DEGDEG: Nin Hargeysa Jooga oo Laba Khasnadood oo Rasaas ah Ka Riday Qori AK47 ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 245

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Год назад +9

    Fariid sakeriye saajin nin habar jeclo dhashay oo nacasa lama arag.
    Talabad jabhadi caare dalka tudhalaay u lahayd dalkoda markaay butland ku tidhi no kalaya wakii caare diday ee yidhi war anagu dalkayaga sidaad modeen kuma nihin cadaw umana racayno cadaw ee si caad udiday masha allaah raga caare sakeriye ku jireen rag dalka iyo dadka tudhale u hayey baay ahayeen🌳🌳🌳nabad baa macaan

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Год назад +13

    Mashallah tabaarakallah cadawga Somaliland darbiyada ha jiidho guul iyo gobanimo Somaliland allow dhawr

  • @saynabgamur1939
    @saynabgamur1939 Год назад +8

    Masha.Allah.sakeriye.geesi.qaran❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +11

    Mashallah zakariyeh calanka iyo cidaada kuu hilinaysa waan ku amaanananaynaa ku ilaashanaynaa kugu uur qabownahoo ku ilaashanaynaa ifka intaan ku nool nahay !!!!!! ❤❤❤ ninkii hadlayaaba hayska hadleh walee hawli way danbaysaa ..... from saylac 👮🏼

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Год назад +7

    Allow u naxariiso zayid bal kan meesha fadhiya eega ee wariye wax waraysanaya sheeganaya

  • @haboon123
    @haboon123 Год назад +6

    Masha Allah zakeriye ilaahay hakusiiyo aduun iyo akhiroba waaad halgamaysa geese geesi dhalay oo halyeey Ah ayaad tahay ALLAHUMA BAARIK FEEK YAA RAB
    NABADA IYO WANAAGA DALKA AYAAD KASHAQAYSAA

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Год назад +5

    Gulaayso sakeriye saajin masha allaah geesi geesi dhalaay❤❤❤❤👌👍👏👏👏

  • @yurub5288
    @yurub5288 Год назад +4

    Iska celi weriye maha waa nin xag jir Ah sekeriye waa nin rageed jecel dad kiisa iyo somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Год назад +8

    Suaalo maah waxaasi si fiican u warayso inanka balaayo la xiiqsanayd.... yaahuu

  • @hibaaqhibak7930
    @hibaaqhibak7930 Год назад +10

    sakeriye nin rageed masha Allah waxan ku rajanaya in war noqoto taliyaha cidanka qaranka isha Allah

  • @yurubali3053
    @yurubali3053 Год назад

    Masha'allah sakariye nin rageed waad iska difaacday weriye kusheega reer soomaliland iku diraya .Thank you very much❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Год назад

    Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul insh Allah Sakeriye Saajin fariid ❤

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 Год назад

    Masha allah guuul iyo gobanimo somaland Allah xafido libax libax dhalayi allah xafido 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💚🤍❤️🌴🌴🌴🌴✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🌹🌹🌹🌹🤩🤩🤩🤩🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌷🌷🦁🦁🦁🦁🦁

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +4

    sakeriye nin rageed masha Allah masaskii umada tusay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from saylac 👮🏼

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Год назад +3

    mansha allaah sakariye saajin gesi qaran

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Год назад +4

    Mansha allaah nin qaran aftahana ah

  • @ZuhuurhirsiJaamac
    @ZuhuurhirsiJaamac Год назад +4

    Sakeri gesi qaran

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Год назад +2

    Maansha allah Tabaarakalaah Sakariye Nuur Saajin Kanyar kabahaad lamartay Wadani dhabaad tahay ilaahay haku daayeee Somaliland Intay sakariye Iyo rag kale oobadan haysato Waxba yeeli maayaan dadyaroo barobagaandho la ordayaa sidan kanyaree codka samaysanaya ee suaalaha xuni

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад +1

    Geeeeeeesi sekeriye

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 Год назад +2

    Sekarye geesi. Viva 💚🤍❤️

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Год назад +3

    Sakariye nuur saajin wa geesi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +4

    horyaal wa dumiyaha qaranka runti ma wangsanidine beri hore idin arkay

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Год назад +1

    MashAllah Zakariye fariid Cadawgaa Hajabo

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 Год назад +2

    Zakariyee guul❤ taarikhda ku xusi doonta baal dahaba lagugu qori khaaimul wadan ku ama cidi ma xusasato ama qashinka taarukhda ayuu ka galaa

  • @camaarboy
    @camaarboy Год назад +3

    Sakariye nuur saajin nooloow cadawgeenu cagta hoosteeday ku jiraan cidkasta oo yihiin saxaafi huwan iyo cali hartiba

  • @Saydika101
    @Saydika101 Год назад +2

    Walaahi wariyahan horyaal tv waa suxufi sare lama khaldi karo MASHA'ALAAH

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 Год назад +2

    suaalo ma aha waxa uu ku waydiinayaa ,masha allaa masha allaa sakariye noolow

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Год назад +4

    Kkkkkkkkkkk sakariye saajin ka hor taga inoo badiya dhalinyaradii in badan baa bukaan socodee wariyahani waa u cadhaysan yahay ninkan uu waraysanayo waana looyarkii cabdi raxmaan ciro weriya ahaana meesha wuu u fadhiyaa.

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 Год назад +1

    Walahay nin miskina oo Xamar u tagay cafimad aya soo noqodki la xidhay.Zakariye shaqadad iska wado

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Год назад +2

    KOOXDII BAASTADA WEEYE XAARANANTII AYAA ASQEYSIISAY

  • @adama2578
    @adama2578 Год назад +4

    ZAKARIYE SAAJIN SHEEKADIISU WAA MAXAAN SHEEGAA MAXAAN CUNAA,MAXAAN CUNAA SUBXAANA-ALLAAH.
    MAXAAN CUNAA MAXAAN SHEEGAA‼️ZAKARIYE XISHOO ‼️‼️

  • @samirmuhumed1348
    @samirmuhumed1348 Год назад

    Tvgaan waaa mid aaad u dhaqan xun oo Ciwanaad ay soo qoran waa qaaar qaldan in la xidho yay istahilaaaan

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Год назад +3

    Kani wariye maaha wuxuu ku dayanaa kii dhintay

  • @axmed8798
    @axmed8798 Год назад +2

    Sakariye qudhun-qudhun dhalay

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 Год назад

    Asc adeer iska celi ninkan weriye maaha oo Wuu cadaysanyahaye

  • @geediiabsiiye6453
    @geediiabsiiye6453 Год назад

    Horyaal TV waa xag jir

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Год назад

    Masha Allah guuul ayaan urajaynayaa sakariye insha Allah kan wriyaha isku shegayana waxan leeyahay waar caqligu haku shaqeeyo tvgaba adaa lahadhee

  • @ahmeddool
    @ahmeddool Год назад

    Wariye xanuunsanaya, well said Sakarie

  • @ISTAHILHassan-zc5vm
    @ISTAHILHassan-zc5vm Год назад +1

    Suldanka garxajis afarhisa kabax

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    Alla horyaaal runtii wadankan dheeraad baad ku tahay dumiyaha qaranka tahay xaqiiq bal eeg waxad shaar hurgufaysao

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 Год назад

    Waa faqasha faqashi dhashayi wariye horayal halasaro faqashi faqashi faqashi faqashi faqashi 💩💩💩💩💩💩🐗🐗🐗🐷🐷🐽🐽👺👺👺💩💩💩🐗👹🐮🐮🐮🐮🐮

  • @najmaapdirisaaq2166
    @najmaapdirisaaq2166 Год назад

    Sakariye Nuur Saajin Halyey Haatan Soo Iffaaya waad ku haysaaye hore u Soco.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Год назад +2

    Gacanta shacabka hubku kuma ficna maraykan ba hubka shacabku aad u haystaan way isku madhiyeen
    Marka hubku gacanta dowlada ayu ku fican yahay

    • @salehelmi7930
      @salehelmi7930 Год назад

      😎😎😎dawlada marekan (shacabka hubesan) way ka adagtahy .. tusalaha khaldan jooji 👎👎👎

  • @saidbodle
    @saidbodle Год назад +2

    Sheekadu waa wada qori soo qaata amar Alle ayay ku dhacay ajaaaja 😂😂😂😢😅

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 Год назад +1

    Tv ha laga xidho wadanka kan wariye isku sheegiina waabu buka

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Год назад +1

    MUUSE BIIXI, RAGGA UU MUQDISHO U DIRA WAXAY KA DHOOFAN CIGAAL AIRPORT, KUWAAS WA WADA JAWASIIS.

  • @ISTAHILHassan-zc5vm
    @ISTAHILHassan-zc5vm Год назад +1

    garxajis shufto mahee ee adga ayaa shufta hoyadwasa

  • @khadraahmed-xe2ou
    @khadraahmed-xe2ou Год назад +1

    Wlhi kani waanacas ee weriye maaha

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 Год назад +2

    Kan mahaa weriye😢😢😢😢

  • @kaderali6220
    @kaderali6220 Год назад +2

    Dawlad waraysiyadiisi ❤

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Год назад

    Sekeriye saajin hanoolaado rabina haku xifdiyo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +1

    Waaryaa weriye ku sheeg dhalinyaradiina ciro iyo inta lamida ayaa sabab u ahaa ciidankuna waaku habeen iyo maalin ku ilaaliya ee aad saa ugu naaxday maaha qabiil ciidanku waa qara

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 Год назад +1

    Kkkkkkkkk maanshaalaah geesi sakariye

  • @saffsuff
    @saffsuff Год назад +5

    Sidani waraysi maaha dee

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Год назад +3

    ManshaAllh sekeriye ilahay haku garaab galo halyay dacada oo dalkiisa iyo dadkiisa jeceel gulayso
    Kan weriyaha isku sheegayoow ha siimin jabhadii caare iyo shuftada gaaday damaalkii aan hadhsanaynay ilahay haw naxariisto halyeyada naga baxaay ee xaqdarada ku dhiintay

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 Год назад

    Maansha allah weriye jira

  • @khadramahamed8034
    @khadramahamed8034 Год назад +2

    Jindagaey

  • @ISTAHILHassan-zc5vm
    @ISTAHILHassan-zc5vm Год назад +1

    Rerkan aadkashekain naiso waa kuwiiusohlgamai ee dhiiga usooshubai

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +1

    HAADI AAN SIIRDON AHEEYE TVYADA NOOCANA EE FAHADA YAASIN FEEYNAN GAREYO HAA LAA XIIDHO

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Год назад +1

    Cadow shisheeye aya buurta yimid ba la laa
    Dowlada Somaliland gaadh haka qabato buurta
    Ta kale dadka utagaya hala baadho inanay hub u sidin

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Год назад +1

    Basaas buu ahaaa war nacaaac baaacda la aamu baasas awl ooakhir🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u Год назад +1

    Sakariye nin nool👍

  • @Muhuyadinabdirisakaxmademaxmad
    @Muhuyadinabdirisakaxmademaxmad Год назад +1

    Laandheere waalakla aasty😂😂😂😂

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 Год назад +1

    Janankaagu muxuu ahaa maxisbi baa tahay mise madax dalka ayaad kasoo horjeedaa waar yaa ku dhagsy san doona waar doqaniimada iska daa 😊😊

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад

    Geeeeesi sekarye❤

  • @abdis70
    @abdis70 Год назад

    Saajin, Geesi Geesi dhalay. Walee Nin Cajiiba oo Caqli badan ayaa CASHAR u dhigay Horyaal Tv. Oo CBB hoos taga. Im very glad the lion put Horyaal TV on the ground. BISAD buu ka dhigay Weriyhii Lacagta laaluushka waraysiyadda ka qaata.

  • @omercirro6693
    @omercirro6693 Год назад

    Ninrageed walaahi wad iska celisay wariyaha cagjirka ah ee ciro u shaqeeta

  • @aaaabdulrahman5099
    @aaaabdulrahman5099 Год назад

    Sekeriya saajin geesi hooyo dhashay halkaa ka hay howsha aad qaranka u hayso alla haku xafido dib how noqon hore u soco intay doonto hakugu qaadatee

  • @shamishusein4754
    @shamishusein4754 Год назад +1

    Manshallah geesi

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Год назад

    Maaha xusbiyo qaran waan kula qabaaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад +1

    EARIYE SIDEED IDI BARBAR DHIIGI KARTAARRU SHUFTADA LAAYSEY IYO DGSLINYATADII KU DHIMATEY SGAQAAWADSA EE CIRO YADHI XABADA ISU DHIGAA

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض

    Waruufyaan walahi wariness rag ah baahelay

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 Год назад

    Sakariy waa libax libax dhalayi allah xafido 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺✍️✍️✍️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🦁🦁🦁🦁🦁🌷🌷🌷🌴🌴🤩🤩🌹🌹✍️✍️✍️

  • @axmed8798
    @axmed8798 Год назад +1

    Sakariye uskag laisticmaalo

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 Год назад +1

    Kan waxa lala tagay Abaarso camarad na waa laga duubay miskiin Rakato lagu haysta

    • @karuur_Ali.
      @karuur_Ali. Год назад

      Ninki meeshuu sheeg sheego yaqaan yaa idinbaray abaarso hadaydaan aqoon

    • @karuur_Ali.
      @karuur_Ali. Год назад

      Illaahow ceebta astur rag wey be,een afkooda iyo caqligoodaba kama war hayaan

  • @adama2578
    @adama2578 Год назад +1

    ZAKARIYE SAAJIN WAA FAATAA-DHUGLE WAA DANEYSTE,WAA KABA WAJIILE, WAA NINKII
    HOOLEY U IIB GEEYAY SOMALILAND, WAA NINKII HADBA RIWAAYAD CUSUB HADBA U DHIGA
    DAWLADDA SOMALILAND.
    NINKAN WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LA DABA GALO OO SI FIICAN LOO BAARO WAXA UU
    YAHAY.

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 Год назад +1

    Markii RRU la laaynayay muxuu u wici waayay askarta?? Lol beenaale nacasnimo lasoo fadhiistay

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +1

    Wlaahi sida runta ah ayuu u wareystay balse waa boodh isku qaris muuse ciyaalkiisa 😂

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm Год назад

      kawaran wariyaha ushaqeeney ciro nijaas

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

      @@ali-gl1gm wax ciro u shaqeynayo ma aragno ee suaalo cid walba weey diin leheed ayuu weydiiyay
      Ninkaan sakariye ah asagaa jamhadii caaro Ka Mid ahaa hadana jamhad sidii oo kale ah ayuu leeyahay waa shufto
      Markaan adaan ku weydiinayaa ee sideey shufta ku noqdeen asagana uu ku yahay nin wnaagsan xamar buu tagaa cidii kale ee tagtana waa xarig!
      Marka maxaa isaga dadka ka duway?
      Waa xoolo reerkiisa loo soo diray oo la yiri mushaar ku qaado Mucaaradnimada garxajis

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. Год назад

    Walee sekeriye wa geesi hooyadii ninbay dhashay niicle aya ku waranasa

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Год назад +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة وبركاته
    Aan kuu saxo maddaxdii Qaranka ee ka soo qayb galay Aaskii dhalinyarada ku dhimatay mudaharaadka miyaad iloway in lagu dili gaadhay oo laga😂eryey inay ka soo qayb galaan oo waliba dhalinyaro ka mid ahayd ku wii aaska dhalinyarada joogay uu isku dayey inuu boodhigaadhkii wasiirka isk dayey inuu ka xoogo qorigii uu siyay…Oo uu wasiirkii ka cararay halkaa….
    Khayran katiiran

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Год назад

    Horyaal TV horta yaa siiyey ruqsada? Warbaahin xaal qaado

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Год назад

    Allaa yarxamee weriye seyid gaadhi mayside si caafimaad qabta u wareyso ninka

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 Год назад +2

    Saajin waa teamka DAAHIR CALASOW , Ha biqleyso. ka ka ka

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 Год назад

    Waa sidaa

  • @se1059
    @se1059 Год назад +1

    Somaliland way jiraysa waanay joogaysa laakiin muuse iyo xulafadiisa tagaya adigana ildheerba reerku kugu haya fulayow xaarka wayni ee basaaska ihi

  • @kurlibaaxmcc3695
    @kurlibaaxmcc3695 Год назад +2

    Miyaanay ka qaybgalin waran cade iyo sulub iyo qaar kale oo badan

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 Год назад

    Horyal waxay kamidtahay cbb farmajo

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Год назад

    Sakeriye waad mahad santahay weriyeha kale waaxanaaq sanyahay isagaa mucaarad ah wejigiisa ayay kamuuqtaa

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Год назад +5

    Waar sakariye saajini iclaajkii nagaga celiya ama shaqo siiya waa bilaa camale garhajisow.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Год назад

    Sakariye waxani tv maaha waa youtube channel , mar dabe waraysi ha siinin waa ciil qabayal

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Год назад

    Haryaal TV wuxuu ushqeeyaa unadoodaa cadawga🤮🤮🤮🤮 somaliland
    Zakariya nin qaran qiimo badan hore usoco 👍👍

  • @Saydika101
    @Saydika101 Год назад

    Sakariye waa calooshiis u shaqeeste damiir laawe ah waana faataale beenaale ah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +1

    BAALE NAANABKAN ISXIIJANYE KAAS OO MIIDHAN WAA IINA LAA XIIDHO WARBAHIN AAHA KHALADA BEEYISKA FAAHMAN ORODO WAXA SOO BAARO NAANABYOW ABAHA IYO WADANI BAA WAASE

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Год назад

    Ninka su'aal weydii oo sug !: Ma su'aalahaaga muxaadarada ah baad waraysi nooga dhigaysaa ?

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 Год назад +1

    👍

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 Год назад

    Kkkkkkkk wariye geesiya wuu xanaaqay kan kulmiye katirsani kkkkkk

  • @ClWailsuwiws
    @ClWailsuwiws Год назад

    Weriye kani maaha ee waa xanuun cudur kan dalka halaga qabto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад

    TV madax banaan dhamaantood waa lagu shubtaa arki maysid iyagoo ciro waretdsnsa ama wax ka sheegayaa urarka eadani ama ucid

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 Год назад

    Buurtana.ha ceebeen dhalintana umadana hakalaxadin waya,araguwaakee makudaafadaasaa😂

  • @abdilahiduceeye8574
    @abdilahiduceeye8574 Год назад +1

    Kani indha tuug buu leeyay waliba neenale saajin tuug