illahaya qeera ha siyo familka ku soo kore rabi ha siyo ajira iyo Xasan illahaya ha caawiya inta sheera tira illahaya qeera ha ku siyo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
Mansha allah reerkasu waxay mudan yihiin amaan iyo duco Kuna soo koriyey si sharaf leh ayago ku sheegay weliba iney ku dhalin maxa yeelay wa dad ehla diin ah wajibkii wey guteen❤
Maashaa Allah walee horaa loo sheegay in hawiye hg yihiin gob u dagaalanta soomaali sharaftooda iyo u danqashadeeda Abdi Aziiz waa nin ka dhashay dadkas damiirka leh.
Cabdilcadiis wa abgaal lkn shaqo qaran oo haaya m.a wiil fcn waay qeer alh siiyo anoo abgaal ah xata ma dahaayo wa abagaal wa wiil somali ah taas naga badan
Kuwa soo koriyay
Kuwa baafiyay
Kuwa soo helay
Iyo abdi Aziz ilahay ha idin barakeeyo
Amiin ya rab! Abdi Aziz and his team ilaahey ha no dhowro 😭🙏🏾❤️
Ilaahay reerka wiilkaasi soo koriyey jannatul firdowsa ha ku abaal mariyo
Masha Allah qofksto O Amal ugal qofksto O diban ilahay ha cawaiyo
Mashallaah qoys diinleh aya kusokoriyey khayr alaha siiyo magacaaga kama bedelin tilman aad reerkaaga kuhesho ay ku siiyeen ajir alaha kasiyo❤❤❤
Aduunka dad hadeey korsadaan ilmo dadka nasabkooda iyo magacaba weey u ilaaliyaan dadkeenu macaa qabiilkeey ka badalaan inteey u ilaalin lahaayeen marka cidaaan cidwanaagsan beey aahaayeen.
Maasha allah alxamdulilaah hadii ilaahey u sahlay familkiisii uu ka soo jeedey waa arin farxadleh
Masha allah waa ku farxay wiilka yar sida ugu madceliyay waalidka sookoriyay iyo sida uu uhadlaayo Masha tabarakallah il xun kuma aragto ałlaha unaxriisto waalidkaaga dhintay
Maasha Allah Cabdicasiis sharaf badane kheyr badan Allaha kusiiyo, Alxamdulillah wiilka hadii uu reerkiisa helay
Mashaa allaah waa Farhad wayn ajar badan alaha kasiiyo cidaas
Allaahu akbar illaahoow kheyr sii waalidiintii soo koreyey
Masha allaah qofki wanag sameeya wa helaa wilka waxa ka muqata in siwacan lookoriyay 🎉🎉🎉🎉
Maasha allaah waa farxad wlhi alxm Abdiaziiz mahadsaniid
Ilahay haka farxiyo umada .waxbadan qayr ah ayad u haysa walalkey janada qasri allaha kaga dhiso yaa allah 🤲🤲🤲
Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin 🎉❤🎉❤🎉I
Insha allh duca qabo
Manshallh wll waan kula qabnaa farxada guulayso mar walba ❤❤❤
Manshallh bro waan kula qabnaa farxada guulayso mar walba ❤❤❤
Mansha Allah ilaahow qof walba oo dhiban dhibka kadul qaad yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alaahu Akbar ilaahey khayr ha siiyo cidii Soo korisay
Maasha Allaah. Alxamdulillaahi waa ilaah mahadii. Ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo waalidiintii koriyey.
Mnsha allh tabarakallah wa amal weyn kheyr bdn allha siyo rerkas adne qof amal leh ayad tahay allha ku barakeyo
MASHA ALLAH, ALLE HA KU XIFDIYO. ABIDKA HAKU CAASININ WAALIDKA AAD LA NOOSHAHAY NAAGTADA U NOQO BAARI KUGU QAADATAY AABA LA'AN IYO QARAABA LA'AN❤❤❤❤
Masha allaah masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi
Mashalah Mashalah waa Wiil Baari ah oo Aan ilaawin Dadkii Soo Koriyay waana Farxad in uu Dadkiisii Helo Alaha ku Barakeeyo Walaalkeey
Abdiaziiz adigana Mahadsanid
Abdiaziz walaal ficil janno aad kugasho insha Allah ayaad waddaa Allah Fardoooosa hakuugu
Bishaareeyo.
Masha Allaah bahda Illintir Jzk kheyr Allaha Idin xafido, Bur burkii kadib shaqo
Wax tar leh ayaad Ummada Somaliyeed
u qabateen ee Aduun iyo Aaqiro miisan-
ka iyo xasanaadka Allaha Idin saro Aamiin.
Masha allaha ajir allaha ka siiyo dadka kuso koriyay amiin
Masha Allah Alxmdulillah ❤️ ♥ 🙏Allahu akbar illahoow janada ku abaal mari waalidkii kusoo koriyay una naxariiso waalidkii kudhalay nolosha inta kaaga dhimana wll illahey hakuu barakeeyo qofkasta oo arinkaaga qeyb kageystay xataa inuu firsadayba ha ahaatee illahey janada haku abaal mariyo cabdi caziizna illahey ha udanbi dhaafo wax walbuu jcl yahayoo janadu uhoreysana Allaha siiyo
Aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi walaalo fartun nuur bal iisoo duceey qof qeyr qabtaa u eg tahaye ducadu Waa silaaxa muminka ogoow in aan isu soo duceeyno ilaah hanoo, aqbalo ducada cabdicasiis really ilaah ajir iyo xasanaad alaha hakaa siiyo janadii fardowso alaha ugu bishaareeyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY WIILKA IYO AABIHIIS IYO HOOYADII IYO EHELKIISA OO DHAN
Masha Allah Tabaarka Allah ❤️❤️Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻
Masha alah guul guul qofkasta oo kamaqan dadkiisii ilaahay hawsahlo qoyska wiilkan soo koriyayna miisaankooda khayr badan ilaahay hasiiyo
wilkan ma is tidhaden ilahay ba u soo diray somalida masha Allah
Congratulations bro abdi Asiz really mahadsanid Ugaaska Beesha social media Qaybta Soomalida 🙌🙌🙌
Maasha allah illhey habaalgooda jano hauga dhigo
Maa sha allaah hambalyo farxadaada alaha kuu siyaadsho
Maashaa Allah tabaaraka cabdicaziiz Allah ha ku xafido
Mansha allah allah allahu Akbar wlhi wiilkan waanka naxay alle ayaa mahadleh oo dadkisa siyay
Masha,alaah ilahey qeer ha,siiyo familkas janata Allahabad ku kulmiyo
Qoyskii soo barbaariyayna ajar allaha ka siiyo
Mashallah abalkaas janatul fardowso Allaha ugu badalo
Allxamdulilah allaha ayaa awood badan
Maasha alaha Abdaziiz alaha kuxafido barmija cajib ah iyo Fikrad aad ufiican yad latimid oo umada kala hababday ayad isukentay
Ilaahaye waalidkaas jano iyo raali ahaansho ha siiyo cidii soo korise
masha alaah alahaxiftyo cabdicasiis horay usoco❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah illaahey janada ha ukubishaareyo
Waan yaabey shaw waa wiil rajaya oon hooyo lahayn
Noloshu waa hooyo❤
Jaxaaka allaahu khayran intaad qofkafarxisay illintir
Wiil Somaliyed Farxad🇸🇴❤️❤️❤️👌
Allaahu akbar Allaahu akbar Walaahay wiilkaan Aad baan uugu farxay inuu reerkiisa helay. Waalidkii soo koriyey ilaahay khayr badan hasiiyo ilaahay janada ha uugu bishaareeyo kuwii asaga dhakayna ilaahay ha u naxariisto ayagana cabdicaziis ducadiisu waa mar walba asaga niyadaan xataa uuga ducaynaa
MashaAllah congratulations MashaAllah MashaAllah Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar 😍😍😍😍
Mashaa alaah, Alla maxaad duco gurayay yaa Abdul aziiz
waa ilahy mahad tasi ALLAHU AKBAR❤❤❤❤
Halkan waxaan uga ducaynayaa Dadkii wiilkaan sookoriyaay ee Saaliciintaahaa ilaahay danbidhaaf iyo Janaan uwaydiinayaa.
Maashaa allaah ilaahey ayaa mahad iska leh.
Alxmd wanasiib badan yahay maskiin shugran cabdicasiis ❤
Maashaaallaah Tabaarakaallaah Allaahu Akbar.
illahaya qeera ha siyo familka ku soo kore rabi ha siyo ajira iyo Xasan illahaya ha caawiya inta sheera tira illahaya qeera ha ku siyo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
Masha allah hambalyo wllkey aadan hassan wllkey abdiaziizow adna mahadsanid
Wiilkaan sifcn ayaan u aqaanaa dugsi qur.aan ayaan isla dhiganeyney haddana kampala ayaa isla joognaa Masha allah waa ku faraxsanahay farxadiisa hore usoco aadan
Allaha ka ajarsiyo wanagay ku galen famalkaga adheshayna Allaha ku barakeyo
mansha allaah illahay dibigoda ha dhaafo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah reerkasu waxay mudan yihiin amaan iyo duco Kuna soo koriyey si sharaf leh ayago ku sheegay weliba iney ku dhalin maxa yeelay wa dad ehla diin ah wajibkii wey guteen❤
ilaahey dadkii kusoo koriyey abaalkooda jano allaha kadhigo
Mashallh allha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ALLAHA KU XIFDIYO C/ Casiis
Horumar wacan allow sahal ammuuraha, (Arkaa milkiile)
❤❤❤❤❤❤mansha allaah
C/caziiz abaalkaada janada allaha ka dhigo aniga dad igama maqno alx lkn dadkaas kala maqan aad caawiso darteed kuugu duceeynaa
Wax uu cawina majirto sanadkii hore ila hada dawa sotha imana jawabayoo 😢
Msh alah amin
@@YasminQrxyaaka maqan walal
ماشاءالله تبارك الرحمن جزاء الله خيرا
Dadka waxa ugu khyrbadan dadka dadka anfaca ❤❤❤❤scwscw ba inoosheegay
Scw scw scw Scw scw
Good job brother ❤
Congratulation🎉🎉🎉 Masallah❤❤❤❤
Maasha allaah waa guul 🎉🎉
Clziiz allaha kaa faxiyo aduun iyo aakhiro
Maasha alaah ❤❤❤
ماشاءالله 🎉
Masha Allaah waaye ❤
Masha Allah Hambalyo wll aadan
ALLAHUMA Ahfaad huuuuuum Ameeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️
Cabdi caziiz isna wuu mahadsanyHy walal qaliya ilaahey ha,ku dhowro cabdi caziiz real waa lagaaa badalaa cabdi cziiz Sama fale
Daruuf kasda oo dhacda walaahi baanan ilmahayga kadageen lakiin wax walba iska dhici kara😢😢😢
Walidkiis kama tageyn way dhinteyn😢😢
Asc allaha weena ayeeymahada usugunatay guulwacan
Janatu farsowsa allaha siiyo xisaab la aan famillkaas
Masha Allaah❤❤❤
Masha allah jazakalaah walal caawintaada
qayr badan oo aan la soo kobi karin allah siiyo
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
M.a alow farxada u siyadi
MASAHA AALLHA ❤❤❤❤
Allaah hu akbar ❤
❤️❤️❤️mashallaah
🎉🎉🎉❤❤❤❤Hambalyo
Masha allah waa wax lugu farxo
Xayaysiintan khashka ah meesha kasaar Bro irzaaqada ilahay meel kale haka siiyo
Asc maa shaa allaah 😮😮😮😮😮😮
Ninkan utajirii dadka inu cawiinyoo maraboo maxa laguu sameyn karaa somaliyey .ama qof kle oo dadka isku radiyo aya laradinaa 😢jawab hee
Maansho Allah ❤😂🎉
Maash. Alaah. Maash. Alaaah
❤❤❤thanks bro
Allahu Akbar ☝️🤲🤲🤲❤
Maashaa Allah walee horaa loo sheegay in hawiye hg yihiin gob u dagaalanta soomaali sharaftooda iyo u danqashadeeda Abdi Aziiz waa nin ka dhashay dadkas damiirka leh.
Naa was Soomaali Cabdicasiis ee niicda meesha kala tag.
@@niyaalademqoftan qabiil jecela Gcloy Bismillah
Qabil maxa mesha kenay yaab
yaa ku yiri waa hg maba taqaanideee shib iska dheh
Cabdilcadiis wa abgaal lkn shaqo qaran oo haaya m.a wiil fcn waay qeer alh siiyo anoo abgaal ah xata ma dahaayo wa abagaal wa wiil somali ah taas naga badan
Maba umalaynaynin in wiilkaan dadkiisi lahelidoono. Illahay baa mahadleh.
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah
Maashaa Allaah tabaarakallaah Allaahuma baarik
masha allaah❤❤❤❤❤