REER HAGIO AYAA I SIXRAY, ARIMAHEENA , GABADHA MA NOOLAAN DOONTO | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 окт 2024

Комментарии • 34

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 месяца назад +12

    Maansha allah daahir waxyaabaha janada lagu galo ayaad wadaa halkaa kaga hay caawinta haweenkeena dhiban

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 месяца назад +4

    daahir calasow ilaahey danbigaaga ha dhaafo sidaas u cawi Insha Allah hoyoyinka adigana waxan kugu kalmeyneynaa duco kuwa ku dabo socdo alle hakaa reebo aamin yaa raxmaan

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 2 месяца назад

    Allaha dhibka ka dul qaado. oo kuwey ilmaha u dhasjayna xaqeeda ka sii
    amiin

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 2 месяца назад +6

    War waxba ma sixri karaan ee dambiga iska dhaafa. Hadey sixir awood leeyahay kan naafada ah ee socodsiin lahaayern

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 месяца назад +3

    Sideey u shaqeysaney babysitter ey u bahantahay cunuga ka heeyo. Gabadha biil bishii ha loo qoro xaqeedana ha loo soo dhiciyo maskiinta. 😢😢😢

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 2 месяца назад

    Daahirow gabadjaa sidey un ta uga qaadi laheyd maleesiya ugu dadaal

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад

    Yes udhashey ilmaha waa yaa r ma reerxamarjareer cadcadka?

  • @AminaAli-vy9yc
    @AminaAli-vy9yc 2 месяца назад

    Asc

  • @HukunGulleed-ie4th
    @HukunGulleed-ie4th 2 месяца назад +2

    Irandhibane

  • @FarxiyaHasan-h2w
    @FarxiyaHasan-h2w 2 месяца назад +1

    Ikram mxa kugu dhacay

  • @looloiu9266
    @looloiu9266 2 месяца назад +2

    Ikraamdhibane

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 2 месяца назад

    ❤INAFOLDUUR ❤KAARAAN❤

  • @Acc-j3i
    @Acc-j3i 2 месяца назад

    Un ka may dhahdo meel i geya dhaqso ba la qadi lahaa haday dhahdo abni ma haysto

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

    Way khaladay, 10 000 Ringgit waa $2250🙏

  • @mohammedhassanbiibaaye4311
    @mohammedhassanbiibaaye4311 2 месяца назад

    Ikrandhibane

  • @HiboXashi-mn2wb
    @HiboXashi-mn2wb 2 месяца назад

    Dadka iney isku dhacsan yihin marki la arko waa laga dhex qaraabta dad isku dirayo

  • @abdikadirmagan404
    @abdikadirmagan404 2 месяца назад +1

    Dahiroow wadnawalaysaa

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 2 месяца назад

    UN ta ha loola hadlo

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 2 месяца назад

    Don’t worry they can’t do shit to no one

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 месяца назад +1

    reer haajow maad iska daysaan

    • @shaayidashaya793
      @shaayidashaya793 2 месяца назад +2

      Iyagu miskintan may iska daayan

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 2 месяца назад

      @@shaayidashaya793iyada gudaheeda masuul ka ah

    • @igalsamiirahussain9508
      @igalsamiirahussain9508 2 месяца назад

      Reerka waxba nagama halen balse gabadhas dhiban 😢iyo cunuga la. Dulmiyey aya lagu heysata dadka Somaliyeed waa iney is cawiya ariimahena waa diciif xifaltan xun😢

    • @umuanasumuanas3022
      @umuanasumuanas3022 2 месяца назад

      😊​@@igalsamiirahussain9508

  • @SahraCadeey-x6i
    @SahraCadeey-x6i 2 месяца назад +1

    Sixirka biyamaal ayey u yihiin

    • @najmoabdiahmed3754
      @najmoabdiahmed3754 2 месяца назад

      Wa dhaqn xunthy biyamal sixir fir iyo farac tona uma leh sixir idinka laydinka so garay shuuboyhy e biyamal afkaga uraayo ka reeb rer xajiyowna wa hawiye hdad aqon ulahy baro

    • @FarihaMohamed-i9y
      @FarihaMohamed-i9y 2 месяца назад

      Cidaan sixir mataqaan afkasuubso hayi raaca jooji

    • @udgoonwehliye5811
      @udgoonwehliye5811 2 месяца назад

      Biimaal maaha alle ka baq biimaal mawada xuma saaxiroolana malaha qabiil

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 2 месяца назад +1

    Naag wlbo markeey soo raaxeesato ha dhahdo waa ley sixray

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 2 месяца назад

      Gabadha yar, ee CAQLIGA ninka 40 jirka uuka xaday maxaad u caayeysaa?? NABSIGU meel majiro wuukusoo qaban !

  • @AminaAli-vy9yc
    @AminaAli-vy9yc 2 месяца назад

    Asc

  • @deeqoshuluh5584
    @deeqoshuluh5584 2 месяца назад

    Ikrandhibane

  • @madinahassan5883
    @madinahassan5883 2 месяца назад

    Ikrandhibane