Комментарии •

  • @maxuur9588
    @maxuur9588 Год назад +5

    Markaa shirqool buu ahaa waxay ku xidhnayd sidaad sheegtay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +4

    hadanay sharci daro ku xidhanay sow taa lagu wayay ee la soo dayay war waxan oo kale ayuu muuse la tashada oo rogay walee muuse rag baa rogay sidan u gartaay niiclayaala

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Год назад +4

    Tuug Tuug Tuug

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Год назад +3

    Master bunni always on Point.

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 Год назад +4

    Ofwareen yaanu ku maqlin be careful. 😅😅😅😅. Caloosha haduu kaa wareemo cashuurtii umadda yaaney kaa soo daadan

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Год назад +2

    Waa u riiyoonayaa kumayaal baa dhintay gobaldhan iyo dad baa dhibatan oo barakay marka ma waxad naleeday sool tirsan maayno badhaadhaha ad sheegasaa cajiib illaahayow kulmiye na dhaafi soomaalild hog bay ku riideen

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Год назад +3

    Kkkkk aamus aamus

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Год назад +6

    Jabhad maha waa shuufto

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 Год назад +3

    Buuni horta ma miir qabaa?

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Год назад +3

    Alla maxaye meshu qudhuntaye tuf wale taan waaye ku daysaye

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +1

    Beenaale gees ilaa gees waa nabad wadanka oo dhan gubanaya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Год назад +4

    Asc ree wa qoyiyow is xukumi Kari weyseyn e ku Soo labta.waayo (30)sano kadib ayaad meeshii aad (1980) kabilowdan ayaad hada adinkii iskula soojeesatan taas waxay cadeyneey saa in aydan ubisleyn dowlad nimada.marka plz shicibkii waay iku daaleen plz kulabta meeshii aad katimateen ee wallalihiin Somali weeyn plz

    • @cabdiaadan681
      @cabdiaadan681 Год назад +2

      Cks reer koonfureed anu soo laabanee halkeenu kusoo laabanaa
      Ma cidlaa wehel ii noqon
      Waxbaba ma hayside maxaa kuwaalay
      Adigaaba is daydayayee
      hhhhhhhhhhhh

    • @ifrahjama2840
      @ifrahjama2840 Год назад +1

      Maxad ku hasaa koofur oon qarax ahan iyo shir qool halkan dhiiga qofku waa qaali afkan ka hadalaa ee dhig ma daadino muranka doorashada leh wana dhamaanasa

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Год назад

      @@ifrahjama2840 asc Gabar wanagsan baad tahay mss ifrah jamac mashaa allah. Aniga waxan lahadlayaa raga idin wareeriyay ee gabdhaha Mel kastod jogan waa igu qaali

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 Год назад +1

    oo dambiba may gelin oo shirqool bay ku xidhnayd miyaa. meeshu dal maaha waa meel dadka lagu shirqoolo oo lagu afduubto. inaad mar hore noo sheegto ayey ahayd

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Год назад +1

    Buuni jaahaa gubey ma xishoode
    Suuniyihii ayaad soo xiiratay somaliland qofna maad nabad gelin waxaan ka baqayaa inaad nolosha ku urto oo lagaa cararo adigoo nool

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Год назад +1

    Horyaal tv waxa ka shaqeeyaa waa ciyaal qayra masuul ah xashaxa saxaafadda waxba kama yaqaanaan

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Год назад +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Mohamuud xaashi waxaa ku fogaatey mucaaradada. 2.0. Maxkamaddu waxay xukuntey muddo hal sanno ah.
    3.0. Xadhiga hal sanno ma waxay tahay waxaan micno ku fadhiyin.
    4.0. Hadduu maxamed kaahin xadhiga u iibiyeyna wuu ku hagaagsanaa.
    5.0. Bishaaro baande waxan dhegeystey warbixino ay ka sheegi jirtey hadhwanaag news.
    6.0. Waxay si mugleh u caayi jirtey dhammaan xukuumadda madaxweynaha muuse biixi cabdi.
    7.0. Mudane maxamed kaahin ahmed wuxuu ka yahay xukuumadda ay madaxdeeda marwalba ka casyeysey warbaahinta hadhwanaag news.
    8.0. Warbixinta waxa siin jirey xisbiga waddani iyo shaqsiyaad aad uga xumaa xukuumadda.
    9.0. Xukuumadda waxa ku jira madax fara badan oo beesha bishaaro bande ka soo jeedda.
    10.0. Waxana ka mid ah wasiir kaahin, wasiirka xidhiidhka gokayaasha, xinif, gaafaadhi iyo agaasimaal guud oo fara badan.
    11.0. Habarjeclo fara badan oo beesha bishaaro bande ka mid ah yaa xukuumadda madaxweyne muuse ka tirsan.
    12.0. Bishaaro bande muddo dheer oo ka badan 6 sanno ayey bishaaro bande xukuumadda somaliland ka cayeysey warbaahinta(HWN).
    13.0. Markay hadleyso welli gabadh sidaasi u hadleysa wallaahi inaan ku arag saxaafadda afka somaliga ku hadasha dhammaanteed.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Год назад

    Mansh Allah

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Год назад +2

    Af noolina wuu hadlaa eeyna wuu ciyaa wahwah wahwah wahawah

  • @rm7087
    @rm7087 Год назад +1

    WALAA XAWLA WALAA QUWATA WAAR NIN KA HADLAYA BEEN BADANAA WADANKU WAA NABAD AYUU YIDHI RUNTII WADANKANI DAGAAL AYAA KA SOCDA BEENAALE BEENAALE

  • @FarxaanMaxamed-qc3bu
    @FarxaanMaxamed-qc3bu Год назад +4

    mahad sanid buni ruunbadshegtay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Год назад +6

    Qofkan wali miyaa la dhageeysta dadka dulqaad badana 😂😂😂😂😂 bacaac Bacaac Bacaac

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад

    Ninkan bila Damiir ah
    Doqon,Nacaas ,dofaar wahwahsanaya

  • @AbdihassanG36
    @AbdihassanG36 Год назад +1

    Afhayeen sidaa aad ufahantay si kaduwanbaan ufahamay waana macquul hadlkamaa maxamuud xashi

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 Год назад

    Horyaal24 Idinku Ma Su'aalaha Cadowga Somaliland Ayaad Soo Qaadataan Oo Cadowgaad U Shaqeysaan Mise Somaliland Baan Danteedaad Ka Shaqeynaysaan Bal Isku Noqda Su'aalihiina

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Год назад +1

    Ku shubo waa buuniye

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 Год назад +1

    Futada kulmiye ka xaaro

  • @KhadarXiis-g9j
    @KhadarXiis-g9j Год назад

    Hhhhh Kani wuu doqoniimo dhaafay cukusaa shilqoolay kulahaa

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 Год назад

    Madax furashadii "inanta", ee afduubkeedii, imisa ayuu ahaa?!

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 Год назад

    Buuni nooloow run baad sheegtay guul.qaranka sland

  • @hodandaud7319
    @hodandaud7319 Год назад +1

    ASC BENAN ISAKH KA DHEX MAX ISTUBIDH USKA buran kuli cali Banjar Alle kum cafiyo narta lagug foge eyohow Uslahadz buran Bilaedabka Boni Ilahay iyan Calam dagdag isku Arag Amiin masubo Alle kugu rid ikarn Haso nabad nokhom Alle ku xisabsan

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Год назад

    Wàa fariiid

  • @cabdicismaan6497
    @cabdicismaan6497 Год назад +2

    Kaas nio xabad inaan ka jaraan jeclaysan lahaa ay ay dhalay

  • @abdilahiduceeye8574
    @abdilahiduceeye8574 Год назад +1

    Waaar anagoo reer kulmiye ah ayaa kule kan hanagu waraysanina nimanyow

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Год назад

      Waaryaa anoo wadaniyaa ku leh buuni waa runtii cukuse ninkii Ethiopia ka maleegayay buu ahaa anagoo wadani ah baa leh xisbigii wadani cadawga guduhuu ku sifoobay dableyda buurta musharax ayaydii xisbiga ii iyadu ee cirro ayaa gurigiisa ka diray

    • @siciidxasannuur1039
      @siciidxasannuur1039 Год назад

      ​@@jamaadnuura10
      Hadaad naagtahay ma filayo inaad bad-qabto ee waxaad tahay naagaha suuqa ku jira, kulmiye na ma tihid, wadanina ma tihid ee waxaad tahay .........

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Год назад

    War waxaan xoolaha ah yaa umada ka aamusiiya Doqonka ah

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Год назад

    Ilaahay ka baq walaal somalilan nabadi xagay joogtaa

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Год назад

    aduunyo halkay mareyso eega xisbigii cukuse ku hor kaaji jirey ayuu maanta buuni isku kala bixinayaa

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад

    Oofwareen waxan leenahey kan shaqo kaqabo hadilin lkn gacanlibaax liinta kucabsii

  • @AniisaIsmail-u4u
    @AniisaIsmail-u4u Год назад

    Horyaaltv waxaan idinleeyahay suaala xumadu waa dhaqankiina xun ee aad umada kukicisaan we budhcada dhuljiifka ah magac ha uyeelina oo habuunbuunina

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Год назад

    Fariid abti

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 Год назад +1

    Fariid runta u sheeg

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Год назад

    Fariiid

  • @IlyasAden-iz4xw
    @IlyasAden-iz4xw Год назад

    waar niinka muxuu cuneey maaskahdu mafadhidoo 😂😂😂

  • @ibnumaxamed-n4y
    @ibnumaxamed-n4y Год назад

    shirqool ayey ahyd iyo dawladaa kala shaqaysay waamaxay tani sxb is hubso!

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Год назад

    C/ CUKUSE WAA NINKII BUSHAARO BAANDE ADISABABA ETHIOPIA KA KAXEEYAY ISAGOO BEEN U SHEEGAY KA DIBNA SHEEGAY INAY WAJAALE JOOGTO OO DHABA

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen1793 Год назад

    Benaale gees ilaa gees waa nabad maad tidhaahdeen ee cidbaan kaaga dhiman

  • @AniisaIsmail-u4u
    @AniisaIsmail-u4u Год назад

    Buuni mayahayn inaad ka aqbasho warasiga bewaydiinayoadhasuqa iyo ciyaanimada ah ee uuku

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Год назад

    Weriye soomaali =qabyaalad, cay iyo been =ciyaal makarafoon qaatay.

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Год назад

    Warbaahinta somaliland suu,aalah aywadiinaya daka waa laga yaqyaqsoonaya

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Год назад

    Beentii oo qofa cukuuse Xilba mahayee Maxaad kuhadlaysaa Mawaxaad wadaa Sida ciyaalka
    Dacarays waar cukuuse waad kugeftaye Hadhow Hasoo caban

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi Год назад

    War waxaan oo kale umada ha hor keenina xadhigeedu xaqdaro ayuu ahaa xukunkuna sax buu ahaa mahadnaqna Uma qalmo waa ayo in intaas ay xirnaato ayaaba qalad ahayd

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад

    QARIYE WAA SUAAL JAHALNIMO AH WASIIRKA.HADUU TAGI LAHAA QAXAA LA OSHAM.LAHAA QADANKA GARSOOR KAMA JIRO

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Год назад

    Bal neefkan leh dawladaa wax shir qoosha eega isagoo xisbi xaakinkii afhayeen u ah

  • @dubadabdilahi1165
    @dubadabdilahi1165 Год назад

    Geeska gees waa nabad buu yidhi tolow inteebu u yaqaan somaliland gobol dhan ayaa maqan kanina weriye maha

  • @maryanismal9699
    @maryanismal9699 Год назад

    Buuni beenle huno huno habo ku nool ninka qajile buuni fashiile bile sharaf huno

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabad Год назад

    😂😂au aa fostoo beenaa boniyoo😂😂😂

  • @konokozmob7528
    @konokozmob7528 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asayrchannel
    @asayrchannel Год назад

    Laxdaan umadda yaa ka qabto hadalka xun ka soo yeedhyo

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Год назад

    Kulmiye wuu ku daayey buuni ayaa iska walaqanaya

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Год назад

    Jaahaa kubay madax iyo mijo.hadal managed ah uf.

  • @AsmaXassan-vs3vy
    @AsmaXassan-vs3vy Год назад

    ❤❤❤❤❤❤💚💚💚🙏🙏

  • @konokozmob7528
    @konokozmob7528 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Год назад

    Laascaanood away

  • @ASHA-r3z5r
    @ASHA-r3z5r Год назад

    War maxa ku macaniyey maxamud xashi shall ba dhidh lagadhigay maxamud xshi xisbiga isaga leh badowyohow amaansii madam weynaha maxamud xashi

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Год назад

    Miskiinbaa Tahay Lasoo qalday baatahay

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Год назад

    War bahalkan haacooga ah e buuni yaa isaaq ka aamusya

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 Год назад

    Buuni nin raga.
    Waa ninka waddani kaga cabaadiya

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 Год назад

    war xisho oo hadal xumada umada ladhaf sheeko musenl buxi ayaad lasofadhisatay meesha

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 Год назад

    Sharcigaa ayaa Muuse iyo ina kaahin la wayn...... dadka kaleeee qabiilkaa la wayn

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Год назад

    1 Suaal. Bulshoy. Dalka. Somaliland. Miyaa. Lagu. Aamini. Karaa. 2. Oday. 1 CIRRO. DHUKUR. 2. XIRSI. DHUKUR?? Jawaabtu. Waa. Xaga. Dadweynaha. Thanks.

  • @DrhusseinosmanYousuf
    @DrhusseinosmanYousuf Год назад

    Sùskan ilkaha gala qa ninkan daciifka AH qof hadlay unv bu daba socdaa.candho weyne waking samaroon ugu liitey

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 Год назад +1

    Kani waa bulaacad

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Год назад

    Malaha kan kulmiye ayaa la yiri dadka soo nacsii

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад

    Geeeeeeesi kusoco

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Год назад +1

    Dalku nabad burco waa nabad waanu kugu soo dhawaynya.

  • @FarxaanMaxamed-qc3bu
    @FarxaanMaxamed-qc3bu Год назад

    agagixisada reraaha iskudirta ujeedada foogle halaiska jiiro somaliland waxanuga digaya insaxa fada lasodhex maro wa sirdon ushaqeya cadawga soomaliland iskaa jira

  • @khadarmaxamuud7929
    @khadarmaxamuud7929 Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @AbdihassanG36
    @AbdihassanG36 Год назад

    Waar caqlibaynu leenee waxaagu ma maxamuud xagxagaa hadalkiisa malaa maad fahminba Afhayeen

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад

    Waar kan waa la kiraystay waa Beenaale bal car waydii Maxaa lagu xidhay Bushaaro Baanday oo ay samaysay?

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Год назад

      Kkkkkk hodhodho ku ceeeesh nooocaaa
      Anaaaa dukaaan kuuu dhiiiibiye
      Meeeshan naftaaaadiii dhibteeee

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Год назад

    Kani weriyuhu waa ma kore qabiil ayaa maskxdisa ka guuxaysa

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Год назад

    Wakan kiihadalka xumaa wasakh lagadhexhadlayo

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Год назад

    Sax afduub ayaad qirtey cidii doontaa ha idin kala qayb gashee waar maxa dalkii ku dhacay ????

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    horta kani af somaliga ma fahmo miyaa maxa ka siyaa dee maxa isu keenay ninka garsooraha ah iyo dowlada gabadha xidhtay horta kani sidi isalan odaygeeda difacaysa ayuu suurooda war isla yaab wax yahow madhani laxdii macaaaaaaaaac bad noqte

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад

      NAA SOW ADIGII IDOORLAND U OOYI JIRAY MA MAATAAD WAX FAHAN TAY

  • @AminaIsmacil-dm6bq
    @AminaIsmacil-dm6bq Год назад

    Burcoo dhan kamuu samaynee waa xafaduhoodii oo qudha iyo waxa ku tageeraya

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 Год назад

    Alla soomaali land Ayaan daranaa backwards shirka u fadhiya bal eega muusaw kuwaasaad umad kuu ah oo and maamul u dhiibatay ilaahayaw haha khasifin

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Год назад

    Runtaaweeyi

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Год назад

    Ceebaye tacaal cukuse waaba odaye ween bishaaro idima saamaxayeso intii dulmisaye odhan ilaahay hortiisa ayeey idila sugayesa waayo qofna noolaan maayo waa ka fiicantahaye hadaye idin saamaxdo aduunka ayaalaga yaaba inuu ilaahay idinku tuso ilaahay dulmiga waa necebyahaye Anigu waxaan dhaha qof qof dulmiye ama dulmi geeystaye sidee u seexda u ladaa allaahow adiga gaa iga koryeelay inaan iska ilaaliye inaan cidnadulmo binu adama

    • @qaafmaxamed5372
      @qaafmaxamed5372 Год назад

      wxu cadeeyey in meeshu aanay dal ahayn ooy tahay meel laysku shirqoolo ooney dawladi ka jirin

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 Год назад

    Buuni beenale kkklkl wale kan mid ka liita lama arraag

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Год назад

    Qasaaro. Hagoogan. Cidna. Loo. Qarinmaayo

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Год назад

    Tani wa sparo baredhe ah .

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 Год назад

    Beenaale waar ilahay wuxu kuwaydiindoona hadala hadad isleedahay isku dir cukuse iyo bushaaro afhaayeenka kulmiye ma dube hadal xunbaa hadlkiisa laguma farxo kani kulmiye taageeroyaalbuu kalumiya marku hadlaba

  • @Maryama-o1h
    @Maryama-o1h Год назад

    Inamadan yaryar aanadheblahain wereyei maha useless

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Год назад +1

    MR BUUNI
    BUUFIYAHA CADAWGA GUDAHA 👍👍👍👍👍👍👍

  • @alinoorali905
    @alinoorali905 Год назад +2

    Ineen meel kasta kalab waa joogaa ( waa kan oo kale rabaayada ah ).

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 Год назад +2

    Haday shirqool tahay oogtihin MAXAA u haystaaa aalal MAXAA dadka caqligood lagu ciriyaaau

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 Год назад

    Beenta

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Год назад +1

    Buunika beentow Cukuse maa basaas idiin shaqeeya, takale erayga M Xaashi waarunta isms qabanayso, lakiin waa dhan xumo cado noqotay in ninkii ku afduubay aad u mahadelis dad badan oo xaqdaro lagu xidhay ayaa u mahad celiya dalimantii xidhay.

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 Год назад

    Jabhadu garxajis dulmi diidna maaha jabhadu waa qaran diid

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 Год назад

    Wlaahi geesi

  • @ahbigilehassan1175
    @ahbigilehassan1175 Год назад

    Qofkani horta miyuu waalanyahay isma dhagaysto waxa ku Hadlo miyaa yaabaye

  • @se1059
    @se1059 Год назад

    Waar samarooneey kani wuu idin ceebeeye ma iska qabataan nin😡