Deg Deg Somalia Oo Ciidamo Kumaandoos Ah Geeysay Gedo, Turkiga Oo Wadnaha jaray Itoobiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 56

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 месяца назад +9

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos aboowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 месяца назад +10

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND????

  • @MawlidabdiOwliye
    @MawlidabdiOwliye 2 месяца назад +4

    Inshllh somalia guul wacan na tuko pamoja ia

  • @IbrahimiltireComptable
    @IbrahimiltireComptable 2 месяца назад +2

    Garaad tv online from djibouti 15/9/2024

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад +1

    Dawlada Somalia 🇸🇴 midow Africa inay aqbalin gudiga uu dhexeya Somalia iyo gobolada woqoyiga hadi dawlada aayka aqbasho wey uu dhamntay Somalie dawladuna iyada masuliyada qadeysa kalajarka dalka

  • @Hciid
    @Hciid 2 месяца назад +6

    Dowlada somalia waa in ay istaagtaa waqooyiga hal qabiil kalama had leyno waa madasha soo wada fadhiistaan qaba,ilka wada dagan oo dhan

  • @sahroabdi6026
    @sahroabdi6026 2 месяца назад +6

    The somali people are a wake 🐅🐅

  • @AliHasan-ml7dk
    @AliHasan-ml7dk 2 месяца назад +3

    Guul somalia

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 2 месяца назад +1

    Ururka midawga afrika ma reer iyo somaliya ayuu u garnish illeen SL lagu kala tegye oo ma jirtee

  • @maxamedabduqadir4112
    @maxamedabduqadir4112 2 месяца назад +5

    Waa fal aan fiicnayn in sirta milatariga laga sii daayo baraha bulshadda
    Nidaamka dowladnimadu waa ilaalinta siraheeda

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад +2

    Kkkk ma ( isaaq ayaa dowlad noqonaya) qabaa,ilka la dagan ma yeelayaan inay go,aane, ( Burco iyo hargeysa ha go,een kaligood).

  • @24Haai20
    @24Haai20 2 месяца назад +2

    Waa inaanay Dawladda Dhexe marnaba aqbalin wax wadahadal ah oo ay Midowga Africa iyo Dawlado shisheeye ku lug leeyihiin. Arrimaha gudaha ee Somalia waxay u taallaa Soomalida mana la aqbali karayo waxa lagu sheegayo Afti. Qabiil doonaya inuu Gumaysto qabiilo kale oo wada degan Gobollada waqooyi lama aqbali karayo.

  • @LibanAhmedMohamed-q1y
    @LibanAhmedMohamed-q1y 2 месяца назад +1

    In lala gorgortamo maha somaliland waa gobaal hayeeliina

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 2 месяца назад +2

    Wadanka wanaagiisa hala illaliyo.wixii idinka dhaxeeyo iska ilooba.markuu wadanku dhibaato kusoojeedo.

  • @faizabayer
    @faizabayer 2 месяца назад +1

    Arinka waa gumaysi cusub wado kale oo ay maraan wadamada beesha lixaad ayaa soo marsaday midowga africa
    Lama ogolaanayo aoomali waa mid
    Anagana qabyaalada allaha naga daaweeyo
    Colaadaha aomaliada dhexdooda

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 месяца назад +3

    War. Maamul. Goboleedka. S/land. Waxaaloo shhegayaa in ay. Tahay. Maamul. Goboleed

  • @MaxamedAaamin-g1w
    @MaxamedAaamin-g1w 2 месяца назад +1

    Asc ciidan badani waxba kodhin maayo

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 месяца назад +2

    War waa goorma intayna itoobiya qabsanin maxay qabanaysay ? Wsr wax iska celiya waxani waa oromo kibortay❤ aaway wana adaygii soomaalida lagu yiqiin tala.ay jaale maxamed siyaad bare maantama gado iyo buurdhuubo miyay taakhirkii oromo suqulay miyaa qasatay xabaaleey xajiyaay xadhigaa mabirbaa nin wax kayaabiyay arkay baa maahmaah kuyidhi sidaas

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 2 месяца назад +2

    💪🇸🇴

  • @Cabdulahi121Maxamuud
    @Cabdulahi121Maxamuud 2 месяца назад

    Iam somali my. Country somalia what is the land?????

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 месяца назад +2

    midowga afrika wax shaqo ah kuma lahan soomaaliya gudaheeda

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 месяца назад

    Itoopiyey gobolada iyo 3da eirpor aadqabsatay isagabax oo gardarada jooji ciidamadada aad dabada ka sawireysid waxey ka dhigantahay inaad sixir lawareegeysid adigoo dal islameed oo wax denbiya gaalen waxa dhaceysa inaad dabada jeedisay ❤😂🎉😢Guul ciidamada qaranka ee xaq u dirirka weligiin ha dhicinina oo dheelinin dhib ma aragtaan oo dhabarka majeesidan dharbaaxyo kulul ladhaca dhabacayada dhul islaameed dhacaya doona soo dhiciya dhulkey hore u heysteen Guul aan dhamaan weerar aan dheemish aheyn guusha soo taabta tabaraka iyo ❤❤❤❤❤yasiinka ku taagnaada hubka cadow umadhaco afkudheg qorooda allaha u dhigo dhibaatadey idinladoonay ❤ ayagga allaha ugadhigo iyaga soo doolala yimid oo dulmiga layaal xasbunalah wanimcawakiilan Guul Guul

  • @unitedafricancommunitydcau1333
    @unitedafricancommunitydcau1333 2 месяца назад

    Somali one nation under Allah SCE stand up one language,one religion and one people. Guul ito Gobanimo my home somali. Ethiopian, Israel waxba qaadi maayaan. Maashaa allaah guul soomali.Ha dheceen abiye iyo dabadhilifyadiisa uu xaarkiisa cunsiiyey. Dhalan yaro kasta oo u dhashay somali waliba hami weyn ka qabo dhulgisa isga qora xarumaha cidanka so qata tababarka cidanka hati la damaco in la so weraro si ad u jah warerin ad u noqoto qof diyar ah sona qatay dababarka cidan nimada. Waxan codsaneynaa hadan nahey shacabka somalia dadkii dacwada furey abii Marku badena ka hadlayey iney ka hadlan dhulkena ey raban iney boban itopia plls 🙏.Meel kaste dagala noga socdo kuwi xalane dhiiga shacabka ku cabayey aya dowlada tiri ka maxa somalia amison kulaha ma bexeno yaah.Soomaliga walaakiis buu qabiil dartiis naceb iyo colaad u fogeeyaa. Ethiopia aan jirin daba cararaa, markaas buu Amxaar, Oroma iyo Tigriiga oo cadaw ku ah oo doonis dhulkiisa iyo badiisa ayu hoosta ka galaa, alla waxu caqli xumaa!!!! Al xamdulilah hade fahmeen caalamkii waa jihaad macaan badan oo shiiq iyo madax ba aan waxba laga weydin gala dagalka idinkoo faraxsan dhalinyaro🇸🇴🫵🫡🫡Waan soo dhoweynayaa burburka itoobiya wXay caqabad ku tahay jiritaanka somaaliya. Rabiiyow some somali Naga qabo cadawga masakinta dagal maxamoli karno

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 месяца назад +2

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 месяца назад +1

    Naclatullaahi calal kufaar sanbuuran ??

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 месяца назад +1

    Waa tay ku hungoobi lahaayeen

  • @Goodir2024
    @Goodir2024 2 месяца назад +1

    Nimankan warkoodu ma run baa mise waa niyad-dhis?

  • @cllaahi
    @cllaahi 2 месяца назад +3

    First coment❤❤

  • @HodanMaxamed-p7n
    @HodanMaxamed-p7n 2 месяца назад

    somali weyn

  • @AbdiGacal-nl8dd
    @AbdiGacal-nl8dd 2 месяца назад +1

    Itobya ayada tacbaan ah!

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 месяца назад +1

    Waa run lkn maanta maysan qabsanine 32 labo sano yay haysatay ee maanta way yaabantahsy soomaaliya oo wax diidan balse sinaba maanta uma qabsan karto waxba jira oo itoobiya way burburaysa qarkay usaaran tahay

  • @faizabayer
    @faizabayer 2 месяца назад

    Waa Qalad in africa howlo aan looga fadhin mida lagu augayo waa cambaarayntii Ethopia iyo ka laabashada heshiia beenaadkii
    Ergayga ha la Ceyryo markuu yomaado somalia
    Mida kale xiidamada markay isocdaan yaan la sheegin balse sirta ciidanka ha ladhowro

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 месяца назад +1

    Markihore maxay ugaso rartay
    Sowqalad ma.ahay

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 месяца назад

    Dowlada markii horeba maahayn inay ciidamada Gedo kasoo qaado.
    Gedo aqoon umalaha maya dowlada waa gobol muhiim ah.

  • @XuseenMacalin-g3d
    @XuseenMacalin-g3d Месяц назад

    Ļ

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

    Odayaashan wada sirdoonka shisheeye lacagta ka qaata una shaqeeya ma la qaa qabto tuugada kala irdheynta somalida u so tafa xeytey

  • @imaanaadan2298
    @imaanaadan2298 2 месяца назад

    Qabaaliladi som/land marabaan waa dad yar cida rabtaa goosashada

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 месяца назад

    Waar ma qabiil baa goodnight isu taag ku khasbaya Somalida ? Waa wax aad loola yaabo Qabiil baa gooni isu taagaya.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 месяца назад +3

    Ma hal qabiil ayaa Qaran noqdo

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 месяца назад

    Golahan sharci umalahan in uu qadiyad madax banaani raadiyo

  • @CabdirisaqCismaan-m7j
    @CabdirisaqCismaan-m7j 2 месяца назад

    😅😅😅😅

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 месяца назад

    Tumaach muusiig

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 2 месяца назад

    Asc waxa tahay beenlo arintas waya dhamaatay waa gobol qabiil isaq beentada caawo kistada ay cuntay beenta dadka ka daa

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 месяца назад

    MA. ISAAQ CID. U SHEEGI KARA. BEEN. GOONIDU. MA. XAAFADOODAA. KKKKKKK. SHEEKO RAQIISA. NAC NAC. CID NOOSHEEGI KARTAA MA JIRTO

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 месяца назад

    Waxani horta yuu uwarama

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 месяца назад

    Subxaanallah labo wadan maxaa umada illahay loo sheegayaa

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 месяца назад

    Rajo kama muuqato somalia, waa failed state of somalia haku daalina

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 месяца назад

    SOMALI WAXAA QARKA U SARAN INAY DAWLADA ITOBIYA LA WAREGTO.

    • @abdiqadiraden1335
      @abdiqadiraden1335 2 месяца назад +2

      Aqligaaga. HA. Claying. ETHOIPIA. Maxay. La. Wareegi. Kari. Kartee. Kkkk

    • @fatihhassan5020
      @fatihhassan5020 2 месяца назад +1

      Oromo injireey

  • @faizabayer
    @faizabayer 2 месяца назад +1

    Waa Qalad in africa howlo aan looga fadhin mida lagu augayo waa cambaarayntii Ethopia iyo ka laabashada heshiia beenaadkii
    Ergayga ha la Ceyryo markuu yomaado somalia
    Mida kale xiidamada markay isocdaan yaan la sheegin balse sirta ciidanka ha ladhowro