WAR WEYN: NETANYAHO OO OGALAADAY INU KA BAXO GAZA; TURKEY IYO MASAR; ETHOPIA IYO SOMALIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • WAR WEYN: NETANYAHO OO OGALAADAY INU KA BAXO GAZA; TURKEY IYO MASAR; ETHOPIA IYO SOMALIA

Комментарии • 138

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 11 дней назад +6

    War shiiqan dhageysta soomaaliyeey wax badan ayaad Ka faaidee wlhi dad aan wax Galin oo qabyaalad Ka shaqeeyo ayaad dhageysataan Alle haku xifdiyo

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 11 дней назад +12

    Masha Allah ilahoow kadulqad
    Dhaman umada reer gasa cadawga yarabi 🤲 Aamiin yarabi 🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 дней назад +5

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa allaha kubarakeeyo

  • @fataha1
    @fataha1 11 дней назад +5

    Sax sheekh Kala qeybi oo xukun maanta Anagaa Ethiopia Nagu heysaa
    Xaqiiqatan 😢

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 11 дней назад +4

    ❤🎉❤Asc ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂❤❤❤

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 11 дней назад +6

    Allah akbar Allah akbar

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 11 дней назад +3

    Maasha allah akhi Mustafa Ali

  • @Neima1000
    @Neima1000 11 дней назад

    Mashaallah sh mustafe somalidu bararujin bey uu bahan tahay wa fikrad wanagsan.Allaha haqa tuuso somalii Maxamed🤲

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 11 дней назад +6

    Jisaakalaa qeyr shiiq mustafa🎉🎉

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 11 дней назад +4

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hanaga horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga ee umada muslimiinta dhexdooda ku jiro aamiin Allah ha guuleeyo hana badbaadiyo hana u maciino shacabka falastiin ee xasuuqa ku socdo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 11 дней назад

      Allahuma Amiin yarabal caalamiin Illahow mujrimiinta nagaqabo Muslimiinta oodhan guul Insha Allah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 11 дней назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 11 дней назад +1

    MaanshaAllah xamaas muqawinda Alqasaan ha dilan aygaba reer falastiin waa lagu dilaa xabsiyada yahuud 👏. Allaah caawi reer falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @popular7493
    @popular7493 11 дней назад +1

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 11 дней назад +3

    Alxamdullillaah alxamdullillaah alxamdullillaah alxamdullillaah illaahayow runkadhig illaahoow run kadhig illaahow run kadhig illaahow nateniyahu iyo inta lajirta dhib aynan kabixi kurid rer Gaza and Palestinian kulina xornimo barwaaqo abid ah sii Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 11 дней назад +3

    إثيوبيا صهيونية ثاني في العالم
    Waa sax itoobiya waa yuhuudda Afrika

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 дней назад +3

    Maashaalaah ilaaheey haka saaro dantaa u run sheegtey doqonka guul falastiin

    • @LibanQabri-ol8it
      @LibanQabri-ol8it 11 дней назад

      Dantaa u run sheegtay Alyaasiin 105 Waleee!!! Guul dadka muslimka ah ee reer falstiin ee dhibka ku haayaan Alle haka qabto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 11 дней назад +2

    Maasha allaah waa guul falastiin u soo hoyatay in xabad joojin la gaaro

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 11 дней назад +1

    WAASAX SHIKH MUSTAFA QUBARO BAATAHAY

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 11 дней назад +3

    Allahu akbar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 11 дней назад +2

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo 11 дней назад

    Maansha Allah Adeer dadaal ilaahay ha ku xafido Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 11 дней назад +1

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 11 дней назад +1

    Wcs wr wbt Sheekhena
    Mustafe ,Alhamdulillaah Daaiman

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 11 дней назад

    DEAR BROTHER ALL THIS ADVICE IS VERY IMPORTANT FOR SOMALIA NATIONS AND IT IS TRUE UNLESS ALLAH MERCY SOMALIA IS IN DANGER SITUATION MAY ALLAH PROTEC AND SAVE SOMALIA

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 11 дней назад +1

    Mashallah waa run

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 11 дней назад +1

    ماشاءالله ❤❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 11 дней назад +1

    Waa runta scheekh ❤❤❤❤❤

  • @hassananshur4683
    @hassananshur4683 11 дней назад

    Sadex qodob oo ubaahan in lagubaraaruga waaye. Mahadsanid ebow

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 11 дней назад

    Allaahu Akbar wlillaahi Xamdiu

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 11 дней назад

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @abdillahimahdi6623
    @abdillahimahdi6623 11 дней назад

    Le somalie a besoin un homme comme vous

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 11 дней назад +1

    Lama goodloow Ashhaado

  • @adanibrahim1121
    @adanibrahim1121 11 дней назад

    This is a great news

  • @kalkaal72
    @kalkaal72 11 дней назад

    ASC , FADLAN WAQTIGU WAA QAALI EE ISWAAFAJI QORAALKA TEETALKAAGA & HADALKAAGA.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 11 дней назад +1

    Dagaalka wuxuu istaagi doonaa
    Markii uu rabilcaalamiin ogalaado

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 11 дней назад

    Allah jabiiyo yahuuda

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 11 дней назад

    Sheik jazakaallah qeir kasohadal arinta alzajira waxay sosarani xamas malint ay yahuud kuduleysi bal kaso hadal

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 11 дней назад

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @SaharaGedi-f7x
    @SaharaGedi-f7x 11 дней назад

    Asc sh mustaf walaal waad mahadsan tahay waa xaqiiq hadalkaadu

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 11 дней назад

    Allahu akbar allah akbar 🎉❤

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 11 дней назад

    Absolutely that's true

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 11 дней назад

    guuul falastiin ❤🎉

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 11 дней назад

    Wcs shiikh

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 11 дней назад

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 11 дней назад

    Alxamdulilaah

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam 11 дней назад

    waa laga adkaaday❤❤❤❤

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 11 дней назад

    Sheik jazakaallah qeir kasohadal arinta alzajira waxay sosarani xamas malint ay yahuud kuduleysi bal kaso hada

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 11 дней назад

    Shalay ayaa nin ka yiri intey ogoladan markey dadkoda helan kadib finish haka dhiigan yab waa sir

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 11 дней назад

    Illaahow run ka dhig

  • @sunari8818
    @sunari8818 11 дней назад

    Ilaagow caqliga ha kaa khaadin inta aad garatay in badan ayaan garan waa runtis Somaliyey kala qeybsanaanta waa wax aad u xun, marka inta caqliga ku shaqeysa ha ku waana khataan shekha hadalkisa anigo dumar ah ayaa gartay in uu waxa u noo shegay in ay run yihin

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 11 дней назад

    Jilbahaa ilaahay dhulka oogu dhufandoonaa shaydaanka

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 11 дней назад

    waa siraayan

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 11 дней назад

    Falastiin Allaha uhiiliyo allaha urumeeyo heshiskan wa dhibtoden falastiin

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 11 дней назад

    Asc wll waa sax itoobiya iyo yuhuuda waa iskumid kala qaybinta waa sida itoobiya ay noo kala qayb qaybisey

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq 11 дней назад

    Allow nafahansii xaqa

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 11 дней назад

    Waawar farad le

  • @khadragermany1610
    @khadragermany1610 11 дней назад

    Waan ogahay wahay intad iishegtayba aniga o dumara baa garanaya itobiya inay din ahan yuhud yihin o waliba ay aamin san yihin meshey qabsadan inay aminan inay leyihin somali way LA kala safatay itobay o way kala racday

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 11 дней назад

    Waal og yahay itoobiya iyo yuhuuda waa walaalo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад

    KURDIYIINTU MAY BAABI'IN OO WAY DHAQANYIHIIN.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 11 дней назад

    Waa run lama aamino karo that is realy

  • @akhalif579
    @akhalif579 11 дней назад

    Sheikh mustafow, labo canleyn nidaanka caalamka iyo diinta toona lama ogolla, adigoo masat kasoo jorjeedo bila sabab lagu qanco ayaan noogu danbeysey. Therefore, it will be better to clarified on this, there is 3 ways only this critical time of course. You have clear if you think we are wrong on unity of somalia what ever it takes. Wa billlahi towfiiq.

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 11 дней назад

    Scw scw scw

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 11 дней назад

    Walahi waa war fican weye adiga keliya ayan ka maqlay

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 11 дней назад

    Waa labo doqon walhay

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 11 дней назад

    Run Allaah haka dhigo in aay kabaxaan rafax waayo lama rumaysan karo kuwaas

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 11 дней назад

    wa khayano mareykan iyo israiil wada dagey sababto waxu yiri wajiga u dabeya ayan ka baxeyna wa qayano mareykanku sojeediyey waxan kula talinaya in wajiga kowad ayka baxan wa in ayku adkeystan wayo mareykan ma aha dhexdhexad

  • @user-nq8wi7ef2y
    @user-nq8wi7ef2y 11 дней назад

    Waano abuurbaa ka horeye somalia weey ku daysay
    Wadadii falastin dhulka looga qaatey ayan ku socona

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 11 дней назад

    Maxey ka baqdey madaxweynaha turkiga iyo madaxweynaha maser oo isku yimid oo ka hadlen falastiin iyo somali

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 11 дней назад

    Wcs

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 дней назад

    Israacdo,iil naar ayeey faraha lagashey waxeey is adkeeyso waa cabaadeen

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 11 дней назад

    qabiilka yaaa udfacaa somali waa waltee shiqeo 😢😢

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 11 дней назад

    Turkey iyo masar wa 2badi garbadood ee islaamka ILAHEEY masar Sisi haka badbaadiyo

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 11 дней назад

    Yh munaafaqa waxkaxun malaha,aduunkiyoodhan ayuutusay waxeey yihiin.oow cagaweeyne marada ayeey kafurtay uk na ayagaa dejiyay falastiin ayeey maanta iscadeey kudhaheen inaad lajirtid cadawgeena ama anaga marka sowmaaha eeygaada kori hakuqaniinee.

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 11 дней назад +1

    Ethiopiyanka waa xaasid sida Israel Marka eithopia waa yahuud xasidnimadoda

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 11 дней назад

    Itoobiya waa yuhuuda africa

  • @AdmiringBaseball-jh7js
    @AdmiringBaseball-jh7js 11 дней назад

    NINYAHAW WAXAAD OGAATAA INAY KUDAAWADAAN DAD,A/YAHANO'AH,SIYAASIYIIN,RUUGCADAA'AH,KAFOGAW,BEENTA,CIWAAN,AANJIRIN,KALASAAR,WARKA,IYO,JACAYLKEENA

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 11 дней назад

    bariyuu hadana warkale keenaa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 11 дней назад

    Maraykan iyo ingiris israil waa iskumid ayaale hayeelin waa waqiiq

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo 11 дней назад

    Maanta waxaad hilmaatay taariiqdaislaamka oo horey kaaga Baranay 😂😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад

    KURDIGU WAA QOLO HADEER XIDHIIDH LA LEH YAUHAUDA OO WADAMO BADAN LAGU BURBURIYO.!!!!

  • @xaliimomaxamed1145
    @xaliimomaxamed1145 11 дней назад

    Asc reer qasa Allow u gar gaar mucaawanda yeey kaqaadan cuno waayo wey sumeen karaan haddii ay qarash bixineeyso ka qaata cuno haqaadanina

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e 11 дней назад

    Waxaa kaloo jira cabo Verde kuwo ladhoho ayaga xitaa wadan maleh

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад

    RUN MAAHA WARKA NATANYAAHU OO WAA JEES JEES LA ISLA OGYAHAY.!!!!

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 11 дней назад

    Xaqiiq waaye midaas

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 11 дней назад

    Asc aniga waxaan cabsi ka qabaa? Inay markii maxaabiists lakala wareego? Inay soo noqdaan oo dhulka ku Dara an? Yaa masuul iyada qaadayo? Mareykan xitaa masuul kama noqon Karo?

    • @SomaliPatriote
      @SomaliPatriote 11 дней назад

      Maxabiis badan maba laga heesto. Qaar badhana bomb ka ay soo tuuraysn ayay ku dinten

  • @AliAhmed-op1yb
    @AliAhmed-op1yb 11 дней назад

    Soomaalida qabiil loo kala qaybiyey iyo dowlad ku sheegyo badan waa bilowga Falastiin inaan noqono.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 11 дней назад

    Adeer Maxaad ka Sheegtaa Xassan dhiiqo oo Ayax ah baa kaa danbeyee ileen Ethiopia Mar gabadhiisuu u direy Marna actin foreign affairs oo reerkiis buu u direy Marna isagaa tagey Adeer Xassan diirato Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 11 дней назад

    Sheikhow masarna ma janada bay nageenaysaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 дней назад

    Ithopia dhaqaalo lagama helo ee dhimasho ayaa laga helaaa

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 11 дней назад

    Falastiin alha ka dulqaado cadawga waa yuhuude

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 11 дней назад

    Kas washeydhan shiiqow natanyahu falastin armugadirabai shartisa allahkaqabto

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 11 дней назад

    Gypsy mareykanka jooga waa way tuugsadaan.

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 11 дней назад

    Muxu ogolaaday ma cid baa nool banaan cidla ah bay ka dhigeene

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад

    WAY KAA DAMBAYSAY NATANYAHU WUU DIIDAY INUU KA BAXO FILADELFIYA EE MA OGTAHAY?!?!?!?

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 11 дней назад

    Ilaahow naga saar oo hanagu soo celin

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад

    TURKIGU MIYUU DIIDANYAHAY KURDIGA? MISE KURDIGA AYAA DIIDAN TURKIGA?

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 11 дней назад

    Wax ay nag qaadi karaan ma leh.

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m 11 дней назад

    Madaama an aad uguduceyo qaza bacda kuli salaah kow media ina dagesta jeclhy

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 11 дней назад

    Xamas waa in ay ka firsadan arintan

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 11 дней назад

    Dooxo waa meesha islaamka lagu qalo ilaahay ayaa ka goyn doona