Waa been la faafiyay isagoo ka sheekaynaya huryo iyo ninkii uu u sameeyay heestuba waraysigoodii waxaad ka helaysaa youtube ka. Ilaahay haw naxariistee huryo heeso ciida ka badan oo uu sameeyay ayaa rag sheegan jireen waayo nin waxna akhriya waxna qora ma ahayn .
Ana hadaan dhagaysanayaa 2024 August 25 yaaa salaaam hees. Way dhaftay alle hawnaxaristo maxamed axmed kuluc Farta taaga inta qof xidhiidh ka dhexeeyo usoo diray ❤️🎧
Alla how naxariisto dhamaan tood 1.erayada maxamed cumar huryo.2.laxanka axmed .Gacayte.3. Luuqdii maxamed axmed kuluc.waxaa loo tiriyay inan layiraah .nimco axmed cumar
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
Waar way diiday inay hadasho dhagoolayaasha indhoolayaasha hada anigu dadka noocaas isma galno waayo fahanku waa qaali did I told you something? Leave me alone
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
@@caweyskadalmar walaal waan ku salaamayaa. waxaa weeye inaan magaca ILAAHAY la soo gaabinin marka la qorayo (A) laga soo qaadin . kuwii dadkana magacii oo dhan la gorin .
A master piece songs of one the great composer and singer in the muscial history of Somalis ever experienced by the somali classic music
Fanaan qaaliya buu ahaa
Alle naxariistii janno haka waraabiyee wuj xarago heesi jiray
Aamin
Hawbixin waa xoolo ilashay
Alaaah yarxamak yaaaa culuc aaaax wayo waayo waayo idina mahadsanidiin caweyska dalmar
Waa Erayadii maxamed Cumer Huryo iyo Laxankii axmed Gacayte dhamaantood ilahay ha u naxariisto Aamiin
Aamin
Ereyadu Cabdi iidan Farax ilahay ha u naxaristo
@@mahadmohamed7959maaha waa huryo
@@mahadmohamed7959maaha Cabdi iidaan wllo waa Maxamed cumar huryo heestan iyo dhool bariba huryaale
abdigacayte waa runtaa wll huryo ayaale erayada wa
cawayska dalmar heesamaha mayaqaano erayada ayuu sooqorilahaa cidale haduu garanayo
Maxamed Ahmed kuluc the legend of the legends ❤❤❤ ilaahay ha u naxariisto aamiin
Unique and Smart voice really! JANADA Allaha ku geeyo❤🤲🤲
Aamin
Allah u naxariisto, aamiin yaa rabbi.
8
"Anna dookhu yaable
Sidu iigu kaa diray
Dawooy adiga mooyee
Dumar kale ma caashaqin!".
Cajiib!! Cajiib!! Hees way dhaaftay waa heesihii qamaamuurta iyo dhaawacyada gaboobay.
Ereyada: Maxamed cumar huryo(AHUN)
Codkii: Maxamed Axmed kuluc(AHUN)
Khamiis 16-06-2022
Sxb malaha cabdi iidaan baa lahaa
Waa been la faafiyay isagoo ka sheekaynaya huryo iyo ninkii uu u sameeyay heestuba waraysigoodii waxaad ka helaysaa youtube ka.
Ilaahay haw naxariistee huryo heeso ciida ka badan oo uu sameeyay ayaa rag sheegan jireen waayo nin waxna akhriya waxna qora ma ahayn .
Allah yarxama Mohamed Ahmed kuluc boqorki codka 😭😭❤️❤️❤️
Aamin
Allah ha kuunaxariisto al Flanagan Mohamed Ahmed kulu
Aamin
قمه في الإبداع والروعه ،،،،،، اللهم ارحمه واغفرله محمد أحمد كلع
Aamin
Alle hawnaxariistee labadaba ee waa erayadii abwaankii waynaa maxamed cumar huryo
Aamin
𝚑𝚞𝚞𝚛𝚢𝚘 𝚖𝚊𝚕𝚊𝚑𝚊 𝚠𝚕𝚕 𝙴𝚎 𝚠𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚎𝚑 𝙴𝚛𝚎𝚢𝚊𝚍𝚊 𝙲𝚊𝚋𝚍𝚒 𝙸𝚒𝚍𝚊𝚗
Rabi Ha U Naxariisto Mahmed Ahmed Kuluc Runtii Wuxuu Ahaa Fanaan Sooomaliyed Rabi Janaf Ha Ka Waraabiyo Amiiiiiiiiin
Aamin
Alah unxriisto maxamed axmed kuluc waa fanaankii an ugu jeclyhy inta rag heesta ilaa hadana waa jeclhy anoon arag ayuu dhinty asagoo kale waligiis nasoo mari maayo ilahaw janadadii gee abaal ayuu umada somaliyeed kuleeyehee
Aamin
Alle hawnaxariisto m a k waxan jecla in aan toos u arko wan arkay 2005 malinta aad ayan u farxay allow u naxariiso
Aamiin
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Cawo jcl i galay allow ku naxariisi tnxs caweyska dalnar❤ adinkuna❤
Aamin, walaal adiga muddan
Allah yarhamak Mohamed ahmed kuluc wuxu ahaa faanan caan ah oo heeso macanleh
aamin
"Anna Dookhu Yaable
Siduu Iigu Kaa Diray
Dawooy Adiga Mooyee
Dumar Kale Ma Eegeen!!❤️"
waa erayadii macaana ee maxamed cumar huryo
KAABE KE cabdi iidaan sxb
KAABE KE heeesaha ugu badan eee uu kuluc cabdi iidan faarax baa leh bro heestana isaga leh
Mohammed Jaamac yes heesaha ugu badan ee kuluc cabdi iidaan baa leh tanse huryo ayaa leh ilaahay NAXARIISTII jannatul fardawsa ha ka waraabiyo sadexdoodaba aamiin yaa rabbi
Huryaa heestan sameeyay riwaayadii oo sii dhamaada baa la yidhi hees ba ka dhiman.
Intii buu kaga gaadhsiiyay heesta wax sacad badhkeed ka yar abwaan huryo.
Waa qiso caana.
Waxaanu la hadlayay ganadhuu jeclaa oo riwaayada ku jirtay.
Ereyadii Abwaankii qaaliga ahaaa
Cabdi iidaan faarax .
Alle haw naxariisto Isagiyo
Maxamed Axmed kuluc
Qaadiro Cali Nuur Aamin InshaAllah
Amiin ya rabi
qaadiro xagged ku nooshahay adrer huryo ayaa lahaa
Radio Hargeisa weydiiya haddeydaan garaney cidda leh heesta.
Hhhh waar waxa laha huryo
Walaal waxaan rabay abwaankii heestan alifay.
Kuluc, Allaah haa kuu naxariisto.
Walaal Waxaan umalayn Ahun Abwaan Huuryo.
@@caweyskadalmar, mahadsanid walaal 🙂
Love & peace to this nation.
Allow kuu naxariiso King of masraxiya🙏
Aamin
Allaha unaxariisto kuluc 😢😢❤
Aamin
Abihi fanka somaliyeed aloow Jano fardowso ka warabi
Aamin
Ma joogta 2024 june ❤ salaman
30 minutes kaa danbeeya sxb salama😂
@@CmajiidMohammed brorrrrr nolow
Ana hadaan dhagaysanayaa 2024 August 25 yaaa salaaam hees. Way dhaftay alle hawnaxaristo maxamed axmed kuluc Farta taaga inta qof xidhiidh ka dhexeeyo usoo diray ❤️🎧
@@nimcoabdulahi3342 aamen wll😮
ILAAHOO w u naxariiźo aabahii masraxa maxamed axmed kuluc
Aamin
Allaaahuma arxamhu raxmatan waasica uncle mahamed ahmed kuluc
Aamin
Allaah unaxariisto maxamed axmed kuluc waxaan filaya meeshani wa jabuti
Aamin. Haa waa jabuuti
allow kuu naxariiso heestan si aan heesaha kale ii gelin bay ii gashaaye
Aamiin
Abwaan Huryo ... eraya cajiib ah
Ala ha unaxaristo runtii waa fanaan igu qaliya ooo hesihisa an sidhaba ugu xiiso
Aamin
Allah unaxariisto, Alle muxuu legend ahaa
Aamin
Jimce abaaro 6:45
Bisha November 8/2024.
Waa malin tii ugu danbay ololaha xisbiga wadani. Dorashada somaliland waxa ka hadhay 6 cisho ilahay hogaamiye wanaagsan hanagu hanuuniyo. Nabad baraaaqo nabad hanoogu dhameeyo Dorashada. Heeskan aderkay maxamed axmed kuluc naftaan ku jalbeebinayaa. Nafta wax tabaysoo.
Alle ha kuu naxariisto kuluc😴
Aamin
Codka mohamed ahmed kuluc
Ereyada mohamed omar hussein
Laxanka Gacayte
Allah haw naxaristo dhamaantood
Waa heesta aan ugu jeclahay kuwa uu qaado boqorkii fanka mohamed ahmed kuluc
Aamin
Huryo loo garan ogyahay raaci abwaanka sameeyay
Ilahay ha unaxariisto amiin
Aamin
allah ha unaxariisto qofkastoo jacayl hayo way taabanaysa
Aamiin
FANTASTIC !
Rabi haw naxariisto m kuluc
Aamin
Erayadii aun abwaan muxamed cumar huryo codkii kuluc alayaraxmu labadaba
Aamin
nabad ku naso cod macaanaa❤❤❤❤❤❤❤
Alla how naxariisto dhamaan tood 1.erayada maxamed cumar huryo.2.laxanka axmed .Gacayte.3. Luuqdii maxamed axmed kuluc.waxaa loo tiriyay inan layiraah .nimco axmed cumar
Aamin
Jah Dhulkan Dad Qiima Badan Ayaa Kujira Allah Yarxama
❤😂alaha unaxristo amina &kuluc
Aamin
Lkn qosolku waa maxy walal
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
heestaan xasuus gaar ah ayeey iileedahay 1997 xilligaas gabar aan jeclaa ayaan dhagaysan jiray heestaan balse hada way dhimatay ilaahay ha unaxariisto
Aamin
Ilaahay haw naxaristo wll 😢
@@abdiwahidhalas5844 aamiin wll mahadsanid
@@caweyskadalmar aamiin
Ax alle hawnaxaristo😢
alla ya araxama raximiin ilahow janadii gali ya rabi
Aamin
Kuwa badani Ma oga inuu Heesta sameeyey Abwaan Majaajileyste Maxamed Cumar HURYO
Naxariistii jano ale swt haka waraabiyo
Aamin
Ilaahay baarisanaa waar ninyow iminka aniga iyo tan reerkayaga taydu siday damacday iminka waar ninyow mayska daynaa gebigoodaba
Maxamed axmed kuluc ❤❤❤❤
Alle ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
Aamin
Allow u naxariisto 😢🤲
Aamin
Alle haw naxariisto abwaan huryo iyo kulucba labadoodaba
Aamin
Erayadu waa mohamed omar husein huryo walahi ee wax hubsada
❤❤
Eraydii macaan ee 👉Cabdi Iidan faarax
Iyo codkii macaane👉 maxamed Axmed kuluc Alle haw naxariisto labadoodba
Aamin
Erayda wa maxmed huuryo ader
Laxankii Axmed Gacayte
Codkii Macan Axmed kuluc🔥
Axyaa Fanaan Allow kuu naxariiso
Aamiin
Rabi haw naxariisto Aamin
Aamin
AUN FANAAN HALGAMAA CODKIISA UGU HIILIYAY UMADA SOOMAALIYEED
Axmed Muxumed aamin
"Anna dookhu yaable
Siduu iigu kaa diray
Dawooy adiga mooyee
Dumar kale ma eegee." MAK
Ax yaa maxamed axmed kuluc
Allaha unaxariisto
Aamin
Amiin
allow kuu naxariiso 😭😭😭😭
Aamin
Axyaa hees Alle how naxariisto
Aamin
Xanar waxay ahayd barigaa magaladii geeska ugu quruxda badbayd
Ereyadu wa cabdi iidan Farax AUN
Aamin
Hello
Ilahow ku naxariso
Aamin
Heestan anigoo jacayl iheyn bay igu abuurtaa kama xiiso dhacao magalada dhex deed anoo ku dhagaysan telka laamiga iiga dhacay inety miyirkii iga qadrg
😂😂.
Ana qof xadhidh naga dhexeyo ayaa isoo diray wlhy anoo jcly ihayn ayaanba qiirooday san soodoonay ❤️🥹
Top song
Waayo waayo
Rabi Ha u naxiirsto Anga ha noga daba naxariissto
Aamin
AUN maxamed axmed kuluc
Aamin
Hada Maraykanow sidani si masha somalidu waxay ku maahmaahdaa inantiina iskuma hubtid seedigaa hacoloobina waar ilayn anagaa wax aragnay waar iminka sidani waa sidee
Haa
Kuwa dislike ku dhuftay calool xumo ayaan u haya aduunyo iyo aakhiraba
Wa ciyala sharma boy e aad ha uyabin .
Alle ha ku naxristo
Aamin
Kuluc
Alaah yarxama
Illahow ku naxariiso
Aamin
Grimes Center
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar hada intaasi ceeb maaha am done
Nicolas Port
Diigaa habaynkiyo duryamood ogsoontahoo. Runtii heestaan dhagaysigeeda kama xiiso dhaco sababtuna waa eryada ku jira iyo macnahooda.
Allaa yarxamak
Aamin
Heeskaa waxaa sameeye huryo dad baa dadkale kusheegaya
Cabdi Iidaan baa lahaa @Intesar
Waa runtaa walahi walal dadka dagdag ayaa dilaya
Waa huryo ayaa sameyay
Waa runtaa AUN huryo ayaa leh
RUclips ayay ku jirtaa Huryo oo ka sheekeynayo inuu isagu leeyahay
@@abdirizak.MAhmed
Waa taa Huryo
Ka hadlayo
ruclips.net/video/Sihgbo8vtjo/видео.html
283 Asa Forge
allaah ha unaxariisto
erayadii cabdi iidan faarax
waxaa uu cabdi iidaan faarax caashaqay luula cali xasan
heeso badan buu u tiriyay oo ku jira ruwaadayaha
nayruush maxamed cumar huryo heestan huraya lahaa walaal gidigoodba naxariistiisa waasaca ah rabbi swt ha ugu deeqee
Anba dira diraha iyo dadka kaa xanaaqa intaa daaya leeyahay adiguna jcyl daran sideed iigu daysaa
👍
2017 xusuus qliya
Wxn ka shaqaynayay shaqo la waregayo miiga sacad muuse xamse cumar cabdalle siciid axmed cimaamada ku tuura fanaanka
Allah haw naxariistee nin qaliya ayuu aha
Pppppp waa erayadii Macanaa ee maxamed cumar hurya
Waayo waayo....i thinks inay jabouti tahay
Abdinasir ramli haa waa jabuuti
Waar way diiday inay hadasho dhagoolayaasha indhoolayaasha hada anigu dadka noocaas isma galno waayo fahanku waa qaali did I told you something? Leave me alone
Galboxasuuslehwaaye62022
❤❤❤
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
Cws Wax kama fahmin comment kaaga,
@@caweyskadalmar walaal waan ku salaamayaa. waxaa weeye inaan magaca ILAAHAY la soo gaabinin marka la qorayo (A) laga soo qaadin . kuwii dadkana magacii oo dhan la gorin .
Kuluc