Anoo Abgaal ah waxaan soo jeedinaayaa in raggii dilka askarta qaran qabiil ahaan u dilay in lasoo qabto oo Xawaadle gacantooda loosiogaliyo ama hadishaano ama ha iska cafiyaano. Aniga waxaan qabaa in la dilo si mardambe mooryaan xun uusan ku fikirin inuu askari qanan qabiil ahaan loodilo.
Lacagatan yaa iska leh odayaash mise 6 nin reekey ka dhinten somali waxay ka dagi la dahay dhibkii ba dheef dhalayo odayasha somali sidan bay raban cunto fresh caano hilib Sheeko maalin kast inta Dhib dhicin mise wiila dhiman ma imaanayan lkn mark wax dhacan oday kast Lacaga caano raashin hilib dheelo ah bay raban dhibka dhalin yarada ma ah waa odayaasha ilaah ka baq dheh Akhiro war jira
War Shareecada Islamka Aan Kudhaqano, Maxuma In La iscafiyo Dadku Waa Walaal , Laakin Hadaan Rabno Inaan Dalkan Badbaadino War Aan Shareecada Islamka Kudhaqano. Walahi Iyadaa FAA-Ido Noo ah .
Tuugo Dhiiga dadka ka ganacsato ayadoon laga Qaban odayashaan wadadanka wlhi in usan hagageen allow Niagara so gaar hadaba lagtaas hooyoda Iyo aabaha dhaly dollar laga sin mayo 😭😭😭😡😡😡😡
Dhibta ina haystaa wa intaan waayo hadi sherciga la hor keeni lahaa dadki kiiska galay xita hadi laga heshinaayo waxaa wanaagsan in la xiro mudo sanado ah lakin inta aan dadka Lahor keneyn wa dulmi wili waxaana arki donaa in sidaa si lamida ay sameyn karaan ama ay dhiciba doonto sa dad ayaa leyska xasuuqo lacag lokeeni yaaab
Bal hadda odoyaashaan shurufka leh ma gaalaa mise waa muslin Xawaadle iyo Abgaal walaxeey isa siiyeen maxey tahay Sheeka xumaa waar naf nafaa loo dilaa
illaahey nabad ha dhax dhigo soomaalia aamiin guul soomaalia aamiin
maansha alaah ilaahey nabad ha idin dhex dhigo saas wanaagsan iska daaya dilka aad isku wadaan
Somalia 🇸🇴 allaha nabada siiya aamiin 🤲
Somalida waa walaalo itobiyanka iyo shababkaba waxeey isticmalan ineey dadka dilasn kadib qabilada is haya jambal ukala tuuran ayaga isku dirayo oo dhalanyarada leeynaya
❤Maashaa'alaah XAWAADLE WAA
GOB
GOB
GOB
GOB
GOB❤
Maashallah,Dhaqanka mahadsanid, hada waxaa haray soo qabashada danbiilayaasha.
Anoo Abgaal ah waxaan soo jeedinaayaa in raggii dilka askarta qaran qabiil ahaan u dilay in lasoo qabto oo Xawaadle gacantooda loosiogaliyo ama hadishaano ama ha iska cafiyaano. Aniga waxaan qabaa in la dilo si mardambe mooryaan xun uusan ku fikirin inuu askari qanan qabiil ahaan loodilo.
Wan kula waba masul
saad u fiicneed baad halmar tiri xl gacanta haloo galiyo hhh
Wlhi kuwaas abgaal xitaa ma dhaafayaan hala iska qabto mooriyaan walaal malahan adigoo ku dilaa ileen waaba doqonee nimankaas gacanta xawaadle haloo galiyo ha dishaan ama iska dhaafaan somali weyn nolada from kaxda
Sidaan waa qalad. Lacagtaas reerka dhibka gaaray waxaa laga yabaa in midkiiba $10,000 la siya inta kale odayaasha ayaa qeybsanaaya
Wanaagan somali oo dhan ayaa laga rabaa in ay isdaaweyan insha allah guul somaliya
Xawaadle iyo abgaal waa wiil iyo abtigii waana leelkase walaalhooda
waa lacagtii dawladda anyway. Xasan sheikh baa bixiyey
Hana cunin mudulood alaa tanaadiyaya alhamdulilah 😂
Kuwa matalo dhib & dheef Qayr allaha siiyo adun &aakhiro nabad &caano aamin
بارك الله فيكم
Islaax baa halkaas ka dhacay
Ragiii wax dilay hala keeno si loo horgeeyo sharciga
Maasha allah aamiin
Waxaa layaab ah in dadkan ayaga laisku duleeyay dhiiga daadanaya waa somali oo muslim ah kan daadinaya waa wllki oo xigta ah.
Cadawgooda waa qoslaya
Ma Sha Allah tabarakallah
Alhamduliallah alhamduliallah alhamduliallah ilahay nabeda hanoo badio
Wllhi Beesha Xawaadle waa Nasab Gobanimo ayeey yaqanaan
Xawaadlaa, beritoole wax dilay waad maqli doontaa. February dhexdeeyda
GUUL SOMALIA 🇸🇴💙🕊️🕊️🕊️🕊️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waligeedbo Xawadle waa saxana Xassan sheikh aa dadka coleesinaya maogaane.....
Waa qalad midkastoo wax dilaa ma lacag uunbaa lagu qaadanaa
Dhul qariro guna toshaa la yiraahdaa ale ajar ha idinka siiyo labada garaba howl fiican baad qabateen
Lacagatan yaa iska leh odayaash mise 6 nin reekey ka dhinten somali waxay ka dagi la dahay dhibkii ba dheef dhalayo odayasha somali sidan bay raban cunto fresh caano hilib Sheeko maalin kast inta Dhib dhicin mise wiila dhiman ma imaanayan lkn mark wax dhacan oday kast Lacaga caano raashin hilib dheelo ah bay raban dhibka dhalin yarada ma ah waa odayaasha ilaah ka baq dheh Akhiro war jira
IIMAANKA WARKIISU WAA WAR IIMAAN KII UGU FIICNAA OO QOF IIMAAN AH UU JEEDIYO,IIMAAN MAHADSANID.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heshis hawiye aan dadka kale ee somaliyeed laga Tala galin.waa qabyaaladi oo sameysey qobada qaarked.
ODOYAASHAN DHAMAANTOOD IN LA DILO AY AHEED
WIILAL DHINTAY INTEE WAXEEY CUNAAN RADINAAYAN
Scw scw scw
War Shareecada Islamka Aan Kudhaqano, Maxuma In La iscafiyo Dadku Waa Walaal , Laakin Hadaan Rabno Inaan Dalkan Badbaadino War Aan Shareecada Islamka Kudhaqano. Walahi Iyadaa FAA-Ido Noo ah .
Tuugo Dhiiga dadka ka ganacsato ayadoon laga Qaban odayashaan wadadanka wlhi in usan hagageen allow Niagara so gaar hadaba lagtaas hooyoda Iyo aabaha dhaly dollar laga sin mayo 😭😭😭😡😡😡😡
Saad moday maha walal odayasha qaybsayo aad sheegayso waa
Hada wixii ka danbeeyo halagu dadaalo in Laga hortago ineysan dhicin dhibaato nocan oo kale dadkii gewysteyna waa in sharciga la hor keena
Dhibta ina haystaa wa intaan waayo hadi sherciga la hor keeni lahaa dadki kiiska galay xita hadi laga heshinaayo waxaa wanaagsan in la xiro mudo sanado ah lakin inta aan dadka Lahor keneyn wa dulmi wili waxaana arki donaa in sidaa si lamida ay sameyn karaan ama ay dhiciba doonto sa dad ayaa leyska xasuuqo lacag lokeeni yaaab
NO No sinaba maacquul uma aha in gacanku dhiiglayaal xoolo in laga bixiyo diin iyo dhasho midnaba maaha in la cafiyo gacanku dhiiglayaal No No No
Bal hadda odoyaashaan shurufka leh ma gaalaa mise waa muslin Xawaadle iyo Abgaal walaxeey isa siiyeen maxey tahay Sheeka xumaa waar naf nafaa loo dilaa
Abgaal wa cawaan
Why somali meel kasto aa leys dilaa?
Abgaal cawaan ma ahan waa dhal aan wllo nahay waa abtiyaal Ee qabiiL ma xumo EE qof xun baa jira.
Saxiib ninka dhiiga qabo tiirka keena lacagtaan xaraan ah wax tarinayso
Wa kaa dhaqan wa naag san, war daa roodka, maxay san sida taan, wa naag san isku xaal ma ri nin,
Abgaal nabadoono ayeey leeyihiin
Ya nabdon lehen mrka nh midkle ma xawadle ayan ku adaa wa adiga
Saxan saxan kugud saan saan kugud sheko nin baa tuugsanayay markasu yiri intaa katimid galado markasu yiri aloow galado galadey hageeyn malinti danbe ninki tagay galato isla ninki tugsaday saxanki okale kusiyay una ushegay galado tahay meesha ilaah saxan saxan kugudo mamoden
$130 kun hal nin diyadiis ma dhamo 6 nin aya xawaadle laga dilay
Warya sheydanimada joji dadka ha isku laan adikane
Calibeysteen 😂
Dadkii dadkalaayey halasooqabto oo haladilo!
DegDeg!
Somali habar ba qu dhacdey ita kas laqu dhilo wa munafiqnimo