Caasha Cabdow iyo Xuseen Suudaani Adunyaa Jamiila With Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

Комментарии • 52

  • @abdishakoursalebaan4414
    @abdishakoursalebaan4414 Месяц назад +41

    Heestan waxan dhagaysanayaa maantoo ay taarikhdu tahay 2/7/2024
    Hadaad iga danbayso like ha illa dhaafin

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 Месяц назад +22

    Inta Xuseen Suudaani oo wadaad ah soo raacday like ii saara. Waxaan dhagaysanyaa maanta oo taariikhda tahay 3 July 2024

  • @abbemuhammad6435
    @abbemuhammad6435 Месяц назад +22

    Qofkii iiga danbeeyo dhageysiga like ha isaaro 3/7/2024

  • @cabdifataaxcabdiqaadir3084
    @cabdifataaxcabdiqaadir3084 9 дней назад +1

    From Facebook 😂😂😂 aduun ya jamiila

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 24 дня назад +3

    Heestan waxan kusoo xusuustaa television kii soomaaliya iyo radio muqdisho si gaar ah sideetameeyadii dhamaadkeeda.
    Waxaan mar kale dhageysanayaa maanta oo ah arbaco 31.7.2024

  • @Yuusuf815
    @Yuusuf815 Месяц назад +8

    Intii heestan tiktok kaso aragtay like isaara waba hees macan 😂

  • @ibrahimmohamed3777
    @ibrahimmohamed3777 Месяц назад +14

    4 /7/2024 🔥✌️

    • @AnanFj
      @AnanFj Месяц назад +1

      Nin nabadoon aa qaadaayaa hada facebook kasoo arkay😂

    • @abdiaziizmohamed3552
      @abdiaziizmohamed3552 Месяц назад

      @@AnanFjninki laga heesta horay u qaday waye

  • @Nb-dw1dv
    @Nb-dw1dv Месяц назад +5

    from facebook like saar halkaan 😂🎉

  • @axmedmaxamed2466
    @axmedmaxamed2466 4 месяца назад +4

    Waaaw waaaa heesihiii murrida lahaaa iyo beri samaadkiii

  • @user-rz7kh4qb1e
    @user-rz7kh4qb1e Месяц назад +6

    𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐟𝐚𝐜𝐛𝐨𝐨𝐤 𝐤𝐚 𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 😂😂 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚☝️

  • @harunabdiwalihassan2796
    @harunabdiwalihassan2796 Месяц назад +6

    Heestaan hadaad daawanayso
    03-july-2024 kadib like ii saar.

  • @axmedmaxamed2466
    @axmedmaxamed2466 Месяц назад +2

    Waaaaw waaaa heesihiii macnaha iyo milgaha lahaaaa

  • @FaisalEffendi-00
    @FaisalEffendi-00 18 дней назад +1

    Hees qaali ah 2025

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 Месяц назад +2

    2024 July 07 Sunday morning
    Inta hesaha ila jacel ee kuraxeysta waa idinsalaamay

    • @fuwaascabdala9068
      @fuwaascabdala9068 Месяц назад

      Dalmr 9 dhagysanyy 1.25 late shaqo ka imd manchester kk

  • @bcawl
    @bcawl Месяц назад +3

    Caasha cabdoow iyo xuseen suudaani 1980 kii xusuus igu qaali ah

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Месяц назад +3

    Waxaan ku ibtilaysnahay dhegeysiga qaraamkii hore inkastoon hadda yareystay weligay na maan maqlin heestan daraandooriga ah
    Balse Facebook anoo wareegaaya xiligaan 3/7/2024 ayaan arkay odaygii qaadin jirey oo reply ah waanan u bogay

  • @abdinajibadenmohamed5136
    @abdinajibadenmohamed5136 Месяц назад +4

    Meri muhabbat jawa rahegi
    Sadaa rahegi
    My love will be young forever
    My love will be forever remembered
    Shammi Kapoor iyo Rajshree
    Movie name Janwar in 1965
    Somalida copy waliged ayey sameyn jirtay mii
    😂😂😂😂😂

  • @abdifitahmohamud7383
    @abdifitahmohamud7383 Месяц назад +3

    Music ga heestaan barnaamij idaacadeed lagu soo deyn jiray yaa xasuusto

  • @musfejama9425
    @musfejama9425 19 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @safasalleban
    @safasalleban Месяц назад +1

    kaasoocadey safiyoy waw🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mahadmahamedibrahim5233
    @mahadmahamedibrahim5233 Месяц назад +1

    Ishcalaa qaraami alla maxeey ku fara yareestay laxanka qaab hibada ka muuqato

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 Месяц назад +1

    Aduun yaa jamiilaa hees wacan

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Месяц назад +2

    Caasho codka wey qasbaysaaye odaygu isma dhibaabo kkk

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +2

    Caasha Cabdow Cod Raxmad leh ayay leedahay.

  • @gacmogaabtube
    @gacmogaabtube 16 дней назад +1

    8/7/2024

  • @AbdullahiYuusuf-mn9hs
    @AbdullahiYuusuf-mn9hs 18 дней назад +1

    7/8/2024

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +2

    Maasha Allaah

  • @GureeyKuraanaa
    @GureeyKuraanaa Месяц назад +2

    Heestan waxan saaid odhageysan jiiray 1998 ilaa 2005

  • @shirwacboy2736
    @shirwacboy2736 Месяц назад +3

    4/7/2024 /haben jimce soo galayo

  • @yusufahmed4030
    @yusufahmed4030 2 года назад +2

    Waaaw Cajiib Geedi ShaamBow Mhdsnd

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +5

    Hadba meel ku salaloo weeye ee maaha safar meel u galayoo.

  • @fardowsomahamud8779
    @fardowsomahamud8779 2 года назад +2

    oo suuufi cali baan moodi jiray heestaan

  • @AhmedYuusuf-r1s
    @AhmedYuusuf-r1s Месяц назад +1

    Heestaan asalkeeda waxa ay katimid wadanka hindiya

  • @JamiilaMaxamed-eb3oz
    @JamiilaMaxamed-eb3oz 25 дней назад +2

    Ader key ayaa aad u dhageysan jiry markuu qayilaayo ana ano dugsi ka imady ayan hestaa magaceyga ka maqli jiry ader ninkan kagaceyga ayuba ku hesayaa maxa dhacy asu i dhihi jiry adigaa alugii qady 😂😂😂 san u radiyay marar badan mantaa fecabook kaso racy 30/7/2024

  • @abdirahinhussein5708
    @abdirahinhussein5708 27 дней назад +1

    Coppy

  • @abdirahinhussein5708
    @abdirahinhussein5708 27 дней назад

    Waa coppy heestaan