Marabtaa inayd kacaafimaadid isha jinka iyo sixirka dhagayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 898

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  4 года назад +185

    Qofkii diyaar u ah ruqyada online oo doonaya in uu ogaado xanuunka Hayo lagana saaro isha iyo jinka sixirka isagoo gurigiisa joogo kusoo biir qolka
    t.me/Ruqyahonlineshcaydaruus

    • @ilhamyusuf6506
      @ilhamyusuf6506 4 года назад +19

      Aniga aya rabo sheekh sen ku helaa

    • @caashogabooye8764
      @caashogabooye8764 4 года назад +14

      Asc Aniga u baahan Quraan saar
      Sheeqow seen kugu hellaa

    • @queenk1482
      @queenk1482 4 года назад +11

      Somali Ruqyah Tv Asc aniga aya Quran SAR u bahan se kugu heli kara sheikh??

    • @shabcanibrahim5729
      @shabcanibrahim5729 4 года назад +7

      Somali Ruqyah Tv asc

    • @shabcanibrahim5729
      @shabcanibrahim5729 4 года назад +6

      Asc sheikho ana waxan u bahanahay quraan saar ee san kugu hela insha allaah

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 3 года назад +19

    Rabi baa wax caafiya valse wax baan isaga gartey Rabi ha barakeeyo Walaalka noo soo direy fadlan ka faaideysta

  • @zuldanzaid9604
    @zuldanzaid9604 3 года назад +29

    Hooyadey baa iga xanuunsan iyo wllshy illahow ii caafimaadi xasid baa gurigena yimid oo tahaliil ku farjiyay waxa lo rabay aabahey iyo hooyadey lkn hooyadey iyo wallasheya ku istaagay igu so duceeya
    Quraankana dhagta ugu haaya inu cafimaad illh ugu daro😰💔 23 September 2021 marxaladeydu lama so koobi karo insha allh cafimaad bn allh ugu baryaa

    • @xiisali
      @xiisali Год назад +3

      Wll hadda sewaye xalkodu😢

    • @hanadikhadar567
      @hanadikhadar567 Год назад +3

      Alle ha caafiyo haday cafimadena ilhy haugu wado wllo😢

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 3 года назад +26

    ILAAHOOW CAAFIMAAD taamah Nasii DHAMAANTEEN YAA rabbi AAMIIN Jizakalah KHAYR Sheekh

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 4 года назад +15

    Allow nagu caafi ani inta xanuunsan ee muslim ah hurdo la aan ayuu igu noqday xanuunkasi allow nagu caafi ayadkaga yaa rabi

    • @abdirashidaliyussuf2633
      @abdirashidaliyussuf2633 3 года назад +1

      Actually, for the last 2 years I have been noticed that I was being bewitched. So when I listen this verses I feel completely well. May God protect me the evil ones. Alxdlhi..Thanks

  • @amiiraahmed3183
    @amiiraahmed3183 4 года назад +44

    WllHi ban ku dhaartee daganaansho cafimaadbaan ku dareemayso illahy hanagu caafiyee AllaH sixirole allah duleyo naar ha sugnaato

  • @anisahou5265
    @anisahou5265 5 лет назад +34

    mashalaah ilaahay sheekh allaah hakaa abaal mariyo intii dhagaysatana oon kamid ahay hanagu caafiyo Amiin Amiin Amiin

    • @qalbideeqa4594
      @qalbideeqa4594 3 года назад

      Malinwalba dhakesta Wana ku cafimay alxm

    • @faysoismacil3050
      @faysoismacil3050 Год назад

      Maan sha allaah

    • @Unknown44567
      @Unknown44567 11 месяцев назад

      Aamiin wll

    • @Unknown44567
      @Unknown44567 11 месяцев назад

      @@qalbideeqa4594wll xagee kaala soo hadlaa waxban rabaa inaan ku weydiiyo

  • @marayanmuumin3027
    @marayanmuumin3027 Год назад +4

    Muslimiine isoodoceya Wlhi wan xunuun sanahay allah inuu icaafiyo Insha allah 🤲

  • @amalomarkaahin1653
    @amalomarkaahin1653 5 лет назад +42

    Allow adiga wayno waaxidee cafimaad tama nasii ya rabii allow inta xanunsan cafimaad tama sii allow intii cafimaad qabtana allow u siyaadi allow

  • @jamalhandule5632
    @jamalhandule5632 3 года назад +2

    Man sha allh illahay sheekh ajar iyo xasanad ha ka siiyo waxa layga dul qaaday xanuun angarn wayey meel uu ka socda mansha allh waa mahada illhay allxamdulilah

  • @ayan.3hassan968
    @ayan.3hassan968 5 лет назад +36

    Yaa Allah I ask you for a very good health physically,Mentally and emotionally yaa RAABI give us good caafimad me and all the Muslims around the world ya RAABI make easy for us please take my pains away InshAllah amiin

  • @NimcaMahamud-kj2pv
    @NimcaMahamud-kj2pv 5 месяцев назад

    Alle hanagu cafiyo qurankiisa waxan darremaya marka dhagesto daganasho iyo walwalka oo iga yarado sheeikh ajer iyo xasanad alle haka siiyo dhamanten nah alla na cafiyo amiin ya rabi,

  • @khaalidmaxamed8798
    @khaalidmaxamed8798 6 лет назад +172

    Allaw adiga wayno waxide cafmad sareecana nasii aniga iyo umada muslimka ah ee xanuusan Aamiin Yaa rabi calamiin

    • @halimahogan2726
      @halimahogan2726 5 лет назад +3

      Illaahow caafimaad taam ah nasii aniga iyo islaam ah oo jiran ,sheekh adna Jizaaka laahu kheyr.

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 лет назад +1

      aaaaamiin yaa rabi

    • @amalomarkaahin1653
      @amalomarkaahin1653 5 лет назад +1

      Aaaamiiiin aaaamiiin aaaamiiin wll

    • @myqueen474
      @myqueen474 5 лет назад

      aamiin aamiin aamiin yaa Allaah ilaahe idin kiis idin keena eheen insha allaah

    • @myqueen474
      @myqueen474 5 лет назад

      aamiin aamiin aamiin yaa Allaah ilaahe idin kiis idin keena eheen insha Allaah

  • @naimasalah9690
    @naimasalah9690 5 лет назад +12

    Masha Allah waan ku cafiimada marka dhagesto quran kan ruqiyada ah jazakulah kheer Sheikh.

  • @suaaddenged3548
    @suaaddenged3548 3 года назад +3

    ALLAHA CAAFIYO INTA XANUUNSAN SHEIKH QAYR AAN DHAMAAN ALLAHA SIIYO

  • @abdirashidaliyussuf2633
    @abdirashidaliyussuf2633 4 года назад +32

    Alxamdulilaah. Markii dhageysto waxaan dareema cafimad. Allah ayaa awood leh.

  • @ayanelmi8212
    @ayanelmi8212 4 года назад +3

    Maansha allaah ilaahow qur aankaaga nagu caafi shukran sheikh jazaaakumullaah kheyran

  • @najmamaalin9807
    @najmamaalin9807 4 года назад +4

    Ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo sheekh❤ anagana kuwii illaahay ku caafiyo ha inaga dhigo aamin

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 5 лет назад +27

    Masha Allah shek shukran Ilaahoow anagana xanuunka naga dulqaad yaarabii AAMIIN

  • @axmedismaaciil8333
    @axmedismaaciil8333 6 лет назад +72

    Manshalah my whole body toe to head is moving and I can’t control to stop it but am enjoying alxumdulilah pray for me brother and sister

  • @ilwadqurux2095
    @ilwadqurux2095 4 года назад +23

    Ilaahow caafimaad deg dega bn kuwaydiisany aniga inti xanunsan e islaamaba aaamiiin yaarabi 🤲🤲

  • @xalimasacdiyacabdinur8746
    @xalimasacdiyacabdinur8746 6 лет назад +16

    Masha Allah walaahi i am enjoying listening. Xafidulaahi yaa sheikh.

  • @hamseabdi5110
    @hamseabdi5110 4 года назад +20

    Alle haka ajrsiiyo shekh aniga iyo inta muslimna hanagu cafiyo ❤❤🤲

  • @idaacaadawararka575
    @idaacaadawararka575 4 года назад +14

    Ya Allah Ya Rabi illahow naguwada caafi adiga awood leh rabi Xasidka naga qawo yaa Allah inta xanuunsan qeer oogu badal yaa rabi

    • @safiyaabdullahi6385
      @safiyaabdullahi6385 4 года назад

      Allaha awooda leh hanagu caafiyo dhamaanteen walalayaal waxaad nyeysataan ilahey inuu idinku caafinaayo aniga hada idiin soo qoraayo waan ku caafimaaday ee Allah
      Aamina waxaadna u soo duceeysaan
      Sheekha aqrinaayo inuu ilaahey sawaab ka siiyo oo u danbi dhaafo aqira iyo aduun iyo kuwa noo sahlay
      Iyadoo lagu turjumay somali waa ciwaanka aan ku raad sanay inta xanuunsana Allaha caafiyo inta hada
      Kabacdi xanuun satayna sidoo kale
      Umada slaamka dhan meelkasta ay ku nooltihiin bad iyo barri iyo hawada sida diyaaradaha ama dayax gacmeed
      Ha caafiyo dhibaato la ;aan ha ku noolaadan aduunka aqirana fil janah
      Dhamaanteen Allaha na caafiya aamiin

    • @zuzucadey1769
      @zuzucadey1769 3 года назад

      Amiiin yaa rabi

  • @hebahhebah7591
    @hebahhebah7591 Год назад +4

    Yaarabi ilahayow nuugu cafi aniga iyo inata buugte islamka yaarbi

  • @nasriin22bashir29
    @nasriin22bashir29 5 лет назад +16

    Masha alah sheeq alle ha ku dhowro
    Wlhi anoo dhageysan ma seexdo waa daawo quraanka alle walaalayaal dhageysta oo aqriso

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed4622 4 года назад +5

    Maansha allaa illaahay haku caafiyo inta bugtoo dhan sheekhana illhay khayr haku siiyo aamiin

  • @SucaadoMuumin
    @SucaadoMuumin 10 месяцев назад +3

    🥺Qalbigaan Ciriri kadaremaa Iyo jirka Iyo inaan isla shegeysto Iyo Waxan kashegeysanaayo wax Jiro mahan mana isxakamayni Karo madaxa Lika. Heystaah Mahi gawadii shaalay wax barashadeda Iyo Shacnika quruxda lahed ilahow waxa ihaayo adaa og Amuraha isahal 😢😭🤲🤲

    • @Nadarey
      @Nadarey 10 месяцев назад +1

      Illhay haku caafiyo xapipti 😢 hada see tahy

  • @tayasirfaisalali6201
    @tayasirfaisalali6201 3 года назад +7

    ilahayow iga dulqad xanuunka yarabi iso duceya ya uma dul muslim

    • @hafsaabdi5610
      @hafsaabdi5610 3 года назад

      Allah yashfiig wllo ilahay haku caafiyo

  • @qalbideeqa6417
    @qalbideeqa6417 5 лет назад +23

    Ilahayow dambigooda dhaaf culimadeena anagana maku caafii xanuun an mooqan si an dadka ugu dheegana ana aqooniin nafsadeydana I nacsiiya ii hayo daawo kale wanka daalaay Kaliya inan Quran kaan dhakeestaan daganaa sho Ku dareemaya

  • @kobrasuldan9510
    @kobrasuldan9510 2 года назад +3

    Masha Allah sheikh caydurus Allah qeer kuu siyo

  • @cabdirisaaqxuseen3281
    @cabdirisaaqxuseen3281 4 года назад +3

    inshalah ilahay cafimad hanagasiyo aniga iyo wixi musline xanuasnaya shekhana ilahay ajar iyo xasanad haka siyo

  • @hanitahappy2573
    @hanitahappy2573 5 лет назад +8

    Allow ada wayne ii cafi o qurankaga nagu cafi ya rabi aniyo inta kale xanunsanba

  • @safiyasafiya6091
    @safiyasafiya6091 Год назад +1

    Allha nagu caafiyo yaa rabi inta xanuunsan dhamaan muslimiinta yaa rabi qeer allha siiyo sheeqan yaa rabi

  • @shamsa_ahmed.
    @shamsa_ahmed. 4 года назад +5

    Masha Allah jizakallahu qeiran akhii rabbi ha cafiyo inta muslim xanunsan ya allaah ❤❤👍

  • @hamzemohamed3581
    @hamzemohamed3581 4 года назад +29

    Maxaa waYe dadkan qofaan waxbo u dhimin iska ileYnaaYo ,😥😥😥😥4 sano baa la igu dhagan YahaY isoo duceeYa walalaYaal inuu Allah iga dulqaado

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888 4 года назад +3

    Masha allah shiikh mohamed al hashimi jazakallahu qeyr

  • @rahmahassan8521
    @rahmahassan8521 6 лет назад +32

    Maa sha Allah, may Allah shower his mercy on you.
    Thanks brother.

  • @caashogabooye8764
    @caashogabooye8764 2 года назад +2

    Maanshallah Maanshallah Maanshallah Maanshallah Maanshallah sheeq Hashimi Jezzakallah Qeyr

  • @fardowsafarax7695
    @fardowsafarax7695 2 года назад +1

    M.a waku cafimaday quranka🥰🥰🥰ilahey wax cafiye

  • @foos7330
    @foos7330 6 лет назад +33

    Maasha alah ilaahey haku xifdiyo sheeq anagana alah nooga gargaaro shayaadinta iyo intii dhibaatesan

  • @babitoharito302
    @babitoharito302 4 года назад +33

    Walalyal isoduceya Am sick don't know it's Eye hasad, sihir But Allah knows please pray for me In Sha Allah jazakal Allah kheir. Lailaha Ilaa'anta subxanaka inni kuntu minadhalimiin 😭 🙏☝️.

  • @khadijoali3467
    @khadijoali3467 6 лет назад +40

    Ilaahoow sharta naga xijaab Dhamanten amiin ya rabi

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад +5

    Masha allah jazakalah yaa sheyq sifican aya uaqrisay san udhageysanaye madhicirka isoxanunoya andamiyo bal iyo lugta shugran ya sheyq

  • @شيماء7-ز7ظ
    @شيماء7-ز7ظ 5 лет назад +17

    Yaaaarabi cafimaad Tamaam ah na siiih aniga iyo inta muslaminta wlalheey muslaminta aaan isku duceeyno

  • @dekahassan2273
    @dekahassan2273 6 лет назад +19

    masha Allah JAZAKALLH KEYRAN

  • @caashoosmaancaashochaanal6643
    @caashoosmaancaashochaanal6643 4 года назад +10

    Mashaalah ilaahow naga hay xasidka iyo isha jinka ilaa how naga haay intaasba alaahuma sali wasalam caleehi wasam

  • @sahramuhumed2252
    @sahramuhumed2252 5 лет назад +6

    Man. Shaa. Allaah. Jasakalaah. Khayr. Sheekh. Alle. Ha nagu. Caafiyo. Anaga. Iyo. Inta. Bukta. E muslinaba. Aamiin ..aamiin. aamiin .yaa rabi

  • @mibarekbileh8789
    @mibarekbileh8789 5 лет назад +11

    Allah inta xanusan Allah haka dulqado inta cafimad ka haysant husiyadiyo

  • @maryanwawwaw6990
    @maryanwawwaw6990 6 лет назад +29

    jszaakallaah kheyr sheek ajar iyo xasanaad allaah haka siiyo Ramadan karim 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👀👀👂👂👂👍👍👍👍👍

  • @hodanislan2381
    @hodanislan2381 5 лет назад +17

    Asc ila haw nagu cafi Quranka jas kumu lahu qayr

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 лет назад +8

    Jazakallaah khayr sheekh allaah haku sharfo akhiro iyo aduun no ducay

  • @fartunhassan2750
    @fartunhassan2750 4 года назад +17

    ilahayow nakaqad xanunka inta Muslim ah ada qafuur eh Amiiin Amiiin

  • @Itsnajaxey
    @Itsnajaxey 5 лет назад +7

    allah naku caafiyo inti muslim eh neh allah ku caafiyo amiiin amiin ya rabi.🤲

    • @youahmed624
      @youahmed624 4 года назад

      Masha allah ilaahay ajar haka siiyo sheekh aniga oo tacbaan ah ayaan dhagaystay

    • @youahmed624
      @youahmed624 4 года назад

      Waana ku caafimaday

  • @ibtizamabdul2408
    @ibtizamabdul2408 5 лет назад +11

    Masha allah thanks sheikh for the sake of Allah I got cure to this ruqya😘😘😘

    • @aishad835
      @aishad835 5 лет назад

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @aishad835
      @aishad835 5 лет назад

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @saprogaming5183
      @saprogaming5183 2 года назад +1

      😁😁

  • @zakirali-qu5xk
    @zakirali-qu5xk 4 года назад +1

    Yaa rabi nagu caafi anga iyo in tii waarid kaayaga iyo in tii muslim ah sheekhana ajar allaah hakasiiyo

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 5 лет назад +7

    Maashaa Allaah jizaakaalhu khayr

  • @amalomarkaahin1653
    @amalomarkaahin1653 5 лет назад +7

    Jasakallah khyr sheikh

  • @zeynabshariif115
    @zeynabshariif115 4 года назад +6

    Alxamudilah cafimad ayakuhelay jazakaallah yaa sheq

  • @asmaabdirashiid981
    @asmaabdirashiid981 Год назад +1

    Allow nagu caafi mid naxariista allaha ugu naxariista badan aya tahy sheeq allah ka abaal mariyo adna

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 4 года назад +12

    Maansha allah alle ha nagu cafiyo aameen

  • @qadroxasan2229
    @qadroxasan2229 5 лет назад +6

    Alle dambikagaa hadhaafo anagana cafimad dhaama hana siiyo amiiin yaaa allaaah

  • @sumayoahmed7675
    @sumayoahmed7675 4 года назад +11

    Ilahow adaa weyne culeska naga dulqaad ani iyo inti muslim ah aniga madax xanun badahn iyo xanaq badhn ayaan isku arky nin walbo xirir la sameyo wax le inac siyo wa la dagalaa nin dhn lama heshin karo mana dabecad xumi lkn nimanki wa iskeni la nhy ilahow wax kher qabaa kaa rajeye hadu xanun yaheyne iga bixi rabiyow adaa weyne iso duceya idinkane walala yaalow

    • @mahdimohamed5615
      @mahdimohamed5615 4 года назад +1

      Illahay haku cafiyo adiga iyo dhamanteen Muslim miinta dhan

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 4 года назад +1

      Anaa kula mida nin haduu idhaho waa kurabaa waaba xanaaqaa

    • @shaymaofficial2792
      @shaymaofficial2792 4 года назад +1

      Abooyo rabi ha ino fududeeyo muradka anigba kula miidban ahay

    • @cayuunmostapha5565
      @cayuunmostapha5565 4 года назад +1

      Abayo madax xanunkas iyo xanaqas tiirada badan wan kula qaba qof walba xata wa leyga diraa😢 siiba ninkeyga daqiiqad hishiish ma’ahan karno ilahay hana wada caafiyo cafimaad Allah ka baryaya aniga iyo intii muslim inuu Allah caafiyo dhamaantooda🤲🏻🤲🏻yaa Rabi

    • @fatumaaden1773
      @fatumaaden1773 4 года назад +1

      Sumayo Ahmed Subxanalah abyo Alle haka dul qaado xanuunka iyo culeska ku saran Waxa moda in calaamado badan an ka simanhy balse Alle aya Cafimad weydisanena

  • @dekayusuf3759
    @dekayusuf3759 6 лет назад +7

    Maa shaa Allah tabarakallah jazakalahu kheir

  • @CabdisamadCabdisamad-qe3nl
    @CabdisamadCabdisamad-qe3nl 5 лет назад +40

    Qeeyr alle hega siiyo intii ugu deeqday diinka umada alle

  • @ruweydoabdikarii2471
    @ruweydoabdikarii2471 4 года назад +9

    Waan.xanusanahay..markaan.dhageeysto.waan.ku.fiicnaadaa.wlh.culmada.alaha.noo.xifdiyo

  • @monelola6184
    @monelola6184 5 лет назад +2

    Maashaallaahu sheekh jisaa kallaahu khayr anaagana ilaahay ba cafimaad Nagu siiyey alxmdullilaahi rabiill caalamin s c w y'all rasuululaahi n n korkaaga ha ahaato inshallahu aamiin

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle Год назад +1

    Caafimaadku alle gacantiisa ayay ku jirtaayo culimooy alle ka cabsada oo umada dhaqaale hawga qaadanina waxaad u qabanysaan alle dartii ugu qabta sabilahi tawfiiq

  • @xanaanbule7629
    @xanaanbule7629 5 лет назад +3

    masha Allah jazakallahu kheyr sheekh

  • @kaarshemusic2779
    @kaarshemusic2779 Год назад

    M.a ilahay ajar iyo xasanaad ilaahay ha ka siiyo aheekha
    Wlhi anoo mudo la iii diiidanaa inaan kaco oo aan wax qabsado wax walba aan qabo leeyahy culees laiga saarayo ooo aan marxaladaas hada aan hada ku jira ayaa dhageysanayaa quraankan waxane iska dareemayaa hada xooga fuded ah culeyskii badaa hada wuuu iga siiyaraaday
    Allow adaa cafimad ku weydisaneynaaa

  • @jamaadelmi96
    @jamaadelmi96 5 лет назад +2

    Jasakallah kheryn sheikh Allah nagu cafiyo amiiiin yaaa rabbi

  • @hiigsichannel1201
    @hiigsichannel1201 4 года назад +3

    Alx ilah mahad iska leh sheekh aniga maleyga so kor hadlo balse waxaan ladhibanahay madax wareer iyo jirka culeys inoqda tabarta iga takta ilaa an modo inaan dhiman raba waxay yihiin ma aqaan waan iska ooyaa meel ma ,aadi karo naxdin ayan qabaa iyo jirka oo kuleel iga shidmo iso duceya walaaleheyga

    • @faatimaabdi3812
      @faatimaabdi3812 4 года назад

      Wllo qali hada ma cafimaday

    • @Canjeex
      @Canjeex 3 года назад +5

      Bismillah. Walal alle haku caafiyo adiga iyo dhamaanteen. Walal kitaabka husnil muslim so downloadgarayso. Adkaarta subaxdii iyo adkaarta galabtii akhriso maalin walbo. Adkaarta qalbadda kugu qabobaysa. Waxad soo gaadataa timirta Cajwadda layirahdo nabi Muxammad (scw) baa noogu bishaareyay inu sixirka waxba ka tarayn 7 xabo hadaad cuntid subax walbo. Husnil Muslimka laftirkiisa waxaad ka helaysaa ayaadka ruqyada iyo ducooyinka uu wadaad akhrinayay oo dhan. Malab iyo xabadso soo gado husnil muslimka lakala bax biya ku akhri adkaarta iyo ruqyaddaba. Malabka biyo ku qado subax walbo oo cab xabadsodada marso jirka. ogow intaadan ficnaan xanuunka inu kugu sii bato baa laga yaaba balse ha joojin bidnillah wad buskoon. Adkaarta ku bilow kadib ruqyadda u gudub. Bidnillah nafis baad dareemi doontaa insha allah. Asc

  • @amuushcadeey7708
    @amuushcadeey7708 Год назад +1

    Masha allah sheikh allah ku xafido ❤❤

  • @FarxiyoCNaasir
    @FarxiyoCNaasir 8 месяцев назад +1

    Maasha allaah maasha allaah😢😢😢😢sheikh nolow inta nolol jirto isha allaah❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @xawasiciid3643
    @xawasiciid3643 6 лет назад +27

    Aamiin allaah hacaafiyo inta xanuunsan insha allaah

  • @abdirashidaliyussuf2633
    @abdirashidaliyussuf2633 4 года назад +9

    Sixiroole naarta Allah kufogeeyo iyoo dhamaan dadka adeegsanaayo.

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 5 лет назад +23

    Allah bless you in his mercy

  • @layladayib1357
    @layladayib1357 4 года назад +3

    Ilaahow igu caafi waan xanusanayaaye aniga iyo intii xanuusanba

  • @maisaamursal1407
    @maisaamursal1407 5 лет назад +11

    Allow cafimad nagu sii aniga iyo intaa xanuusan 🙏🙏🙏

  • @ashoali5764
    @ashoali5764 3 года назад

    Mashaa Allah Ilaahow nagu caadi aniga iyo inta islamska ah

  • @kamaaziosman3838
    @kamaaziosman3838 4 года назад

    Shukran sheikh alle hakaa abaal mariyo anagana ilaah cafimaad hanagu siiyo amiin yarabi

  • @luulmohamoud6216
    @luulmohamoud6216 6 лет назад +41

    maansha allaah jasaakallaahu khayran sheekh rabbi hanagu caafiyo aniga iyo intii bugtaba

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 5 лет назад +6

    Walaal ilaahay dartii iigu soo duceeya waxanahay qoys dulmane ah oo sixir lagu dhibaateeyay mudo dheerna jirran.

  • @ileysmohammed6858
    @ileysmohammed6858 Год назад +1

    Asc Sheikh 😢icaaawi wasixrnahay sixirka lafardhiyo ihayo lugaha ixanuno shanta farood hostoda😢wlh murug iheyso walwal faro badan Sheikh ardayad ahaa guri ley fadhiisiyay wlh thuma wallah sheikh wardi iyo ruqiyah afkeyga kama daayo🥺🥺🥺🥺wlh ilin iqabatay😢dhageysigaga Waa ifarxad xasidiin ihaayo sheikh so qaaas kusalame wlsheyda isixirtay Wlh wa iga cafis Sheikh marka kudhageystay Waa dhididay wlh allahuma barek😢 waxaa kunolahay qurbo qarqariyo iyo walwal oohin wadno garaac cabsi

    • @fadumocumar4619
      @fadumocumar4619 Год назад

      😰😰aniga SAAS xitaa waxaan kabaqaa bananka inaa aado waxaa isdhahaaa wadhimee ilhy hanaga dulqaado jilbaha lugaha sixun iixanuunaayo😩🙏

  • @zamzamhashi4435
    @zamzamhashi4435 3 года назад +4

    Masha Allah Quran is great

  • @magnificentdarwish7956
    @magnificentdarwish7956 4 года назад +3

    ilaahow adigaa awoodelehe nagu caafi quraanka kariimka aniga iyo awlaadayeda iyo muminiinta oo dhan

  • @elissahamed9627
    @elissahamed9627 5 лет назад +79

    Abahay ayaa xanusanay mudo ila 25 sano ah 😭😭😭😭😭plz plz plz walayal wan idin baryaya igu soo duceya🤲🏼🤲🏼😰😰😰😰😰😰😰😰

    • @asma.abdullahiasma1627
      @asma.abdullahiasma1627 5 лет назад +1

      Alle hacafiyo abaayo😭😭😭dambi dhaaf Alle ha oga dhigo

    • @munoladan7613
      @munoladan7613 5 лет назад +2

      Allaah kuu caafiyo abyo

    • @halimacabdi9445
      @halimacabdi9445 5 лет назад +1

      alle ha cafiyo abe

    • @ahlamupdy920
      @ahlamupdy920 5 лет назад +1

      Alle ha ku cafiyo😥😥

    • @nastahmoegal485
      @nastahmoegal485 5 лет назад +2

      😭😭😭😭😭😭wll abbe ilhy cafimad Taama gasiiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suadjama4907
    @suadjama4907 5 лет назад +8

    Masha allh ilhy ha nagu cafiyo 🤲🤲🤲

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 5 лет назад +3

    Walaaha muslimiinta ah allah ha xafido walaal waxaan idinka codsanayaa in aad family iigu duceysaan in ale ii caafiyo

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 5 лет назад +27

    Sixiroole silic udhimo aduun iyo aakhiroba

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 5 лет назад +2

    Jazakum kheyr sheeq allah ha ku xafido

  • @seynababf140
    @seynababf140 4 года назад +1

    Maasha allaah illaahey ajer aan lasoogoobi karin allaah kaa siiyo dhamaa intii xanuunsana allaha kucaafiyo jisaa kallaah

  • @khadracali1890
    @khadracali1890 4 года назад +5

    Masha allah allow nagu caafi
    Aamiin aamiin yaarabii

  • @amtaffatma3945
    @amtaffatma3945 6 лет назад +16

    Allah haku xifdiyo hana ku naxriisto aduun iyo aqiro

  • @deeqoxaashi6958
    @deeqoxaashi6958 5 лет назад +11

    Mashallah tabarakalaah

  • @abdulkadirmohamedhassan3586
    @abdulkadirmohamedhassan3586 4 года назад +5

    ilahayow adigan kutugaa cafimad taam ah nasi yaa allah😭

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 3 года назад +1

    الله أكبر
    صلى الله عليه وسلم
    ما شا الله
    جزاك الله خيرا

  • @abdirashidahmed2668
    @abdirashidahmed2668 5 лет назад +27

    Sixiroole naarta ilaheey hakugu bishaareeyo

  • @Dr.faysalShukri-ot1cn
    @Dr.faysalShukri-ot1cn 7 месяцев назад +1

    Ii soo duceeyah faysalshukri Hargeisa Somaliland

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 5 лет назад +7

    Jazaakallahu khayr