Maka bad-baadi doonta Somalilnd Weerarka Isbahaysiga M. Geele Hogaaminyo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 142

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 14 дней назад +6

    Viva SSC Khaatumo State Of Somalia❤❤❤❤❤❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 14 дней назад +8

    Hadanu nahy shacabka Ogadenia ama somali galbeed wan ku faraxnahy hurmarka ssc

    • @maxamuudaden3618
      @maxamuudaden3618 13 дней назад

      Lahaystayaal dinky maxaad tageertan waxtirsanba matihidine

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 14 дней назад +5

    ISMAACIIL OMAR GEELE MA NOQON NABADSUGID SOOMAALIYEED EE WAA LAGA MUSAAFURIYEY MUQDISHO XILLIGII DAWLADII HORE, SHIRKII IGAD LAGU YAGLEELAYEY-NA WAXAA KA SAARAY WEFTIGII SOMALIA WELIBA HADALKII UU KU YIDHI (AUN)MOHAMED SIAD KAASOO AHAA(BASAASKA NAGA SAAR XASAN GUULEEDOW)WAA MARQAATILEY.

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 14 дней назад +6

    Down muse shaani

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 14 дней назад +3

    War jaamac wax kastoo ssc dan u ah puntlamd kama xumaaneyso waayo puntland waa lagdhabarta ssc guul hadey gaartona waa guul puntland sxb

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 14 дней назад +2

    BAL CAGDHEERTU INAN GUN GAAGAABA YIHIIN MAXAY HARTI U KALA GURAAN HORTA? JAWABTU WAXA WEYE HARI ISKUMA DHERINKARAAN

  • @jiirayub8719
    @jiirayub8719 14 дней назад +3

    You are the best anchor of time! We are to be grateful 😂😂nooloow jaamacow falanqeyntaada iyo analysis kaga ayaa nuxur u yeesha news ka walaal.

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 12 дней назад

      Fadlan kajawab su asha,maxad ingiriska iyo afsomaaliga iskugu dartay?

    • @jiirayub8719
      @jiirayub8719 12 дней назад

      @@abdikadirahmed9540 walaal isticmaal ka English ka ah ayaa igu badan waayo marka waan la qabsaday meeshaan joogo somaalideena ayaaba English ku wada hadla.

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 12 дней назад

      ​@@jiirayub8719wayahay gartay laakin iskuday inaad afsomaaliga luuqadeena hoyoo aad kor u qaadid, xageed jogta

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 дней назад +2

    Good job 👍🏾 hartih is not easy

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 14 дней назад +2

    WAAR JAAMACAW SIYAASADDU WAY WEJIYO BADANTAHAY EE HALKAA INNAGA HUBI

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 14 дней назад +3

    Guuuuuul SSC/KHAAATUMO

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 14 дней назад +19

    SOMAALILAND IN XOOG LUGU QABTO SOMAALI OO DHAN DANTEEDA AYAA KU JIRTA. WADANKA DIFAACIISA WAA IN LOO MIDOOBO SSC KALIGEED MASUULIYAD MA SAARRA

    • @mukhtaarali2453
      @mukhtaarali2453 14 дней назад +2

      Hore aya loogu qsban wayey nacdashay waa ino dagaal

    • @bossiebadass9890
      @bossiebadass9890 14 дней назад

      Xoog kulahaa ma qabiil baa qabiil qabsan kara hawiye .isaaq darood raxanweeyn.. War somalia dawladnimo kama jirtee waa jifooyinn iyo qabiilo kala.dagaan ah. SSC IYADII BAA LA HAYAA OO KU NOOL BAQDIN OO XASAN IYO ISMAIL HOOS FADHIYA DEE

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 14 дней назад

      @@bossiebadass9890oromo maxaa kaa galay soomaali dhexdeeda adigoo oromo ah oo raadinaaya inaad fursad u heshid inay soomaali ay kala qeeyabasamaan ood bada iyo dhulka aad sadaqo ku qaadato cid kaayeelayaso ma jirto soomaaliya dowlada xoogan baa ka jirta oo afka kaa garaaceeyasa dawarasata yahay

    • @nurfarahbeder1956
      @nurfarahbeder1956 14 дней назад

      Idaacaddaan qaab Fadhi ku dirir oo kale ayey wararka u soo deysaa. War meesha warar formal ah ka soo daaya fadhi ku dirir uma bashnin

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 14 дней назад +1

      @@nurfarahbeder1956 yaa imoow ku dhahay adiga fakoof fooridi ganjeelo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 14 дней назад +2

    Itoobiya gaajo dhulka soomaaliday kuwaasheen eemaanka beelay dhul mayna lahayn dhulka soomaalida ma waa bilaa dad lagu yidhi

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 14 дней назад +1

    Abdikayba waan jiray jab intuu dhacaayee soo jiidh wanaaga ama ooda soojabidhaxaan balo u joogay

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 14 дней назад +2

    Waxaasi waa sheeko rakiisa itoobiya maxAa keenaya dhulka soomaalida ma iyadaale tiikadhacda layaabi dhul soomaaali cunànn bqrteene

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 14 дней назад +2

    Muuse biixi isagaa is duqeeyey

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 12 дней назад +1

    Wa yaab wana cajiib

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 14 дней назад +1

    Iog wa rere dire dawa
    Asal asal dalad
    Rere abtigina wa awdal state

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 дней назад +1

    JAMAC CAQLI OGAADEEN MA FILAYSAA IN SOMALILAND KAKE TAHEY MEE ETHOPIA MEE IMAARADKII MEE TAWAIN MARKEYN LAFTIISA WASAARADA GASHAAN DHIGA MA OGASHEY IN NABAD GALYO XUMO KA DHACDO

  • @aliismael585
    @aliismael585 14 дней назад +1

    Waanu ka badbaadi doonaa iskaashiga somaliweyn waayo cid dhulkayaga ma iman karto awooda ma lah

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 14 дней назад +1

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 дней назад +1

    PASSPORT WAX WEYN MA AHAA ETHOPIA SIIN AMA IMAARADKA AMA TAWAIN

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 14 дней назад +1

    Qayaad iyo Cali Gari 🔥🔥

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 14 дней назад +1

    Reerka keliye aan lhyn magaalo xora oo inta somali degto

  • @user-se6vu8kb3k
    @user-se6vu8kb3k 14 дней назад +1

    Aadiigaa isyidh dameer dhuuustay noogMaduwNa

  • @shariifadam3390
    @shariifadam3390 14 дней назад +1

    Ogadeenoow SSC Khaatumo iyo Puntland ama Harti wax dhib ah oo dhex yaalo majirtee, ma marxuum Xamse iyo Axmed madoobe ayaan saaxiibo u raadinaysaan?

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 14 дней назад +1

    asc jamac iyo weryhay .bal jamac cawa doi daha warka jabuuti

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 14 дней назад +1

    Wuuxuu leyahay hadadsinaaysa ciiroo codkinaa anawaan dubinaynaa

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 14 дней назад +1

    Dhab ka hadal ma tihidine (futadaad ka hadasheen

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 14 дней назад +1

    INJIRTAA CAGDHEERTA AH DANI MABA YAQAAN INUU KA FAANO ISMAIL HORAR, GURGUURTE IYO XAMSE MAYD BACSADAY

  • @MaxamedCabdi-j3q
    @MaxamedCabdi-j3q 14 дней назад +1

    Waa ninku mawaalanyahay muuse iyo nin yar durufi hayso hays barbardhigin

  • @MedAlba
    @MedAlba 14 дней назад +1

    Cundhufo iyo cadayti waa dhul deganka katirsan ee adeer ragi mesha laha yaa difacayo iyo inyaro somali liyo ee bahasha nagalaatag

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 14 дней назад +1

    Ismail somaaliland iyo Mugadisho, Galmudug, hirshabeele, jubaland gacantuu ku hayaa waxaa u dhiman Puntland iyo koonfur Galbeed oo lafta gareen kaliya kanoolyahay mardhow ayaana lafta gareen laga taqlusayaa oo Taliye Shub sodogiis ayaa loo adeegsanaa shaxda Ismail Omar Geele waa taa soomaliyeey!!!

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 14 дней назад +1

    Cagdheer garaadkoogu waa nimanka prof,koogii ina lahaa 5000 kun maalin walba waa in laga dilaa Aqligoodu waa kaasi

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw 14 дней назад +1

    aad iyo aad

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 13 дней назад

    jaamaac galaad kadaa ciidaan jabuuti leedahay ma tagiin scc waxaa wa beeen taas wan ognahay ciidanka jabuuti iyaa kuu amiinayaa somalilaan

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 14 дней назад +1

    Aduu kula weyn yahay sheful xaafahu iyo dhulbahante haduu 48saac qaato qacda hore waa rag rag dhalay waliba ogaadeen ku soo dar halkan dagaalkaas baa laysku baran doonaa

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 14 дней назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk. Ogaadeen iyo muuse maxaakala haysta

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 14 дней назад +1

    War Beenta ogaadeen milix ma laha.
    Jaamacow. 20 jeer ayuu Dani jabuuti
    Adeer ha Lugayn Scc majirikarto. Puntland la aan
    😊😅😅

  • @user-dn1tf9ss1n
    @user-dn1tf9ss1n 14 дней назад +1

    Maadgaransoobarosiyaasadaxabadlamaridayomeeshawaasiyaasadheeladuwaaheelalaasqory

  • @AbdiAbdulaahi-qg3vw
    @AbdiAbdulaahi-qg3vw 13 дней назад

    Jaamacow hadalka hayga dhamayn hadhowna hadal kalaan kaa sugayaaye markuu kaguulaysto sadexdaa aad sheegtayba waanaad arki insha allaah

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 14 дней назад +1

    Waryaa miyaadan xishooneyn maad beenta iska deyso butulaan ssc waa garabkeeda iyo gaashaankeeda cidna kama dhex shaqeyn karto haku daalin eeyaa

  • @MuraayadaWararkaSoomaali-cd9kc
    @MuraayadaWararkaSoomaali-cd9kc 14 дней назад +6

    Puntland &. Ssc waa walaalo waa mid .

    • @user-vy3in9jx1s
      @user-vy3in9jx1s 14 дней назад

      @@MuraayadaWararkaSoomaali-cd9kc change the name somaali to hartii then

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 14 дней назад +1

    horumarka Dowladda SSC wuxuu jabweyn ku yahay Puntland

    • @yasminjama2703
      @yasminjama2703 14 дней назад

      Waa beenta hormarka SsC waa hormarka Putland waa wallo

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 14 дней назад +1

    Ismail Omar Geele musse biixi ayuu wax la wadaa ma iiidan fahmin ee waa boor isku qaris, jabhada owdal iyo ssc isku mar ayuu qalayaa, Ismail Omar Geele siyaasaa reer galbredka ayuu ciyaaraa mana fahmi kartaan.
    Igu soo xasuusta warkaan maalinteey dhacdo intii book.

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u 14 дней назад

    Muj. Jamac wa dhiib badanyahay kkkkkk
    Guul iyo gobanimo SSC ✌️🇸🇴💪

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 14 дней назад +1

    waxba uma aragto wax jiraba muuse biixina ismaaciil qof jiraba uma aragto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 дней назад +1

    MADAX WEYNE MUUSE BIIXI DALKIISU DIFAACYAA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 дней назад +1

    SIYAAD BARE OO HAYSTEY CIIDANKII AFRKA UGU XOOG ROON MID KA MID AH 3000 SNM AKHIRA OGIW SIYAD BARE MARKEYN BAA BARBAR TAGNAA IYO CARAB OO DHAN

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 14 дней назад

      Kkkkk horta qoraalka soo sax itoopiyaan miyaa tahay AUN Siyaad bare wuu ahaa ciidanka afrika u xooga weyn balse waqooyi galbeed waxay ahaayeen shacabkuu M/W u ahaa wuu u turayey adiga shisheeye iskabax goor dhow waad arki Haduu ALLAAH idmo in aan nahay Hal qoomiyad Qabiilna waa dhamaadey Qoomiyad Islaam ah uun baa hareysee adis ilaasho Libaaxyadii geeska wey soo rogaal celiyeene hayeey🦬😊

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 14 дней назад +1

    Djibouti wa daal aad iyo aad uu jilicsan, Somaliland iyo Somalia oo baabada bay wax ku heesha, wa parasitic state Alx inay SL iiska oogaatay, laakiin AUN Cigaal maarku sheegay 30 sano ka hore.

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 14 дней назад +1

    Wa wadankisi ismacil salal risque alahaye wa xa laibiyay hal kisa haibsado musse berbera lughaya ibmaha

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 14 дней назад +1

    JAMAC JIRI ADUUNKA WUXUU UGU NECEBYAHAY PUNTLAND WAA USKAG URAYA OO UGAADEEN AH. WAR PUNTLAND SOW TII FUTADAADA DIFAACWYSAY MAAHAN OO SHALAY KA DIFAACAYSAY XASSAN GURGUURTE IYO FARMAAJO. XAMSE XOOLO HADAAD U QAADATAY INUU NAFLEEYAHAY OGOW INUU MAYD BAKHTIYAY YAHAY

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 14 дней назад +1

    Muuse.ujeedadiisu.waa.in.uulacagta.lagagaii.binayo.oonlagaranayn.uuqaataa.sheerkuna.waakaligii..

  • @abdikadirkassim5859
    @abdikadirkassim5859 14 дней назад +5

    Riwaayada la jilaayo,
    Run moodeen,,
    Omer geele,sida aan Aaminsanahay,
    Khiyaano,ayuu u dhigayaa,nimankaa DHULBAHANTE.
    ..
    Barigii dagaalku socday ayuu gacanta ka qaban lahaa,MUUSA BIIXI.
    Xassan sheikh,muusa biixi,omer geele iyo abey ahmed ,riwaayad ayay jilayaan ,laakiin waa la ogaan doona natiijadeeda.
    Believe me.

  • @walidalsomali7612
    @walidalsomali7612 14 дней назад +1

    Hhhhh War benta joojia. Djibouti never helped Somaliland military. Ismail geele is mad because what’s called “dir” which is a lie made in “2000” is finished.

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 14 дней назад +1

    Khilaf kamajiro muse biixi & ismacil cumar geele ee waxaay ushirkoben sidii loodhexgali lahaa ssc wayo geele isagaa Ibinta bada somaliya dilalka Ahaa xasana walaga wadasaxixay musana lacagti Ayuu la Aamisay sasdarted Ayaahadalka kajentay firdhiyow digtoonow ha Aminin cadawga daarood egeele Alaha uyahay xasana fulinaayo firdhiyow muradkad xasan & geele wa Aniga fikirkeyga Hadana waxalashegayaa in Ad dhaqtar kujirto Aadbaan kugu ducaynenaa Alaha kucaafiyo lamase Aaminikaro geele xasan & muse waacadawga somaliya sida muqadta esed KU Amintay firdhiyow cajiib eeye

  • @AhmedClaahi-i2t
    @AhmedClaahi-i2t 14 дней назад +1

    Jaamacaw isaaq ayaa kuu muuqda ee farmajo iyo xasan sheikh waa kuwii badaha siinayay ma aragtid

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 13 дней назад

    Guul iyo gobanimo

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 13 дней назад

    Ama waa reer hargaysa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 14 дней назад +1

    Fahmo Ilyas dhaanto usoo tuma dhaha ismaaciil cumar kkkk
    Hororkii badala kkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 дней назад +1

    SOMALILANAD CADWAGEEDA KOWAAD WAA DAWALADA SOMALI MA AH ETHOPIA

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 14 дней назад +1

    Budlan iyo somalilan oo so Afjaraya mamulka ssc

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 14 дней назад +1

    @Waridaad

  • @masranuurmahamed7324
    @masranuurmahamed7324 13 дней назад

    Kkk

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 14 дней назад +1

    Ismail isaga nagula dagalmy gobolka sool urgfyada snm awood mahyn markaa ssc wa iny smacil coladisa iska soo xiraa

  • @saadtkd2876
    @saadtkd2876 13 дней назад

    Gessi, jamacow waxaad tahay qofkii uu horeeyay ee ilaa-fahmaa ariintaan MOU-daa " Inaay Djibouti Éthiopia dheexdaa uu galaayso ooo Éthiopia saacaad waalbaa laa wareegikaarto "

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 14 дней назад +1

    Jabtuu ma tahay waddan lugaheeda ku taagan waa maya waar jamac wax aad taqaano ka sheege ina geele maha nin dagaal hudin kara hawsha socotaa wa hawl Ethiopia ah nin caloosha laga haystaa ama gumaysi dadban ayaa lagu haystaa sida aad tahay aduu wax badan ma dhaamo biyaha laga jara maalin ma adkeydan karo adeerka cagjar ka waran waxa lagu yidhi qasab ku tageer isagoo odhan kari la somaliland hadana wakii isku dayay

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 14 дней назад +1

    Beenta ka daa ismaciil waligii somaliya waxba kama noqon masuulna kama noqon ee beenta ka daaya.

  • @xaaliawcali7820
    @xaaliawcali7820 14 дней назад +1

    Hanaguhasaamimxoolahaw

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 14 дней назад +1

    Harti dhexdoodu idinma qaado.....habaar iyo dani ba kooma kujira miyay idinka maraysa CAGDHEEREY......bal habaarka naga daaaya...waxkalaba sheegoo😂😂😂😂😂

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 14 дней назад +1

    Gidi habar dugaagoo dhami haduu ciidan kugu deeqo..malaha cumar lug laawaw libaax kama cod waynaatid.. ...

  • @Roblehabdillahiabdi
    @Roblehabdillahiabdi 13 дней назад

    Wll meel fican iyad ka waden lakin cawa aflagado shaqsi iyad ku darteen.tayina wan mustaxil .nika ad waresanesay waxad Ka tidhada halka ka wad .

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 13 дней назад

    asc walaalahaa somaliyeed nuur jamaac wan niisalamaya intaa kadib muusa biixi in laa xanuujiyo mahinee xiitaa hadii dagaal nooqotoo waa labuurburin buusaa biixi

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 14 дней назад +1

    Hhhhhh war beenta iska daaya jabuuti cidna waxba ma tarteee bal waxay idintarto aynu eeegno

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 14 дней назад +1

    Galadoow hadda afkii xamsaad kuhadlaysaa waad caadifad hadashay

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 14 дней назад +1

    Nimankan weriyayaal iyo siyaasiyiin maaha in qabiiL ayey wax ku falanqeeyaan

  • @abdulahiahmed9004
    @abdulahiahmed9004 14 дней назад +1

    War hoy, aniga iga qora ismaciil, iyo somaliland isma dagaalsanee, kaarto SSC, lagu faashilinayo ayaa socota, xasan sh, iyo geelle ayaana hormood ka ah, mar dhow ayaad ogaandoontaan.

  • @qaalihussein1135
    @qaalihussein1135 12 дней назад

    Diyaarada deni ayaa raacay hadaad ogtahay iyo hadaanad oganba firdhiye waa deni denina waafirdhiye waayo way is ogyihiin sidaa ula soco takale sheeko aan hada kuu ola haka hadlin adoon wax ogan

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 14 дней назад +1

    Ismail cudur Omar Geelle somaliduu u kala fataallaa halkii uu shacabka reer jabuuti ee daranyaysan u shaqaynlahaa

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 14 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedJaamac-b4f
    @AxmedJaamac-b4f 14 дней назад +1

    Waar isku maaweeliya beenta xaar iyo dhuuso waxba nagama qadayan markaanu shaqadayada qabsano waad amusi maintain haynoo ahaato

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 13 дней назад

    Fridhiye sool kaliyah mahan macal kuwaan abgaa gadhah uujaraha joojaca garowe bosaso ha qab sado hooyadu wax jiraba mahan

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 14 дней назад +3

    Dani 20 jeer ayuu loogu yeeray
    Jabuuti. Ma axmed madoowbaad iyo xamsa miyaad. U malaysay😊

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 13 дней назад

    Geesiga.muuse.biixi.libaaxa.geeska Afrika wuu ka waalay qadaad.wayntii

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 13 дней назад

    Caruureey Cayntaa ba’day baan maqli jiray. Waa sida kuwan oo kale. Afweyne iyo Mangistu iyo Xassan Guuleed oo 1988 u heshiiyay SNM oo ahayd jabhad yar(waa siday la ahayde) Maxaa ku dhacay? Gujiskii baddaan uga dhignahay gebiga Soomaali
    Nin isaaqa godobtiis bartaan gaadhka ka hayaa. Soo mar malagaa!

  • @sser4622
    @sser4622 14 дней назад

    Puntland ma waxasd umooday waxkasta inay ka didan war hanoo gafin xishood

  • @user-bk6qt4pu3w
    @user-bk6qt4pu3w 14 дней назад

    Sidaay reer sln wada xasidayan ayuu nin waliba wakhikisa dhimanay somaliy oo dhami tolow maxay kulah hadli ilahay ma xasidn ayaan ahan ayay odhan waxu ilahay wato cidina ma hore istagi karto taa ku qanca

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 13 дней назад

    Somaliland ha odhanina waa isaaq laan

  • @maxamuudaden3618
    @maxamuudaden3618 13 дней назад

    Somaliland waxa hoganka uhaya ninkii kasoo faramaroojiyay taliskii liitay ee siyad bare loomana cabsanayo

  • @SahalBarwaqo
    @SahalBarwaqo 13 дней назад

    Geele maxaa biista ayuu Rabaa in lasiidaayo

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 13 дней назад

    Kkkkkkķ

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 14 дней назад +1

    Magalado dajabuuti somaliland waxa way ka adag tahay

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 13 дней назад

    Hhhh buuqashda firdhiye wa hinaase cumar uun
    Waxba soo kordhinmayso geelana
    Dagaalka isagaaba xilkisa kuwaayi doona firdhiyana waxba tarimaayo oo isagiiba dadkisi gaajo laysa maanta
    Wlee muuse wuu guuleystay wlhi

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 14 дней назад +1

    Jaamac jaahil
    Horta taariikhda aad sheegayso soo baro.

  • @masranuurmahamed7324
    @masranuurmahamed7324 13 дней назад

    Qosal badanaa galad

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc 14 дней назад +3

    Puntland waa ssc ! Ssc waa puntland

  • @KhadarHuseen
    @KhadarHuseen 13 дней назад

    Koobadii ogaadeenku dawarsan jiray sooqaado jaamacow Una qalantid wariye e

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc 14 дней назад +3

    Puntland dhulbahante kuma diri kartaan iyagaa iska kiin xiga

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc 14 дней назад +1

    Waryaara ogadeen boor isku qarinta irirsamaale fahma ama waxaad ku sfoobaysaan maahmaahdii doqoni hadal kama damana

    • @Doollar_33
      @Doollar_33 14 дней назад

      ogaadeen siyaasad iyo dhan kasta wuukaaga waynyahay mafahantay waryaah yarkoow

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 14 дней назад +1

    been xasan madharge Ismail caloolgele iyo muse shaani ha aminina SSC kafiirsada

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 13 дней назад

    Gobolada waqoyi wa in gacan bir ah lagu qabta inteysan xabashi so galin .wa in maamulka dabadhilfka xidid ada lo siiba .