wadnaha iyo laabta iyo garabka iyo niyadjabka iyo walwalka iyo welwelka iyo xanaaqa iyo masayrka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • salamu caykum 🤝🌎🌹🏡for more Talo join our new channel Jazakalaha khyr
    / @somaliruqiyah22

Комментарии • 688

  • @sabiriinxasan6994
    @sabiriinxasan6994 Год назад +62

    Allow caafimaad sii inta Muslim ah oo xanunsan ana icaafi yaa alllaah adiga naxariis badane allow caafimaad na sii yaa rabi allow caafimaad adaan kaa baryaa 🤲

    • @amaniroble7190
      @amaniroble7190 Год назад

      Amiin abaayo kuligeena aniga xataa🤲

    • @nadiifoxasan9007
      @nadiifoxasan9007 Год назад +2

      Amin ya rabi ale haku cafiyo abayo anagane sido kale inta muslim ah o xanunsan ale ha cafiyo quranka dhagesigisa iyo aqrintisa halagu dadalo wala cafimadaya insha alah

    • @IfrahAli-yi6hw
      @IfrahAli-yi6hw Год назад

      Amiin wllo aniga illahayow icafi

    • @RuqiyoAli-bk8el
      @RuqiyoAli-bk8el 10 месяцев назад

      Ilahoo cafimaad nasii ilahey cumri dheer iyo cafimaad nasii ilahey icaafi aniga iyo intee xanunsan allow cafimaad nasii

    • @NathiaMorsalyousef
      @NathiaMorsalyousef 9 месяцев назад

      Ameen ya rabi

  • @rayanoowAhmed
    @rayanoowAhmed 4 года назад +170

    Yaa rabi culeyska aan daremayo iyo walwal madx xnun iyo culeys wadnaha iga Saran😢😢 farxad igu badal🤲🤲🙏

  • @mustafeahmadgeedi9527
    @mustafeahmadgeedi9527 3 года назад +76

    Ilahay werwerka iyo murugada iga kor qaad ' waxa kasto xun oo dhib ah ayan ka magan galay yaa allaah 'yaa raxamaan

    • @saynab2031
      @saynab2031 2 года назад +2

      Amiin kuligeen allaha naga qaado nolosha macankeedu waa farxada

    • @hoodafaysal6250
      @hoodafaysal6250 2 месяца назад

      Amin kuligen allha inaga dulqado😢

  • @mohameddiria8874
    @mohameddiria8874 Год назад +16

    Ilahayow naga dulqad yarabi walawalka iyo xanuunka labta iga haysto amiin yarabiii ilahey hanagu wada cafiyo inshAllah

    • @qaaliqurux1793
      @qaaliqurux1793 Год назад

      Abowe hadda maka ladnaantay

    • @Allislamicmuslim
      @Allislamicmuslim Год назад +1

      Walalkeyow Yuusan Shaydaanku kaa faaideysan U Carar Xaga Alle Marnaba Haka Quusan Naxariista Alle

    • @samiraduale3447
      @samiraduale3447 Год назад

      Aamiin yaarabi 🤲🤲

    • @nuuraharun5774
      @nuuraharun5774 10 месяцев назад

      Aamin yaa rabi

  • @mohamedseeraar9474
    @mohamedseeraar9474 4 года назад +47

    Allah Sheekh korkiisa cadaabta ka xoreeyo Wllyaal isoo duceeya Xanuun baan dareemyaa Waxaa idilooty il xasad Allah dhamaan caafiyo Muslimiinta

    • @fatumaaden1773
      @fatumaaden1773 3 года назад +4

      Mohamed Seeraar wl Alle haka cafiyo insha allah weesada iyo adkaarta haka cajisin suuratu Baqara dhageso inbadan

    • @leyloshiikh8816
      @leyloshiikh8816 2 года назад +2

      Allow culeska iga dul qaad xanuunka cafi maad igu bedel

    • @naciimocabdulahi814
      @naciimocabdulahi814 2 года назад

      Walhi ano walwal io naxdin daremayo dhagesty glbiga wuuigobowy

    • @shukriali8231
      @shukriali8231 Год назад

      Caafimad alle hakugu badalo wll

    • @anfaalproductandcusmatics9794
      @anfaalproductandcusmatics9794 Год назад

      ALLAH CAAFIMAD HAKU ARSAAQO ADIGA IYO INTI MUSLIM AH BAH

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 2 года назад +14

    Yaa allaah markasta o aan nafta u yabo quraankan ban dhageystaa wlhi wan cafimada mantay buuq baa igu furaan walwal anigo dhici rabo ban so cararay yaa allaah kalaabkadu macanaa allow diintada iyo cibadada no macane amiin iso duceya in alle walwalka iyo walbaharka igaa qado walalayal inshallaa alle ban kheyr kaa rajeyna

    • @amiirabilan8584
      @amiirabilan8584 2 года назад

      Wllo kula mid baan ahay waliba hooyo xaamilo ah ayaa ahy 😭😭 illahey caafimad hana siiyo amin ya rab 🤲🤲

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 года назад

      Kuligeenbo insha allh

    • @mahdianuura1226
      @mahdianuura1226 2 года назад

      27/5/22 kula mid ahy abayo InshaAllh Allah naga dul qaado muraga iyo walwalka InshaAllh dhamanteen amiin ya rabi

    • @hamdaabdiinaabdi7993
      @hamdaabdiinaabdi7993 Год назад

      Amiin yaa allah Allah ha cafiyo umuda isalaamka

  • @hisqueenlajeclayda8694
    @hisqueenlajeclayda8694 3 года назад +52

    14.05.2021 Waa habeen Eid ah yaa rabbi waxan kaa bartey qalbi wax walba ku sabra
    Dulqaad badan 🙏🏼😭
    Mar walba Qalbi jab 💔💔💔
    Nolosha karahiyo igu noqotay

    • @nimcosaciid5526
      @nimcosaciid5526 3 года назад +1

      Illaah hakaa saaro salaatul layl usokac ee duko

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 2 года назад

      Alaha ka dulqaadol kaliga maaha

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 года назад

      Salatul tahajud tuko walal quraan badanna aqriso waad ku caafimadee in sha Allah

    • @shamsoahmed5137
      @shamsoahmed5137 2 года назад

      Sabar abaayo kaligaa ma tihid

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 2 года назад

      02.04.2022 wa sand kee kle hada nolasha ilaahi no dayay alx

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 2 года назад +8

    Ilahayow rabiyow raxmaanow maqalka dib igu fur ilhyow awodada igu caafi maqalkii wllyal iso duceya mudo sanado Ah wan dhego culusahay qof walan dhagax igu dhufaty ban hal mar sida noqdy weliba dhegta midigta wllyal isooduceya in alle maqalkygii dib igu furo aamiin😪😪🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 года назад +26

    Yaa Allah Quraanka Qalbigeeyga ku Qabooji 🤲😟😭❤️🥀

  • @xabiibosulaymaan1388
    @xabiibosulaymaan1388 2 года назад +7

    Ilahow inta xanuunsan alle haka qaado aniga alle ha iga qaado walwalka iyo cabsida ilaahey hanaga wada qaado dhamaanteen inshaa aallaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲aamiin aamiin yaaa rabi

  • @hooshaanmediagroup9609
    @hooshaanmediagroup9609 2 года назад +24

    Quraan kariim daawo ka fiican ma jirto. Xaaskayga anoo ka maqan dad shirki ah Aa kula talyay inay iska shido junks mingiska alxdulilaah ilaahbaa ii Kenau quranka karimka aan kula dagalanay waana ka gulaysanaa insha allah iisoo duceeya

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 года назад +2

      manshalah walalky ilaahey haku xafido xaaskaga manshalah sowj caqli badan baa ahayd Allow kubarakee waa runta qur aanka karimka ah wa daawo waana hanuun waana raxmad

  • @hanidhool6259
    @hanidhool6259 Год назад +3

    ilhoow xanuunka i haayo dabi dhaaf iga dhig intii Muslim oo naxuunsan alle ha cafiyo

  • @muushi8799
    @muushi8799 4 года назад +17

    ManshAllah JASAkAAllah KHYRAN SHEIKH QOFKASTO MUSLIMA AH OO CANUUNSANAYA ALLAH HA CAFIYO ANIGA WLLO ISO DUCEEYA IN MUDAHA WAN XANUUNSANAY ALLAH KHYR BAN HAYDIN SIYO KHAYR ADUUN IYO MID AKHIROBA

    • @fadumoabduqadir3979
      @fadumoabduqadir3979 3 года назад

      Naxdin saaid ah ban daree ma ayaa Ilaahow igadulqaad hooyadayna Jana fardowsa gee🤲🤲🤲🕋🙏 igu Soduceeya wlalayaal ilin igsocota ilaa 3week intay hooyaday dhimatay😭😭

    • @maryamamaxamed2306
      @maryamamaxamed2306 2 года назад

      😡🥺

    • @maryamamaxamed2306
      @maryamamaxamed2306 2 года назад

      😭😭😭😭😭😭

  • @saruuraaxmad5884
    @saruuraaxmad5884 Год назад +14

    😥ilaahow culeyska isaaran ika gorqaad yarabi oo salad ii fududey oo nolosheyda ciirika aan kujiro ika saar oo Amuraha isahal yaarabi😢💔

  • @banyaasali6033
    @banyaasali6033 3 года назад +25

    Ilaaheyoow waxaa idaba raacday fidno xun oo sheydaan wato oo balwad igu noqotay ee iga Reeb yaa allah rabiyoo iga fogeey xumaanta yaa allaah 😢

    • @hooshaanmediagroup9609
      @hooshaanmediagroup9609 2 года назад +8

      Ammim alaha kaa dulqaado samecada dhagaha soo gado 21 maalmood dhagayso quraanka subax galab habenikina ku seexo waa ololaa jirkisaa gubanaa dib dambena uma arkaysid wcs wr wbr

    • @askarbulluh1232
      @askarbulluh1232 2 года назад +3

      Aamiin ya rapi

    • @hamdaabdiinaabdi7993
      @hamdaabdiinaabdi7993 Год назад

      Ammiiin yaaa Allah

    • @Sadriadan
      @Sadriadan 3 дня назад

      Aaamiiin aaaamiin yarabii 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 4 года назад +23

    Ilaahow walwal ayaan dareemaya imtixaankiina waakudhacay ilaahey faraj haiifuro 😢🤲

  • @saharokhatumo6350
    @saharokhatumo6350 3 года назад +12

    ilaahoow umadaada caafi 3sano ayaa marba dhaqtar tagayey ilaah ayaan caafimaad ka dalbanayaa ani iyo inta xanuunsan shiikhana tuf tiisa alah ha noo aqbalo amiin yaa alaaah

  • @queenparla782
    @queenparla782 3 года назад +8

    Ilaaheyow waxan ku weydiisanaya culees ayan daremayaa inaad fuded iigu bedesho ina hanuuniso yaa allah adiga awoodo wax walba oo qeyr iigu jiro aan u bahanhy isii aamiin yaa allah iso duceeya walalayaal🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Год назад +3

    Allah haynoo siyaadiyo caafimaadka muslimiinta xanuunsan caafimaad taam ah ha siiyo kheyrka iyo wanaaga ha ina waafajiyo sharka iyo dunuubta allah ha ina badbaadiyo qofkasta oo inaga mid ah muraad buu leeyahay allah muraadkiisa iyo hamigiis ha u hirgaliyo
    Aaaaaamiiin summa Aaaaaamiiin

  • @nawalbiixi7555
    @nawalbiixi7555 2 года назад +12

    M.a quranka waa qalpi dajiyeh allow cafimad tama ku weydistay anigah iyo dhaman inta Muslim ee xnunsan🥺🤲🤲

  • @tiiroow3275
    @tiiroow3275 3 года назад +14

    Yaa rabbi Aniga iyo inta qalbiga ka xanuunsan caafimad deg deg ah nasii 🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin

  • @nafisoabdulle2431
    @nafisoabdulle2431 3 года назад +11

    Masha allah alow culeska iga dul qaad hurdo cafimad leh dhaman inta muslim ah ne u sahal muradkoda

  • @sahalchannel7777
    @sahalchannel7777 2 года назад +17

    Ilahayow inta muslim ah ee inaga xanuunsaneyso inoo caafi yaa allha yaarabi adiga ayaa wax ku weydiisa markey dhibaato la kulano yaa rabi caafi inta muslim ah iyo midka walwalka iyo wadnaha xanuunka Dhamaan yaa allha ♡}

  • @NasteexRuqiyah
    @NasteexRuqiyah  Год назад

    salamu caykum 🤝🌎🌹🏡for more Talo join our new channel Jazakalaha khyr
    ruclips.net/channel/UCUJLK9ghTmZOR6oq298eg7Q

  • @hoodocabdixakiinxasan
    @hoodocabdixakiinxasan Месяц назад

    Ilahayow cafimad mad isii io umada muslimiinta ah Amiin ya rabi

  • @marwoabdi8018
    @marwoabdi8018 3 года назад +78

    Hal sano iyo dowr bilod ban xanunsanahay ilahay ban cafimad taam ah weydistay😭😭😭 ilahay hasiloni haisodiro

  • @CabdiGuray-mh5go
    @CabdiGuray-mh5go 2 года назад +6

    Illah walka iyo murgda faraxd igu badal wllahayga musulintah amiinta iraciya waa malin jimcma Amin Amin Amin🤲🤲🤲🤲

  • @SahraSeedi
    @SahraSeedi 10 месяцев назад +2

    Allahayaw cabsida iyo walwalka niyad jabka iga qaad 😢dhamaan inta muslim ah Midkaleh Riyo xumaan ah marka qaaar isoo duceeya 😭🤲🏻

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 9 месяцев назад

      Abayo ana hada sidas ku sugan an isku duuceyno idim alle cafimad

  • @amirmohamedjaaji6746
    @amirmohamedjaaji6746 2 года назад +6

    Rabi ha caafiyo ani iyo inta xanuunsan Sanado badan ba daremaya xanuun badan sida Hurdo la aan,wal wal iyo wadnha o sidi inu dhacayo marki dambe waxa ku bararugay arinta iney tahay wax aan daawo wax ka Tareyn Alx waxa bilabay dhageysiga quraan o ila hada ani iyo Shayadiinta dagaal ba naga dhexeeyo Alle idinkiisne waxa ogahay ina ka guuleysanayo Insha Allaah tacala.....

  • @saafiabukar7763
    @saafiabukar7763 2 года назад +2

    ilaahayow culeska iga qaad🤲🤲🤲ilaahayow qalbiga iiqaboji yaarabi ilaahayow heesaha waxyabaha xunka ilaahow iga madoobee yaarabi🥺🤲🤲🤲🤲ilaahayow muraadkeyga iisahal inta muslim eh muraadkoda usahadl yaarabi🤲

    • @idirisali5528
      @idirisali5528 2 года назад

      Ameeen ameeen ameeen alle haka madoobeyo wl

  • @qaboonqali6742
    @qaboonqali6742 4 года назад +8

    Alx anigo ujeeto ayaa cuules iga saraany wadnaha iga deegyay alxmdululah jisagalaa

  • @fardawsbarkhad6778
    @fardawsbarkhad6778 3 года назад +4

    Ilahow walalkan ihaysta iga korqaad farxad igubadal yaa rabi intii sidayda okalena cafimad sii yaa allah🤲🤲🤲🤲

  • @WorldFilms432
    @WorldFilms432 Год назад

    Heart setter. l.enjoy listening quraan masha allah the remove afraid worry sick and the all of the problem have you the removed insha allah ❤ l hope you're will get health

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 Год назад +2

    Manshallah tabarakallah allow cafimaad igu dir aad ban u xanuunsaa 3 sano garabka iyo wadanha meel waliba waan tagey lkn quranka cafimaad ban ku dareemay

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 года назад +10

    Allahu Akbar Cwana Waa Habeen Aduun🌹🤞🏾

  • @sadiamohamedhassn4124
    @sadiamohamedhassn4124 3 года назад +25

    Anigaba waxa ihaaysto walawal iyo wadnah culees iga saaran ilahyoow danbi dhaaf iga dhiga farxadan isii yaarbi 😢🤲🤲🤲

    • @ramloabdikarim492
      @ramloabdikarim492 2 года назад +1

      Abyo ani xita iso duce

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 2 года назад

      @@ramloabdikarim492 wll hada seetahay

    • @fartuunmayow1767
      @fartuunmayow1767 2 года назад

      @@ramloabdikarim492 kula mid ahy madaxanun sariirta ila soconeso madaxanun walwal carabka icuslanayo luga xanun xawadka dhan dawo iga shireso wax ma qabtida le dhaha isbitalka hda tago allah iga dulqado yaa rabii cfimad taam ah isii ani inti islam xanunsan🤲

    • @xidigoofficial1638
      @xidigoofficial1638 2 года назад

      @@fartuunmayow1767abayo sidas Ayan ahay aamiin

    • @kobraabdisalam6922
      @kobraabdisalam6922 Год назад

      Alllaha idin caaafiyo dhamantiiin

  • @muniiramaxamedcali152
    @muniiramaxamedcali152 4 года назад +15

    yaa rabbi culeeska iyo walwalka cabsida niyad jabka allow farxad igu basal😭😭😢😢😢😢😢

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад

    Shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 2 года назад +2

    MASHA ALLAAH SHUKRAAN YAA SHEIKH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foosmahamed4444
    @foosmahamed4444 4 года назад +20

    Mansha allaah allow ku xafid sheikh qeer alle ha ku siiyoo aaqiirana janatul fardowsa alle ha kugu bishaareyoo 🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲

  • @MaqsuudHassan-wt3gc
    @MaqsuudHassan-wt3gc Год назад +7

    Ani awaL wadnaha wuu ixanuni jiraY baqdin faro badan wal wal baa laha wal walki io cabsidi ilahay wuu iga bi,iyay alxmdullah hada wxn isku arkay wadnaha inuu saa,id igaracmo😭anoon ordin wx kle qaban hada is dhaho kac wuu igaracmaya😭😭ilaahow aniyo inta ila midkapa xanuunka caafimad nogu badaL wxn igu jira way idhibeen quran hadi lay saaro xita mahadlayaan😭

    • @tarsanckofficial9480
      @tarsanckofficial9480 11 месяцев назад

      Wll Allah haku caafiyo
      Anaa saasa ma hadlayaaan ani baahi iidheer
      Cunto ku waashay 😭😭
      Hada sethy xagee joogta wll

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 9 месяцев назад

      ​@@tarsanckofficial9480wll se naqatay

    • @AbdikafiXasan-p3q
      @AbdikafiXasan-p3q 4 месяца назад

      Aamin wll

  • @sharifali1712
    @sharifali1712 4 года назад +14

    اللهم صل وسلك وبارك على نبيك وحبيبك محمد سيدنا وشفيعنا عليه افضل الصلاة وأتم التسليم وعلا آله وصحبه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين وسلم تسليما كثيرا

  • @ugbaadsiciidfaarax7854
    @ugbaadsiciidfaarax7854 3 года назад +4

    Yaa Rabi yaarabi caafimaad taama nasii aniga iyo muslimiinta 🤲🤲🤲🤲

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 года назад +11

    Yallah raxmankii naxariista badnayow adaa boqoree qalbigayga daji iyo wadnaha iyo laabtaba igafududee culayska

  • @KhadraMaxamedxaashi
    @KhadraMaxamedxaashi 5 месяцев назад

    Yaa rabii cafimaad ku weydiisty io intii muslimiin xanuunsan🤲🤲🤲😢😢

  • @fardosaibrahim9535
    @fardosaibrahim9535 3 года назад +11

    Yaa rabbi walwalka & culeeska niyad jabka Allow farxaad igu badal 😭😭😭😭yaa rabbi murugadan I haysata iga dul qaad 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

    • @alizaali3624
      @alizaali3624 3 года назад

      Amiiin yaaa rabi🤲

    • @nimcamohammednuur7899
      @nimcamohammednuur7899 3 года назад +2

      Abaayo inta shekte iheeso waxa isii dheer hurdo la aan zaid ah 1 sano bishan carafadan carafaded leyqabte ilaa iyo hada xanun ihaayo inta shekte gaas isii dheryahay jogta ah isodoceeya aniga iyo inta muslim ino shaafiyo

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 года назад +1

      @@nimcamohammednuur7899 abyo cabsi madareentaa

  • @jamayare2215
    @jamayare2215 3 года назад +42

    Masha Allah may Allah bless you 🙏and reward you with all the good wishes thank you for sharing this Quran with us

  • @sucaadoaxmed59
    @sucaadoaxmed59 4 года назад +10

    Ilahow inta dhiban sideyda kale dhibka ka qaad amiin ya rabi anigana iga qaad cabsi naxdin maskaxda iyo qeebta bidix wadnaha leyga heestaa

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 года назад

      Abayo kula mid ayan ahay aniga xanuun yar hadan dareemo waan werweraya farxad ma lihi dhakhtarada uk wey igu wareeren xanuun ma qabo but hadana si kLe ayan ahay

    • @sucaadoaxmed59
      @sucaadoaxmed59 4 года назад

      @@aragsan6552 abayo Allah ku cafiyo Allah kaa dulqado

    • @munaabdi9622
      @munaabdi9622 4 года назад +1

      aragsan abayo Anba Kula mid ahay dhaqtarada waygu wareereen wadnaha culays kadareemaa hadana xanun kuma hayo laygu dhaha germany Joga gaasna wan qaba ogow cudurka gaaska cabsi iyo walwal wuu leyahay iska so baar

    • @mahdianuura1226
      @mahdianuura1226 3 года назад

      Amiin InshaAllah wll

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l 3 года назад +1

      Isku mid aya nahay ilahey hanaga dulqado Amiin

  • @ladnadahir9202
    @ladnadahir9202 Год назад +1

    illhow murugabad iga kor qaad farxad aan dhaman ku waydiistay ilhow adaa wayno waxide🤲🤲🤲🤲🤲

  • @martha12osman33
    @martha12osman33 Год назад +1

    Masha Allah sheikh jzk kher Illahoow cafimaad tamam ah nagu sii noogana kor qaad wixii dhib ah oo jira yaa Arhama Rahimiin Amen .

  • @sihaamsiciid2123
    @sihaamsiciid2123 2 года назад +3

    M.a ilaahooow igu caafi wal walka iyo cabsida igasaar🤲😔😥😢🥺😭

  • @Naima90900
    @Naima90900 2 года назад +4

    Yaa rabbi cafimaad taama isii walwalka iyo wadna xanunka iga korqaad xumaantana iga dabool dhamn umada inta xanunsaysa yaa rabi cafimad sii

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 года назад

      Abyo wadno garaac saidah maleedahay walwal iyo cabsi

    • @RiyaqOmar-to3mm
      @RiyaqOmar-to3mm Год назад

      Amiin yaa Allah dhamaanten ba

    • @MaxamedMacalin-lh9rc
      @MaxamedMacalin-lh9rc 5 месяцев назад

      See naqtay wll cafimaad taama allha ku siiyo

    • @Naima90900
      @Naima90900 4 месяца назад

      @@MaxamedMacalin-lh9rc wllo hada wan ficnahay alx

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey 3 года назад +2

    Yaaa rabi cfmd noogu dar culees isk kee saaran wadanha I xanuunaya laapt I hureysaa waan isk ooynaa hbn io maalin yaaa rabi xanunkada ma naceenee waku sabarnaa yaa rabi cfmd noogu dar😭😭🤲🏽

  • @hamdiibrahim4592
    @hamdiibrahim4592 2 года назад +4

    Mansha allaah ilahay ajar iyo xasanad ha ka siyo

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official 3 года назад +2

    Ilaahayoow umada islaamka ah inta murugtu hayso ka qaad ilahoow shaydaanka umada ka qabo

  • @shamsoahmed5137
    @shamsoahmed5137 2 года назад +5

    Ya Allah cafimaad aan ku cibadaysano na sii xanuunka laabta iga hayso iyo culayska iga kor qaad ya rabi

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 года назад

      walashy hadi ay sura galtahay akhri bakhra oo tasbixda badi ilaahey baa oga waxan kusugnaa waxan ku cafimadey qur aanka

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 2 года назад

      @@niamomohamud7041 wll ilasoxidhiidh

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 года назад

      @@ugbaadmaxamed4486 numberkga whatsApka isii

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 года назад

      ama face buuga iga soogal Miski ina Suldaan leyrshe

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 2 года назад

      @@niamomohamud7041 maxa kusaaran wllashe

  • @daadowali2835
    @daadowali2835 10 месяцев назад

    Ilahayow adiga naxaris badana ah nacaafi cabsi walwal iyo wadna garac ayan daremayaa in badaan.

  • @kaabanuura6974
    @kaabanuura6974 2 года назад +2

    Yaa allah cafimad sii waxa dareemaya iga dul qaad Yaa raapi culuska iyo walwalka madaxa wareerka iga dul qaad yaa raapi farxaad sii yaa allah 😢😢😢 5bil aya daremay ina si aha 🙌🤲🤲🤲

  • @bahjobirimo7297
    @bahjobirimo7297 3 года назад +4

    Illhoow culays io kurbada iga dulqaad aniga io intii muslulim ah fadliga qurankaga nagu caafi ilhoow noloshyda cusub io guurkyga I hagaaji I barakee culays iga saar iga qaad

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse830 4 года назад +38

    Carabkisa cudur iyo cadab ba alah ka dhowr shiikha in ta xanunsana alah ku cafiyo.

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 4 года назад +13

    jasaka llah sheikhow naxdin ihysaty igayareysay ruqiyadan alx allow nacaafi aniga iyo inta xanuunsanysaba

  • @ilhaandegan8838
    @ilhaandegan8838 4 года назад +18

    Mnsha Allaha Sheekh alle ha ka abal mariyo aniga welwel baa I hyza labtan culys bn ka daremya iso ducey

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 4 года назад +1

      an ba sas ahay culeska iyo walwalka ilah hanogu badalo farxad

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 года назад +4

    Masha allah sheikh Allah hakuxiftiyo

  • @MaxamudMaxamed-p9y
    @MaxamudMaxamed-p9y 5 месяцев назад +1

    Allow naa cafi aniga iiyo inta xanunsan waxa laiga hesta maskaxda calosha labta wadnaha lugaha iyo kor xanun allow debi dhaf iga dhig igana dhig mid ku samirta yaa rabi queanka na nagu cafi

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 5 месяцев назад +2

    Mansha allah

  • @wali152
    @wali152 3 года назад +1

    Walal isoo duceeya walwal iyo cabsi iyo madax xanuun ilaaheey caafimaad hana siiya adunkaan wax walba waa arkee ilaahay hana xafida farxadeeyda 7 bilood ihaayaan ilaahey ha isoo celsha aamin

    • @anr4578
      @anr4578 3 года назад

      Allah hku caafiyo hda seenoqotay

    • @wali152
      @wali152 3 года назад

      Alxmd walal albaqra iyo 150 adkaarta aqriyaa maalintasta iyo tahliil cusba ku dara waa ka ficnaaaday

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 года назад

      150 adkaar ishegbo wll

  • @XUSEENCUMAR-t8v
    @XUSEENCUMAR-t8v 9 месяцев назад

    ilaahayow culeeska isaaran iga qad salaada igu hanuuni kurbada iyo fikirka qalbiga iiga sar qan xanuusanhy ilaahow caafmat isii culeeska iga qad😢😢😢😢😢😢

  • @umumaida4539
    @umumaida4539 2 года назад +4

    Walalaheyow iso duceya walwal iyo cules labta iyo nefto igu dhegeyso iyo xanuno badan oo anan so kobi karina ihaye in illahey iga duul qado iso duceya inti iga danbeyso oo meshan so boqato insha allah 😭😭😭

    • @Haldhaa216
      @Haldhaa216 2 года назад +1

      Rabi haku caafiyo wll

    • @ayeyokorizkipirzan4708
      @ayeyokorizkipirzan4708 2 года назад

      Abayo plz islaso hadal

    • @umumaida4539
      @umumaida4539 2 года назад

      @@ayeyokorizkipirzan4708 abayo he

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 года назад

      Ilahay haku cafiyo korona virus ayaa jira ama hawo ayaa kugashat naqaska ayada leh ee dhaqtar tar allena haku cafiyo waxyaabaha kululna caba ama cun insha alh

    • @umumaida4539
      @umumaida4539 2 года назад

      @@ubahhussein206 aamiin mcnto hada wan dhama sidi hore wax isbital.rabo maha ee wa wax quran rabo abayo

  • @salmiinafaarah
    @salmiinafaarah 4 месяца назад

    ❤MASHLAH XALKA DHIBATO KASTA

  • @maryanmacalin5044
    @maryanmacalin5044 4 года назад +8

    Yaa allah inta xanuunsan oo muslimakaa caafi

  • @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm
    @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm Год назад

    ya rabi raxmaan musliminta xanunsan caafi aaamin

  • @sharifali1712
    @sharifali1712 4 года назад +35

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ولا حول ولا قوة الا بالله العظيم

    • @NimcoCman
      @NimcoCman 9 месяцев назад +1

      P

    • @SaynabMukhtaar-qz3zm
      @SaynabMukhtaar-qz3zm 2 месяца назад

      Ppppppppppp😊​@@NimcoCman

    • @munamohamudmohamed1275
      @munamohamudmohamed1275 Месяц назад

      77777y77t7776😅77777y7777y777777777777777777777777777777777😅und YW in Deutschland 77y777777777y77y7777777y77😅y7y77y7😅7777y7777777yy77y77y77777yy7😅und 777😅77777777y77777776😅7t77777777777776777​@@NimcoCman

    • @munamohamudmohamed1275
      @munamohamudmohamed1275 Месяц назад

      Y7y77y7 in den nächsten nächsten nächsten paar 77777y7777y777777777777777777777777777777777 77777y77t7776 77777y7777y777777777777777777777777777777777 77777y77t7776 in y7y77

    • @RiyaaqMohamedhassan
      @RiyaaqMohamedhassan 10 дней назад

      Ddsaaa

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 4 года назад +2

    ilahay ajar ha ka siyo sheekhan aqarinayo iyo shaheekhan soogaliya aaamiin aaaamiin

  • @safiyojeylani5266
    @safiyojeylani5266 Месяц назад

    Wlhi manta ilinta wan calin la ahay ma aqano yaa allah ii qawaji qalbiga

  • @aswanqueen8380
    @aswanqueen8380 4 года назад +2

    Jazakkallah sheekh allah haka abaalmariyo anagana Allaha nagu caafiyo dhamaan intii xanuunsan iyo inta caafimaad qabtaba Allaha nagu anfaco

    • @sucdiabdulahi6804
      @sucdiabdulahi6804 4 года назад +1

      Aamiin Aamiin ya rabiii

    • @samiraahmednasir9595
      @samiraahmednasir9595 4 года назад +1

      🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😡🤬🤬😡🤬🤬🤬🤬😡🤬

    • @ShababalwadiShababalwadi
      @ShababalwadiShababalwadi 4 года назад

      Aameen yaa Allah

    • @ayaanisse830
      @ayaanisse830 4 года назад

      Amiin amiin

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад

      Ameeen ameeen

  • @ifraaxaifraaxa6001
    @ifraaxaifraaxa6001 2 года назад

    ALLE warwarka haga qado Iyo xanunka an daremya iso duceya inu alle Farxd igu bado

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 года назад +10

    Angia ku riyodet qof xabdka iga dagen waxba iga socoda marka i so duceya allha ku xafido shiikh

  • @sacdiyosiman409
    @sacdiyosiman409 2 года назад +1

    Ya rabii qalbiga I qaboji waxyar nafis ban daremi 😥😥waxan ku ducesana in culeska I haayo rabo iga qado

    • @mohamedhaliil3149
      @mohamedhaliil3149 Год назад

      Allaha kaa dulqaado ana wey i heysata isoo ducee

    • @YaxyeAbtidoon-fg3nx
      @YaxyeAbtidoon-fg3nx 5 месяцев назад

      ​@@mohamedhaliil31491sano Kadib side noqotay sxb aniga xita way I haysata kurbada

  • @NasteexRuqiyah
    @NasteexRuqiyah  2 года назад

    Talo muhiim ah
    Hadii aad awodo,
    Oo aad sixir ,Xasad la dhiban tahay .go,aanso oo tag cimrada,
    Malinta u horaysa ee afkag ka so baxado
    Wixii ku dhibay oo dulaysan kula so hadli
    cafisku waydiisan insha Allah.
    Qofka saxirka ahi wax u khasarayaa Titile kii uu kaga jiray iyo darajadii jinku siiyay subaxan Allah marka uu qofkii u sixray ka gulayso !

  • @hafsaahmed94
    @hafsaahmed94 Год назад +4

    Yaa Allah warwarka niyad jabka aan dareemayo kurba i haysa 8 habeen ma seexan indhii xalay ban kuso jeeda hada taajid wan tukanaya wan ducaysanaya Yaa Raxmaan iga dulqaad qalbi jabka iyo murugada iga fayd farxad igu bedel يا الله😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Год назад

      @hafsa ahmed Allaw ku caafi oo farxad kuugu badal wxad dareemeyso

    • @Sadriadan
      @Sadriadan 3 дня назад

      Abayo quraan daaro hbnkii Ku seexo

  • @ShamsoMaxamud-be7ri
    @ShamsoMaxamud-be7ri 4 месяца назад

    Masha Allah shugran sheikh❤😢

  • @OmarApdi-qj4my
    @OmarApdi-qj4my 11 месяцев назад

    Wallaley iso duceeyah walwal kala go lahyn wadno xnun joogtaha alle hayga kor qaadoh cafimada hygu badaloh

  • @xabiiboxussan7384
    @xabiiboxussan7384 2 года назад +1

    Ilaahow culeeska iheesto iyo cabsida iga dulqaad iyo intii xanuunsan myrugta iheeso ilahow farxad igu badal ilaahow adaa wenoo waxidaa🤲😢😢😢😢

  • @sacdiyacali1219
    @sacdiyacali1219 2 года назад +2

    Yarbi allow cafimad ina sii oo culeska cajiska madax xanunka wadna xanun iyo xanaaq daweecad xumdan iga dulqaad dhaman tooda balwadaana iga madowey oo cfimad isii yarbi 😢😭🤲

  • @aminahujaleh4618
    @aminahujaleh4618 4 года назад +2

    Illahayow arjir iyo xasanaad kasii shek illahey hakubarakeyo

  • @ronaldolovehubane5824
    @ronaldolovehubane5824 Год назад

    Aamiin yaarabi illahay ha nagu cafiyo

  • @alizaali3624
    @alizaali3624 4 года назад +3

    Yaa rabi wadnaha culeska iga saran iyo walwalka murugada farxad igu badal yaa rabi ani iyo inta ila mida

  • @MrPes-rk7uz
    @MrPes-rk7uz 4 года назад +7

    Ilaahow caafi inta sidaydoo kale xanuun dareemaysa

    • @alizaali3624
      @alizaali3624 4 года назад

      mc official amiiin allah ku cafiyo

  • @suberkiki5556
    @suberkiki5556 3 года назад +1

    Sheekh jisaa akalaahu khayr inshaallaahu aamiin

  • @HibaqMuse-ze1sg
    @HibaqMuse-ze1sg Год назад

    Ya Allah igedul qad aniyo inti xanusan iso duceya wadnah labta leygu degeyo
    cabsi dimasha ayan dermeya Alhamdulillah wan ku ficnahay ruqiyada markan degeysto

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 года назад

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh jazakallahu qeer

  • @nasriinbeauty3275
    @nasriinbeauty3275 Год назад +1

    Illahayow hooyadey cafimaad taam ah isii😭Ya Allaaah illahayow culees badane daremeysa qalbigeda naxariistada kabuuxi😢 illahayow Ada awood lehe icaafi oo murugta cafimaad iyo farxad nogu badal🥺🥺😭waidin barya si qalbi ah iguso duceeya hooyadey kaligey bey idhashe illahayow aduunka haigu cidleen

  • @suleimanibrahim440
    @suleimanibrahim440 Год назад +1

    Ilahayow muragadyda farxad igu badal 😢😢

  • @rayaannuurre7615
    @rayaannuurre7615 3 года назад +4

    Yaa rabbi cafimaad noogu dar quraanka kariimka

  • @ksc8298
    @ksc8298 4 года назад +1

    Rabi khayr ha ku siiyo qalbigaa iidagay

  • @hamdamohamed5938
    @hamdamohamed5938 Год назад +2

    Waan gubtay jirkayga oo dhan wax ayaa culays isaarayey finan aad uyaryar oo biyo kujiraan igasoo yaacay calaacalaha dab ayaa iga saarnaa jidhidhico wadnaha garaac iyo wax aan dareemayo inu fadhiyo garbo xanuun luga xanuun dhabar xanuun awood daro cunto la aaan cabsi gubasho aan loo adkaysanayn ani dhan sikale noqdey ilhow icaafi waaku baryaa shikh isooducee xataa markan tukanaayo lugaha laygu dhagaa sujuuda ixanuunta salaada xanuun daran igu noqonayza 😢😢😢😢😢 allah adiga bas lagu baryaa waxkastana adaaa ka wood wayne iga caafi waxan daran ee ihaya xataa anan cunto afka usaaarayn😢😢😢

    • @abdisalamahmedmohamed1585
      @abdisalamahmedmohamed1585 Год назад

      Taalo waanagsan oo ku anfacdo oona ku liibtan kusiinaya insha alaah wana ku cafimadee wllo

    • @baaba_ducaqabe3208
      @baaba_ducaqabe3208 4 месяца назад

      Alle cafimad haku siyo kurbo kastana alle haka faydo❤

  • @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm
    @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm Год назад

    ya rabi Kariim iga dulqaad xanunka culesyka dhaman musliminta

  • @haboonabdi5796
    @haboonabdi5796 3 года назад +3

    Yaa rabi culayaska iyo niyad jabka iyo dhibtadan daremayo iga dul qad aniga iyo inti sidayda ahba yaaa rabi rajadaydana ii rume

  • @MaxamudMaxamed-p9y
    @MaxamudMaxamed-p9y 5 месяцев назад

    Asc jazakalah sheekhana yaa wadud yaa wadud yadal carshil majid yaa mubdiyu yaa muciid yaa facalu liima yuurid asaluka binuri wajihik aladi mala a arkana carshik

  • @barkhadahmed7139
    @barkhadahmed7139 Год назад +1

    Ilaahay ku baryayaa caafimaad i isi