lagu sheegaba iyo cawaaqibka ay ku yeelan karto dadka deegaanka, mustaqballka guud ahaan Soomaaliland/Soomaaliya iyo go'aanada juqraafi siyaasadeed marinka badda Cas; sidoo kale ustaadka waxa uu fahamsanyahay in Soomaliland ay imikaba heshiis gali karin waayo aqoonsi iyo capacity ay heshiis ku gasha malaha, sidaa daraadeed heshiis nuucaas oo kale ah si ay u gasho waxa marka hore ma horreeyo aqoonsi, sidaas darteed, laba shay oo kala horreeya la isuma badali karo.
    Laakiin waxa nasiib xumo isaga oo intaa fahamsan waxa uu ka meereysta in uu dadkiisa u sharxo, waxa ay kaga dhagtay xamar.... .. unfortunate.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 8 месяцев назад

    Ma jiri jirin mana jiri doonto heshiis itoobiya gashay oo ay fulisay waxaa u dambeeyey kii dekeda berbera cid kasta oo ku tiirsatana way cuntaa

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 8 месяцев назад +1

    Shimbirayahow heesa hees wanaagsan heesa
    Hu haaaa huu haa huuhaa

  • @hiboyusufmashaallaha1046
    @hiboyusufmashaallaha1046 8 месяцев назад

    Maya mmtv waa cadoga gudaha ee la waan toona dhibka aad ku wadaa joojiya isku dirka dadka

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 месяцев назад +1

    Kenyana 20km oo bada ayay rabta

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 8 месяцев назад

      Kenya hore bay somaalia bad UGA qaaday uma baahna

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 8 месяцев назад

      @@mawiidcali6786tu anay xata waxba ki badalam oo xooga 😂😂

  • @viapureats3116
    @viapureats3116 8 месяцев назад

    Muuse Biixi Hala Soo Xero
    Qayaano Qaran
    This Muuse Traitor Must Be Arrested

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e 8 месяцев назад

    Ethiopia in ay Somaliland aqoonsato Kuma dhacdo awoodna uma laha dadkena jaahilnimo baa dilay muuse biixi wuxu khiyaamay waranka xilka yaan one week lagusi dawan

  • @mohamedaden2083
    @mohamedaden2083 7 месяцев назад

    Su,aasha masulka la waydinayo inuu ka jawabo way ku adagtahay options ayay kagag dhagtay marka mm tv wad ku mahadsan tihin shaqada aad bulshada u haysan lakin wax yar isku daya in aad masulka aad waraysabaysan uu warkisa cadado uuna ka war waregin su,aasha la waydinayo

  • @SlyJohn-ii9dd
    @SlyJohn-ii9dd 8 месяцев назад

    Ethiopia having military base in Somaliland simple Russia 🇷🇺 won the war 💀💣

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 8 месяцев назад

    Dhamaan waxan tiifiyada sheegta ee meherado dadyoow kale ku adeegtaan iila muuqda maxaa dhamaantood wadaajiyay arimahan sidee dad reer somaliland oo muwaadiniin ah usheegan karaa waayo dastuurka jamhuuriyada somaliland waxa ku qoran in muwaadnkastaa waajib kutahay ilaalinta isku duubnida dadka iyo dalka iyo ilaalinta jiritaanka dawladnimada jamhuuriyada somaliland muxuu ilaalin sameeya quudhsiga dadkan iyo dalkan lagu hayuu caadi u arkaaba bal siduu somaliland uga dhex jiraya meel laba yar oon kuba waynayn doqonbaa dad iyo reer hebel ku dhumata oo dhabarka raga ka dooxda badheedhi maaye oo waan bariisaynayaa ku odhan iyado bulsho dhan buqna jarasa ka al shabaab isba qarxintaa beriis ugalay kana waa lanooce dalkani ninkii diidan isaga iska saaridoona waan diidnahay waanan ku noolahay bal waa sisad iskula hesho aan eegno maalmo😢😢😢😢😢😢😢

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 8 месяцев назад

    Ninkani aqoonyahan bu ahaaye maxa helay ma heego ayuu noqday oo wa sacad muse isnasakhijiray

  • @abdihakimmahamoud4670
    @abdihakimmahamoud4670 8 месяцев назад +1

    Nasir sacadaaale waa aqooon yahan qaliyaaa

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 8 месяцев назад +3

    Waar iligow dee jooji dhabqinta waa maxay jawabta sugi maysid kolba suaal yar bad lasoo boodaysaa waar ninka u daa ha dhameeyo jawaabtee

  • @husseinjama6564
    @husseinjama6564 8 месяцев назад

    Next falstiin if you take that option

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 7 месяцев назад

    REER S/ LAND MA LAWAYDIYEYB MISE DAD KUMA MOOLA S/LAND WAYO REER S/LAND QAR AAN OGALEEN

  • @G0_n3
    @G0_n3 8 месяцев назад

    Ninkani waa maangaab, Itoobiya maaha awood gobol oo xataa haddii ay "aqoonsiga" Somaliland ahaan lahayd waxay noqonaysaa erayo lagu soo jiito pro ictiraaf baas!
    Somaliland waay riyootaa dharaar cad... tiiyoo indhaheedu furayihiiine 😂
    Soomaaliya ha noolaato! 💪💪💪
    Soomaali Jabuutiyaan ah.

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 8 месяцев назад

    Ma sidaanuu professor ku yahay.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 8 месяцев назад

    warya iska amuus aduunka manta cidna cid uma joojisee dowlad citirafta loo bahan yahay kuma aduunka odhana heshiis ha gelina laba wadan tan kale Somaliland wa sharci nacasiin yahay aan waxna garayn Somaliland shuuradahi wadani nimo way buuxisay wadna way tahay wadan inaad noqto cid ale cid aad u dabo fadhiisanysa ma jirto Somaliland walahay bilahay wa wadan wax aydan aqoon u lahayna ha ka sheekaynaiana ina lagu citirafo maha sida wadan loo noqda shuurudao calamiya ayay leedahay dal inad noqtaa waayna tahay Somaliland dal jira ama diida ama huuhaa ku sheekeya

  • @user-rx8wp9ix6c
    @user-rx8wp9ix6c 8 месяцев назад

    Sax

  • @abdulkadirdhagane8183
    @abdulkadirdhagane8183 8 месяцев назад

    Cawaan waaye kan

  • @alkhadr1365
    @alkhadr1365 8 месяцев назад

    MMTV dadka hadalka u daa ha dhameystaan