Maxaad ka taqaan Abdi Bile Abdi Halyeygii Qaranka iyo Qisada Guushiisa | History of Abdi Bile

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Kalshaale Channel
    Waraysi Xiiso leh Maxaad ka taqaan Cabdi Bile Cabdi ? Halyeegii Qaranka iyo Qisada Guushiisa

Комментарии • 50

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 2 года назад +12

    Cabdi bile maxaa bile anoo yar Aa maqli jiray waxaana uheesan jiray uun gaariga dheereeya ee tiknikada lkn maanta ayaan xaqiiqada soo ogaaday oo aan Google iyo RUclips ka soo baaray

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb Год назад +3

    Abdi bile abdi Darwiishka soomaaliyeed abeyaalkii xoriyada
    Soomaaliya mahadsanid magaca
    Umadda soomaaliyeed hawada sare
    Ayaad geysay 87 kii dad badan oo
    Aduunkan kunool oo aan magaca
    Soomaaliyeed waligood maqlin oo
    Aan arag ayaad ina bartay waana
    Kaaga mahadcelineynaa sida aynu
    U nahay umadda soomaaliyeed
    Guul & gobanimo sharaf & karaamo
    & caafimaad ku waar abid
    LEGEND ABDI BILE ABDI
    Allah swt ha inoo kaa daayo ❤❤❤

  • @fahiyanor9596
    @fahiyanor9596 4 года назад +6

    Ma. Abdi bille cimri dheer adeero qof sidada in uu sobaxo ayan rajeyna

  • @MoxamudSomali
    @MoxamudSomali Год назад +2

    Halyeeygi weeyna ee orodka olobiga aduunka soomaalia Cabdi bille cabdi G SOOL SSC KHAATUMO isted SOOMAALIYA GUUL xaq u diriirka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman4207 4 года назад +5

    Cabdi Bile cabdi🇸🇴🇸🇴
    Cimri dheee io cafimd ku waar🙏🇸🇴❤

  • @walaalwanaajiyemedia6255
    @walaalwanaajiyemedia6255 4 года назад +4

    m.a halyeey abdi bile abdi horu mar wacn

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад +1

    Mahadsanidiin Mudane Mr Bile iyo Team-ka kulajirey wakhtigaas, magac fiican ayaad Soomaaliya ooidil gaarsiiseen. BaarakAllahu feekum dhamaantiin.
    Mahadsanidiin Kalshaale Channel & Team-ka

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад +1

    Masha’ALLAH, Well done Mr Bile
    Waad kumahadsantahay magaca iyo taariikh fiican aad Soomaaliya gaarsiisey
    Mahadsanidiin dhamaantiin

  • @laylamalin3887
    @laylamalin3887 4 года назад +2

    Maasha allah Abdi Bile Abdi waa darwiish wadani ah 👍👍👍👍

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 года назад +3

    The. First. Somali hero. Masha. Allah. Raggeeedi

  • @osmanali2199
    @osmanali2199 Год назад

    Mahadsanid cabdi bile cabdi

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 Год назад +2

    Cabdi bile allah cimriga hagu dhereyo hero somali . Halyeyki gobol Awdal kenay ee Muuse rabile good aderkay na allah u naxaristo janatul fardousa😭🤲

  • @CanadaMath
    @CanadaMath 9 месяцев назад

    Hero! The best runner.

  • @M45_0
    @M45_0 4 года назад +3

    ilahay naxariistiisa ha siiyo. Aamin

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +1

    Masha Allah Abdi bile nolow halyeeygena wan kugu faanna🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 года назад +3

    Maashaa Allah

  • @Raho339
    @Raho339 4 года назад +3

    Orodyahakii Caanka, ahaa ee Soomaaliyeed Abdi bille Abdi maansha Allaah tabaarakalaah 😘

  • @MohamedHussein-n4x
    @MohamedHussein-n4x Месяц назад

    Adeerkay mcn🎉

  • @CabdimaciidCabdimaciid
    @CabdimaciidCabdimaciid 9 месяцев назад

    Cimri dher iyo cibado suuban gesigena ❤

  • @Raho339
    @Raho339 4 года назад +1

    Maansha Allaah tabaarakalaah Abdi bille Abdi Shar oo dhan ilahayow kaahay Aaaaaaaaaaamiin yaa Allaah💔💕💔😘😘😘

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 года назад +3

    m.a halyey qaran

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 года назад +1

    Mashaallah legend hadad maqasho wakana taalo kabadan halo sameeyo somaliya wayn dowlada

  • @omarkoke8830
    @omarkoke8830 2 года назад +2

    Nin kudayasho mudan cabdi bile tikniko leeba u heystay ileen waaba qof nool 🤣😍

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi Год назад +1

    Geesi

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Год назад

    1987.Abdi bille World Record 1500 M 3m 30.ayyuu ahaa.marna 3M29
    Libaax. 1987 italia Nr1 3m31
    Abdi bille abdi Rer Laascanood buu ahaa 👍greatmen

  • @Mahuba22Mahuba22-yg2dt
    @Mahuba22Mahuba22-yg2dt Год назад +1

    Abdi bille abdi iyo mohamed farah

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 2 года назад +1

    The legend

  • @MohamedHassan-rh1ws
    @MohamedHassan-rh1ws 2 года назад +1

    Awoowe Cadi

  • @MohamedHassan-rh1ws
    @MohamedHassan-rh1ws 2 года назад +1

    Allhu Akibar

  • @abdihakem112
    @abdihakem112 Год назад

    Nasra iyo cabdi bile labaduba waa somali

  • @bilesuldan5900
    @bilesuldan5900 10 месяцев назад

    w. idin baryay codsigayga ii fili ninka ha la iigarsiiyo pleas

  • @bilesuldan5900
    @bilesuldan5900 10 месяцев назад

    ❤❤

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 4 года назад +3

    🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 года назад

    Programma kale noso badi i hope in laga faidaysto hada adunka qabsaday kenya ethiopia nugu waleen somalay kafaidaysan dhelinyaro bdn talenta buxan abdi bile nobadi laha lkn laso sarayn 😥

  • @MohamedHassan-rh1ws
    @MohamedHassan-rh1ws 2 года назад +1

    Pleae Awoowe Cadi bile let me drive go to China by car

  • @MohamedHassan-rh1ws
    @MohamedHassan-rh1ws 2 года назад

    Italia

  • @bishaargabowmacalin8361
    @bishaargabowmacalin8361 Год назад +1

    Gesi qaran adigaa ahaa mo farax waa caloshis ushaqeyste ajanib matala lacag udhimo dheh

    • @sabaadcawil7638
      @sabaadcawil7638 Год назад

      cuqdada baa kuhaysaa garac nin amanaag katahayba waa geesi isaaq waxad kucunaysad qabtaa gaadhi Madrid mo Farah carwaalo waa geesi soomaliyeed

  • @cabdinuh2865
    @cabdinuh2865 Год назад

    Somalidu. Ma Fahmaan Fahmaan. Orodka

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 года назад +1

    Waar ninku faan weynaa hada waxuu orday 1500 mitir markaasuu isku dhererinayaa ragga orda 42 kilomitir iyo 10000 mitir 5000 mitir

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 года назад

      Aqoontaad orodka U leedahay ayaa yar, wazaanad aqoon, xataa ra'yi ka haysan lagama hadlo.

    • @HassanAhmed-ty6xw
      @HassanAhmed-ty6xw Год назад

      Doqonow taariikh buu sameeyey maad orodid ama ma haysaa qof inoo orda oo wax inoo keena

    • @moubwolf
      @moubwolf Год назад

      Waxanad waxba ka aqoon haka hadlin! Orodada ugu adag wa bu ka mid yahay 1500m . Muhimiyadu maha distance oo kaliya .... muhimiyadu wa sacada ama wakhtiga ad masafada ( distance ka) ku oroday!

    • @xidighanuniye3452
      @xidighanuniye3452 Год назад

      Taariikhda wax ka baro ina gumeed yahaw foosha xun Champio world Buu qaadey adiga yaah wax ka weydiinaya

    • @diirieabdullahi5702
      @diirieabdullahi5702 Год назад

      Nooca jahliga kaa muuqdo nin iyo naag kaad tahayba waa mid qeyru caadi ah. Balse hadii abid mar un aad tartan gashay, waxa aad garan lahayd micnaha guusha.