DEG DEG Dagaalka Cusub Somalia & itobiya, Masar oo Hilfaha u qaaday Abiye, Fiqi oo weeraray Xabashid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 16

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад +1

    SOMALIA MA DOWLAD XOR AHBA, MISE ISTICMAAR ITOBIYA MIYU XASSAN XARAASH GASHAY, XASSAN SHEKH, ALLAHAYOOW DALKA IYO DADKA KA BADBAADI.

  • @maxamedshariifisaaq9236
    @maxamedshariifisaaq9236 5 дней назад +2

    Laxwalba shalalkey isdhgta laguqala watanokale

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj 5 дней назад +1

    masar kor iyo hoos waa imaa neee

  • @Abdi-r1w
    @Abdi-r1w 5 дней назад +3

    abyi dalkaga iyo qomiyadahaga wakhtima ayad hagajinaysa kadhe

  • @maxamedshariifisaaq9236
    @maxamedshariifisaaq9236 5 дней назад

    War anagawax aragnay ayadoodhulkayaga haysato ayay rabta inaynagugula gorgortanto gabalka adakasoharay namahaweysatene anaga u ekaanay xasan sheqna wunadhamaystiray

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 5 дней назад

    Maamul goboleeydyada hala coreeyo

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 5 дней назад

    Waxalayaable O igasu aaala dhulweynaha somaliya ma utobiyana Natalee masa anakale wayabe

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 5 дней назад

    Abii baqti wuxuu u eg yahay habartii ooda qaadi weeydey oo ood kale dul saartey dalkiisa muu hagaajiyo

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 5 дней назад

    Dabaalka.abii.ah.damaciisaan.qaabka.daran.haduu.deeyn.waayo.dacar.baalasiin.hAyaan.oo.inamaste.aan.ucareer no.kihaadaan.diyaar.unahay

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 дней назад

    North somalia=somaliland iyo saut somalia ayaan aqaanaa laakiin waxaad ku sheegeyso somalia anigu ma aqaano

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 5 дней назад

    Itoobiya Ma laha somaliya waa dal xoog ciidan lege ha ku daalin amxaaro waxaadan waxba ka qaban Karin Ciidmada masar iyo ertriya way imaanayaan somaliya iyoqaar kale oo badan somaliya shacab iyo ciidan difaac ayay leeyihiin

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 5 дней назад

    Haddii ay Ethiopia aysan wantoobin dagaalka ay hayso Somalia.
    Ethiopia ha iskeento haddii ay rabo dagaal annagu diyaar banahayd.

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 5 дней назад

    Beenaale awooda ay ethiopia kula dagaalami may shabaab iskaga ciliso afka noolayaal tuug ah

    • @MohamedJacayl-s8q
      @MohamedJacayl-s8q 5 дней назад

      Adiga waad xanuunsan tahaye soomaalia marka aad hoos u dhigaysid adigu ayaa tahay waan ognahay in ay jiraan kuwo afka soomaaliga iyo qoraalka ba yaqaan oo aan soomaali ahayn
      Kuwaasna waan garanayna cida ay u shaqeeyan iyo cida ay yihiin

    • @XamseAxmed-b9o
      @XamseAxmed-b9o 5 дней назад

      Madhacyso somaliya inay ladagaalanto ethiobia 😅😅😅