Suxufigu waxa laga rabaa inuu Yeesho akhlaaq. Saxaaffada lama garaacin ee Waxaa la garaacay dibjif mic.sita Suxufigu waa inuu ilaaliya waxa layidhaa ETHICS ama moral code
Adigu ma mashruucbaad ku so qaadatay mooge shacabku way ku qancsanyiin ciila suuqna lo joojinmaayo adiguna hadaad edabsanwaydo waxaad so cabaysaa basbaas qooshan kibirka wa lagu jabaa
Mayarka iyo masuul kasta weydiiyay su'aalaha bulashada is weydiinayso. Masuulkuna isagoo aan cadhoon si dhib yar ha uga jawaabo. Arinkuba intaas ayuuka dhamanaya.
KKK Waar ina Mooge xaggee ayaad ku taqaanney?. Ma taqaannaa xeerka Caalamagiga ah ee saxaafadda ?. Ma ogtahay in Suxufiyiinta caalamka haddii uu isku dayo inuu cid wareysto oo ay ka cudurdaartaan oo uu soo wareyso uu shaqadiisa ku waayo ama denbi uu galo oo laguba xidho?. Yaa kugu yidhi qof aan ku dooneyn ayaa khasab lagu wareystaa?.
Adeer ninkani wixii laga doonayey wuu soo bandhigay maalintii dhawayd. Maxaa ku daba dhigay.kale iyaguna khald bay sameeyeen oo inay sidans kula dhaqmaan May ahayn.waxaasu waa tacadi. Waxay ahad in ay si asluubleh kuu yidhaahdan iska raali ahaw wax su,alla lagga jawaabimaeye.
Qogkan yar er leh ciidanka ayaan iska cabinet maxaa loo ,xiidh i waayey ma sharciga ayuu ka sareeya ma aha adeer khasab in uukuu jawaabo aqna uguma lihid inaad adigoo ujeedo gaar ah ka leh sida adcada sey adaysay. e eo gaar ah
Orad waaydii Soltelco wuxuu qabtay 9 sano intuu Hargeysa joogay.
Waar waliba inay gaadhigooda dabada kaaga xidhaan adoo jeebaysan doqonimo waataa kaa cabaadisay uskag hoo dhalfo adaahida yaa
Well said good
Subxaanalla xataa saxaafadii miyaa nabadii halis bay noqotay Allow noo sahaal
Sorry eedo qaali waa ka xunahay waxa kugu dhacay. Ciidanka ninka daalimka ahi watay xaqaaga hawga hadhin waa kugu raacsanahay maxkamada la tiigso qakabkaagiina ha kuu soo iibiyaan. London baanu daawanaynay waxay kugu sameeyeen adigoo shaqaysanaya❤❤❤. Min inan weriye ah dhirbaaxay baan xasuustaa oo weliba gacanigo an tahay
Cameradu haday dhaawac tahay dhakhtaka gee
Caacaleh hooyda u sheeg
Adeer waxaagu wariyenimo maaha ee maayar toos ugu badeedh intaad calaamada saxaafada iska dhigto.
Waa isbadelkii aad u codeyseen ee xamila.
Waa isbadelkuun ee maaha wax kale.
Tasaan Been Ahayn
Suxufigu waxa laga rabaa inuu
Yeesho akhlaaq. Saxaaffada lama garaacin ee
Waxaa la garaacay dibjif mic.sita
Suxufigu waa inuu ilaaliya waxa layidhaa ETHICS ama moral code
Yaryarkan wariyaha lagu sheegayo umada mamatalaan dadka iyo. Dalka ba iyo diintaba halaga qabto suaaluhuna khasabmaaha qofku. Waa xor sidaad adba xorta ugu tahay arinkaaga.
Adigu ma mashruucbaad ku so qaadatay mooge shacabku way ku qancsanyiin ciila suuqna lo joojinmaayo adiguna hadaad edabsanwaydo waxaad so cabaysaa basbaas qooshan kibirka wa lagu jabaa
ADIGUNA SAMAYSO KOOX OO HARGAYSA NIN WALIBA SIDUU DOONO HAYEELO
Camara du waa dhawac hye dhakhtarka magaysay camara da xalkeedu waa side
This people are so disrespectful to the mayar
Haku waso abaalkiina weeye sowdinkii muuse wax walba ku lahaa markaa haydin wasaan anuu waan ku taageer sanahay
Istaaaahil calayk maanta qosol baan lajiifaaa 😂😂😂😂
Dadkaan wariya nimadeey qalad ufahmeen 😅. shaxuu rabaa kkk
Mayar ka lagu waalay yaab reer Hargeisa wanaagay ku xanuunsadan bal ma xuu ka xumeeyay mayarku waxan hore mar ahan mu soo kordhin
Inuu waliba madaxa kaa toogto ayay ahayd 😂😂😂
Kani immika ma weriyaa ? waar ninyahow ma xero qaadda ayaa lagaa soo jiidey qof aqoon saxaafadeed ka muuqato uma ekide?.
maayarka suaalaha laweydiiyo qodxaan bey ku noqotay .suaal la weydiiyey maxay qiimo leedahay. garac faaiido male
Mid waa cajiib goobkasta iyo meelkasta buu mooge ku naqdiyi jiray maayerkii ka horeeyey
Labadan asqo camal kale ma leh aan maayirka ahayn. Yuuska iyo fadeexada kala nijaasyey. Views kii ba mel qaldan ka galay.
Markaa. Waa. Lagu. Dili.
Weriye waa taheee lkin cayda ha soodaynin weriye
Ogaw warbaahin bilaa tafatire ah xadhigeedu ma dheera
Yaa ku soo diray se maxaa idin daba dhigay Maayir Cabdikariim faraa ka qaada ha shaqeeye.
Sidaa hawla hadline waa kuwii idiin shaqayn jiray waa abaalkii maantuu garanayaa
@mohamedhassanhoussein8627 muxuu noo qabtay ?
This report should be arrested and jailed immediately. Ninkan dad buu ushaqeeyaa
In lagu waaasay ahayad yaaa ibnu xaram
Wariyaashu waa in ay cuidan ilaaliya samayistan
Moge is best leader ❤
Xaasidnimada dadkeenna walee in la inagu halaago ayaan ka baqayaa. Bal inaadeer sannad iyo badh ayuu Hargeysa qaybana dib u dejin u sameeyey, intaasoo waddo dhisey, masaakiin caawiyey dabeeto MURAARADILLAAC ayaa dadkii XAARAANTA cuni jirey ku dhacay. Waxaan arkay xataa Wasiirro leh waxan oo lacag ah xagguu ka keeney?.
Sheeko qabiil ciriqii iga dheh
Inankii makaahiil mxaa ku dhacay😮
Adeero.xishood.inaanyarbad.tahe
Sowtii lalahaa saxaafadu waa xor.
Dadka yaan la cabudhin.
Waa isbadelkii uun.
Baga lagu garacay magafe
Xaarami ciyaalki buule dhalay ckariin ku washa
in lagu wasaay ahaayd weliba
adaga ayay ahayd in lagu waso
@IsmaGaba. anaa wax wasee maku.wasaa adi🍆
Beenaale you're voice of people you're voice Qabiil iyo naceyb awooda aad leedahey oo mooge iskagacabineysaa xagee katimid wallahi waalagu edbinayà
Mayarka iyo masuul kasta weydiiyay su'aalaha bulashada is weydiinayso. Masuulkuna isagoo aan cadhoon si dhib yar ha uga jawaabo. Arinkuba intaas ayuuka dhamanaya.
Bilaacaqliga waxba lamawaydiiyo wariye
Ma khasab ayaaad kuledahy haduu ku yidhi ha iwaraysan
Walee nabadgaliyodii Musey raacday
Saxafad.waa.laga.saraay
Meedaya micaartii wadani ee shalaye muuse wariyaashu xidhaa maanta muuse ma joogee yaa xidhaya waliba garaacaya yussr.harti kadoo jawaaba
Maayirku ma aabihiinbaa
Msyee waa tuug garaca
Ina moussa hadel😂😂😂😂
Waa wariye fariid ah
Ma Morgan ayuu iska dhigayaa Mayar Marxuun.
Kkkkkk nimankii saxaafada ee dawladii kulmiye ku kibray waa loo soo galay
Wariyuhu waa shaqada kaliye bahdilka iyo dilista wadata Marla ina mooge inuu wax dhintey oo ilma xarana yahay sawdigi oga
Wasaaradda warfaafinto waa inay dadka noocan ah ee hanjabaaye shaqada ka fadhiisiso oo anshaxa saxaafadda la soo baro
Kani waa saqajaan walaahi in la xidhaan jeclaa saqajaankan
Waa la is wada KABO leekaaday reer somalilan ilaahow sahal.
Qof kasta oo ilaahay sharaf iyo karaamo siiyey oo dadka ISAAQA ka mid ah ka ugu liita ee ugu maskaxd iyo muuqa iyo garashada xun ayaa isku dhereriya oo caaya oo sharaf ku raadiya waa ducfinnimo reerkaas u gaar ah oo aan Soomaalida kale lahayn.
Mid liita majiro bila caqli sharaf iyo karamo ma maduuliyadadod gabtaad utaqazna qabyaladi kuqadatey omuma dhigto
Afkaa dheer ilaydi jabiyo weyaan waliba saxaafad bila ixtiraama tihin
Weriyow magacaa ba,
Heeey camera cusub haloo iibiyo
Maayar mooge keleb qabyaali googoay
Werar ayu aha
Waliba in lagu wasaa bay ahyd
Mooge waa laba wajiile shaqsiyadiisii runta ahayd ayaa soo baxday imikana ay ayuu samaystay
Iska caabin baad maraysaa walle wariye haan maysid hadaad sidin ku sii socoto
Maayir khaayin kamara manada yaanu ku qadhaadhoon tuuga
Immisa mushar ayaad qaadan jirtey oo qudhmiye ku siin jirey?kkkk Caloolaa ba;ay maxaa lagu guri kkk
@TamrenKings tuugta lacagtii umada xaday inay hadlaan maaha waa inay maayir tuug sidiisa cararaan
KKK Waar ina Mooge xaggee ayaad ku taqaanney?. Ma taqaannaa xeerka Caalamagiga ah ee saxaafadda ?. Ma ogtahay in Suxufiyiinta caalamka haddii uu isku dayo inuu cid wareysto oo ay ka cudurdaartaan oo uu soo wareyso uu shaqadiisa ku waayo ama denbi uu galo oo laguba xidho?.
Yaa kugu yidhi qof aan ku dooneyn ayaa khasab lagu wareystaa?.
Qiiro xanuunbaa ku dhacay uu qofku dadka ka cabsoodo
Miyay garaaceen, waliba in ay wasaan ayay ahayd.
Mashalla Allah ilahay haku xafido guuleyso werye hore u soco waxad tahay nin qaran oo reer somalilaan Ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Xabad inay kugu dhuftaanbay ahayd jaahilyahow
Horta saxaafadu maaha inay su'aalkasta dadka waydiiyaan sidookalana goobkasta inay kuwaydiiyaan maaha lkn saxaaadu kaliya siday fiyuus u helilahaayeen uun
😂😂😂 hada halkee ineyku weydiyaznba loogu talagalay yusra harti af hayddnka qiiro
@nimcocabdi-ij9vu
Waa ku sax saxyey waaba xigmad darro inaad cidkasta ujawaabto
Ha ha ha was lagu hagaajiyay😂
Kugu Malney indr. Ha Biqleeyso mar Hadi Mayirku la imiid Shuquulki GuuLwadayashi Siyad Bare
Dad weyne hu waa kuwee meeye?
Wariye Dadkiisa la dareena keep going wariye, Qiiro waa tuug dadka wa laga qabanayaa wllhi hdaad xisaabtanka diido.
Dadka wuu la dareen yahay waa kuwee? midda kale Mooge hadaad tuug noqday ka waran Muse, Solteco iyo kooxdoodii
Ambulance ha looraadiyo camera da kkkkkkkkkkkk
Maa cadaadis buu bilaabay ninkii ciidagale ??
Yaa idin dirtay miyaa la idiin dirtay weriyaashu ha xishoodaan
Mayarku ma saaxafada ayuu u shaqeya , He is busy with his job
Saxaafad warertay war anshax bar especially this guy
Safadu tuu ina mooge kuwashu jecla mazney ahyn maxa is bedeley
Kamaradii waa dhaawac 😅
Adeer cid iyo bulsho aad wakiil ka tahay laakiin wariye ayaad tahay saqadiisa haysta
Saxafiyiin matihidin ee dadkaad isku dirtaan
Mooge miyirkiiba garacnimadii lashegey ayey ka raacdey waaba baxsad marka laqabtana waa maryo tuur kkkk
Xaar wayine
adeero ka xishood maayir ka daaqaladka lahaaye maxaa kaa galey hadoo diidey saxaafadda ka xishooda mayirka shaqadiisa heyta adoo mahadsan
magaalada waagaa
ma saafurinayaa
eyg aan anshax laheyn
baad tahay
Markii kaanbaynkii doorashadu socday saxaafada gaarka looleeyahay waxsy taageereen isbedelkii la sheegayey markaa isbedelkii wuxuu noqday waxaa idinku dhacaya ee xamila
Adeer ninkani wixii laga doonayey wuu soo bandhigay maalintii dhawayd. Maxaa ku daba dhigay.kale iyaguna khald bay sameeyeen oo inay sidans kula dhaqmaan May ahayn.waxaasu waa tacadi. Waxay ahad in ay si asluubleh kuu yidhaahdan iska raali ahaw wax su,alla lagga jawaabimaeye.
Beeenle
Qogkan yar er leh ciidanka ayaan iska cabinet maxaa loo ,xiidh
i waayey ma sharciga ayuu ka sareeya ma aha adeer khasab in uukuu jawaabo aqna uguma lihid inaad adigoo ujeedo gaar ah ka leh sida adcada
sey adaysay.
e
eo gaar ah
Reer boogole waa qudhun aan kala hadhay waa tuug xun akhas waxasa mayar sheganaya😂
Inuu ku waso ayey ahayd neefyahow 😂
Hodho hodhoo faata bakh ayd haysaa
Sowtii la Arkayey kuwii. Xooga badaa ee uu watay baa kala tuuray
Camerada ha loo magdhabo.
Waydii
Akhlaaqda so baro
QIIRO
Kuye ciidankiii ayaa iska difaacay kkkkkkkkk
Waxaasi ayaaaa ciidan ah kkkk
Waxaasi ayaaa dawlad ah
Waxaasi ayaa wariye ah kkkk
Waaa meel aanay dawladi ka jirin kkk
Adeer orod oo soo baro wariye nimada.
Qabyaalad wariye ah.
Waaryaa beenaale maxaad beenta usheegaysaa waryaa waalagu soodiray
Mayar.moge.wa.khaldan.yahaywaxas.hadi.la.jojin.wayo.gacanba.shaqayn
Walhi.kani.waa.nef.bila.caqliya.war.waliba.dhulka.lagu.dhaci.ilahayba.idin.dharshe.inankayar.ee.wariyaha.iskusheega.eg.rer.s.land.horta.walhi.mahi.reerka
Inamoge.lkn.caqliga.inankayare.kibirsan.ega.wariyaha.iskusheega.war.ninka.kibarada.kaltaag.eybatahe