Khatar Somaliland Kaga Soo Socota Masar Iyo Cali Waran Cade Oo Ka Digay,Siro Badana Kashifay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024

Комментарии • 114

  • @ShcabdiShaxmed
    @ShcabdiShaxmed Час назад +2

    Nin Tarikhda Waxbadan ka Ug

  • @QatimoGarad
    @QatimoGarad 2 часа назад +1

    Warunted masar

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 2 часа назад +1

    Alaylahi waa taariikh

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 2 часа назад +4

    Abbeesada iyo Iidoorka Afkoodaa Wad U AH. Waayo Adigoon u Socon bey KU HORMARAAN

    • @se1059
      @se1059 Час назад

      Adeer been baad sheegtay iidoorka ama isaaqo waa dad maskax badan oo dantooda yaqaan iyo cadowgoodaba waa intay dheer yihiin somalida kale hadaan lays xaasidayn masar haday wax tarayso falastiin bay tari lahayd wataa waagi baryaba ay yuhuudu ku jees jees jeesayso ee marinkii rafac laga qabsatay tiisaba daryeela tukale ku dara

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 Час назад

      Soomaali waa dulli yaayuus ah oo bilaa damiir ah walaahi oo Dana dhilifka nooc WALBA OO Faro guudkood utaaga

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 Час назад

      Reer sh isxaaq ayaa ah dadka ugu caqLiga badan leh illahay ha barakeeyee oo cilmi iyo aduunba aan lagu gaadhayn

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 21 минуту назад

      ​@@awsalebanxaajiibrahim396kk

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 20 минут назад

      Wlhi wa iga qoslisay kk hh

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Час назад

    libaax libaax dhalay weeye qarancade guul qaranka soomaaliland

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 часа назад +2

    Badhaciye asala weeye Ina murjin madoobe Waa kooxda fashilka qudhmiye dhex fadhida EE waliba kowda Ka ah murjin madoobe heerkii udub ayay marayan 😅😅😅

  • @munirkh
    @munirkh Час назад

    Maanshalaah libaaaaaaax cali warancade noolow cadawgana buuuuuuuuufi 🐅🦁

  • @Saeedsy9
    @Saeedsy9 Час назад

    سورية مصر تم الاتحاد ١٩٦٠. ثم الانفصال اهم دليل.

  • @YasminAhmed-v7y
    @YasminAhmed-v7y 8 минут назад

    Mansh Allah

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 32 минуты назад

    jaajuus hunguri ku shaqeeya

  • @mahdihoussein6247
    @mahdihoussein6247 2 часа назад +1

    Kkkkk maxaad cunaysaaan jabhad yar oo Laascaanood degan ayaa hub ka dhigis idinku samaysay

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy Час назад

    Kir waryaa kir waryaa

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 3 часа назад

    رجل
    100%

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w Час назад

    Kkk war Abiy waydiiya MOU gii

  • @ahmedabdulle1430
    @ahmedabdulle1430 2 часа назад

    Isaaqland la bax sidii kale haday shaqay wayday.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Час назад

    Waran Cadde wuxuu ahaa ilaa hada yahay basaas jaarka u shaqeeya.

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 Час назад

    Hadii kuva kuukordhaa,,,,,,,,,
    Ilayn waxmadhaandid geed

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 22 минуты назад

    Subxaana Allah Thaariiqda dib ugu noqo adeero yahuuda si xun baa loo laayey xarbi October wayna kabaqaan masaarida way na luigesteen masaridu waxaaba lacag baa da siiya reer galbeedka illaa hada anagaa kunoolayn in badan

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 часа назад +1

    Odeygan bambaska u xiran yahay maxaa laga warsan wuu asaasaqey kulmiye soo noqon maayo

    • @nugaal012
      @nugaal012 Час назад

      Time will tell. But would you accept defeat again?

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 29 минут назад

    qaran baan nahey maxaa kadan beeyey cabaad

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 56 минут назад

    Masar waxay tiri " aniga ingiriisku igama gusweyna igamana cadda"

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Час назад

    Kulmiye. Wuu. Tawaawacayaa. War. Cidi. Kuuma. Soo socotee yaa

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 3 часа назад

    SomaaLi..itaaYa..TaLyaaniga.ayaa.dhiQada.kaGa..TaLaabijiray

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Час назад

    Kani haddii uu yahay lataliye wale taladiisa meel ma gaadho.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 часа назад

    Ninkan meesha uu ka nasaqan yahay waa ragii ku dhashay xaafada fuckinka hargaisa waqtigii guumeystahu wadanka joogay waa nin happy ku ah shaqadiisa fataalnimo iyo jaajusnimo waana labada shaqo ee profitionallka aduunka ugu da'da weyn

  • @AhmedMohamed-m8r9w
    @AhmedMohamed-m8r9w Час назад

    Doqonyahaw nacaska aamus

  • @abdilahimaxmedderai4722
    @abdilahimaxmedderai4722 2 часа назад

    Ninbaye tasi u egtay.......?

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk Час назад

    somaliya oon kamidnoqo waxa kadhaw itoobiya oon kubiirno

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 33 минуты назад

    waran code jaajuus buu u ahaan jirey siyaad barre hadana muuse biixi3

  • @mahdihoussein6247
    @mahdihoussein6247 2 часа назад

    Qabiil qaran ma noqdo ee umada dhinaca ka raaca

  • @ibraah1
    @ibraah1 Час назад

    Kkkk dadka af Soomaaliga ku hadla, afkii Melez

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 2 часа назад

    Hhhh itobia ma difaaci kartaa

  • @SheekhCQaadir
    @SheekhCQaadir 2 часа назад

    Xaarka iska duw oohinta iska daa

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад

    Filinka an wada hadal wey damatay militir tak tay wadan ka qof kala goy karto ma jirto

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 28 минут назад

    reer yar baa is mahadiyey oo hada ogaadey ineysan waxba aheyn

  • @AbdiYussuf-fp3co
    @AbdiYussuf-fp3co 2 часа назад

    Maskiin. Rafaadsan

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 37 минут назад

    Waryaa umadda soomaaliyeed ka dhaaf beentaa somalia 🇸🇴 waa mid wax dawlad la dhaho o ka jiro somaliland ma jirtoo waa maamul kamid aah jaamhuuriyada somalia 🇸🇴

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 27 минут назад

    Xaashalilaa Somaliland waa Somaaliya lakama yaabo inaan ladagaalno shacabka Somaliland iyo Soomaliween waa walaalo anu jecelnahay adeer itoobiya miyaad difaaceysaa

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 31 минуту назад

    Dalka xasan sheikh mohamoud ba ka ah madaxweyne mantaa waraan caadow malahan wad jiftaa waryaa the federal government of somalia 🇸🇴

  • @ShuKri-xs2ci
    @ShuKri-xs2ci Час назад

    Khasab baad ku tihiin somaliya

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 минуты назад

      Kala hays wayn 2kilometer ma gaadho xamar cuqubo la haysto. Koonfur galbeed, Jubba land, iyo puntland baa ka sii go’aya qurubquruq bay u sii kala go’day. Khasab baad xaqiiqda ku liqi iyo Somaliland oo dhaaftay AS calanka laxaday sidata failed state Somalia

  • @AwaysElmi-xb6rn
    @AwaysElmi-xb6rn 14 минут назад

    Odeygu waa ninka madax iyo majo u rogay Muuse ismana mahdin doonaan ee iga qora

  • @salahmohamed9476
    @salahmohamed9476 5 минут назад

    Cali waran cadoow Muuse Biixi maa u sheegtid inaad lexdankii xorowddeen oo aadan Itobia uga baahneen aqoonsi.

  • @AhmedMohamed-m8r9w
    @AhmedMohamed-m8r9w Час назад

    Jabhad yard ayaa hubkadhigis kugu samaysay

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 35 минут назад

    Waan ka xumahay in odeygan oo siyaasi taariikhda wax uga soo joogey aan rumeysnaa ,Title kiisuna yahey La taliye Madaxweyne uu dadkan waxan rikhiiska ah la hor yimaado ,Taariikh wada been ah iyo qaladaad Erayada afka siyaasadda.
    Masar baa cadow noo ahi waa arrin foolxun ,xataa haddii siyaasad la isku hayo ,in cadow lagu sheegaa sax maaha oo uma fiicna Somaliland.

  • @muhiyadinabdi9247
    @muhiyadinabdi9247 2 часа назад

    Asc libaax libaax dhalay guulafo cimrigaa haraago inshaalaa wadani ayaa raba inaaan leyna aqoonsanin buufi iyagana waa cada qaatayaal inagaan xuriyad arkin ciyaalkeena waxaey la rabaan gumasi kii kadaran kankuwarasanaaya iyo kuwa lamid ah waxa usheega dhalin yarada aan waxba dareensanen eelacagta lasiinayo oo loosomariyey wadani ala haku dhowro jiri oo joog inshaalaa aamiin aamiin

    • @mahdihoussein6247
      @mahdihoussein6247 Час назад

      @@muhiyadinabdi9247 kkkkkk dawlad ayaad afka ku taagaysaan, jabhad yar oo Laascaanood degan ayaa hub ka dhigis idinku sameysay kkkkkkk afbaad meesha ku haysaaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 часа назад

    REER DAGAAL U DIYAAR GAROOBA OO CIIDANKA GALA FADHI INOOMA YAAL

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Час назад

    Ilmaha yar yar ee masaarida waxaa lagu ababiyaa inay Soomaaliya tahay qayb Masar kamid ah weliba dhinaca carabta xiga gaar ahaan Soomaaliland. Iska hurda isaaqow, niicyahay niicdu dhashay.

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 43 минуты назад

    Waa nin weyn oo nasabkiisii dafirey oo oromo sheegtey isagoo 80 jirah alaah ku cadaab

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 5 минут назад

    Jamaahiirtii(Goonjacadde)ayuu iska celin waayey markaasuu ciidanka masar u hanjabayaa 😂😂

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Час назад

    kkkkkkkkkkkkkk..

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 33 минуты назад

    Anigu waxaan la yaabanahay dawlad somaliland 30 diyaarado dagaal aan haysan 😮😮 waar niyahow ithopia ka soo iibsada

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 часа назад

    Soomaliya itaal daradeeda ma masar bay doonatay sidii ciyaalkii odhan jiray hebel baan kuugu yeedhayaa.hhhhh😂😂😂😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 57 минут назад

    Isaaqoow gus carbeed udiyaar garooba niicyahay bidoodka ah. Masar haydin ugaarsato intay Irael kasoo carartay. Carruur cirro yeeshay weeye kani.

  • @AhmedMohamed-m8r9w
    @AhmedMohamed-m8r9w Час назад

    Beenaale khayr beele

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад

    Nin weyn tahay calcal wax ma taro xog aya lis ku qawanaa war kas wey damatay

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 2 часа назад

    Calanku qaatay keebu ahaa
    Haduu reer dawlad noqonaayo
    Somaliland reer baa sameystay
    Reer dawlad noqon kara
    Dal dawladnimo u qalma
    Beel meel marin karta damac
    Beena oo aan jirin
    Qabaan meelna saarayn
    Beenaan sal iyo raadlayn
    Ha sheegan masayrsanow
    dal aan Aabahaa degin
    Dad aan hooyadaa dhalin
    Is debera khiyaalow
    Awalbay heshiis lahaayeen
    Adigu maxaad kula heshiisay
    Soomaaliweyn

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 часа назад

    Adow gobol ah bad dhul dad Kala dhaxeyo dowlad ban usaxixay ledahay daba dhilif aan dantisa aqonin ba tahay🇸🇴

  • @engaweyslabaraad313
    @engaweyslabaraad313 Час назад

    warancadde nin bilaa han ah oo gudoomiye gobol ku qancI kara

  • @Omar-e7b
    @Omar-e7b 2 часа назад +1

    Masar adigey xabashida kaa xureyneysaa.

    • @ismailjama3411
      @ismailjama3411 2 часа назад +1

      Masar way Ku adoonsan doonaan.
      Maba taqaanid carab
      Adoon bat kuu arkaan

    • @Omar-e7b
      @Omar-e7b 2 часа назад

      Koley itobiyan badda soomaaliyeed wanka difacenyaa.

    • @Omar-e7b
      @Omar-e7b Час назад

      @@ismailjama3411
      1964 masarba ku caawisay oo hub ku keentay maantana ayadaa ku difaaceysa.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 часа назад

    siisi ayaa ku dhow inuu isdilo yahuudii uu diidey inuu albaabka ka furo carabtii iyo islaamkii falastiinku dhamaatey ayadii ayey daandisi ku wado yuhuudii albaabka fur falastiin gee saxaraa siina xasan xamar gabagabadeedii wuu joogaa markey masar iyo itoobiya isku dhex dagaalaan xamar gobaladii kuligeed wey goeen xuutina wuu ogyahay itoobiyana wey ogtahay wax masar keeney iney tahay xamar

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 часа назад

    Gacmo furan ayaan ku soo dhaweyneynaa Masar xitaa sheydaan waan soo dhaweyneynaa in Ethiopia laga hor istaago damaceeda guracan ooy ku dooneyso in ay dhul iyo bad xoog ama xeelad ay ku qaadado

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 часа назад

    Kkkkk dowlada Somaliland Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 2 часа назад

      Inaad riyooto waxaa ka horaysa inaad seexato. Guul Somaliland 💚 🤍 ❤️.

    • @CabdiRaxman-w4h
      @CabdiRaxman-w4h 2 часа назад

      Mihiimadu waa inaad ka xuntahay jiritaanka somaliland miyaad cawryi

  • @XasanAadan-t6m
    @XasanAadan-t6m 2 часа назад

    Oday wayn oo beenasle ah ayaad tahay dadka waa laysku soo jiidaa naxliga lama beero aakhiradaada utudho

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy Час назад

    been baad sheegaysaa to beenaale beenaale beenaale beenaale ciradiisu cadaatay oo aan ilaahay ka baqayn baad tahay

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 3 часа назад

    Cali waran Cade waxaa la weydiinayaa Dowladnimada Somaliland ma Isxaaq kaliya ayaa og in dowlad la aqoonsan yahay aheed soomaaliya ka hor?
    Mase Samaroon iyo dhulmahante waa og yihiin balse Isxaaq ayaa Somaliland nimada ka jecel?
    Gaarsiiya, Gaarsiiya, Gaarsiiya.

  • @umulula3107
    @umulula3107 3 часа назад

    ilaahay umada inka horleexi

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 часа назад

      Dalkiisa ayuu ka taliyaa e faqasheey qaaaaq duun Naga hoos haya wsxatihiin wax aan aqoonba dal ay leeyihiin dariskiina ayaanu nahay e isku kslsoonaads oo hadha

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 3 часа назад

    Waa odey ay gumeysto itoobiya oo isku darmay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 часа назад

      Somalia ayay meher la aan ku qabtay oo ay tidhi xadba nooma dhexeeyo waanu galay karaa markaanu doonto oo qaybo ka mida xukuntay iska hadloow soo xoroow anagu xor baanu nahay

    • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
      @cawaalecabdiqaadircawaale6843 Час назад +1

      @@HindaAbdulle-fl2jj xgee xor ka tahay soo adiga abagadhe sheeganaya anaana raba inaa hada ku xoreeye qof dhulkiisi hooyo bixinaya adinka ka hor lama arag eedo waxna ma bixin kartan oo anaa cag idinka saaray masarna wax idinka quuseeye maleh ee qarmuun kala taga

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Час назад

      @@cawaalecabdiqaadircawaale6843
      Gudhuu doqona akhas chleek hadaad waxyar oo caqli ah leeyahay Somalilander marhore qashinka kugu daray lamaad doodeen adoo xaar dhex fadhiyay e horta xaarka ayaad ka dhex kicilahayd markaad qof caadi noqoto ayaad doodolahad laakiin doqoniimo kugu baratay ayaad la soo niic tidhi

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si 3 часа назад

    Khasab ayad somaliya oga mudnoqonaysan sanka aya laidankatolaya xiligi barayada way dhamatay

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 часа назад +1

      Hhhh dhul ban xoog ku qaadnya ma sheegadi khtumo wada kalay ku qaad haye aan ku argni 😂😂😂

    • @CabdiRaxman-w4h
      @CabdiRaxman-w4h 3 часа назад

      Dabada laydha ka qarso

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 часа назад

      ​​@@MaxamuudMaxamed-sm3ub
      Adoo cidladas ku oodan baad ka mitahay Somaliland maxaad faa iiday anagu daljira oo la aqoonsaday baanu nahay

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 часа назад

      @HindaAbdulle-fl2jj maxad dhulka reer somaliland igu daba oyayasa ka hystan ma adiga leh ama aqoonsi aan hysto ama yanan hysan

    • @CabdiRaxman-w4h
      @CabdiRaxman-w4h 2 часа назад

      Ma waalibaad nagula hadlaysaa mise miyirqab kuwaan aduunku waardiyeeyo ma tihidino​@@HindaAbdulle-fl2jj

  • @Omar-e7b
    @Omar-e7b 3 часа назад

    Adeer umada Soomaaliyeed waqoyi iyo kofurba hal calan iyo hal dastuurbey bey xurnimo ku qaateen. Dal qur,a beynu nahay. Tariiqad an jirin hanosheeg oo naga xishoo.

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 2 часа назад

      Hadad jecelshahay somali xitram somali waqooyi oo calankooda nabad geli

    • @Omar-e7b
      @Omar-e7b 2 часа назад

      Calankee makan cusub ee gooni ugosada jegaanta. Eedo cidi umada soomaaliyeed mideynetsa baan ixtiraameynaa.

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 2 часа назад

      ​@@Omar-e7badeer ixtiraamku hakuu danbeeyee soo xorow , inaad riyooto inaad seexataa ka horayse. Guul Somaliland 💚 🤍 ❤️.

    • @Omar-e7b
      @Omar-e7b 2 часа назад

      Xurbaan ahay degaankeyga anaa ilaashada madaa Lughaye xabashi keenikara

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 49 минут назад

      @@Omar-e7b malaha xornimada si uma wada naqaane xabashida iyo oromada iyo african ku maxay kugu tayiyaan hadaad xortayay anigu xorbaan ahay dhulkaygana indha haago shanaan keeni ee waa cidaad wax ka qaadaan. Guul Somaliland 💚 🤍 ❤️.

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 часа назад

    Waaryaadha waa ayo cida ka liidata uu beenta ka dhaadhicinayo ina wasakh cade

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 часа назад

      Faqasheey wararkiina ma daawano comrntina Kama bixino maxaad i xishoon laadihiin

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад

      ​nayaa oromo shiib amuus amxarow

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 2 часа назад +1

      ​@@AbuukarMohamed-v4toromo iyo amxaaro iyo africaan kaleba aday ku ilaaliyaan ee horta maad soo xorowdaan hadal idiinma banaana mise xaal kaagu waa af noolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaa. Guul Somaliland 💚 🤍 ❤️.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад

      Baqyar adiga caruur tahay mid ku shega adiga xaqiqo ah wayo snm mesh jokto aya dib wado militiri aya lis ku qawan rawa ma deren

  • @jimcaalexasanjimcaale9477
    @jimcaalexasanjimcaale9477 3 часа назад

    War kani fataaliintii gabadhahooda keening jirey buu ahaa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 часа назад

      Caydaas wakhti dheer baad wade bisadna kumaad dhaawicin dambi aad buuxsatayee mooyee

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 3 часа назад

    Ninkaan waran cade la yiraahdo
    Waa nin khiyaaliga iyo waxaan jirin ka hadla been ayuu ku sheekeeyaa

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 2 часа назад

      Runtaa uu sheegay ayaa ku dhibaysee dhegaha xansho ku dheji si aanad u maqlin hadalkiisa.

  • @YaasiinMaxamed-b6v
    @YaasiinMaxamed-b6v 24 минуты назад

    Ceramic.masiy0.goot.malagadibagaly😢