Rome 87 clipped

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 16

  • @Bureeqo121
    @Bureeqo121 Год назад +7

    Abdi bile Ilaahey haku xafido aamiin. Sharaf iyo karaamo bad inoo soo hoyday. Halyeey somaliyeed ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Год назад +13

    😭😭😭. Walhi jirkayga jiriirico iga kacday, marka calanka la ruxayo, alla qaranimadu qurux badanaa 💯 oo qabiilku foolxumaa.
    Maanta somalia waxaynu ku sugnahay waa isla ognahay 😪😪

  • @MoxamudSomali
    @MoxamudSomali Год назад

    GEESKA AFRIKA SOOMAALIA CABDI BILE CABDI G SOOL SSC KHAATUMO ISTED SOOMAALIYA GUUL XAQ U DIRIIRKA HARTI SOOMAALIA GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2023 CABDI BILE CABDI G SOOL SSC

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 Год назад +2

    Mahadsanid mr bile

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Год назад +1

    Abdi Bille Abdi.
    World record Ayuu jebiyey 1984 kii. 800M
    Hdana 1987 Cologne germany 1500m World record 3M29. Kii Yuu 1kobaad galey 3M30 Abdi bille Qof Somalia weli muuu Gaarin Halkiisii

  • @Mahmod-m7r
    @Mahmod-m7r 2 месяца назад

    Qiiqan laqabanin dain baka dhigay ❤❤

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka4283 Год назад +2

    Tii china lageeyay ee qarabada xasan sheekh ahayd mala hadashay cabdi bilow...

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 Год назад +2

    Well done

  • @HankaSare
    @HankaSare Год назад +1

    well done

  • @caliwarsame-lt1op
    @caliwarsame-lt1op Год назад +2

    Waa halyeyeey

  • @AbdisalamMohamed43-fh4ng
    @AbdisalamMohamed43-fh4ng Год назад +2

    Cabdi bile cabdi nooloow somalida waxaad kagashay Baal dahab ah

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 Год назад

    Abdi Bile Waa Halyeey Nagu Wayn Noolaw Ayaan Lee Yahay Intay Nolal Jirto

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    6:43.