KIISKA MAMO LACAG DAYMISAY ABTI LIIBAN EDADIIS 1984 kii OO MAXKAMADA TIMID.. See more

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 57

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 11 дней назад +8

    Liibaan eedada waa la xalin karaa, ina adeerow waxa ay sheegatay wax ka badan hala siiyo la'anna waa hooyo daacad ah Allah ha barakeeyo. ALLAH HOOYADAAN FIICANAA YAA Allah ayada oo kale noo badi.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 11 дней назад +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @foozia426
    @foozia426 11 дней назад +3

    Subxanallaah ma gabadh dhimatay bay lacag karbtaa waar ya ilahay yaqaan

    • @theboldeagle8775
      @theboldeagle8775 11 дней назад

      Yes , deenta waa I lagudaa hada dhimatay & hadii kale ba , waa Amano islaanta aqalki baa laga iibsadey , 20k shillin lacag bey aheed waqtigaa

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 11 дней назад

      Midaa dhimatay ayay danta ugu jirta inlaga Gudo lacagta yakacafinaya xaqa dadkaa😢

    • @fartundahir4910
      @fartundahir4910 10 дней назад

      @@hudarahma2465waxaa lagatabaa qaxii in ay is waayeen

    • @AsmaAlicigal
      @AsmaAlicigal 10 дней назад

      Marxuumada ayaay u fiicantahay in laga bixiyo dayanta allow faamligeedu ka bixiyaan

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 11 дней назад +2

    Waxa yaab ah Mamada hadii 1984tii lacagta laga deynsaday 1991kii baa lasoo qaxay sidee 7sano deynta ugu lahaatay dowlad fiican baa jirtaye maxey u dacwoon weyday? Mida kale qof lacag damiin uga qaadatay miyaa 7yrs ku sugaya? Goormaadse guriga iibisay? Suaalo badan baa ka imaan kara meeshaas

  • @alifarahdhangadshire5189
    @alifarahdhangadshire5189 11 дней назад +1

    Warkaas culimada haloo bandhigo,
    Marka 2aadna dhaar ayaa laguleeyahey
    Iyada,
    Caruurtana waxaa laguleeyahey deyntii iney bixiyaan, wixii ay noqotaba oo culumada gaarto,

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +3

    20.000 sh 1984 waxey goyso maba jirin habartani waa beenteed

    • @umucabdalereehabarwaa3673
      @umucabdalereehabarwaa3673 11 дней назад +1

      Waxaankawaabay maalooqiimeeyo 20 kiikun bas waxayhadajoogto

    • @theboldeagle8775
      @theboldeagle8775 11 дней назад +1

      20k sh waqtigaa aqal baa lagu iibsan jiray

    • @umucabdalereehabarwaa3673
      @umucabdalereehabarwaa3673 11 дней назад

      @@theboldeagle8775 ok waalagabaabaa inlagu iibsanjeray analysis eewaxaankawadaa in in tii uun laqiimeeyo wakhtigay waxa ay dooladh ku noqonhayso in waydiiyo culimada iyo sariflayaasha

    • @AbdirizakSugulle-q3v
      @AbdirizakSugulle-q3v 7 дней назад

      20,000 shilin Somali lacag badan bey aheyd waana macquul

  • @Hanidheeman
    @Hanidheeman 11 дней назад +1

    Ma qof dhintay baa 20 shilin somali Ah lo haysta subxblh

  • @XaawoMaalin-j8f
    @XaawoMaalin-j8f 11 дней назад

    Masha Allah mamadaan allaha xifdiyo

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 11 дней назад +1

    🎉🎉

  • @NajiibCkariin
    @NajiibCkariin 2 дня назад

    Wey
    Dhicikartaa
    Waana
    Dhac
    Qarsoon
    Ee
    Gurigii
    Halasoo
    Celiyo
    Ok

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 11 дней назад

    mansha allah waa islaan imaan qabta ee halala xaalo hana la wanaajiyo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +1

    Habrtani 80sano jirka ah hala dhaariyo waa Mooryaan dhiigyocab ah oo Daahir doofaar Calasow uu soo abaabuley

    • @Sahra-o2x
      @Sahra-o2x 10 дней назад

      Daahir afbiijo ayaakadanbeeya filinkaan majeerteen nacayb ayuu afkii ucadaaday filinkaan waabeen 1984 1991 madhicikarto indeyn layskuyeesho

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 11 дней назад +1

    Islaatu haday xolo kamaqanyihiin. Marhore maxay ushergan waydau?? Dakiway taqaaynay ber

  • @KhaalidCraxiin
    @KhaalidCraxiin 11 дней назад

    Duqda maxey ka shaqeyn jirto

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +1

    Kuwa guryaha dhacey oo laga saariwayey maxkamada maba qabto Guryaha xamar lagu heysto oo Mj leeyihiin hau qaadato

  • @Ilhaan3469
    @Ilhaan3469 11 дней назад

    Suaalo fican buu weydiyey liban waa cid aad loo taqaano allaha unaxariisto mmamada 4:51

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +1

    Liiban xayawaan HG ayaa dhaceysa waa tuugo soo heshiisey iska jir cabtooydan lacag ayey kaa raban haloo sheego

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +1

    Guryaha xamar lagu heysto oo dadkii lahaa ku dhexduugan maxaa looga saariwayey HG kabaxa guryaha aad dhacdeen

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 11 дней назад +1

    Anigaba laga ku leh saafiyo cabdule saafiyo cabdule shiidle oo imaredka joogta ma maleynayp in lacag laga qaadayo

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 9 дней назад

    40 sano ka hor ayada meeqay jirtey ?

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад

    MJ markey maqleen qof dhintey rabaan iney dhacaan cabtooy ayaa meesha ugu yimadeen

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 11 дней назад

      Ilhay kabaq wl waxadan ogayin hashegin dadku wayisku bahan karanee qof cimirigan joga muxu kufalaya

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 10 дней назад

    Sheeqyada hala weydiiyo nusboos baa layga qaatay hadana boos ay leedahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад +1

    Guryaha la dhacey xamar lagu heysto HG ay heysato 35sano markasta inaan been sheego marabo haddana waa kala hadleysa

  • @Geljire-v3g
    @Geljire-v3g 10 дней назад

    Bisinka yaab aduunka wax la arag

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 11 дней назад

    ma rabi karto waayo rebomasaraysointiishilinsomaligaberigasiaha uun baasiinayakordhssi ma jiro culima haisulatagan

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 дней назад

    LIIBAAN EEDADIIS MIYAA NOOCAAS U EG😅😅😅 ISLAAN AFRICAN AH

    • @sunrise4459
      @sunrise4459 11 дней назад

      Maya!islaan carab ah dheh

  • @amrano1302
    @amrano1302 11 дней назад

    sax 20.000 shilin somali ah intey qeymaheeda tahay hala siiyo waaba intaas poos shaqo kumaba laha

  • @canabkhalif6979
    @canabkhalif6979 11 дней назад

    War xaga diinta ku kala qaata xaqa xiligaas doolarka qiimigiisu intuu ahaa

  • @fowziaabdi9487
    @fowziaabdi9487 11 дней назад

    War waxan waa ben hadharato waa lasina

  • @KoosIlmi
    @KoosIlmi 11 дней назад

    Hada suuqA xolaha waa 20kun dolar

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад

    Habrtani 80sano jirka ah waa mooryaan dhiigyocab ah

    • @RujaalAli
      @RujaalAli 10 дней назад

      War alle kabaq qof aadan aqoon wx haka shegine

    • @Sahra-o2x
      @Sahra-o2x 10 дней назад

      Horta yeytahay qoftaan ehelukhabuurkii madamaaciyey candho calasey iyo dhilooyinkiisa kadabahadla

  • @bby6
    @bby6 11 дней назад

    Ani waxan umaleyey mamada in ay dahir culusow hoyadi tahay ad bey ugu egtahay runti

  • @KoosIlmi
    @KoosIlmi 11 дней назад

    Dhulkaagii dalba calooshada ha kuu caafimaado toos u mago xaqaaga

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 10 дней назад

    Sheekadii fuustadii uu bilaaabay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 дней назад

    Soysoy waa tuugada meeshan ka qaraabto

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays 11 дней назад

    $ 20,000 dollars miya mise 20,000 shilin somali?

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 11 дней назад

    Majeerteen iyo faan

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 11 дней назад +1

      Kkkkkk miyeey ku tuugsan lahaayen.Alx waa dad isku filan.Adeer Maasha'Allaah