SIDA LACAGTA LOOGA SOO SAARTO BINANCE /CRYPTOCURRENCY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Daawasho wacan ha iloobin in aad fikirkaaga hoos noogu reebto.
    LIKE, SHARE AND SUBSCRIBE.

Комментарии • 63

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo  3 месяца назад +4

    Fadlan jawaab ka bixi.
    1- Ma tahay Qof ka ganacsada SUUQA CRYPTOCURRENCY ?
    hadii ay may tahay, ..
    2- sidey lacag kugu soo gashaa maalin le ?
    Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga.

    • @Dalle_africa
      @Dalle_africa 3 месяца назад +4

      Sxpow waxan ku bartay 2020 ilaa iyo hada kugu xiranay waqtigii aad kubada igu dhiiro galin jirty marka sxp suqaan waxan so galay 2023 bilowgedii ilaa hada wan kujiraaaa in kasto crypto aan 6dii biloo udanbeysay

    • @Faadhigo1
      @Faadhigo1 2 месяца назад +3

      Ustaad waan ka ganacsadaa suuqa waxaana ahay sarifle USDT
      Dhaqaalaha laga heli haba wuxuu ku xiran yahay sidaad wax u gadid

    • @I.F.J
      @I.F.J 2 месяца назад +2

      Ustaad anigu hadan soo galay bil kuma jiro lkn waxan ku wareeray cryptocurrency ayaan ku jiraa adna binance ayad ka shekaynaysa, sideen iskugu xidhi karaa, maxaa ka dhexeeya waxan rajaynayaa inad dadka Cusub Vedio baseka aha aad noosoo samayn doonto insha allah Thnks. Good luck

    • @chlungo5672
      @chlungo5672 2 месяца назад +2

      Macalin suuqa wuuba igu damay hada dhaw ana bilaway Notcoin 1033$ iga xayiran 320$ dhulka iga aaday

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      @@Dalle_africaMansha Allah Ustadi sharaf allaha kugu asturana 🙌🏽

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud1220 22 дня назад +1

    thanks sxb wax fican baan ka faidey oo siquruxbadan aad u sharaxdey wali ma arag qof saas wax u kala dhig dhigaya m.a keep going bro.

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  21 день назад

      Mahadsanid wll ka falcelintaada mar waliba wan ku daddali dona Insha Allah

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 2 месяца назад +1

    worderfull bro aad ayaad u mahadsan tahay

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Adigaa mudan ustad @Haamud

  • @Victor-OG-43
    @Victor-OG-43 4 дня назад

    Waaad MahadsantahaY

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  4 дня назад

      Adigaa Mudan soo dhawaw 🙌🏽

  • @fahadabdulkadir4631
    @fahadabdulkadir4631 Месяц назад +1

    Ustaadii wadan hor marsan baad joogta toos ayaa loola baxa ayado aan sarifle lamarine.

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  Месяц назад

      Dalalka qaar tooloyinka dalki aya ka fcn

  • @yusufbacle7893
    @yusufbacle7893 2 месяца назад +1

    Sxb Wad ku mahadsantahy wad ii faideysi mida kale lacagta account ke u dirta ma primer bank ba

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Mahadsanid ustadi fikirkaaga 🙌🏽🤝

  • @abdirahmanmahdi7008
    @abdirahmanmahdi7008 3 месяца назад

    thanks ustaadi

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  3 месяца назад

      Adiga mudan xaji 🙌🏽

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 2 месяца назад

    Macalin video ka waku mahadsan tahy, lkn numberkada iyo full name kada so baxay, soo kuma habooneen inaa qariso thanks👋

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Waad ku mahadsan tahay ustadi 🙌🏽

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 3 месяца назад +1

    Phantom side logala baxaa

    • @ahmedantoniyo873
      @ahmedantoniyo873 3 месяца назад

      Wa jilec weeye

    • @Idildhamays
      @Idildhamays 3 месяца назад

      @@ahmedantoniyo873 ma gashatay adi wl

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Sariflayaasha fiira hadi kale USTD ubadalo

  • @MukhtaarMaxamed-il8yx
    @MukhtaarMaxamed-il8yx 2 месяца назад

    Kpe qufka aan passport ka heysan verification ka see ku heli karaaa
    Siseena ku isticmaali karaa

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Passport in aad heysato ama gaari lisinkisa raadi

  • @King_mao11
    @King_mao11 2 месяца назад

    Ustaad ma natusi karta sida sida buy loo dhaho adiga mahadsan 🙏

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      @king Mahadsanid ustadi Insha Allah wan dadaali karaa ila inta an ka gaadhsin karo ee ubahan maclumadka Crypto

  • @MuhudiinAxmed
    @MuhudiinAxmed 17 дней назад

    Wll mobile waa lagu sameysan karaa sax wll

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 2 месяца назад

    Binance sida lacag lagu shubankaro si pitconka lagu ibsankaro noo Soo fah faahi walal

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 2 месяца назад

    bro waxaan iga comment ah inaad ayadoo USD ahna soo geli si ay dadka ugu faaidaan waxaanfilayaa in ay somaalida inteeda badan USD isticmaasho hadaan qaldaneyn

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Mahadsanid Ustad.
      Dhanka aan anigu doortay lacagta an heli doona oo ahayd CHF adi ka dhago USD.

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 2 месяца назад

    Walal adigoo mahad waxaad ka Soo hadashaa sida lacag lagu shuban karo bay

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад +1

      Mahadsanid ustaadi codsigaaga hadii ay suurto gal noqoto wan so dadaali doonaa I.A

  • @mohamedkalsooni1542
    @mohamedkalsooni1542 2 месяца назад

    saxibow somali adoo joga mala isoo bixinaa

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад +1

      Haa waa lagala soo bixi karaa,
      Fiiri kaliya sarifle aman ah wuxuna kugu soo diri karaa Bank transfer.

    • @CA9HD
      @CA9HD 2 месяца назад

      ​@@Hantiyeelo PRO VIDOW KASOO SAMEE ANIGU WAXAN AHAY QOF ISTICMALA FOREX LACGTANA BINACE AYAA LAYGU SOODIRAA SIDEEN UGA LA BIXI KARAA WALIBA IGU SOO DHICI KARTAA ZAAD/EVS ANBA MASTER CARD PRO SU ASHAA II TIX GALI

  • @AhmedMohomud
    @AhmedMohomud Месяц назад

    Ustaad master card ma adeegsan karaaa

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  Месяц назад

      Haa tijaabi waaba ta ugu fudud

  • @saidshire2424
    @saidshire2424 3 месяца назад

    1000$ fee 30$ la iga qaadaa. 3%

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Maba xuma aad ayay ufiican thy wadaded marta nala wadaag ustaad

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 2 месяца назад

    Sxp adiga somalia jooga naka faaideysan kartaaa p2p transfer

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Haa waa lagala soo bixi karaa,
      Fiiri kaliya sarifle aman ah wuxuna kugu soo diri karaa Bank transfer, worldremit, skrill ama bank transfer kolba adi waxaad ku rabto in aad ku hesho iyo isagu in uu awoodo meelaahaas.

  • @mueniirjr7950
    @mueniirjr7950 2 месяца назад

    Lkn $400 kudhawad miya 50 laga jartay waa qaali fee gaas

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Qaab kale oo wakhti xadirkan iisuurta gal noqota ma jiro ustaad

  • @mubarakhirad7364
    @mubarakhirad7364 2 месяца назад

    Edir app aya dhaama oo khidmad aad u yar qaada

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Aad ayaad umahadsan tahay ustaadi wan fiirin Edir waa cajiib halaga faidaysto 🙌🏽🙌🏽

    • @FalizCabdullhi-nq2cs
      @FalizCabdullhi-nq2cs 23 дня назад

      Ee qofka bilowga waxba kamu faidin wayo waxad is ticmashy p2p ad horey u isticmli jirty ee waxan rabny mid cusub inad istimasho si an kaga faidno steps ad umaryso

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 2 месяца назад

    Free course ma heli karaa

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo  2 месяца назад

      Waan soo dadaali doona Insha Allah wixi karankeena ah mahadsanid sayid @ahmed

  • @Zakariyegym
    @Zakariyegym 10 дней назад

    Wll si toos ah ayaad ugala bixi ka dha waafi p2p laysma aamini karo