DEG DEG Xasan Sh oo Beesha Caalamka ku Dacweeyay Lafta gareen, dagaalka doorashada oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 19

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 10 часов назад +1

    Waqti aan doorasho galno ma aha waan in lala dagaalamo Ethiopia

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 часа назад

    lafta gareen waa eelaay waana maamul beeleed sxb ha noo qiimayn wax aan qiimi lahayn

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 часов назад +1

    MD. XASSAN, ITOOBIYA HADDUSAN DOONEYN, HA KU DHAWAAQO IN UU CILAQAADKA UU U JARAY, DIYARADDA ITOOBIYA JOOJIYO, LAKIIN, LAFTA GAREEN AYA KA DABA QAATAY, WA QALAD.

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o 7 часов назад +1

    Sareedo waxeey u shaqeysaa kuwa kasharafbadan x.sh.kana nasabsan oo ah kuwa okdhimashada iyo nolosha balse xasan shiiq beeydhabo cagtahasodhigo meelwalbo eeyjogan gabdhihiisana waanjooknaa laftagaren waadolad sareedona waaqof wuukahadlikaraa....balse....dekano...bareerah...muxuudheryahay xageelaga aqoonsanyahay maamugoboled dada .....

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Mas,uul aan xasaanad leheeyn oo waqtigiisi dhamaaday wax karaamo ah male

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 часов назад +1

    MD. XASSAN, DENI IYO A. MADOOBE OO DIIDAY IN AY XAR YIMADAAN , ARRIMAHODA KAMA HADLI KARO, WAXA LA YAAB LEH, MUXU LAFTA GAREEN UGU QARWAYA, QAYAANU WATTA EE ISHA HA LAGU HAYO.

  • @Terza56
    @Terza56 10 часов назад

    Hassan Sheikh taak tiiga waa ka halaaboya umana fiicna asaga Hassan Sheikh ah la dagaalanka kg wax badan ayuu luminaa mar hore ayaan sheegay ✅✅✅

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 10 часов назад

    Xagee ka dhacay saa doorashada qof iyo cod ka ah Xasan waa khaldanyahay

  • @CabdifitaaxXasanxasan-n9g
    @CabdifitaaxXasanxasan-n9g 4 часа назад

    Waxan ka codsanayaa madaxaweynayaasha ma mul goboledka dhaman tood inaa madaxweyna xasan shiiq la dhaqayaan oo itobiyo si idkuduuni ah wadanka looga bixiyo midaas ayaan rabaa aniga

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir 10 часов назад

    Xagee lagu qaban karaa doorasho qof iyo cod waa been qamiis loo gelshey aniga inaan codeyo ayaan rabaa sideen ku codeeyaa dalka intee baa xur ah xamar ayaan xur aheen beenta yaan ladhaqan gelin marka hore dalka haxureyo dastuurkana halo dhamaado qof iyo cod

  • @yuusufibraahim8858
    @yuusufibraahim8858 10 часов назад

    Marna ma dhicikarto doorasho qof iyo cod maxaa yeelay xasan asiga ayaa iska baabiyeey

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 8 часов назад

    President Hasan sheekh must accept and comprise to South West state to held the own elections
    Because Ethiopia always wants to benefit and find every opportunity to destroyed the unit of Somalia
    The first priority and important for President Hasan sheekh how the Ethiopia withdrawal from South West region
    President Leeftgreen must accept Ethiopia troops to leave South West region immediately after their deadline expired

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 5 часов назад

    MAALIN WALBA WAXUUW KU DHEGAN YAHAY MADAXWEENE DEEGAANKIISA HORUMARIYEY XASAN XUMOOW WAA NIN WAALAN

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 7 часов назад

    Anigu waxan dhihilaa heyskadayo fulminate uuladabajoogo hogaamiye goboleedka adagio rad Santayana dadkii raacsanaa mw Farmaajo oo ka ursanaya Farmaajo Jale mweyne iskadaa Farmaajo naceybkiia Aditya wad caayijirtey lkn Marla’s mweyne noqotay wad aragtay sodium Luis amaanay oo I yiri mundane mweyne Xassan Dhiish sowkaama Honda a soodhoweyso gobolada oo heshiis lanolin gobolada xumaantana Kara’s ayagana waxleeyahay Dallin’s Cadar ha usoohogaaminina

  • @user-dj1ru1pj7y
    @user-dj1ru1pj7y 10 часов назад

    ninkaan beentiisa aa badan, warar aan la hubin ayuu soo tabiyaa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 10 часов назад

    xage jogta qof iyo codka xasan munafuq maqabanayo qof iyo cod iyo mid dadban midna ma ogola wana lagu qasbi doona

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 часов назад

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay joji waxadi waradka was

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 10 часов назад

    Doorasho qof iyo cod ayaa soomaaliya rabtaa hogaamiyaasha maamul goboleedyadu waa tuugo ee wadanka hala dhaafiyo