Fathia Absie ayaa Said Jama Hussein waydiisey, "Jacayloow maxaad tahay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2019
  • "Waxan is leeyahay, Jacaylku waa shay sida Eebeheen oo kale, aan bilow iyo dhamaad midna lahayn." --- Said Jama Hussein

Комментарии • 106

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 месяцев назад +2

    AHUN Abwaan Siciid Mahadsanid Indr Farhiya.

  • @iftiinshepro6666
    @iftiinshepro6666 4 года назад +7

    *Jacaylku wuxuu ka bilowday Nabi aadan iyo xaawo*
    *Jacaylku wuxuu dhamaadaa markii la dhaawaco ama la baabiyo kalsoonidii keenaysay jacaylka*
    Waxaan bilow iyo dhamaad lahayn waa uun Allaah S.w.c.
    Dardaaran: Waxaa fiicnan lahayd markaad soo dhigayso muuqaalkan oo kale inaad ka jarto qaybaha qaladaadka illeen quraan ma ahee! Mahadsanid👍

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 4 года назад +11

    Maashaa,Allah waan ku salaamay Gabadhii Soomaaliyeed ee Sheekada wanaagsaneyd

  • @nawaalmohamed6026
    @nawaalmohamed6026 4 года назад +6

    Adeero siciid jaamac runtii waa qof dun wnaagsan eebo ha barakeeyee❤

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 4 года назад +8

    Xikmaawi aan aad u jecelahay siciid jaamac xuseen. Laba qofoo qaali ah fathia and siciid jama ❤

  • @qarniqarami181
    @qarniqarami181 4 года назад +6

    ManshaAllah Cawa Qofki kobad Ee dawada Ayan Ahay Ban Filayaa Fathiya. Hore Usoco walal

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 года назад +1

    Maasha Allah, fathia Absie RUclips kaaga dhawaan ayaan ku soo biirayna, habo ilaahay hakugu Asturo wacyigalinta Iyo dhiiri galinta aad noo sheegayso,intii kaxun Iyo intii cay kuusoo qoraysa,waxaad ku ilowdaa intayada wax kaa faaiidaysa habo macan Aduunka guul Iyo farxad ayaan kuu rajaynayaa Aakhirana janatul fardowsa❤🙏💞❤🙏💞❤🙏💞❤🙏💞❤🙏💞❤🙏💞❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤

  • @samiiraali7987
    @samiiraali7987 4 года назад +5

    masha Allah tabarakallaah adeero said isga iyo adeero said Salah ba aadban u jeclahay hadalkooda qoraalkooda Toolmoon iyo maansooyinkoodaba fathia iyo adeero said ba waan idinsalamay idina ❤hay

  • @haxmed2876
    @haxmed2876 4 года назад +2

    Sida ugu qumman ayaad noogu faallaysay mahadsanid adeer macaan.

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 4 года назад +1

    Mansha allaha Aqooni waa taas cimirka allah ku siyaadiyo proff

  • @sasaasuusu3650
    @sasaasuusu3650 4 года назад +3

    Maansha allah allow ku xafid adeer❤

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 Год назад +1

    Siciid jamac ILaahay ha naxariisto

  • @nimcoxasanlife8043
    @nimcoxasanlife8043 4 года назад +2

    Maanshaa allaah illaahay haku barakeeyo fatxiyo jacayl adeerkaad soo waraysatayna waayo aragnimadiisa illaahay cimri iyocibaado wanaagsan allaah haydiin wada siiyo ❤❤❤❤

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 года назад +1

    Mancha allah cimriga iyo cafimadka alla swt ha u siyaadiyo si qurux badan bu uga hadalay falada jacaylka ku mahadsnid fathia absie

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +1

    Love is beautiful and unique. When it's on the right way. The best is love of Allah 🤲🤲🤲

  • @bashkasaciid7450
    @bashkasaciid7450 4 года назад

    Masha alh waraysi ad uqurux badan inbadane anka fa idnay xikmado badan allaha naga dhigo kuwi hela jecelka tilmamaha odhan urur saday

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 года назад +5

    Fathia channelkada Ayaanba jaceyl u qaaday i like u channel dhabtii i feel peace

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 2 года назад

    Alle ha unaxariisto😭

  • @safiaabdimohamad4968
    @safiaabdimohamad4968 4 года назад +1

    Beautiful words❤️

  • @suleekha22yusuf60
    @suleekha22yusuf60 4 года назад +5

    Mashallah wlo ilahey daayo

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 4 года назад +1

    Masha Allah ❤

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 4 года назад +1

    Waan ku salaamay xabibti Fathia ❤️
    Alle ha ku daayo

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 4 года назад +2

    Love is very complicated word.

  • @ayaanali9147
    @ayaanali9147 4 года назад +1

    Maansha allah 🥰🙏🏻

  • @fosiyacali7206
    @fosiyacali7206 4 года назад

    Masha alah tabarakalah alah ku xifdiyo

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 4 года назад +1

    Masha Allah adeero and fathia

  • @safiamohamed7964
    @safiamohamed7964 4 года назад +1

    Fathia absie alle haku xifdiyo aamiin love u alle dartiis

  • @ahmedabdi8021
    @ahmedabdi8021 4 года назад

    Masha Allah

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 года назад

    Maasha allah

  • @farduzmhamed3996
    @farduzmhamed3996 4 года назад

    Fadxiya habo wad mahad santahay siciid jamac xussen waa awoowahay alle ha xafiido mudo ismano arag shukran habo inaad manta ii tusto

  • @noraabdirahmanmohamed834
    @noraabdirahmanmohamed834 4 года назад

    Mansha allha hppti Awalada jacayl wada tahay fathia Absie Aniga kuu qiray❤❤❤❤❤

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 Год назад

    Ma side eebe oo kale dhamaad iyo bilaw lahayn miyu yidhi subxanalah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад

    Abwaan weeyee Allaha idin wada gargaaro.❤❤❤💯

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад

    Masha Allah baraka Allah

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 4 года назад +1

    Masha Allah nolada dhamantiin ❤❤❤❤❤

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 года назад +6

    Jacaylku waa ila meerayso

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 года назад +1

    Qof igu qaliyA waa ayaMo duniduyE farxad ku waar wll qali fathia absie

  • @throughexperience109
    @throughexperience109 4 года назад

    Thanks fathia

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 4 года назад +1

    Love 😥😥😥

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 4 года назад +2

    Iska kaa jeclahay walahi😍❤

  • @MaryamCabdi2023
    @MaryamCabdi2023 4 года назад

    Masha allh fathia waan ku salaamayaa wllo

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 года назад

    Good question fathia 👌

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад

    mansha allah adeero iyo haabo❤

  • @ifrahjama485
    @ifrahjama485 4 года назад

    mashaaAllah qaali mahado meeday fathiayay

  • @cabdikhadar5937
    @cabdikhadar5937 2 года назад +1

    Asc wll waan kutagersanahay

  • @ismahaanaxmed7832
    @ismahaanaxmed7832 4 года назад

    First liketa

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 4 года назад

    Love is life ❤❤❤

  • @ahmetmahmetapdilahi126
    @ahmetmahmetapdilahi126 4 года назад

    Fathia runtii aad aYn ku tagerah sheekooyinkaaga aad aYn u dawadaa runtii alah Haku sharfo 🙏 caqligana alaha haku daayo

  • @zahraabdi1342
    @zahraabdi1342 4 года назад +1

    🙏🏽❤️👍😍💋

  • @apatientcuredisacustomerlo3761
    @apatientcuredisacustomerlo3761 4 года назад

    Jacaylku waa ...see more

  • @moeosman3517
    @moeosman3517 4 года назад

    Dadka aanan hadalkooda dhagaysan waxaa kamid ah ;
    1) Kuwa adeegsada eray-tilmaameed baddan oo isku macne ah ( Too many adjective of same meaning.)33
    2) Dadka aan si toos ah uga jawaabin su'aasha lawaydiiyo.
    3) Iyo dadka wakhtiga iiga lumiya hadal bilaa micaa.

  • @user-tk7bj1fw9u
    @user-tk7bj1fw9u 4 года назад

    ALLE waxba laguma mafalo we ALLE u towba keen adeer, jacayl ilow I yo dhamaadba wuu leeyahay.. WALILLAAHIL MAFALUL ACLAA.

  • @shinedaahir8334
    @shinedaahir8334 4 года назад

    Fathia muudo waan ka maqna bartaada cawa anaa nasiib ugu horeeya

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 4 года назад

    Waa run jacaylka waxba ma haleeyo

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 4 года назад

    Runtii waxaan ahay Qofka ugu horeynba saaro (like) waayoo waxaan aaminsanahay in Fathia ay soo gudbiso wax la jecleysto, waayoo in badan ayaan daawaday Muuqaalo badan oo Fathia leedahay (guuleyso Fathia)

  • @fatimamohamud4870
    @fatimamohamud4870 4 года назад

    Asc Fathia maansha Allah, walaalo waxaan ahay dadka qadariya jacelka.waxaan isgursanay will aay waaridku iskukaydaray, maansha Allah, runtii waxaa nadhexmaray jeceel aad umug wayn sidaa daraaded waxaan jeclahay Topic kasta oo jecelka looga sheekaynayo iyo cida qeemaysa jeceylka.

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 4 года назад +4

    Jacelow Mxa tahay🤔wa sual wngsn

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 3 года назад

    Jacaylku waa xanuun iyo xumad
    Qof ku dhaca,oo leh heerar kala
    Miisaan wayn.

  • @mohamedadennor7616
    @mohamedadennor7616 4 года назад

    The most controversial word in the world ,,LOVE

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 4 года назад

    ASA walaashey fathia

  • @zahraosman3216
    @zahraosman3216 4 года назад

    First

  • @saafihassan2300
    @saafihassan2300 4 года назад

    Jacayl

    • @JoJo-ry1hd
      @JoJo-ry1hd 4 года назад

      Fatxiya jaceyl baa laguu bixinayaa walàahi walaal qaali PhD jeceyl bàad tahey mar hadii aad wayeelkii suaalo jeceyl ah waydiinayso
      Maashallah Guul iyo gobanimo
      Farxad iyo jeceyl aan dhamaan Ku waar qaali

  • @monahrr3827
    @monahrr3827 4 года назад +1

    Sweetie farhia 😍

  • @hodanomararahman4242
    @hodanomararahman4242 4 года назад

    Jacayl Ku waa nabad jacaylku waa farxad waa qurux waa daryeel deganaansho

  • @aragsancumar6855
    @aragsancumar6855 4 года назад

    Asc wanku slmy wall fathia inan kulaso xariiro ayan donay seday igu sura Gali karta ado ralya

  • @cabdikhadar5937
    @cabdikhadar5937 2 года назад

    Fathi allaha kudayo

  • @dhoolshirwanaajiye552
    @dhoolshirwanaajiye552 4 года назад

    War odaga waa dambaabay oday tawba dheh
    Sida EEBEHEN dhamad maleh aaaa
    Subxanallaaah

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 года назад

      Alaylehe adigaa dambaabey. Allah ma shamaad iyo bilowbuu leeyahay? Subhan Allah! Bal is eeg waxaad soo qortay? Maba aad fahmin waxa laga hadlayo. Fudayd! Ninkani waa mutacalin Diin iyo Madiba! Malaa Carabi baad rabtey inuu ku hadlo! 😂

    • @dhoolshirwanaajiye552
      @dhoolshirwanaajiye552 4 года назад +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel walale fathiyay erayga odaga ee ah (sida ILAAHAY) iga jaahil bixi ILAAHAY waxba lalama simi karo ليس كمثله شيء
      Jacaylna bilow iyo dhamad ayu leyahay waayo baniadamku marbuu dhashaa wuuna dhintaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 года назад +1

      Sax wllo nanigaa kula maqlay jacayl ayuu RABI barbar dhigay subxaanallah

    • @maymuunhusain3343
      @maymuunhusain3343 4 года назад +1

      Subxaan Allah ,Allah waxba lalama simo

    • @nashadabdi4818
      @nashadabdi4818 4 года назад

      Manshallah jcly waa nolooshay ifakaa iyo aqirob waa loomahanya

  • @qadroxaji3348
    @qadroxaji3348 4 года назад

    Waaya arag baa la waraysta

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 4 года назад +1

    Hhhhhhh nasiib wanaag Qofkii u horeeyey

  • @farxaanxuseen9703
    @farxaanxuseen9703 3 года назад

    Jacaylka sifaha ilahay lalama barbar dhigo karo . Halkaa adeer ku noqo

  • @ifraxsanifraxsan9543
    @ifraxsanifraxsan9543 4 года назад

    Siciid jamac ader ilahy hku.xiftiyo

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 4 года назад

    Jacal jacl jacal dhagahena ayuu ka batee alow na fahansi

  • @fowsiyoabdi1938
    @fowsiyoabdi1938 4 года назад +1

    Masha allah maxa xigmad Alle ku manaystey fathia iyo martideda

  • @afnaanyazin3760
    @afnaanyazin3760 4 года назад

    Fathiya wall adigaba jacayl socda

  • @siciidaxmed5414
    @siciidaxmed5414 4 года назад

    mcln weeye kaasu

  • @mohamedadennor7616
    @mohamedadennor7616 4 года назад

    Professor ku siduu u sharaxay, isma lihi cidbaa ku dhici karta in ay ka qadaan halkaas uu dhigay, aqooni waa taas

  • @ioe6468
    @ioe6468 4 года назад +8

    I make first dislike in this channel forever.
    Maxaa yeelay abaheen wuuxuu simay Illahay iyo Jacaylka,
    meel ay kabilaamaan lama garanayo iyo meel ayku dhamadaan.
    Unfortunately, that is big mistake really.

    • @dhoolshirwanaajiye552
      @dhoolshirwanaajiye552 4 года назад

      Haa wlh big mistake ayuu galay odaga

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 4 года назад

      Mahadsanid lkn Fahamkuna waa Muhiim

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 года назад +5

      Waar ordoo Cilmi barta oo sida isu dhaama. Jaahilnimo iyo fudayd baa isugu kiin darmaye. Ilahay waa Jacayl. Ilahay waa Qurux. Ilahay waa wanaag! Hadaanad intaa garanaynin oo aad Ilahay u haysato, Ciqaabe, dile cadaabe! Waa waxaad u baaba’deen!

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 4 года назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Mahadsanid lkn Dadka qaar baa Fahamkoodu liitaa

    • @thesomali6369
      @thesomali6369 4 года назад +1

      Jacaylku dhinac kasta weeye nolosha, jacaylka ilaahayna waa ka qayb. Waa ka u weyn suugaanta Jalaaludiin Rumi akhri iyo sida uu jacaylka oo dhan ka Eebbe ugu arooorinayo.

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 4 года назад +1

    Saciid Jaamac soo maaha ninkii guursaday inantii Hadraawi heesta "Suleekhaay aragaga" u sameeyey?

    • @karti-soor
      @karti-soor 4 года назад +1

      Osman Ahmed yes that's right 👉

    • @karti-soor
      @karti-soor 4 года назад +1

      Aniga waxay ila tahay jaceylka lamaanaha dadka #Cadanka iyo #Carabta sii dacaad ah u fuliyaa Soomaalidu, wey ka heesta metelan, Soomaalidu, Xiise baahii Jaceyl ku khaldan,,,,

  • @hodanabdi1616
    @hodanabdi1616 4 года назад

    fathia jaceyleey qiso igu dhacday kula wadaagi lahaa halkeen kaala soo xidhiidha walal

  • @maymuunhusain3343
    @maymuunhusain3343 4 года назад

    Jacalku belaw iyo dhamaad ba uw leeyay soomalidona ma ba yaqaanan wax jacayl layiidhado 😐

  • @aragsancumar6855
    @aragsancumar6855 4 года назад

    Asc wanku slmy wall fathia inan kulaso xariiro ayan donay seday igu sura Gali karta ado ralya